XOGTA Wararkii u dambeeyay Dagaalada | Diyaaradaha lasoo riday | Dowladaha kusoo biiray Dagaalka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 154

  • @xidigaale6231
    @xidigaale6231 2 роки тому +29

    Ilaahaw muslimiinta ka nabadgali.

  • @abdourazakhersi1651
    @abdourazakhersi1651 2 роки тому +19

    Masha ALLAH bro, jazak ALLAH for the close information, well appreciated

  • @shaahidrays570
    @shaahidrays570 2 роки тому +4

    Walee nin wax badan og ayaa tahy aniga maana dhalan lknse 77,tii ayeey mareykan iyo yurub cawaaqib xumadaas ayeey dusha inoo saareen maantay..
    ayaga oona ruushka iyo suufiyata nadhaafiyay nana qaa,imay somalia nucler,!! ayaan haysan laheyn wllkey maracade waan ku salaamay

  • @caashaqalbi372
    @caashaqalbi372 2 роки тому +17

    Ukraine inta badd la galiyey ayaa looga baxey.🙈🙈🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️

  • @abdurashidhajiabdurrahman8651
    @abdurashidhajiabdurrahman8651 2 роки тому +4

    Qolof boos ah bay u dhigeen yugreen iskujaba idim Alle

  • @saciidxuseen2901
    @saciidxuseen2901 2 роки тому +6

    Thanks your informational news,

  • @billeahmedshide
    @billeahmedshide 2 місяці тому

    Rushka ha guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul sababta ciidamada muslamina ah oo reer jashniya Aya kamid ah❤

  • @saidahmed7450
    @saidahmed7450 2 роки тому +12

    masha allah qof ki uhoreye ban nogdey

  • @abdirahmanmk9912
    @abdirahmanmk9912 2 роки тому +3

    M. Maracadde. Geesi. Ma. Aha.wu.waalanyahay..anaga.aya.deris.la.ah.finland..car.hayimaado..wuku.ceeboba.

  • @hassanahmedabdi3942
    @hassanahmedabdi3942 2 роки тому +4

    Ustaad maracadde waadkumahadsantahay sidaad noogu Soo gudbineyso wararka caalamka

  • @cadaanilyricz6373
    @cadaanilyricz6373 2 роки тому +8

    Ukrain somalidi wxbrshada ujogtay kaso waran

  • @mohamedadam9787
    @mohamedadam9787 2 роки тому +13

    Butin nolashiisii hore Ayuu Xusayaa

  • @xasanabdi55
    @xasanabdi55 2 роки тому +5

    Sweden iyo findland laba daran mid dooro ayaa heeysata ilaahay hanaga badbaadiyo ruush iyo shartiisa

  • @abdulaliahmed99
    @abdulaliahmed99 2 роки тому +7

    Kim jong un oo sugaaya in uu gantaal kusoo qaldaamo😁😳😳
    Dadneh wey is difaaci la yihiin🥺

  • @abdinasirqoragaqahira9038
    @abdinasirqoragaqahira9038 2 роки тому +6

    mahad sanid sxb xaqiiqada iyo runtu warkasta waan kaa sugaynaa runta waa xalaashaada xalaal quute noqo waan ku taageersanahay sxb

  • @siyathafow048
    @siyathafow048 2 роки тому +2

    Allow musliminta ka nabadgali

  • @jamacabdullahi1002
    @jamacabdullahi1002 2 роки тому +13

    War ninkani been badana Russian kivy soo galay gebi way dhin teen sido kale duqayn mooye Russia talabo hore way U qaadi waayen dhulka 100%000.1 ruushku dhulka Ukraine kama qabsan marka laga reebo gobolki hore we cirmea

    • @Yemenidude-f1i
      @Yemenidude-f1i 2 роки тому

      xaa kaa qaldan

    • @jaallebulsho3367
      @jaallebulsho3367 2 роки тому +1

      Dagalkan sa moday uma socdo rushka kaliya wxey raban caasimada iney qabtan dowlada yukren na ridaan lkn iska caabin xoogle ayey yukren samey nayan lkn ilaa intee by iska caabin karan

