DEG DEG Ciidanka puntland oo guul Taariikhi ah gaaray iyo caalamka oo ka yaaban awooda Md Deni

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 54

  • @AliHersi-m1t
    @AliHersi-m1t 9 днів тому

    PUNTLAND WAA IS XOREEYEEN MASHA ALLAH M GOBEELKASTA HAKU DAYDEEN HA IS SOREEYEEN INSHA ALLAH

  • @NuradiinSalaaf-to3wv
    @NuradiinSalaaf-to3wv 9 днів тому

    Puntland way noqoneysaa meelaha ka caagan argagixiso waana la ogaan doonaa isha allaah cid kasta oo taagi jireyna waan ku dareynaa viva puntland

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 10 днів тому +6

    asc anagu hadaan nahay reer buntilan rabi iyo rag adag oo aykagoantahay madax iyo shacab keena qaaliga iney ciribtiraan ayey isku dhaarsadeen maasha allaah habalyo illaah haydin lajiro aamiin🤲🤲🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤❤❤❤🥰❤❤❤❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💖💖💖💖💘💞💖👌👌👌👍❤❤❤❤❤🇸🇱

  • @fatimafarah4162
    @fatimafarah4162 10 днів тому +4

    Manshallah Manshallah Guul iyo gobonimo ciidank punltand

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 9 днів тому

    WLH WAA NALAGU SOO DUULAY INTII DHIMATAY ALLAHA UMAXARISTO WAA SHAHIID KU DAYO PUDLAND FROM MUQDISHO

  • @OmarMahmoud-v4s
    @OmarMahmoud-v4s 9 днів тому

    Fuad illahay Haku dhibdhamo adiga inta ku dhawacantay inta dhimatay illahay ha u naxaristo amiin ya Allah ♥️ guul iyo gabanimo buntilan things bro

  • @HodanCabdi-k1f
    @HodanCabdi-k1f 10 днів тому +1

    Inta dhimatey alle ha unaxariisto
    Inta dhaawaca ah alle ha caafiyo guul ayaan idiin rajeenay
    Iinshaa allaah
    Aamiin aamii yaa allaah

  • @AbshirCabdikariin-q1k
    @AbshirCabdikariin-q1k 9 днів тому

    Guul iyo gobonimo❤❤❤

  • @InaAshkirdaad
    @InaAshkirdaad 9 днів тому

    Maasha aalah guul iyo gobinimo

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 9 днів тому +1

    Mansha Alaah guuleysta wiilasha naftooda iyo dalkooda iyo dadkooda io diintooda noo huray xamas wuu mahadsan yahay

  • @warsanahmed3060
    @warsanahmed3060 9 днів тому

    Mansha alah

  • @mohanadhifyussuf1996
    @mohanadhifyussuf1996 9 днів тому +1

    #DeniIsNtEasy🇸🇴

  • @KaltunAbdirahman-m1p
    @KaltunAbdirahman-m1p 10 днів тому

    Guul❤❤❤❤ horsy usocda

  • @AlimohamedBile
    @AlimohamedBile 10 днів тому +2

    Insha. Allaah. Waa. Guul. Somalia. Cadawga. Wakhtigoodii. Waa. Dhamaadey.

  • @UbahJaamac-h5n
    @UbahJaamac-h5n 10 днів тому +3

    Maash allha guuuuul iyo gobonimo

  • @baddalawil3132
    @baddalawil3132 10 днів тому +2

    Guul Guul cidamada Puntland

  • @madeymusemohammed9596
    @madeymusemohammed9596 9 днів тому

    Guuul guuul alaa mahadleh

  • @XaawoCabdi-v4c
    @XaawoCabdi-v4c 9 днів тому

    🇸🇱🇸🇱❤❤😍😍💪💪💚💙💟🇸🇴 guul

  • @FutoXar
    @FutoXar 10 днів тому +1

    Ilaahow unaxariiso intii dhimatay inta dhaawacana ka kici waa jihad janay kugalayaan insha allah

  • @donxidig7501
    @donxidig7501 10 днів тому +2

    Puntland guuuuuuuuuuuul

  • @AnabYussuf-b7y
    @AnabYussuf-b7y 10 днів тому

    Ilaahow ishooda naga duw

  • @madeymusemohammed9596
    @madeymusemohammed9596 9 днів тому +1

    Haa way noqonaysa midkacagan khawarijta

  • @KaderAhmed-sg6qq
    @KaderAhmed-sg6qq 10 днів тому +2

    Guuuul putland❤

  • @ruqiyaabdulle4618
    @ruqiyaabdulle4618 10 днів тому

    Saas baan rajeynayaa eedo Aaaaamiiiin dheh.

