Xiisadda Geeska | Ethiopia & Eritrea Ciidamo ayay dhoobeen Xadka | Soomaaliya maxaa faraha ugu jira?
Вставка
- Опубліковано 7 лют 2025
- Abiy Axmed wuxuu dan u arkaa in ay xiisad iyo colaad ka aloosanto Gobolka Geeska Afrika si uu usii heysto Xukunka Dalkiisa, Eritrea waxay Ciidan soo dhoobtay Xadduudda, Laakiin Soomaaliya Maxaa u xal ah? || Warbixin Falanqeyn ah ...
Marwalba Somalia ayaa guusha raacaysa ❤😊
Insha Allah ✊✊
Insha'Allah
InshaAllah wll
Insha allh
InshaAllah ❤
Somaliya oo cunaqabateyn hub saaran ayay taako ka mid ah baddeeda qaadan weysay Itoobiya. Somaliya oo maanta dib u dhis uu ku socdo ciidankeeda, xayiraaddii hubkana laga qaaday, ilama ahan in ay taasi ku dhici karto. Keliya waxaa muhiim ah in Soomaalidu ay midnimo iyo wadajir muujiso.
Masha’allah wxd hysataa Editor farta ka xiran🔥
Waa in Somalia seefta galka kala baxda. Ethiopia waa doqon
waxa qur ay wax fahamta marka Madaxa lagu dhufto. Sidaa awgeed Somalia waa in ay go'aan adag arrinta ka qaadata. Anigu Ethiopia aad baan u aqaana, waana joogi jirey arrimo badanina waa na dhexmareen markii Xukunki Mengisto.
Midbàa ubanaan SOOMAALIYA hadii uu Aqoonsado soomaaLiLand sababtoo Ah 33 SaNo inay Aqoonsan waydo SOOMAALIYA Ayaa ugaysay inay AQOONSi godkasta ugalaan sidii AykuheLiLahayd AQOONSi Nimankaa waLaaLaheen ee SOOMAALILAND SOOMAALIYA HA AQOONSADAAN HAKUDHAWAAQO MADAX WAYNE XASAN SHEEKH KADIBNA MUUSA BIIXI HA KAJOOGSADO HESHIISKii uuLagaLay Xabashiga Abiiyi Taasaa ubaanaan SOOMAALIYA
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Abo xiisad dagaal ayaa laga hadlayaye waa maxay shekadad wado wax ka wayn baa ina horyaal
250 km ayuu ciidanka Ethiopia u jiraa Muqdisho, hadana Muqdisho waxaa laga leeyahay badeena iib maaha.
Gedo bay bakool ayay haystaan
😂😂 Xasadka iyo cuqdada daxalystay ee ku slysn Isq ncybka qalbigii madobeeyay wxkle ma arkaan aan ahyn horumrka somaliland 😂 wlhi wa cdwga somlilnd ay ledahe kliya Darod iyo Hawiye lba munfq 👈
Somaliland and somalia wa inay ka iska ilaaliyaan badahooga ❤ waqooyi and koonfur diyaar ahaada ❤😊
Macawisley heysataa Somalia 🇸🇴 ❤
Ku mashquulla qayrka qorshe dhaamana jira
Ethiopia haday damac hayso somalia maxay haysa
Waa xoolo aan addunka waxba ka ahayn
Somaliland ayaa siyaasada aduunka ku soo biirtay waana wakhtigeedi ee ha la diyaar garoobo
tnks bro wan sugayy balntenu waa 1m
Haddii aan nahay somaliya waan karaneynaa nolol iyo geeri
Dhul aan aniga leenahay 1 m
Hadaad isku teydaan in aan qaadataan waad ka shaleyn doontaan
Iska dhaaf bad in heshaane
M.wali wiilkeesi hadalkiisa
Waxaa umalena fursadii aan ku so ceshen laheyn dhulki hore inoga maqnaay inaa heli dono guul somaliweyn
😊
Insha allh 😊
Xagaad ka keenty gacan ku rimis rer somalia wad wareerteen weriye shikh siyaasi wadad iwm, war cidaa wax ku shupeysan waxa rabtan u shegysaan waa masaakintiina nolosha u baahan ee views maskaxdooda yar haku raadsanina, tan anaga leh iib maaha iyo amaah lkn waa kiro, waxan adinka idinka wayney wll nimo ku wayney kiro ku helynaa nabadeey
Waa ku jabidoonaa damaciisa insha Allah somali Guul guul inshaa Allaah
Ogaadenia mardhow waan xoreeneeynaa
Out four fathers dream inshalah
Damaca Ethiopia Maaha mid usuurta galaya waxayka dhaxli donaan itoobiyanku go'doon dhaqaale iyo in lawaayo dal gobolka ah oo aamina.