    • @jamacabdullahi1002
      @jamacabdullahi1002 2 роки тому +1

      @@jaallebulsho3367 Wax badan ayay hor taagnan karaan wayo xeebihina wala xidhay cirkana Lagu kala adkaan waa dhulkana rushka Ku jabay keliya duqaymo gantalo rido dheer uunba ilaa hadda Ukraine Loga gacan sareeya

  • @faisalabdi1187
    @faisalabdi1187 2 роки тому +5

    Putin geesi geesi dhaly weeye qodobkaa danbe tarikhda aabihii maan ogynba thanks, marka miyaanu ahyn geesi geesi dhaly

  • @alahayay1963
    @alahayay1963 2 роки тому +1

    maracade ilaa sheekadii shilaamo kishki kohin ilaa iyo taxanahan caawa hal video oo uu leeyey ima dhaafin saxib hore usoco 10 sano kadib waxad noqon doontaa astaan ama tiir qaran 🙏

  • @alidoubad5994
    @alidoubad5994 2 роки тому +4

    Meday diyaradi bayraktar tb2

  • @masuusow1093
    @masuusow1093 2 роки тому +10

    NATO iyo USA WEY CADEESTEEN IN EYSAN WAXBA CEEDMO U DIREYNIN YUKREEN. ((WAXAA U DAN AH UKREEN SIYAASADA BEDELAAN.)) DAGAALKAAN WEJI KALE IN UU YEESHO AAN WAXBA LAGA QAWNKARIN AYUU U SOCDAA.

  • @Mahameddhinbiil
    @Mahameddhinbiil 2 місяці тому

    ilaahaw muslimiinta ka nabadgali. in shaa Aaalh

  • @cabdiraxmaandhagacadde8969
    @cabdiraxmaandhagacadde8969 2 роки тому +6

    Ha socoto.
    Dhibtoo laysku dhawraa
    Way inoo dhaxaysee.
    😁😂😀
    Adigu dharaaraad
    Ka qoslaysay dhooshee
    😀😁😂

  • @hamzewabari6726
    @hamzewabari6726 2 роки тому +3

    Wa caajib

  • @khadarwacanne7394
    @khadarwacanne7394 2 роки тому +4

    Team rushka

  • @Boqorka.figradaha
    @Boqorka.figradaha 2 роки тому +5

    Waxaa laso shegay in kim jon un oo kuducesanoyo 1gantaal inuu kusoo qaldamo😂😂🤣

  • @abdisalamakhiil2527
    @abdisalamakhiil2527 2 роки тому +4

    kula soconaa

  • @raashidomar2559
    @raashidomar2559 2 роки тому +2

    Jejniya maha dal waa qeyb kamid ah ruushka 😟

  • @yusufabdizalan153
    @yusufabdizalan153 2 роки тому +2

    Anigu waan ka guurin wadamada aan Nugliyeedka haysan yaa iraacaya 🤔

  • @safiyaadan3991
    @safiyaadan3991 2 роки тому +4

    Walalo khar ale haku siye sobadi warka

  • @subayrcumar5185
    @subayrcumar5185 2 роки тому +3

    Mahadsanid waalaaalaw Saad xog buuxda NOOGA siisay waxa ka socda aduunka

  • @maxamadmaracademaxamadmara9550
    @maxamadmaracademaxamadmara9550 2 роки тому +3

    Geesigaa ayeey dhali rabtay oosoo celibacy aboodii russia master butin guul hore usoco guul wac

  • @abdulkadirahmed9230
    @abdulkadirahmed9230 2 роки тому +5

    Hhhhhh madaxweynaha ukraine casimada ayuu dhax waregayaa wariyasha somalida been badnaa wlh haduu ka qudbeyey maktabada ugu weyn central casimada ku yaaala

  • @abdulkadirahmed9230
    @abdulkadirahmed9230 2 роки тому +4

    Maracade bro ukraine iney is dhiiban haka sugin ciidamada Russia ciidankoda shidalka ayaa ka go ay iyo duurka ayee u wada carareen

  • @yaasiindiini8988
    @yaasiindiini8988 2 роки тому +3

    Matihid dhexdhexaad waxan aad moossotabinaysona nagsoo shaandhee awoow

  • @iamnabiil
    @iamnabiil 2 роки тому +4

    Mahadsanid sxb

  • @Dayr12
    @Dayr12 2 роки тому +2

    Allahu akbar

  • @kowsarabdullaahi8823
    @kowsarabdullaahi8823 2 роки тому +4

    Maxaa qaldan Ruush Asagaaba Gardan ,maxaa loo taageeraaa.mise ninkii xoogan halasii xoogiyo miyaa

    • @luulmohamed7472
      @luulmohamed7472 2 роки тому

      Wll.ukrayn.wala.wada.marka.rushku.wisagabaqay.

