Aamin wllo waxa tahay qofka keliya inuu ficnaday sheegay dadku waxay leeyahiin uun waanu ku xiisnay wuu ka raystayba alle iyadana ha soo hanuniyo malyuun
Masha allah dabcasar deganaansho iyo sharaf baa ka muuqata, dalkii hooyo ayuu kusoo daaweysmey ee Maamo malyouna ha loo geeyo cidii soo daaweysey dabcasar.
Mansha allah dabcasar. Iyo gawar qaali ah. ❤️ tusmo❤️. Salan Sare. Tusmaay. Gawar. Codkar ah ayatahay. Hadii. Ad barnamijkada ku soo dari lahed. Wacyi galinta. Dumarka Ad ayaa logu bahna. Si walbawa. Thanks 🙏
Mansha allah tabarakalah dabcasar waa nin aqoon badan oo diin iyo maadiba leh somalidan walaysay ilahay waka qabtay wuuna ka towbad keenay alxm ad sidaa ku wad dabcasarow hadu ilahay ku idmayo😂😘
Kaftan iyo Naftaada ka run sheg markaan Kaftan iyo sual wada socda ku darsado., Anoo kaftamaya wax ogowna isleh, Tusmo walashey quruxley masha alaah Malaga Yaabaa iney wax nooga taabato, quruxdan ma cidbaa ku caan baxdoo oori ey u tahay? Mase wali laguma soo Caan bixin aan is biimeynee? Waxaan Rajeynaa iney xaqiiqda noo sheegi doonto, hadii gaarigeeda laraaci karo iyo hadii kale, MAHAD SANIDIIN.
Dhameys Dumar, afkaaga caano malab leh lagu qabey huuno, carab qashin ah oo xasad iyo qabyaalad laga bartey bey dadka qaar na daba wadaan uff. Proud to be an African.👏👍👍
Safiya tusmo wan ka xumahey habaryar waxa kugu dhacey wlhi, illhey ceebehena ha asturo if iyo aakhiraba. Illhey haku asturo habo. Wan ka naxey walahi waxa kugu dhacey ax.
He is highly highly educated he is a scholar he is very good person is just one day he fall and was hard for him to get up and our people when you fall they walk on you instead of helping you get up plus he is very handsome for his age masha allah
He is very educated man he know the religion very well but he had some depression and stress The guy was good imaam he was a teacher in Yemen 🇾🇪 he speaks Arabic fluently
Illaha hanunka haaya mansha allah dabcasar wow waantoway si daagan ayu u sheekenaya illahow u siyaadi anagane xaaq na tusi ya raabi amin☺☺☺☺☺
mansha allh
Mashaa alaah walaal qaali ah
@@jubalandgirl2390 wa runtaa hhh
Aamiin Aamiin
Meshan dabcasar lee u i maday inta ila midka ah farta tags☝️☝️☝️☝️
Istaar Mohamed 🙋🏻♀️🙋🏻♀️🤣
WA tageraa
☝️
Safiya tusmo hada aragto fariinteyda waxan ku leeyahay wariye nimada wad kuso baxaysa heeso dambe iskada tana kuso baxaysa?
Thanks ladiifa waaa ila aragtey nice idea
Masha allah
Masha allah
Ladiifa Bint B no jilinka bey kuuso baxaysaa
@Nimco Luul maxad ka hadlaysa qoraalkaga ma fahmin ado raaliya?
