Wararkii u Danbeeyey Sucuudiga Oo La Saftay Somaliland & Itoobiya & Masar Oo la Diiday weerarka Adis

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 78

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 4 дні тому +25

    Muuse biixi CABDI xildiid geesi qaran jiro joog cadow ciile codka shacabka xildhibaano muuse may dooran meeshu muqdisho maaha waa somaliland guul insha Allaah allaahu akbar

    • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
      @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 4 дні тому +1

      Guulayso brother insha'Allahu thanks 👍👍👍👍👍👍

    • @cabdilaahidhoolayare8148
      @cabdilaahidhoolayare8148 4 дні тому +1

      Guul darada in la qirto waxay ka mid tahay raganimo muuse waxaa loo dhiibay somaliland oo ilaa tuko raq ka talisa badhan hadaftinimo Galoolay maantana Ceerigaabo ayaan xafadaha qaar cashuur laga qaadin oo ayna somaliland ka talin wlal rabi inaguma soo celiyo wadan kiina qab yaalada ayuu galiyay

    • @cabdilaahidhoolayare8148
      @cabdilaahidhoolayare8148 4 дні тому

      Qofkii somaliland u daacad ahi habeen kama seexan karo faysal oo xidhan iyo hub kii qaranka oo maqan

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 4 дні тому +2

      ​@@cabdilaahidhoolayare8148
      Miskiin dhuloosa oon waligii ri Gees ka riding bas intaas la meeraysta e faysal wuu ku talogalay in uu qaranka udhinto u dhaawacmo maxbuusna u noqdo in aan la xasuuqina waa rafanaysaa mada muuse oon doonayn in uu noqdo afwayne oo kale

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 дні тому

      Been indho adag ayaad isku darsatay ceeri gaabo anagaa joogna ceeri gaabo hal calanbaa kashaqeeya kaasina waaka soomaalilaan cashuurtana iyadaa qaada inaad ku catawdo cashuur lagama qaado meelaha qaar waxan kusifayn karaa qof huwan soodiratay shaydaana ku adeegto tuka raqda aad sheegtay ciidanka xoog loogama saarin lkn iyadaa sooguurtay si aan ciidanka lookala dhexgelin waayo basaaska gudaha jooga ayaa kabadnaa kadebada jooga oo macluumaadka ciidanka huwanta gudahaa bixinaysay lkn muuse waaninka wxaasoo dhan kasoo gudbay markalana wuu guulaysandoonaa lkn adiga iyo nooca dadka qoraalkooda ilaashada ciilbaad udhiman kartaan balse cid waxba mayeeli kartaan​@@cabdilaahidhoolayare8148

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 4 дні тому +3

    Guuuùl jam GEESKA Afrika❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 4 дні тому +4

    Viiva viiva somaliland

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t 4 дні тому +3

    Maashaa allaah somaaliland guul

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 3 дні тому

    Maasha Allaah. Guul iyo Horumar ayaan illaahay uga Rajaynaya Jamhuriyadda Barakaysan ee Somaliland, illaahaw Jabi oo Fashili Cadawyada Somaliland aameen.

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 дні тому +1

    Guul soomaalilaan❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ahmedaydiddiriye2089
    @ahmedaydiddiriye2089 4 дні тому +4

    Somaliya madaxdeeda iyo kuwan Djabouti ma caqliga meel xun kaga jira cidaad dontaan u yeeda 20 baabu muuse siiye waan uga badin lahaa

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 3 дні тому

    Long live Somaliland ❤ you from Kenya 🎉

  • @samsammohamoud3724
    @samsammohamoud3724 4 дні тому +1

    halkaad ka baxday taar we miss you inadeer keep going

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 4 дні тому +2

    Somaaliland ❤ love ❤ guul ❤

  • @abdirashidalale8885
    @abdirashidalale8885 4 дні тому +4

    Daacadi ma hungawdo ilaahay baa inala jira

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid4888 4 дні тому

    Mansha allaah viva Somaliland guul iyo gobanimo 🟢⚪️🔴💯👌

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 4 дні тому +5

    Guuuuuuuul somaliland viiva somaliland viiva

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 4 дні тому +3

    Guulayso brother insha'Allahu thanks 👍👍👍👍👍👍👍👍 insha'Allahu guulayso somaliland in sha allaaaaaaahu guulayso soomaaliland insha'Allah guulayso dalkayga hooyyo in sha allaaaaaaahu guulayso soomaaliland insha'Allahu waa reersomaliland ilaahay ayaa Ka dhigay acuudubulaahi guulayso dalkayga hooyyo in sha allaaaaaaahu guulayso soomaaliland