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 5 місяців тому

    Waa sida reer galbeedku ugu guuray ukreyn.
    Dagaalbay geliyeen OO kaga baxeen.

  • @husseinhassan5426
    @husseinhassan5426 2 роки тому +7

    Ruushka ma ku dhaco inoo weeraro Finnland ama Sweden, sababtoo ah waxay ka tirsan yihiin EU. Waan ognahay in EU inaan laheen Military forces. Laakiin US aya meesha ku ilaaliyo.
    Marka hadii uu weeraro Wadamadaan that means "the beginning of WW3"

    • @shaambulle5425
      @shaambulle5425 2 роки тому +2

      😂😂 isku haleen Ukraine yaa tusaale kugu filan America waxba mahayaan Afka mooye ha isku hungoowin

    • @husseinhassan5426
      @husseinhassan5426 2 роки тому

      @@shaambulle5425
      Ukraine na tirsano EU.
      Lkn finnland EU ka tirsan tahay, macquul maha inoo weeraro.
      hadalkeeyga meel ku qori hadi weeraro waa bilaawgii WW3

  • @aminahodancali1048
    @aminahodancali1048 2 роки тому +7

    mujrimiin weryre rerr galbeed waxay rabaan in turkiga dagaal geliyaan ilaahay se insha alaah iuaguu dagaalku jebin

  • @ayanabshirsaid8235
    @ayanabshirsaid8235 2 роки тому +4

    Mahadsanid mudane

  • @yuusuf786
    @yuusuf786 4 місяці тому

    Buutin waa adagtahay in laga guuleesto

  • @MM-pu3sf
    @MM-pu3sf 2 роки тому

    In badan ayey dhaheen gugaca carabta balse hada waa gugacii yurubiyanka, allow nagu bad baadi

  • @mohameddaher-s2o
    @mohameddaher-s2o День тому +1

    😢😢😢😢😢😢😮

  • @abdirzakmohamet1570
    @abdirzakmohamet1570 2 роки тому +4

    Markaas Putin la,aasi gaaray ruushku yuu ladirirayay

  • @Abdiaziz12360
    @Abdiaziz12360 2 роки тому +4

    Iso booqo wararki ugu danbeyay

  • @muhyadinsheikhabdi4126
    @muhyadinsheikhabdi4126 2 роки тому

    Muslimiinta alle ha ka bad baadiyo meel walba ay joogaan
    Gaaladda alle ha halaago
    Yukreyn dhoolaha ayey ka qoslayeen
    Markii muslimiinta Falastiin la xasuuqayey
    Xaq alle baa weli u ah
    Ma soo daahin nabsigii oo iyaga bay haysataaaa

  • @cabdiwahabcali6674
    @cabdiwahabcali6674 2 роки тому +3

    Wad mahdantay sida aad nol socdiisay arima rushaka iyo ukuren

  • @abdurhmanmohamedali687
    @abdurhmanmohamedali687 2 роки тому +1

    Mhd snd saan nalla socod siisid aqbaarta

  • @yusufyareshow4288
    @yusufyareshow4288 2 роки тому

    Mahadsanid marcade

  • @malagomalago6763
    @malagomalago6763 2 роки тому +2

    Sidaad ayuuba ku weeraray hadeey wax fahmayaan

  • @mohameddaher-s2o
    @mohameddaher-s2o День тому +1

    Boutin arrete

  • @Mahameddhinbiil
    @Mahameddhinbiil 2 місяці тому

    Thank you very

  • @deeqsanahmad4315
    @deeqsanahmad4315 2 роки тому +4

    Zxp dhexdhexaad matihid ee noqo dhexdhaxaad

  • @xudayfamahad552
    @xudayfamahad552 2 роки тому +2

    Jejniya soo mislim ma,ahayn

  • @CabdiShiriSalad
    @CabdiShiriSalad 13 днів тому

    Slm wa can tajeynayaa wear only kudhamaato xaaladahadhibaadaa ookanidh calla. Slm😊