  • @AnabYussuf-b7y
    @AnabYussuf-b7y 10 днів тому +1

    Insha allah way noqonaysaa argagaxiso danbana nama soo hawaysan doonto

  • @BishaaroAhmed-b7w
    @BishaaroAhmed-b7w 10 днів тому

    Maaashaallaah

  • @HalwaMahamed
    @HalwaMahamed 9 днів тому +1

    Indha Allaah Butilanf wey Guilaysaytey Waana Say Tahay

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 9 днів тому +1

    Eaxa sax aha in Deniblaga dhigo madaxweyne xaasn sheekhna loo diro Idaha .xaasn waa shabaa ka ah usc ka sii ah cadow soomaliyee ka siii masaakiin barakiciye.
    Markaa waa in uu sicasilaa
    Qurunka dalka hankiisii meesha xun dhigay.

  • @XasanMataan-w9y
    @XasanMataan-w9y 10 днів тому +1

    Haa hadafka dagaal ee ciidamada puntiland cadawga daacish hadii rabi idmo

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 10 днів тому

    Asc, waa inoo waqti kale iyo reer punthland oo digtoon, oo isku Tashaday,

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 10 днів тому +2

    Masha alla guul butlan

  • @dahiromar1060
    @dahiromar1060 10 днів тому +3

    Guul puntland

  • @XaawoNalka
    @XaawoNalka 10 днів тому +1

    Haawey noqokadhaa

  • @XAWOAbdullahi-z1r
    @XAWOAbdullahi-z1r 10 днів тому +1

    Guuuul puntland

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 9 днів тому

    Masha allaha guulaysta dhul ninkiisibaa iskaleh dhulnikiisibaa iskaleh guulaysta puntland shacabka iyo dawlad maasha allaah isku duubnibaa horumar Lagu gaaraa puntland isku duubnaada aduun iyo aakhiroillaahayow idin barakeeyo

  • @JuufeMaxamed
    @JuufeMaxamed 10 днів тому +1

    Guul maasha allaah

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed 9 днів тому +1

    ♥️🙏♥️🙏♥️🙏🇸🇱🇸🇱🇸🇱✨️✨️✨️🇸🇱🇸🇱🇸🇱✨️✨️✨️❤️

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 10 днів тому +1

    Adeer wararka iska hubi
    Fu'aad xannaano dhaawaciisu ma cusla waa fududyahay.

  • @CabdiqaadirGaab
    @CabdiqaadirGaab 9 днів тому +1

    Budlan.hadafkeeda.waycadeysatay.waana.mahadsan.yihiin.waana
    Maamul.goboleed.difaacay
    Dalkiisa

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi 9 днів тому +1

    Putland guul guul guul

  • @dahiromar1060
    @dahiromar1060 10 днів тому +2

    Soomaalida hadeysan midoobin ku xisaabtama innaan mar dhow gumeysi gali doona hadii uu ilahay ina badbaadin

  • @MaxamuudCismaan-os9ps
    @MaxamuudCismaan-os9ps 10 днів тому +2

    cabidirashiid dahab shiil ayaa waxaa oo miino ciidanka lagu laynayo ka keena yaman wuxuuna ka soo gudbiyo ceèrigaabo

    • @HamdkI
      @HamdkI 10 днів тому

      Xaqaa soo qabanaya inni dabshiil dadka reer p waa dadka ugu badan ee isticmaala xawaaladiisa waa dad aan qabyaalad aqoon marka hadii dhaqaalahoodiiugu badelay dhagar wuu heli

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 9 днів тому

    Faqi tolkii Kama tago xamse waafarxsanyahay xamsooy iskabixi koofiyadaas iyo dharkaas waakuwii gulaysta waliba kan ugu xun

  • @GarsooreCabdi
    @GarsooreCabdi 9 днів тому

    Guulaysta ciidamada putlan waa goob kacaagan argagixisad

  • @Ahmed-hg8gq
    @Ahmed-hg8gq 10 днів тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk kani muxuu lajoga oo kahadlayaa xafada u kunol yahay ayaa yugadhes ku wardiyeya dawladey xal qado

  • @Aminterprise66
    @Aminterprise66 8 днів тому

    Putland way ciribtidoontaa cadowga daacish 100% no questions about that Also no doubt In Sha Allah

  • @Aminterprise66
    @Aminterprise66 8 днів тому

    Guul Guul Putland

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed 9 днів тому

    ❤🙏♥️🙏♥️🙏🇸🇱✨️🇸🇱✨️🙏♥️🙏♥️🙏🇸🇱✨️🇸🇱✨️♥️🙏♥️🇸🇱✨️🇸🇱✨️🇸🇱