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 4 дні тому

    Taar TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul

  • @amalos3435
    @amalos3435 4 дні тому +2

    Ala faridsana wariye taar TV geesi Somaliand mahaysto wariyayaal sharfan waayo Yamyam iyo qadad weeyn beey u shaqeyan

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 4 дні тому

    Guul somaliland ❤❤❤❤❤

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 4 дні тому +1

    Masha alleh somaaaliland ilaahow cadowga jabi bidmilahi karim hanolato bidmilahi karim hanolato somaaaliland ilaahow cadowga jabi
    Guuuuuuuuuuuul iyo.gobanimo somaalilland ❤❤❤ìnsha alleh somaaaliland ilaahow cadowga jabi

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 4 дні тому

    Yahuud ma ku dhacdaa. Xabashi inaad waqooyi soo galiso!!! Waa inoo Tooray Yahuud:

  • @IsraIsmaciil-f8l
    @IsraIsmaciil-f8l 4 дні тому +1

    Somalind wa guuuul

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 4 дні тому +3

    SOMALILAND MAA XOOLA HAWIYE LEEYE BEEYE UU HEEYSTAN

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 4 дні тому +2

    Hebelkay jaamac baadi kulahaa 😂😂

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 4 дні тому

    Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul sucuudi arabia 🇾🇪

  • @Mustafe-o6z
    @Mustafe-o6z 4 дні тому

    Somalia muqdisho..dalxiiseyaal badan yimaada somalia...dadbadan oo dalxiiseyaal ah imanaya muqdisho...

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 4 дні тому +2

    Soo hoobo.

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 4 дні тому +2

    Ciidamada Somalilaand iyo Ciidamada Ethiopia dhulka ayay la simayaan Muqdisho iyo Abgaal iyo inta la degan haday dhakhso degaanaday u dhasheen ugu bixi waayaan ! Calanka Somalilaand iyo ka Ethiopia ayaa laga taagayaa. Taaladii Guusha ee Talyaani ka taagey Badhtamaha Xamar Weyn waa la duminayaa oo bedelkeeda waxa laga taagayaa Taalada Guusha ee Somalilaand iyo Ethiopia.

  • @bustaaleali1710
    @bustaaleali1710 4 дні тому +1

    Maashallah Somaliland Allah wata ee yaan loo biqin

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 4 дні тому +1

    Dhuusa weyne xasan sheikh horta xamar ha xooreeyo

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 4 дні тому +2

    In dameerka Abgaal ku ciyo Reer Somalilaand anigaa leh oo aayahooda kama tashan karaan, malaa Qiyaamihii oo taagan ayay sheegaysaa. Dameerkii Abgaal amaradii siyidkiisii Talyaani maalintii boqol jeer siinjirey mooyee, wax kale ka soo bixi maayaan !

  • @museBare-q2b
    @museBare-q2b 4 дні тому +2

    Hebelkey jaamac baadi 🤣🤣🤣

  • @SaidMolo-nb9rd
    @SaidMolo-nb9rd 4 дні тому

    Somalia haa noolato

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 4 дні тому +2

    😂😂😂😂😂hanjebaadda soomaaliya ayaan.ku qoslay filla soomaaliya aan qabsanaynaa hal askari hay hubayso