Adeer dab casar ilahay ayaa ku cafiyay alx qurux iyo aqlaaq iyo diin ayaa hada kaa muuqato Masha allaah
dabcasar qur'aan maa la saarey si buu u xasilee masha allaah👌
Dabcasar inta uxiisatay sidayda farta so taagta🤣☝️
☝️☝️
☝️☝️☝️☝️☝️
Ma qurunkii uu ka sheekayn jiray baad u xiistay ileen wax kale laguma aqoone
👍
☝️☝️☝️
Masha Allah dabcasar wuuga raaystay waalidii media ha runtii sharaf baaka muuqata yaa Allah mama malyuuna kasoo hanuuni
Aamin wllo waxa tahay qofka keliya inuu ficnaday sheegay dadku waxay leeyahiin uun waanu ku xiisnay wuu ka raystayba alle iyadana ha soo hanuniyo malyuun
Weli inyar baa hadhey alaah caafid hasiiyo isga iyo inta xanuunsan ba we islaama amiin yaa alaah hhhhhhhh
Ilaahayow awoweyshaydi ku shihiday dalki Darwiish ee ingiski dalka ka xorayay unaxriiso aamiin yaa Allah
Dab Casar walaashiis baan jiiraan ahayn moqdisho masha alaah waa reer qur qurux badan reer dab casar
Allaa bixiyo cidna lama weydiiyo
Xaasadnimo iga dheh.
@@jubalandgirl2390 ilkadheer aqliga dabada kagalay😂
Dabcasar waa nin wax badan og
Waa Laacib soo Jabay halaga faaideysto✔
Reer dabcasar waan aqaanaa waa reero wanaagsan
Hhhhh dhuloos
@@alimoha1209 kkk rer dbcsar ma dhuloos ba mrka
Wll ilahy cimri dher io cibaaado Suban Hana wada siiyo dhamnteen
Inta ku farxsn 26 jun like🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️✅
Najma waan ku farxasanahay 26 june lakiin calanka dhiiga badaan ku dataay kuma farxo waanba ka naxaa happy june of Somaliland
dhool caday 😳😳😳😳😳😳
Calankan ka qaad meesha 26jun anag iska leh Somaliland 🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮
buux Abdirahman yaa ku siiyey faraqyahow orom ka ah nooga bax dhulkeena Soomaliyeed adiga iyo gaalada Oromada ah ee degan
Hbo tusmo waa kujecelnahy hbo Mcn jahwarer nosoo galiya💔💙💞
Shiikh Cabdirahman dabcasar Masha’allah 🙏🏿👑
Sheekha dabcasar quraan saaray mama malyuuna ha loo geeyo wlhi odayga wuu degey oo mnsha alh Nuurkisa ayaa baxayah
Waaw cawa anaa uso horeeyo maama aad an ujecylahay iyo abtigay allaha idin xafido somalay like ha iladhafuna hadii aad tagertaan labadan❤💕❤❤
Anigana adiga ku taageera ee like ii saar 😂😂
Kkkkk wad kftamaysaa huno imaba taqaane
Kkk daabcasar aad iyo aad baan ku salamay imka waan kugu yeedhayna sheekh dabcasar because baadi aad dabakatay waad ka soo baxday
Masha Allah tabarakallah dabcasar wuu ka raystay dambigii fb waxay ahayd inuu halmar quran noo akhriyo
Inta ila tagerto habo tusmo like isara he
Wn u xiisay sheikh dabcasar boqorka shanta somaliyeed
Inta ila midka ah✌
share garey hadu ilehey kuu idmahayo like na saar rawaahu dabcasar!
Dabcasar Aqoonyhan weeye Allow ku dhowr ❤❤❤💪
Masha allah dabcasar deganaansho iyo sharaf baa ka muuqata, dalkii hooyo ayuu kusoo daaweysmey ee Maamo malyouna ha loo geeyo cidii soo daaweysey dabcasar.
Next khadar saddexleh noogu soo casuun Safiya Tusmo 😍
Masha allah. Waa. dad. Culus. mama. Safiyo. Tusmo. iyo. Sheikh. C/rahman. Dab. Casar. Waan. Idin. Salaamay 👍👍👋👋🌺🦜🌺🦜🌺🦜❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
jahwareer ayaan rabnaa habo safiya tusmo iyo kooxdadaba jahwarer jahwareer noso daaya plz plz
asc
aadbay Igu noqotey wax qalbigaygu kufarxo in Somalia Lagu tilmaamo Tilmaan ah waxbarasho iyo caafimad bilaash ah Somalia peace
Dabcasar macalin xasuus mudan please like iisara
Mansha allah dabcasar. Iyo gawar qaali ah. ❤️ tusmo❤️. Salan Sare. Tusmaay. Gawar. Codkar ah ayatahay. Hadii. Ad barnamijkada ku soo dari lahed. Wacyi galinta. Dumarka Ad ayaa logu bahna. Si walbawa. Thanks 🙏
Dabcasar waan kuu xiisnay wlh nin waxbadan og oo cilmi leh aabthay dhalanyradana si kaftn leh oo qosol iyo xikmad leh wax ugu sheegi jiray waan kuu baahneyn
Ilahaaa dabacasar soo hadeeyay gofkastane oo haydaynkaraa. Yaab odaygii aan ogaa Ma sidan kudanbeeyay. Allahow Naxarestada ha naga qadin.
