HOOYODI OO AJ FAMILY OO WALI MERMERIN HAYA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 41

  • @anabsiad-9349
    @anabsiad-9349 2 місяці тому +3

    Salallaahu calayhim wasalim ☝️ ♥️ ❤️ walee waa runtaa

  • @HalimoMuuse-c6n
    @HalimoMuuse-c6n 2 місяці тому +3

    Ilaahoow maamadaas qalbiga u qabooji AJ waa caasi waalid ilaaheey ayaa kaa abaal marin in shaa allah waa clear in ee dhashay because waa uu keeni waayey wax cadeen ah maamadii ku dhashay calaamad in far gosan tahay iyadaa ugu horeesay cid noo sheegtay oo social media ka sheegtay iyadaa runta ugu dhow

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 2 місяці тому +1

    Aj DNA halaga qaado isago aan aflagadeyn cidna insha allah hooyadi wey so bixi hadii allah idmo.

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 2 місяці тому +1

    Sxaa rurta. Aah Sxaa 😊😊😊

  • @AbdulkadirHirsiAli
    @AbdulkadirHirsiAli 2 місяці тому +1

    Kaas nolol fiican ma noolaanayo ee iska dhaafa

  • @AbdulkadirHirsiAli
    @AbdulkadirHirsiAli 2 місяці тому +1

    Arintan waa arin waalid

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 2 місяці тому +1

    42 yrs old! walashii baa sheegtay!

  • @jaamacismaaciil845
    @jaamacismaaciil845 2 місяці тому +1

    انا لله وانا اليه راجعون
    Wallee kaasi kuwa sheegta ilaahay baa malaa wax lamaagay.
    Fuusta maahan kani waa mid inkaaru kudhacday.
    Ninkan lahjadddiisa ayaa laga garanayaa inuu Raxanweyn yahay.
    Xasan fareey waa Raxanweyn.
    Shaki igagama jiro.

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 2 місяці тому +1

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayuubsaciidhassan2991
    @ayuubsaciidhassan2991 2 місяці тому +1

    Waa runtaa

  • @maryanosman4488
    @maryanosman4488 2 місяці тому +2

    Maash allha

  • @AbdiArtan-o1e
    @AbdiArtan-o1e 26 днів тому

    Hawiye maxsd ugusoo dhexdsaareysa😊

  • @ayaanyusuf1995
    @ayaanyusuf1995 2 місяці тому +1

    Geesi garyaqaan ah

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 2 місяці тому +1

    Kkkk maadaama deris aadtihiin ayaan ku qosley.

  • @MaxamuudSaleebaanAadan
    @MaxamuudSaleebaanAadan 2 місяці тому +1

    Aduu kuu egyahay ee kexeyso waxaad u eg tahay nin laraba eelaay war ka xishood ninkan a j waa nin maxamud saleebaan ah

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux 2 місяці тому +1

    Hawiye sheekadaan maba quseysaba
    Ka reeb

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 2 місяці тому +1

    Raxanweyneey caruur badan ayaa idinka dayacan kuwaas wax u qabta AJ hooyadiis waa haystaa maalina meel kama aadin wayna cadeysay wiilkeeda iney dhashey hadaad diideen geedkaad gaartaan miro ka gurta simple!

  • @BosteyoFarah
    @BosteyoFarah 2 місяці тому +1

    Ajfamily waa haay sataa hooyadii iyo aabbiihii ee islaantan aad laa babanesiid wiilka reerah ku dhegan maa adiiga markii hore ka dhalay xasan feereg aay sheegeso waa yaabe ileen anaagu wiilka aay doneso aabbe iyo adeer donay ma araage waxan araagna habar siidii fustadii dahir canadho iyo in laamiid diiliin denayan waa adiiga afka ayaaxasa leh elaaye waxanii waa tugsiigii oo aad casriiyesen oo book cusub Dahira candho iinuku furay ee qalaad iska daaya waalan wiil maxamuud saleeman isiiga aadan ku heelene raalii naga ahaad

  • @AbdiAbdiadam
    @AbdiAbdiadam 2 місяці тому

    Erey may aha Aya manta kasoo fakadey Mr farey wuxuw yiri wiligina IGU SOO SHAMUMA. ereygasa waa erey ma ah wiliba buur hakabo aad Logan isticmala tiktok ayeey eheyd

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 2 місяці тому

    DOQONOOQ AJ🎉XAMAR, MADIINO AYU KU DHASHAY. KUNA SOO KORAY!! NACASNIMADA ISKADAA!! PUNTLAND 🎉WELIGIINMUU TEGIN! EELAAY MAAHA WAA NIN DAAROOD🎉ISMAIL🎉JEBERTI🎉AH HARTI🎉MJ🎉CUMAR🎉BIRITISH🎉 NO EELAAY WIIIIQ