Isku maqan lagu maqan yahy 😢
Jooji waryaa waxan aad wado Somaliland badeeda iyadaa u xor ah siday rabto ayay ka yeelaysaa
Gobalkaga ilaasho hadii kle oromada lagu racin
@xasansalad7014 afka nool 😂😂 adoonta Amizom xasidnimo iyo cuqdad waa wxa idinka dhigy dal magac kaliya noqday kk cebtiinii adunwynuhu idinka maadsado kollba dal ka dhx barorta sida masar idin bahdishy 😂😂😂😂
@@QureshaSiciid Munafiqiin oromadu wata hawiye ku abtirsata eed u bixiseen dalandooli mudulood eed siiseen hablihiinii 1977kii 😂 ileen wxd tihiin midgo gurgartee 😂😂 hoydin cuqdada kwsa xasidin illhy krbshyo taahya yrysta nijasyhy anu iska mydhna
Abiy axmed waa hogaamiye xiisad abuur badan oo jecel xasaradaha wuxuu culeeska kaga soo socda dalkiisa isaga dajinayaa xiisad kala dhalata geeska
Xasan dhiiqo isagaa laga dhameeyay waa ilmada yaxaaska Warkiiso
Tnks wll ❤
Waxba tari mayaan somalida ayaanay waxba ka aqoon walow lays baray 1977 mar kale ayaa la is baraya waana dagalki midayn lahaa quluubta somalida taagta daran si ay u noqdan mid quwad laga haybaysto noqota ❤
Soo Soco Siraadeey waxaad heshaad Leedahe Abi Ahmed anaa ka cabeenayee iidaaya wuu kibre😂
in sha allah bad uu naga helo daaye somaligalbeed ayaa xorobi doonta
Xasbunallahi wanimcawakiilan ❤❤❤DAalim maguieysto guuleysanmaayo dulmiyuu wadaa inuu dal islaameed boobo ilahey waxan ka baryeynaa inuu ku jabbo boobkuu waddo.Soomaali waxan dhihilaaha mid gumeysi heysto iyo mid xoraba inaad dalkiina difaacatan
been been igana hoo dhis like
somaliland iyo Ethiopia waa walal hadii dagaal dhaco Ethiopia ayaanu la soo safanaynaa waadna eedii doontaan insha aallaaah ilahay baa guusha siin doonaa Somaliland iyo Ethiopia
Nacala ku dhalee somali haku dhex rafan meel walpo wa taaganhy amxaryhow bad iska dhaafe DDSI ayaa ku xorobeyso soo soco xabashey
@@ayuupcade6954maalin cad ayaad adigu riyoonaysaa dadka somaliland iyagaa kajecel ninka ethopianka ah
@@MohmetAmad somaliland iska dhaafe qof dhiig somaliyeed ku jiro ethopia jeclan maye adiga iyo asigaba amxaar iyo oroma tihin somaliland haku gaban ethopain somali isku direyso ba tihin cadow somalia iyo somaliland ba wa hal wana ethopia yaana lagu kadsomin
Ayuup xoolo cml how hadlin badan anagaa leh ey iska ciyeysaan idin aragnaa dds beri hory ku daysay tas wa itoobiya lkn somaliland maha itobiya keliya waxan ka wayey kiro ku helayaa beri oyo bad midna iibin maayo
@@faisalabdi1187 hhh hadaba anaa soomaliland ah naar ayaanan kugu soo dhawaynayaa welcome to hell
Marna lagama yaabo inu guuleysto Abi ahmed oo riyo qayaali ah ayuu dhexda ogu jira ee riyada meel xun ayey u horseedi doonta wuna ku jabi .
ADEER BADA WAXAA ISKA LEH ANAGA OO REER SOMALILAND AH ANAGA AYAA ETHIOPIA KA KIREYNEY BADA MA JIRTO WAX AAD KA TARI KARTAAN FAQASH DAAROOD IYO HAWIYE CAWAAN WAX AAD KA BEDELI KARTA MA JIRTO DAAROOD FAQASH IYO HAWIYE CAWAAN QAAWAN ISKA FARIISO MEEL
Dagaalku Marka uu sifiican ubilowdo Ha ooynina Dhashayahe .
