Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Faahfaahinta & Xogta rasmiga ah dadka ku dhintay kuwa ku dhaawacmay qaraxii Top Coffe ee boondheere.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 18

  • @haliimogoodir5411
    @haliimogoodir5411 Місяць тому +3

    Allaha u naxariisto dadkaas xaqdarada ku dhintay Aamiin bal ninkaas xataa sida loo hadlo aan aqoon ayaa dad masuul u ah dowladnimoy xaal qaado caku

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 Місяць тому +3

    Markasta oo shacabka iyo dawladu is qabsadaan waa fursada Alshabaab 😢

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe Місяць тому

    Hassan munaafaq lacagtii qabuuraha ayuu aruursi ku jiraa wixii dhimanayo shaqadiisa maaha wuxuuba shaqo siiyey ninkii somali xasuuqay mukhtaar rooboow hasan munaafaq nacalad haku dhacdo..

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 Місяць тому +1

    Somali nabad Qeyr qabto inshallah

  • @welimahat6450
    @welimahat6450 Місяць тому

    Afar qawariij ah baa malin kasto dad 5 million ku dhaw qarxinaayo....waa umad damiir kii ka dhimatey

  • @abdinoorsheikh3228
    @abdinoorsheikh3228 Місяць тому

    Lack of security and corruption

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk Місяць тому +1

    Wixii dhintey allah ha u naxariisto wixii dhaawaca allah ha bogsiiyo waa ajal dhamaatey qofna wakhtigiisa ma dhaafo lkn markey dhinteen maxay ku sugnasyeen qofka masajidka lagu qarxiyyey iyo ka meeshaa ku dhintey wey is dhaaman somaligu meel kasta ha joogo waa dadkaa liita ee ka tagey diintoodii ilahay u doortey macal asaf waa wax laga xumaado iney ledaan dh.yartu iyagoo allah caasiyaya waxay daawanayeen waa harag la buufiyey oo laba gaal eryanayaan sidedaba qofka muslimka dhabta ahi waa qofka raaca amarka allah salaad cishe hadii ma banaana waa nahyi shekadu sida rasulka scw scw scw inoo sheegay lkn somali hadalkii allah iyo hadalkii rasulka scw scw scw inta halkaa layska dhigey ayaa inta badani somalidu hawo raac noqotoy waar ninka labada habeenimo kubad gaal ciyaarayo usoo jeedaya ayaan hawo raac ahayn xaqiiqada waxay tahay waa qof hawadiisa la cayaaraya xamar dhiiga islaamka ayaa raqiis ku ah markaa waxaa iyo waxka daran ayaa ka dhici doono lkn qofyohow xamar ku nooli ia ilaali meelaha allah lagu caasiyayo ka fogow sida taa xaley oo kale waar somaliyey allah aan u toobad keeno dhamanteen from awdal

    • @XakiimoIbrahimAbdulle
      @XakiimoIbrahimAbdulle Місяць тому

      Adiga wax fican wad shegtay blse handbag ba raacisay waxa dhici Donna al baa og tnkle hdaad is qarxin rbto nftada Ada xor u eh orod is qarxi

    • @Mahmed-td2bk
      @Mahmed-td2bk Місяць тому

      @@XakiimoIbrahimAbdulle fahamka ayaa kugu yar macal asaf 33sano ayey waxani socdaan maxaa sobob u ah ma is weydiisey quraanka akhri hadaad fahmeyso wixii maqan allah ayaa og waa run lkn anigu waxan raaciyey dulmiga iyo dhiiga muslimka iyo macaasidu hadey sidan sii ahaato arimahaa ayaa sobob u ah iney waxani dhacan somali habaar ayey qabtaa waxan leeyahay allah aan u toobad keeno dhamanteen is qarxi ayaad igu tidhi allah ayaan ka magan galey iskaa qaraxe qof muslim ah walaalkey ah xataa qori ku fiiqi maayo horeyna uma sameyn allah waa iga badbaadiyey imikana kuma talo jiro towfiiqda allah ha ina waafajiyo dhamanteen

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf Місяць тому +1

    Shaydan xassaan faderaalka ba ka dambeeyo qarxis kaan wa in laga daji kursiga

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Місяць тому

    IYO ITOOBIYA 🇰🇪 WAA CALISHAAB KENYA 🇰🇪 IYO ITOOBIYA WAA CALISHAAB

  • @sagalgedi5682
    @sagalgedi5682 Місяць тому

    Inaalaahi raajacuna ilaahaye naxaristo janada waraabiyo aamiin yaarabe sorry Somalia maxamed 😂😂😂😂😂😂

  • @hm1c586
    @hm1c586 Місяць тому

    Saxaafadaa horta Dalka ma iskalahan miyaa mise Waa Dalshisheeyey Wariyuhuna ma lacag dheeri mu kuqataa qaraxyada Dagaalka Alshabaab Wariyahaan aaba kadaray Walee waa layskujiraaa

  • @hm1c586
    @hm1c586 Місяць тому

    Inteey Amni aheed maxaad Umada Dekomenteri ah oo aad usodey seen
    Teeda kale orahfa ah Amniga farahuu kabaxay ma fahan sanyahay Mahneheeda
    Wariyaasha Somalida Runtii tawabar Halasiiyo hab tabinta iyo wedhaha la isticmaalo kusaab san

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Місяць тому

    GUUUUUL GUUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL AYAAAN LEYAHAY CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH WANA KA GULAY SANAY NAAA CADOWGA KENYA 🇰🇪 IYO ITOOBIYA EE KADAM BEEYAY QARAXA

    • @mohamedomar-mn8ks
      @mohamedomar-mn8ks Місяць тому +1

      somalida cadaw is ku eh alshababta somalia kunool