Shacabka Hargeysa maxay ku taageerayaan murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024
  • Wararka iyo Barnaamjidka Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Somaliland ee KULMIYE waxaad kala socon kartaa website-ka Xisbiga KULMIYE oo ah www.kulmiyepart... iyo Baraha Bulshada oo aad oo si joogto ah uga heli karto Wararka Xisbiga KULMIYE.
    FACEBOOK- KULMIYE PARTY
    / kulmiye
    FACEBOOK - Warbaahinta KULMIYE
    / warbahintakulmiye
    FACEBOOK- KULMIYE MEDIA
    / kulmiyemedia
    TWITTER- KULMIYE PARTY
    / xisbigakulmiye
    Khudbadaha iyo Wararka kale u gaar ah Guddoomiyaha Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Somaliland ee KULMIYE waxaad kala socon gartaan degellada gaarka ah ee Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ku leeyahay Facebook iyo Twitter oo ah sidan hoose.
    FACEBOOK- Muse Bihi Abdi.
    / musebiihi
    TWITTER - Muse Bihi Abdi
    / musebiihi
    KULMIYE MEDIA OFFICE
    Mahadsanid.

КОМЕНТАРІ •

  • @nabadonbadri1574
    @nabadonbadri1574 7 років тому +9

    bulshadu waa wada kulmiye dadka reer somaliland waa wada mujaahidiin reer walba qofba kaga dhintay allah guush ha idin siiyo

  • @samiirkennedy8419
    @samiirkennedy8419 7 років тому +3

    Dad iyo dal ku midaysan kulmiye xaqiqda ayana taas ah viva mbc

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 2 роки тому +1

    Rag iyo dumarba hadaanu nahay somaliland waxanu nahay wada mujaahidiin ducadiina waa la aqbalay manta muuse waa mdxwynaha qarankan somaliland

  • @abdirisaqabshir1593
    @abdirisaqabshir1593 7 років тому +6

    Cajiiip waa dad qalbiga kahadlaya oo aan shilimaad kudonayn hadaladooda

  • @guledcastro7158
    @guledcastro7158 7 років тому +4

    Wallhi Way daaacad Hadlayaan Ilaahay Guusha Haydin Raaciyo

  • @sacdiamohamed8614
    @sacdiamohamed8614 7 років тому +2

    Masha AllAh guul guul kulmiye

  • @daus4315
    @daus4315 7 років тому +2

    Guul kulmiye

  • @zukrofibrahim3004
    @zukrofibrahim3004 6 років тому +1

    Waa haweenka reer somaliland waa afar xiniinyod bal ee codkarnimadooda mansha Allah guul mbc

  • @yaakuguyidhianiga1980
    @yaakuguyidhianiga1980 7 років тому +5

    somaliland way israacdey codkoodana waxay u haneeyeen xisbiga kulmiye

  • @aminabdi3258
    @aminabdi3258 7 років тому +1

    MBC viva kulmiye

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 6 років тому +1

    ducadiinii way kacday oo maanta madaxweynaha jamhuriyada Somaliland waa Muse Biixi Cabdi Xildiid

  • @ayanleabdihabane2852
    @ayanleabdihabane2852 7 років тому +5

    guuuul kulmiye

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 7 років тому +3

    Muse waa geesi waa halyay

  • @khadarmuuse6038
    @khadarmuuse6038 2 роки тому

    heestii.marwp.maxmed

  • @rashidmuhamed7480
    @rashidmuhamed7480 6 років тому +1

    Finland kunoqda wadani-ucid labaduba Hadhadhafaan Ha Hahaweysanin nina

  • @nagiibabdirahman2021
    @nagiibabdirahman2021 7 років тому +2

    Macaal Islaamahayagu Waa Mujaahidiin 😂😂😂 Anagaa yaabney.

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 7 років тому +2

    Dadkaygu waa gob gobtuna ma geeyaan cirro iyo noociisu isu hanqal taagan

  • @Yacqoub.Abbeyare
    @Yacqoub.Abbeyare 7 років тому

    Soamaliland is one

  • @muktarmohamed636
    @muktarmohamed636 7 років тому +1

    Masha Allah isagu xagu jogay ciiro

    • @omarali7115
      @omarali7115 7 років тому

      WUXUU AHA SAFIIR U FADHIYA DEBADA KALIGII TALIYHII SIYAD BARE

  • @fawziHapiip
    @fawziHapiip 5 років тому

    Muuse biixi waa askari
    Cirana waa somali weYn
    Kuligeen xisbiga cadaalada aYaa inoo balana
    Kkkkkkkk viva prittish somali land

  • @omarali7115
    @omarali7115 7 років тому +1

    DAAWO DHIBATADII DALKU SOOMARAY MA WAX LA ILOOBIKARA HARAGAYSAY HA DHEELIYIN HA DULOOBIN WALIGA ua-cam.com/video/1WJ5LkjM5Dw/v-deo.html

  • @ijoadan3257
    @ijoadan3257 7 років тому

    khadar abiib
    dadka SNM la dagaalantay dadcun ayay ahaayeen dhashoodiina waa kuwa xamar caruurta ku qasha dadqal ma gaalbaa mise waa muslin waa su,aal?