  • @mohazaki2093
    @mohazaki2093 2 роки тому +7

    🤣😂😂 Ukraine Dhiiqo ayay Lugaha Ugaliyeen NATO iyo USA inay danaystayal yihin Hada Ukraine Libax Jiifi Kari la'aa bay so Kacsaden Ya idin Ka qabanaya Hee

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 2 роки тому +3

    Taa putin been ayuu ku sheegay turkiga ayaan dhul kasoo celin

  • @roohaani6952
    @roohaani6952 2 роки тому +1

    Tan ayaa caddaynaysa in aysan jirin shuruuc caalami ahi. Keliya waxa jira hal sharci oo caalami ah, oo kan awoodda leh ayaa la ixtiraamayaa islamarkaana guusha u cimaamadan. Russia muslimiinta ku nooli waa 10%, halka ukrain na ay ku noolyihiin0.98. Aragtidayda ruushku wuxuu tusaale u yahay burburka awoodda galbeedka iyo mareykanka waana soo dhawaynaya.

  • @shakaawiaadan8496
    @shakaawiaadan8496 2 роки тому +2

    Good job

  • @ibrahimmahmood1005
    @ibrahimmahmood1005 2 роки тому

    Shugran maracade

  • @xamsequrus
    @xamsequrus 2 роки тому +2

    Thanks

  • @maxamadmaracademaxamadmara9550
    @maxamadmaracademaxamadmara9550 2 роки тому +6

    Libaaxa bariga yurub eebarafka jiifay ayaa lakacshay maxaalga qaban karaa hada wadamada kale haka joogaan ineey NATO kubiiraan hadii kale waala jabinyaa buutin guul russia 🇷🇺♥❤🎶 guuullll

    • @jabiraxmed4604
      @jabiraxmed4604 2 роки тому

      ,

    • @munaahmed9373
      @munaahmed9373 2 роки тому +1

      But why? Inkasto labo gal yihin hadane russia aya dulminaya ukraine why ayad dhulmiga uu jeceshay

    • @caliyare9090
      @caliyare9090 2 роки тому

      @@munaahmed9373 Russia ya ka Muslim badan xoolow

    • @munaahmed9373
      @munaahmed9373 2 роки тому

      @@caliyare9090 wadanka gala leh caqilow marki muslim ladhaho meelkaste ayey jogan muslim isreal muslim aya jogan wax laga lahadlayo faham mr caqiilow

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 5 місяців тому

    Waxaa la yidhi nin aan kuu furaynini yuu kuu rarin, waa mahmaah

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 5 місяців тому

    Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤

  • @kheyraysaneAshakir
    @kheyraysaneAshakir 2 роки тому

    Asc Bro nosoo badi xaaladahaan😂 ....

  • @Mohammud.19
    @Mohammud.19 2 роки тому

    Wll maad kaso hadasho waxa kasocda Syria iyo yemen

  • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347
    @ismaaciilcusmaanbashiirism2347 2 роки тому

    Isku mid ma ahayn teenii iyo tan Ukrain

  • @cabdullahikulow8818
    @cabdullahikulow8818 2 роки тому +5

    Sxbow waan ku wataa

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey 4 місяці тому

    Asalaamacaleykum

  • @cabdiqafaaraxmed2464
    @cabdiqafaaraxmed2464 2 роки тому +1

    B

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 2 роки тому +5

    dagalkani wa mid sal baladhan oo
    lagu hoban doono quwadaha wawayn ay isku arki donaan
    hortoda lagu gawracay ukrein
    rer galbedki balse kubadu way socota