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 4 дні тому +1

    Somaliland ilahy meel fcn ayuu dhigay oo adunkiba isku hysato

  • @CIISECabdiraxmaan-f7r
    @CIISECabdiraxmaan-f7r 4 дні тому +3

    Guul guul somaalilan

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 4 дні тому +1

    Islaanta madaw ee fiqiyo way kibirtay iyada oo maxbuusa hargaysa hala keeno 😅😅😅😅

  • @mohamedabdillahi7123
    @mohamedabdillahi7123 4 дні тому

    Somaliland for ever 😊😊😊😊

  • @Halgame334
    @Halgame334 4 дні тому

    SIRDOONKA ITHIOPIA IYO SL HAYSKA KASHADAN KHARAJINTA FIQI WA NIN HORE UFADHIYA

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 4 дні тому +1

    Somalia wayi riyoonayaan waad riyootaye runtu waa maxayi

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 4 дні тому

    Guul somaliland sucuutiga thank you

  • @s.tafare5219
    @s.tafare5219 4 дні тому +1

    Xildhibaanadu way kasoo dareen,soomaaliland waxay la doonayaan qas iyo qalalaaso hor leh,meeshu muqdisho maaha,madaxwaynaha shacab baa soo doortay,muuse waa maskiin albaabada ha u laabo sidii riyaale ,way kibreen nimanku.

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 4 дні тому

    Ilaahay qadaadwaynta,Masar iyo intay cagaha ku qaadata dhibka ay somaliland la maaganyihiin ka qabo oo ayaga dib ugu celi.

  • @AhmedBaag
    @AhmedBaag 4 дні тому

    Iyaa

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 4 дні тому +2

    Muuse haduu laascaanood soo celin waayo wuu dhacayaa waa hubaal

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 4 дні тому

      Looma baahna lass cabtoow maxaa Naga soo gala halkaas in aanu udhaafin baanu raali ka nahay muusena meel fiican buu marinayaa arimaha Somaliland oo hal mar masoo hafalqaado iyagoo maqan bay dhacaysa doorashadi iyagoon waxyar oo saamayn ah ku lahayn dowlada ayay sidaa laga midyihiin Somaliland

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 4 дні тому +1

    BADODA BEEYE TURKIG UU FASAXYN INUU HUUBKU SAMEEYO QASHINKA KUU SHUUBYAN BADA SOMALIA😅😅😅😅😅

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 4 дні тому +1

    AS. WR WB MANSHA ALLAAH WAXAA RAJO IYO RUN MARIN NOGU DHASHAY ANIGA IYO MASULKAYGA ETHIPIANKA WIILKII LABAD 9 BILLOOD GUDAHOODA WAANA SABAABTA SOMALIA U HOR JOOGTO INAY RUN RAYS IS HELAAN OO ADUUNKAN JANBIGA KA LUSHA U SAL DHIGTO OO NABAD WAARTA KA DHACDO LABADA WIIL EE XABAASHA KA SOO BAXAY WAXAY KU DHASHEEN DULQAAD IYO IS MAQAL IYO DAREEN WALAALNIMO MARKA WAA IN LAFBA LAFTEEDA LAGU KABO OO DOC WAREENKA IYO CANJEEXA IL JEEXA LUGO JEEXA IWM LA JOOJIYO. LABADA WIIL EE BILAAL XABASH IYO DAAHIR SAMAD U SOO DUCEEYA OO NAXARIIS U BARYA .." SHEEKO GAABAN"?

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 4 дні тому

    HASAAN SHEIK WAA TUU KUU BABRBURAYEEEY BILAADA LAAGU BURBURIIN WAALE BADILEKA KONFUR HAA JOOJIYAAN SOOSOOCDA WAA LAA ISKA KIIN CEELIN EE

  • @hashim4226
    @hashim4226 3 дні тому

    WAXA WARIYAHU KU DHEERAADAY HADALKA AQOONDARADA IYO NAYASNIMADA AH (FOOLISH) EE FIQI. LOOMA BAAHNA IN WAQTI
    LAGU LUMIYO HADALKA NINKAN ISKU DARSADAY TAARIIKH XAQJIR IYO ARAGTI LAAN AH.