Masha Allah ninkaasi waa geesiya macalin buu ii ahaanjirey inkastaan uqaadan waayey beriguu sooshal midiyaha kubiiray ani riyey ilanoqotay dabcasar midiyaha kubiiray ilaa hada wey iga degiweydey hadana Aad baan salamayaa isagiyo safiyo tusmo
Maashallaah maashallaah Illaahey ha ku xafido waa Dabcassir oo qurux iyo isbedel ka muuqdo maashallaah
Mansha allah tabarakalah dabcasar waa nin aqoon badan oo diin iyo maadiba leh somalidan walaysay ilahay waka qabtay wuuna ka towbad keenay alxm ad sidaa ku wad dabcasarow hadu ilahay ku idmayo😂😘
Kitaabka jaamaca dabcasar waan u xiisay
Kaftan iyo Naftaada ka run sheg markaan Kaftan iyo sual wada socda ku darsado.,
Anoo kaftamaya wax ogowna isleh,
Tusmo walashey quruxley masha alaah Malaga Yaabaa iney wax nooga taabato, quruxdan ma cidbaa ku caan baxdoo oori ey u tahay?
Mase wali laguma soo Caan bixin aan is biimeynee?
Waxaan Rajeynaa iney xaqiiqda noo sheegi doonto, hadii gaarigeeda laraaci karo iyo hadii kale,
MAHAD SANIDIIN.
Tusmo ma jeclaatay ahahaha
@@sagaleeymohamed6645 wa iga qoslisay tusmo maa jeclatay😂😂😂
Sheekh Dabcasar waa qof aqoon leh dadkeenna uunbaa dhibaato iyo wax xun ka sheega,waayo waa nin xaqiiqda ka hadla marka dadkeenu ma jecla xaqiiqda, Hambalyo bahda Deeqa Sonna.
Maasha Allah Maasha Allah walaalkay Dabcasar Illaahay ha ku xafido Aamiin
Carab ma nihin proud to be african people
Dhameys Dumar, afkaaga caano malab leh lagu qabey huuno, carab qashin ah oo xasad iyo qabyaalad laga bartey bey dadka qaar na daba wadaan uff. Proud to be an African.👏👍👍
@@faizamohomed3271 🌷🌷🌷❤❤😍
Nin culus aa soo casuuntay tusmo salaan sare dhamaantii❤
Masha allah waxan noqday qofkii.7aad comment ka bixiya.luv you samfio tusmo
Wow no 1 comment
Habaryar tusmooy jaha wareer ma bishi hal mar baad soo galisaan 🗣🗣
adeer dabcasar ani xitaa reer jowhar ahy waa kusalamay sidaan kuufiican casharadii waa ka nasaty masar kusoo dhawoow waa meel waxbarasho
Habo masar ka waran inaan kula hadlo oo kaa waraysto ayaan rabaa telkaaga ii soo qor.