  • @maxamedamiin4707
    @maxamedamiin4707 2 роки тому

    Iam support Russian millatery than western countries

  • @nuraabdirahman421
    @nuraabdirahman421 2 роки тому +2

    Somali ba ku mahmahdy niman ku furi doonin yaanu ku rarin 🙄🙄

  • @mubarikqamash6363
    @mubarikqamash6363 2 роки тому +1

    Walihe waa runta

  • @AhmedAbdi-w6i
    @AhmedAbdi-w6i 2 місяці тому

    warkan waa guurma

  • @moustaphamed-v8n
    @moustaphamed-v8n 4 місяці тому

    ruuchku ugu sah saayahay

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd 3 місяці тому

    Allaahu akbar

  • @diidiahmed16ciise98
    @diidiahmed16ciise98 2 роки тому +1

    Rer galbeedka mar walbo ayey balaan qaad u sameyaan wadamada xulafada la.ah kadib neh wey iskaga baxaan

  • @falxadoisman24
    @falxadoisman24 2 роки тому

    Maansha alhaa

  • @abuukartimacade6673
    @abuukartimacade6673 2 роки тому

    Waxaan joogaa magalada mogadisho Aniga ahaan ruushka waxan leeyahay wuu ku sax san yahay in dalalka ka maqan ow dib u soo ceshto dhag jalaq yow u siinin reer yorub iyo america ee dana hiisa kaliya ha eego

  • @abuutariikamaxamed2384
    @abuutariikamaxamed2384 2 роки тому

    Wa ladhikara

  • @maryamismaciil5183
    @maryamismaciil5183 2 роки тому

    illahayaw musliminta kanabadgaliy

  • @abdiqaniaweiys537
    @abdiqaniaweiys537 2 роки тому +3

    😭😭😭😭

  • @Madiinoisaaq
    @Madiinoisaaq 4 місяці тому

    Ruushka hanoolaada

  • @wiilkummandos4086
    @wiilkummandos4086 2 роки тому +2

    Hadalku waa inuu ficil uu dabatagan yahay

  • @mustafemaxamud4434
    @mustafemaxamud4434 2 роки тому +2

    maxa laba gaal oo abtirsiyo gudboon midna aan u gumeynany midna an gusha u siin iga gidhisha

  • @buurfuule9310
    @buurfuule9310 2 роки тому +1

    Aniga mit mafahmin away cidankii Ukraine

  • @munanuur2210
    @munanuur2210 2 роки тому

    Ukrania hubkeedii nukliyeerka ah ruuska ayaa lagu wareejiyay sorry maantana waa lagu soo duulay waligaa hubkaaga ha iska dhiibin

  • @gaawodheere828
    @gaawodheere828 2 роки тому +1

    Mahad sanid Ugaas

  • @xudayfamahad552
    @xudayfamahad552 2 роки тому

    Yukrey hadey sidaa utabar yartahay maxay isuwaalaysay oo mar horaba ruushka ula macaamili weydey

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 2 роки тому

    aqli gaalo iyo indho qurjo midna lama arko midka duiley iyo kuwa lagu duiley kuwii yiri waa in garab taganthy oo oga baxay dhamaan aqli mesha kuma hayan

  • @AhmedMohamed-ke2fe
    @AhmedMohamed-ke2fe 2 роки тому

    Erayga IMIKA yreey amba bad badal oo isticmaal eray la mid ah sida HADDA amba kuwa kle
    Waa iga talo waatna ku mahd santhy howsha aat u heysid umadda ….

  • @dirirofficial1781
    @dirirofficial1781 2 роки тому

    Qofka wararka so jeedinaya ma Kafi Cabdi baaaa

  • @SeynabMuxudiin-xx6oh
    @SeynabMuxudiin-xx6oh 5 місяців тому

    Asc

  • @highhigh7476
    @highhigh7476 2 роки тому

    ليس رمزون بل رمضان قيدروف

  • @MohaMeTh0pdi
    @MohaMeTh0pdi 5 місяців тому

    Russian captured Ukraine capital

  • @khadardaahir6601
    @khadardaahir6601 2 роки тому

    Wasax inyug rayn lagubo maadaama reergalbeed ayraacday

  • @abdiweliyahye5208
    @abdiweliyahye5208 2 роки тому

    Warkiinu maaha war isku xiriirsan waa uun sheeko
    War aan aad Qaybta hore ku dhagaystay ayaa hadana waxad dhagasanaysaa mid Kii lidi ku ah oo burinaya