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 4 дні тому +1

    DaL KA SOMALIA 🇸🇴 WAY IS YAQAANAAN SUCUUDIGA. BEEN. CID. NOOGAMASHEEGI KARTO

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 дні тому

    fana iyo ola ma waxay moodeen xaywaan sidooda ah oo dalkooda duminaya cadow u raacayaa iyaga is haya lakin ma somali bay bay doonayan duminaysa Ethiopia

  • @mohamedsmailhydar7102
    @mohamedsmailhydar7102 4 дні тому

    الأرض الصومال وافتخر ❤
    We export livestock to Saudi Arabia so they care that meat.😂
    Hilib danbe cuni maysaan baanu leenahay hadaad #Somaliland taageeri waydaan.
    #saudiredsea.

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 4 дні тому +1

    Why are you lying to your audience? Saudi Foreign Minister condemned Somaliland ar the Arab Summit yesterday 😂

    • @gooranguux3929
      @gooranguux3929 4 дні тому

      Ma ninka na subodhaybaa na cambareyay shalay .. nasal yahaw

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 4 дні тому

    Afhayenka wasaarada arimaha dibada ee Ethiopia sfn ayuu ujawaabay madaxa alshabta ee fiqi kamidyhy
    Sudigu Somaliland ayaa stragies u ah Iyo badacas EE slnd hysto ganacsiguna umaro
    Suudigu ma ogala in masar iyo turkey yimadaan baacas lkn Ethiopia waa ogalyhy sucuudigu

  • @mohamedabdillahi7123
    @mohamedabdillahi7123 4 дні тому

    Les eaux territoriales somalilandaise n appartient ni au failed state of somalia italienne ni au pharaon égyptien le failed state of somalia doit accepter que le somaliland était un état souverain et non une province du failed state of somalia 😊😊😊😊

  • @AhmedMuhumed-w5v
    @AhmedMuhumed-w5v 4 дні тому

    😢

  • @AadanDirir-p9y
    @AadanDirir-p9y 3 дні тому

    Asc my dear son

  • @AhmedAhmed-lf5ug
    @AhmedAhmed-lf5ug 4 дні тому

    War ma tihid Weriye ee maxaad u caytameysaa

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 4 дні тому

    Waar caqligu hashaqeeyo xabashida bada cidina uma ogola inaguna maqaadi karno godob Africa iyo carab is kugujira maxaa dusha inoo saaray dhibka in taa leeg mida kale xabashi see ku aaminaa waar aynu isku noqono reersoomaliland noow

  • @abdiazizmohamoud4474
    @abdiazizmohamoud4474 4 дні тому

    Been kama xishoodaha qarnigan
    Sucuudigu horta maba hayaa sawirkeeda

  • @calicraxmancalicraxman7115
    @calicraxmancalicraxman7115 4 дні тому

    muuse wuu ku mahadsanyahey faiido iyo khasaare wixii uukeney xilkiina wuu ka dhamaadey 5 la doortey iyo 2 uu ku darsadey mardambe muuse maya maya

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 4 дні тому

    Dibjirka xilmadhibaanada ah ee aqalkan ugu adeega cadawga utafaxaydan duminta qaranimada jamhuriyada somali land xilka umada uu uhayaa matodoba labaatanka dibjirbaa way riyoonayaan xikana kamaqaadikaran iyagaana dambiilayaal ah hadaanu nahay dadweynaha reer somaali land wanu kumudahraadidoonaa cadawgan reer smaali land aqalkan udhefadhiya dibjiriin dibjiriin dibjiriin 😂😂😂

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 4 дні тому

    Hunuushiyeen

  • @yaqubofficel212
    @yaqubofficel212 4 дні тому

    Beente ugu wayened aan maqolo 😂😂😂

  • @saytohooyo7586
    @saytohooyo7586 4 дні тому

    Galmo

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 4 дні тому

    Been been sii

  • @AaMah-o7h
    @AaMah-o7h 4 дні тому

    Somaliland waxaay riyooneysaa maalin cad waligiin soomaaliya ayaad ka mid tihiin wax kala gooyeen,ma jirto runtu waa xanuun badantahay dadka beenta ka daaya oo allah ka baqa. Soomaaliya waa mid.

  • @Fawaaz57
    @Fawaaz57 4 дні тому

    Hhhhh saudiga shali jamacada carabta ayaas kaa diiday ariinta gooni ugooska in ay somali mid e tahay