Tusmo xinaheega MashaAllah qurux
mama guulayso from garowe respect tusmo
Wow dabcasar jowhar miyaad wax ku baratay keep going nin adak
Mansha Allah jahwarer Adban uuguxiisey sidaan usugaayey wandaaley plase plse noosoodaaya
Safiyo tusmo wasomali gabadha ugufican Mashaallah l love here so much
Dabcasar Nin Ilaah leh ayuu noqday, ma sha allah.
ilahow dabcasar xifdi o hanunka u siwad anagana naso hanuni
Xiligii cafiska jhadaha 1990 ma ahayn shiikh halkaa Naga hubi
Safiya tusmo waa ku salaamay
Mansha allah 👏🏽👏🏽👌👌👌❤❤❤🌹🌹🍁🍁⚘⚘😍🤩😍🤩
جزاك الله خيرا
Awoowe dancasar Waa taageeraa diintana Waa uu yaqaanaa lakiin ilahy amarki aan arko qosol iskuma celin Karo 🤣🤣🤣🤣
Me Kula mid
Safiya tusmo wan kufaraxsanahey wana marki ugu horeysay in an dawanayo baramijkaga waxan dawan jirey ruwayadaga iyo heesaha cawa wereye nimadada igu cudub
Dabcasar Allah hakuxiftiyo waan ku xiisnay walaahi
Amiin gobalkaygiii buu uduceeyay illahow ka aqbaal
Safiya tusmo wan ka xumahey habaryar waxa kugu dhacey wlhi, illhey ceebehena ha asturo if iyo aakhiraba. Illhey haku asturo habo. Wan ka naxey walahi waxa kugu dhacey ax.
TUSMO, Qof Tageero Weyn u Ahay!!!
Safiyo tusmo manta barnamijkeedu wuu Saliid saytuunsan yahay hhhh
Dheman Luul kkkkkkkk
dabcasar long time no see.
waxan naga daaya oo away jahwareer wlhi Wanu daalay wixii soo dhacaba waxan modaya jahwareer 😥
Masha allaah qurux iyo nuur aala muuqdoo
Wow dabcasar ilahay ba kuso hadeeyay halka ka wad
Happy Jun 26 🇸🇴🇸🇴♥️🇸🇴🇸🇴💞🌹🇸🇴❤️💖💖💖💕💕💕💓💓💗💞💞♥️♥️♥️💖💖💕💕💓💓💞💞
mashaallah I never thought this man was educated to that level
He is highly highly educated he is a scholar he is very good person is just one day he fall and was hard for him to get up and our people when you fall they walk on you instead of helping you get up plus he is very handsome for his age masha allah
Masha allah ilahey haku xifdiyo sheikh dabacasar
Dabcasar waa kuu xiisney lakin live dambe hanagu soo galin please
Selma Ahmed waan kuu xiisayna waad leedahay livekiina ma ogolid
Arinkaagu waa waxan doonayaan diidayaa
Yas Gasovna
Waryaa dabcasar diin kuma gaadhid ee comment sectionka iga bax
Yas Gasovna
Oo ma asaga kaga baahan sacab tumid dabcasar waa laandheere banan dagay
🤣 🤣🤣 waa run wallal live dambe yuu nagu soo galin Allah haka madoobeyo viva dabcasar❤️❤️❤️❤️
50 sano wa garay miyo dhahay, sowki dawladii Somalia la soo sheqeyay.😅😅😅😅
Sidaad moodaysaan nin kaan uma weyna
Adeerkey dabcasar jecliya adeerow allaha kudaayo
Wow war illeen la isma yaqaan ninku dun fiicanaa reer taarikh leh ayyuu kassoo jeeda maasha Allah
Xertii dabcasar ku xidhnayd
Aa ka mid aha inta ila mid ahayd farta iska taag plz😂😂✌✌✌
Viva dabcasatlr💥💥💥 wallhi yaa livekisi u xiisay malin walba ahaa😂😂😂😂✊
Dabacasar waa ninkii idhi habeenkii muuse biixi guuleYstaY inaalilaah wa inaa ileYhi raajicuun jamhuriYadii mujrimbaa ku guuleYstaY cirona wuu maroora dilaacsan YahaY aniguna qosol baan finiinaY dhaguhuna qiiq baY fuuf ilahaaYeen markii iigu war danbeYsaY raxmaan kaan ku dhaartee
Sheikh and dabacar are two thing I never though out in the same sentence.