  • @faadumomaxamed7451
    @faadumomaxamed7451 2 місяці тому

    Hyooyadii wuu haystaa md ku dhaaran kartaa inay dhashay alle u noqo yaa kaa cafin ninkaa aad maagiysid

  • @halwomohamed3766
    @halwomohamed3766 2 місяці тому

    Maashallaah nin caqli badan

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 2 місяці тому

    Hadii u idin dhahay hoyada ima dhalin ka dhamada mamada ilahay ha u sahlo wiilkeda

  • @shukriahmed-i2n
    @shukriahmed-i2n 2 місяці тому

    Scw scw scw scw scw

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 місяці тому +1

    A J , WA CAASI KU CADDATAY IN HOOYADISI RUMMAAD DIIDAY, MISNA ...DNA...LAGU CADEEN LAHA DIIDAY, ISKA DAAYA ISAGA GARACNIMO CADDEYSTAY.

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi 2 місяці тому +1

    He's 44 years old

  • @muhudiinmaygag2345
    @muhudiinmaygag2345 2 місяці тому +1

    dadkan xanunsan soomali kubadatay

  • @SadiaHussen-f4j
    @SadiaHussen-f4j 2 місяці тому

    Kan waxba yahay waaye raxaweyn wax ma taraayo yuu ku danbaajinin

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 місяці тому

    Kan qaylinaya isagu Somali ma aha e wa Oromo Af Somali bartay e maxa Somali ka galay imo xaranka garam garamka ah

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 2 місяці тому

    Nacas nacas dhalay baad tahay ee daarood iyo majeerteen hawiye midna hagaadhin iyo raxanwayn midna ee nacaskan uun ka hadal 😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @AbdulkadirHirsiAli
    @AbdulkadirHirsiAli 2 місяці тому

    Cidii uu utako khasaaro ayuu ku yahay

  • @MaryamMaxamud-bv4rt
    @MaryamMaxamud-bv4rt 2 місяці тому

    War ninku hadu mamada diido iyo hado yeelaba wa daroor maxa yeelay yantar wa darood 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 місяці тому

    war wiilkan ha laga hadho hadu habar galabasanayo isagagalabaday hadii laga been abuuranayo iyaga kaabuurtay hooyadan hadii wiilkeedi maqan yahay ilahay ha soo keeno hadu xita AJ yaahay horta dulmiga mawaangsan hooaydanmalaintii hore way isula kay ekaayeen manta markan halkan ka dawanayo isuma eeka isku sinjina uma eeka ooyada snkeeda wa middhuuban oo sidii u sha u saran isaga sankiiisa wa ka duwan yahay aad iyo aad awel sawir fog bay nagu khalden hooyadan ha samirto ila weligeed la is jiidan mayee caruurtiisa ayuu keeheli haduu hooydiidiido waxan arka inay isyba ekayn aay been ahayd umadakana wiil somali oo kale dhalay bay leyihin somalida ka ugu yar buu dhalay ayay leyihin isagana miyay u soo dhigten mise waa run yaaab weyana
    horta eelayga waalidka miyay ka dhuuntan mid baa qirtay inay ka dhuumatay uu cabdulcasiis realy keenay iyado og reerkay la joogta inay dhalin ayaa meel ay ku jirtay hooyadeedi runta soo doontay kulaha in miyi igu celiyana baan ka baqyaay hadana kii hargaysa laga helay ee ninka wayn aha waan lumaa y laha kaasina wa iyaga waa imisa raxanwayn baa dhuuntay oo reerao kale iska dhigay anagu yaabne xraxanwayn lafitiian u bahan dna sababto aah wa dhuumanaysan anigu walahay bilahay waxanu araganay laba nin oo raxawyan oo dna iska qaday dir bay noqdeen asalkiiba miyad dhuumaten wa in la idin badha qof walaba rerku ka yimi dib loogu celiya raxawanay

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 2 місяці тому

      Luqada dhib maleh qabiilka iyo bee'ada u ku Koran ba jiidan kara ee wiilka ka har sxb .

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 2 місяці тому

      Hooyadan quruxley weye

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 2 місяці тому

      Wiilkan sanka wa hooyadi dhabanada iyo dhinacyada wajiga ,bushumanda, hooyadi u egyahay .wbt.

  • @AbdulkadirHirsiAli
    @AbdulkadirHirsiAli 2 місяці тому

    Tan fuusto maaha

  • @halwomohamed3766
    @halwomohamed3766 2 місяці тому

    Ms

  • @FaadumoBadfur
    @FaadumoBadfur 2 місяці тому

    Waxba

  • @ayuubsaciidhassan2991
    @ayuubsaciidhassan2991 2 місяці тому

    Waa runtaa