  • @abdilahihuriye7421
    @abdilahihuriye7421 7 років тому +2

    Dumarka hadli ogaa hhh

  • @WardaJamac-z7r
    @WardaJamac-z7r Місяць тому

    Siil waaynaan ciro afartamidhi cacad muuse waxaba unooqonmaayo

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 2 роки тому

    Muse Biixi waxa uu marayaa in dalkaba la Ictirafo waa la xaasidayaa mawjad dacaayadcayaa lagu furey

  • @omarali7115
    @omarali7115 7 років тому

    muuse wuu u qalmaa in uu madax wayne nodo xalada dalku ku jiro isaga ka sari kara gar ahaan marka la eego cadowga somaliland

  • @guuguuali9124
    @guuguuali9124 7 років тому +2

    Duco iyo dardaaran

    • @faha9585
      @faha9585 7 років тому

      KULMIYE GUUL HANOOLAADO JAMHUURIYADA BARAKAYSAN EE SOOMAALILAND GUUL

    • @faha9585
      @faha9585 7 років тому

      Muuse guul KULMIYE GUUL HANOOLAADO JAMHUURIYADA BARAKAYSAN EE SOOMAALILAND GUUL

    • @faha9585
      @faha9585 7 років тому

      MuuseWaahalyeyQAALIYA

  • @khadarjiiqo5986
    @khadarjiiqo5986 7 років тому +3

    Mujaahid MA waxa
    Lagu noqdaa Muslim
    Mse gaalo waa soaal

    • @dahaabdisamed9907
      @dahaabdisamed9907 7 років тому

      labadaba gaalka waxaa ka daran ka muslimka ah ee maatidada dila jihaad na kaas baa ugu fican

    • @hakimafadal4292
      @hakimafadal4292 7 років тому

      khadar abiib wllo waxaa lagu noqdaa mujahid marku ninkii yidhi raga iyo dumarkuba way siman yahiin ee culumadii dilay marku muna ahay mujahid adaan kudhiibee

    • @shavichannorwy
      @shavichannorwy 7 років тому

      Nacas soo paro jihaadka mihnihiisa ....laxeey maangaap yahow...●●●●

    • @aadancumar5877
      @aadancumar5877 7 років тому

      adeer bal waxaad ka jawaabtaa sadexda lagu yidhi waa kaa xaaraan naftu waa kuwee

  • @nestehomohamed8193
    @nestehomohamed8193 5 років тому

    Kkkkkkkk

  • @kaysemohamed7077
    @kaysemohamed7077 7 років тому +1

    Wadani daba dhilif baa iskugu tagay.

    • @omarali7115
      @omarali7115 7 років тому

      LABA SANO KA HORBAAN IDHI CIROO BALAYUU LA AAMUSAN YAHAY NIKA LAMA AAMINI KRAO TIIBAA SOOBAXAYSA

  • @mukhtaarabdirahman3956
    @mukhtaarabdirahman3956 7 років тому

    waaa ciro faqash hhhh aaar maxay runta ka hadleeen

  • @abdiqanimohamud2630
    @abdiqanimohamud2630 7 років тому +1

    kkkkkkkk musharax xiirane

    • @omarali7115
      @omarali7115 7 років тому

      BALKA WARAN NIYOW MAANTA HEERKA ANYNU MARAYNU DADBAA QABIIL AHAN UGA SOO HORJEEDA MUJAAHIDKA DALKAN U SOO HALGAMAY

  • @tasnimmohamed7846
    @tasnimmohamed7846 7 років тому

    Kkkkkkkkk cuqdada bada qabtan ilahay hakasaro ququdada

  • @alihamda3321
    @alihamda3321 7 років тому

    Snm waxba umuu taarin muuse &kulmiye ha dhco kkkkk lkkkl cod buy raadinaya habar waalanay waa

    • @omarali7115
      @omarali7115 7 років тому

      WALAHAY ANA KUU HAYA MUUSOO DHAAWACA XABADOO DHCAYSA DHEX TAAGAN DAAWO HALKAN KA DAAWO MUUSE BIIXI KUN VIDEOBAA KAGA JIRA MUUSE BIIXI SNMTII DAWO ua-cam.com/video/hU11fObs2mY/v-deo.html

    • @omarali7115
      @omarali7115 7 років тому

      HADANA WA KANE EEG MUUSE BIIXI ua-cam.com/video/jn7iBEOpSB0/v-deo.html

    • @omarali7115
      @omarali7115 7 років тому

      DAAWO KANA HAGANAKA UU U SOO GALAY MUUSE DALKAN ua-cam.com/video/89gMNP6nKs0/v-deo.html

    • @omarali7115
      @omarali7115 7 років тому

      ua-cam.com/video/DPehFeJ4G28/v-deo.html

    • @qaadirojacayl3103
      @qaadirojacayl3103 7 років тому

      iska hdle doqona muuse guul