He is very educated man he know the religion very well
but he had some depression and stress
The guy was good imaam he was a teacher in Yemen 🇾🇪 he speaks Arabic fluently
Waxaa laga wadaa ilmo aad ucad Dab, Casar waa waxa olol dheer ma ogtaha 🔥
Dabcasar hadan arkayba comment ayan iska soqoray wlhy wan uxiisnay wadadka wan kufarxay
Qadan Bisle ry
Qadan Bisle t
Saliid Saytuun kkkkkkkkkk
Allow
Adaa hanuunka iskaleh😢😢😢😢😢😢😢
C wqrkqndunidq
Walee beentaa maaha France 🇫🇷 waxbay nagu haysaa timaha Hala qaawiyo wixii shaqeysta iyo iskuul dhigtabah
Mamo sharaf leh baa nosoo baxday Masha-Allah Allow nodaaa♥️
Dabcasar maalin kasta wuu sii yaraanayaa Maasha Allah
Wow Shiiq dabcasar ayaa la keenay
Masha Allah mamadeena iyo sheikh eena
Mansha Allah sheikh dabacasir ilahow kudhowr
Dabceyr anaga hadan nahaay ardaydadi waan uu xisnaay casharadi salid seytunki bal hadu illah hadu ku idmahaayo
Saytuun haddii la marsado yaa kuu muslima bahalka markaas ma damayeee inay miskaha ku xanuunaan miyaa rabtaaa
Naag waalan😂😂😂
Ninkan waa nin cilmi leh Ragga dhaqalaha heysta meey maal galiyaan
Dhaqaale ku filan ilahay wuu siyey asagaa loo shaqeeyaa ninkaan.
Dabcasar carabiga in uu guhadlo waxaa usabab ah qur,anka ayuu maclin kayahay
Dabcasar is back
ar sheikh saliid Zeytuuna ahaa ninka intaa wajigiisa taqaan like ii saara😂
Dabcasar kulahaa marookaan waa guursaday
Falastiin waa guursady
Suuriyaan waa guursady
Reer masar waa la xididay🤔
Soomaalidana dhawr hablood bn ka guursady subxanallah cidba cafin maaayee odaygu🤐 lkin wxaa fiicnyd in aad waydiiso inta caruura uu dhaly🤔
Waxa odhan hadu gursaday kudhawad 40 un iska dheh
Masha Allah hooyo tusmo iyo ninki lawayay sheek dabcasar salan sare
Gabre jawaatuu kabixiyey walaghoreya wixii ugusameentabadanaa Ani wax igusoo dhacay Saliid ZZZZaytuun!🤣🤣🤣
Asc asxbta kuxiran sonna production waxan sinaxarisleh idinkiga codsana inad Subscribe isartan youtube channeleyga hamdi qurux thnks all asxbta plzz halmar igucawiya Subscribtina thnks all asxbta
Hamdi Qurux isar wan ku saraya
Alle waa kaa alle soo hadeeyay nikii odeyga ahaa masha allah.
Dabcasar Markaa araagto maxaa kuso xasuusta Anigaa Green make up Iska dahafaa saliid sayitun marsadaa😂😂😂😂
Deee marso lugaha baaastada ah hakuuu adkaadeene iyo Garwadeenadaba
Ilaahaw bahalka bir iiga dhig😂😂😂😂😂😂😂😂😂iyo Markaad nig nig ku siiso waa in ay dhahdaa Alxm 😂😂😂😂😂iwm
@@wayelkajaqafsada7401 kkkkkkkkkkk😂😂😁😁😁😁😁
c waaa idin salamay adiga iyo dobcaser heer galgadu inatahy
Mamo malyuun na soo casuun tusmooy
Waan iska jclhy wlahi gabAdhan markasta a waa dawada waa qof karti bdn oo caqli bdn allaha kuxifdiyo
Mnsha alllh dab casar waa ciyalki magaalada hore u soco
Masha allah habo tusmo ilove you
Dabacasir masha allah wareysi qima leh safiyo wariyo cadiya ayaad tahay
Aderkey wareysigiisa waba ka helay mama safia tusmo respect 💓💓💓💋🇸🇴