CABAAD CABAAD WAX KALE MA TARI KARTAAN ETHIOPIA ANAGA AYAA SAXIIB LA AH BADA ANAGA AYUU ILAAHEY NA SIIYEY MA JIRTO CID KALE OO KA HADLI KARTA DAAROOD FAQASH IYO HAWIYE XAAR WEYNE MA JIRTO CID WAX KA WEYDIINEYSA
Masha.alaah somaliya
Damaca Abii wxa kaso horeeya 1000 nafood oo diyar u ah dhulkooda iny u dhintan
Jawaabtu waa Maya,Kuma guulaysan doono.
Mahadsanid ❤
Maya ee Abii wuu riyooday isagoo soo jeda,
Heshiska labada dal kumaha lid xasilonida geeska damaca ithobiya waa in ay saldhig ka hesho somalilad wana mid adunka ka dhacda wanan so dhawaynaya anigo somalilad
Somaaliyey laba xaalo kala doorta, in aad citiraaftaan maamulka somaliland oo aanu ilowno waxii aa na badeen ka dibna hiil iyo walaalnimaba naga heshaan.
Iyo in somaalinimadaba aanu kaba baxno hog dheerna ku ridno hamiga midnimo iyo jiri taanka qaranba (Rag ciilkii cadaab ka dooraye)
Dalka somaliland guul ayuu gaadhay ciyaala amisona oohin ayaa ka dhamaatay waxayna noqdeen argagixiso
Orom😂
@@Muhiim5666 adaa lagu kiraysan hadaad rabto
@@Muhiim5666 Dalandooli mudulood waa ayo 😂😂 munfiqiin xasidiin cuqdad iyo ncyb Isq waa wxa illhy siwlba adunka idinku duleeyay Adoon Amizom😂😂😂
Dhilo ku dhashee bada Somalia halke ku taal JAMHURIYADA SOMALILAND BARAKAYSAN iyada khaq u leh Ciday la Tacamulayso Itaal Xaarwany
Wa maya
Somaliland waxay bar bartaagan tahay markasta dalka Ethiopia
Soo raaca istaaga la idinka cunaa😂
@@ayuupcade6954 😥😥😥😥😥😂😂😂😂
@@ayuupcade6954 Adoonta Amizom 😂😂😂😂😂
Mya Inshalah maya inshalah maya inshalah
Marki Eritrea aygosatey dhulkeda aya sacabka utumayey ?
Soomaalidii wax caqligii ka qaaday garanwaayey.way iska fadhfadhiyaan malaha oipum kii chinaha ay yurubtu uadeegsan jireen ayaa lasiiyey.
Amigoo kuhadlayo afkashacabkasomaliyeed.inay usurtagasho lagamayo abiye ahmd riyada.umada.hakalahortago asc
Somalia hadii ay ka hadlayso dhulboob iyo ethiopia nacayb hakasoo bilaydo muqdisho
😂😂😂😂!
Abii Axmed yaan lagu galgalanin Soomaali iyadaa isduleysay oo laan laan, federaal iyo calamo beeledyo u kala sacab tumeyso!
Itoobiya uma baahno ineey ciidamo keento xuduudii beri Soomaaliya lahaan jirtay oo hadda ayeey gudaha Soomaaliya ku suganyihiin.
Xasan iyo kooxdiisa shalay iyaga ku fanayay Itoobiya Umada ku cabsiiyay Libaxa Madoow waxay ku sheeken. Maanta difaac dalka cid ka sugayso majirto.
Xasbunallaah xasbunallaah xasbunallaah xasbunallaah xasbunallaah xasbunallaah xasbunallaah
Allaah swt ayaan magan ooganahay ibliizka
Ina shiikh xasaan wuu in si deg deg ah ka saaro waddankeena Imaaradka Qurunka ahi waa kuwii Amxaaradda futtada ka soo riixaanyaan iyo maal gelin
kuma guleeysan doono waligiis damacaas ital media balantenu waa 1m
Good job
Dhib maleh we are Somali
Hadaan soomaali nahay geesinimo waa nalaku yaqaanaa cadoowga il gooni ayaan ku haynaa Ethiopia mar labaad ayaan dhafoorka jabinaynaa
Kuma.guuleysanayo.laakiin.madaxnaha.soomaaliya.mee.ciidankii.soomaaliya.eelatababaray.mIslington.ayou.ku.madhiyey.isaga.saaxiibkii.mahead.salaad
Dagaal hada Magalikrno lkn dimlomacy ku dadaaleyna anaga Aya ka taagyaro bdn
Meel kale Ethiopia ha u doonato bad. Inta qof Somali ah uu noolyahay baddayada uma soo dhawaan karto. Haddii kale ha u diyaar noqoto 77kale. Soomaali wax qura ay taqaana waa dagaal. Sidii Ahmed Guray Hilibka cayriin u cunsiiyey ayaanu xaarkooda u cunsiin haday badahayaga u soo hanqal taagaan. Waan ku kalsoonahay awooda shacbiga Somalia.
Xasan iyo xertiisa xakun shaqo ku!ma leh
Inshaa allaah abye uma hirgalidoonto damaciisu waxaa soortoowda dhulkeenii inga maqnaa inaan ka soo xoreysano guushana soomaaliya ayyaa heli bi idni Allaah
Waa uu hirgalaysaye dhulkaga uuraya hagaajiso
Nacalad ha kugu dhacdee soo raac amxaariyahow 😡😡😡@@yusufabdi8747
MAYA KUMA KULESANAYO DAGALKA BADDA EE ETHIOBIA AYA KU BURBURI DONTA
Kkkkkkk somaliayada aad ka hadlaysaa waa tee? 20kun oo ciidan Ethiopian ah baa somalia jooga imikadan aad hadlayso, waaba lagu haystaa oo dawlada itaalka daran laguu ilaaliyaa, adeerow badiina ilaashada meel aydaan shaqo ku lahayn iyo Somaliland ha ku daalinee, cambaarayn iyo hadal wax aan ahayn ma karaysaan boowe
Wa in cidamada itobiya somaliya laga saaro sida ugu dhaqsa badan
Maya.umana dhawa waa tuu ju dhiman lahaa insha allaah
Waxba faraha nagumajiraan haday ficiltagto
Itaal wariye cajiib ah mashallah guul
Muuqdisho maxay ka tahay heshiiskan yaase u yeedhay? Somaliland masha somalia sidaa darteed taliska jaha wareersan ee muuqdisho dib ha ugu noqdeen tariikhda. Miyaanu ahayn kaligi taliyahi farmajo qofkii ku dhawaaqay in Somalia ay leedahay xeeb dheer oo 3000 oo kilometre ka badan sidaa darteed waa in walaalaheen Ethiopian ka aynu wax ka siinaa dekedaha qaar. Horay yaa loo yidhi " ilahow haa iyo Maya meel Kali ah hanoga yeedhsiin". Somalia waxba kama tari karto Awood military iyo mid kaleba inay wax ka bedelaan heshiiska u dhexeeya Somaliland iyo Ethiopia. Dagaal ay Ethiopia dawlad dambe la gelayso na majiro ee beenta biyo iskaga dara. Taliska muuqdisho na hadii u hadalka dayn waayo si yar oo fudud ayaa afka loo jebinayaa oon been ahayn!!!
Koley waa aragna waxaase cajiiba ninka isagu doonanaya nin damac leh muuse bixi taariikhda iyo tagtada Aya abaalmarin doonta halo diyaargarooba difaaca dhulkeena
No he'll fail all his ambitious will be on the Air soon
❤our channel
Itoobiya fadqalale iratariya masar soodaan iyo jabuuti iyo soomaaliya intaasay dhexda ugu jirtaa oo iska fahmay maanta way ku jabaysaa intaa dhexdooda hadii la odhan jiray Gaalo ayaa Gaalnimo u ilaalinaysa Waa Been Illaahay Ayaa Wax ilaaliya Dawladahaa Ay Cadowga ku Tahayna La Jira ilaaliya Allxamdullaahi.
Soomaaliland Soomaali Dhadhanbaa Hareeraha Ka Xiga Sida itoobiya Hareeraha Looga xigo Labaduba Waa Yuhuud Alle Hanaga Qabto
!
Badda somala Abiyow ma dhadhamenay sid bada somalia ee waxa kaa Xigga dagaalo badan &dhimasho badan taasi tan ku taala dalkaga &dadkaga aad dagaal &dhimasho iyo kala qoqob hadan somalia somalia waa taqaanaa itopia waana naqaana dagaalka aan lageleyno waanu ku gubeynaa sidii 1977 oo aad waa wareey Adtiri oo kuubo u yeeratay ma iloowodey aabii tuug baa tahaye dalka nabad u fidi
Kuma guulaysan doono qar iska tuurnimadiisaa wuxuu kala kulmi donaa jab iyo naasabeel
Somalia 🇸🇴 guul
20km bada cas maha ee gacanka cadmeed somaliland bada cas ma dhacdo
Gobolka waxed ka reebtay Sudan iyo masar ayagu itoobiya dhib weyn kuhayso
Jaalle madaxwayne xasan shekh ayaaa dhahy waaa “ Dream “
Somalia 🇸🇴 ciidan adag ayay heeysataaaa Gorgor , Danab, iyo birjeex. Iyo military haramacad boqolaaal guutoyin
Hadane Drones Baraktaar ayaan haysanaaaa iyo migh23
ŞU-23
Sosoco dheh siradey
Ayagaaba hada burbur cagta saarey sida muuqata amxaradii baa isku balaarineysa marka qofka maanta heshiis la galaya asagaaba waalan oo cirka roob ku og
Aar nio qaranka somaliland haka xumaanin
Abiy nacal kugu dhacdey adiga iyo ehelkaa waan kula dagaalameynaa inta aan noolnahay haddii aan somaalia nahay soo gala dagaalka.
Badeena iyo dhulkeena iib ma ahan
ma ciyaal ayuu u sheekaynayaa, baroortu orgiga ka weyn
SOMALIA MAAMUL KEEDA AYAA JILICSAN
MUUSE BIIXI WAA IN LA XIRAA
GANACSIYA IYO QAADKA DIYAARADA HAWADA ETHIOPIA INTABA LAXIRAA
MARKAAS BAAN HASSAN SHEEKH RUMAYSANAYNAA BALSE INTA UU MASAAJIDKA KA MUXAADARAYN XAALKU WAA ALLOW SAHAL!!
Faan waynaa ma idinkaa ku dhaca hoydiin xasidnimda kwsa munfiqiin Isq ncyb awgii illhy siwlba u baabi'iyay cuqdad u dhinta wligiin wlhi indydn Isq gdhyn sidaasaad nooga hoosynysaan Adoonta Amizom fqsh iyo qdadwyn laba munfq illhy adunka ku dhx bahdilay taaha yrysta nijasyahy anu iska mydhnaaa👈
Boqolki boqol inu guleesto ayan ujeda wa qof diyaarsan
Allaha isku jabiyo
asc all human somalia waxeey dhahdaa waxaa dhuso umoodi ayaa xaar kugunodo is ka fiiri somalia seder is ku laayaye waa dhamaawe ee imaw allaah akbar
Maya installation wuu jabi
Haahey waa ku guulay sanaya abii axmed damaciisuna waa dad bilaa ciidana bilaa dawlada inuu helay cidla ayuuna ka qaadanaya waxkasta oo uu rabo somali hadal badan somali faanku nool sida falas tiin ayey ku danbay naysa maanta hadii layidha maraykan ayaa somali ka qaadaya labaatan milyan oo qof ma umalayn in dalka cidi ku hadhi lahayd waar dalka ma lihin dadkii lahaa ayaa usoo diyar garoobay ninkasto somaliyow dooro dalkad qaxoti ku ahaan lahayd
Naacasimo iyo qabyaalada baa ku qorsod
Guul ka dhere
So so co siradey
Dadka beenta ka daa xaaasidyaw Alshabab iska dhicya....
Abiyi axmad nagama guleysan karo sababto ah dalkisaba colada Aya ka jirta abiyi wecel weye bastarkas hayimado ti sabe sebe ki Ayan ku dhigeyna
Halkeesoomaaliya layidhaahda
Abii Ahmed waa nin adag abaal marinta dagaalka iyo nabada waa qaaatay
Wa mayaa wayo xog iyo xeelad midna lagumaheelo dhool
Jawaabtu waa maya jaae
Nabiga kusaliya walal ❤❤❤❤❤
Itoobiya waa ku jabeysaa hadii ay isku daydo dagaal ay soomaaliya lagasho