DEGDEG GOBOLKA MUDUG SSC KHAATUMO KUBIIRIYA,BAAQII GARAAD JAAMAC LA AQBALAY,TAAGEERO WAYN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024
  • DEGDEG GOBOLKA MUDUG SSC KHAATUMO KUBIIRIYA,BAAQII GARAAD JAAMAC LA AQBALAY,TAAGEERO WAYN

КОМЕНТАРІ • 29

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 5 годин тому +8

    waa ruur iney harti iskashadan ariinta maduug waa sodhaweenaya VIVA Darawiish harti SSC KH🏇🏿🇸🇴💪

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 3 години тому +1

    ❤ darwiish caduur weriye
    Qaaliya noolow waa seytehy
    Hartiweyne 🇸🇴👏👏👏
    Soomaaliya quwada uguweyn
    Iyaga heysta cadowga
    Urursamale iyo xasan shiikh Iyo mahad salaad iyo geela
    Jabuuti xukuma waxba kaqaadi mayan SSC khaatumo dalkeedii waa heystaan dhibna maqaban
    Harti maasha allaah ilaahey baa dekedo badan siiyey
    Alxamdulillaah xasan iyo horgalada xamar jooga godkaa hakujiran bililiqada umada soomaaliyed ilaahey hakuceliyo sharkooda

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 6 годин тому +2

    Maashallah GUUUUUL SSC VIVA Harti we dont need Aqonsi from XASAN Munafiq XASAN Munafiq .

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 7 годин тому +3

    Mansha Allaha ilma harti guul ❤❤❤

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm 4 години тому

    Maansha allah tabaarka raxman Reer ssc dhulkoodu aad buy u balaadhantay waxaa ka wayn iyado weliba dhulbadan ay isaqu ka haystan Waa laysu dawladeyo waxaa keliya o kawayn bari iyo sanag Waa gobolka sadexad e dalka ugu wayn

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 2 години тому

    Maansha allaah kabtan caduun waa wiil yar oo xalaala oo ay ku dheer tahay walaalnimadu maansha allaah allaah haku daayo waaku garab taaganahay wllo

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 3 години тому

    Ilaa Baraxleey WAA in Laga safeeyo hawiyaha JOOGA inshaAlaah

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 7 годин тому +2

    M.gobollede waya buxiyeen SSC khaatumo shuruudaha dhinica kasato xaga ciidan iyo xaga dawalladaba xasan dhiiqo wuu baxaye guusha waa inyar oo cagaha dhulluka lagu hayo ❤❤❤❤❤🏇🏿🏇🏿🏇🏿🇸🇴💪

  • @1hunna877
    @1hunna877 4 години тому

    War caad mashallah 👏 Beesha Omar Maxamuud iyo Dhulbante wa inay isla shaqeeyan dekada Garacad iyo shidaalka sanag ina laga fakiroo waye wixi ka socdho hobyo nimanyaho firiya

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 3 години тому

    PUNTLAND waa 9 gobol hadeey raacaan mudug waa ok dawlada PUNTLAND waa hanqaraarac hal lug uma dhutiyo Guuuuuuuuleysta Dawlada PUNTLAND viva

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 години тому

    canshuurti reer ssc ee hargeysa lagu dhisi jiray wa in puntland lagu dhiso oo garacad lahor mariyo oo dekeda ufu fiican afrika noqoto

  • @Sooman-e8t
    @Sooman-e8t 5 годин тому

    Caduunow Please wareysiyada noocaan oo kale ah iska jooji! Meeldheer baad u socotaa marka wadada ha iska khaldin, anaguna rajo sare baan kula rabnaa mustaqbalka.

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 2 години тому

    Waana iskaashanaynaa walaalahayo ee maxamed harti iyo siciid harti aabbaa wada dhalay mana kala tegayaan taas hala ogaado

  • @mohamedwarsame4632
    @mohamedwarsame4632 2 години тому

    Khatumopuntland waa isu dhinteen waana isu dhiban doonaan dhulkooduna wuxuu noqonkaraa khatumo iyo puntland .walaalalhood way samay karaan waa mudug iyo sool dekaduna noqoto garacad laguna neefiyo shidaal holhol iyo kuwa kale garacad

  • @anabnur2179
    @anabnur2179 6 годин тому

    Kkkkkkkkkkk Wacade indha adayg wa dhameeyay sheekoy ku nacay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @FaaraxShirwac-kh9oo
    @FaaraxShirwac-kh9oo 5 годин тому +1

    Niin ciid kugu rogay waxba kuuma dhibin ee wuxuu kuu qabow ku tusay

  • @ZElmi-sv5wh
    @ZElmi-sv5wh 4 години тому

    Maya ninyahoow aniga xitaa waxaan kasoo jeeda Gobolka Mudug ee Puntland. Aniga kalsooni waxaan ku qabaa Puntland ee saxiib kaama yeelayo filinkaan anigu kkkkkk iga daa ninyahoow Majeerteen ayaan rabaa inaan ku dhex jiro.

    • @Xxc-zu2xm
      @Xxc-zu2xm 3 години тому

      HADAAD puntland KA baxdeen iyo dadkii bye bye VIVA DAWLADA PUNTLAND VIVA

  • @joeokieh43
    @joeokieh43 7 годин тому

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉libax

  • @manineima4398
    @manineima4398 3 години тому

    Awalba dabada ayaanu uu hurny 😅

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 3 години тому

    PUNTLAND ilaa nugaal ilaa bari waa kuwii ku xoreeyey hawiye kaa xoreeyey hada yaa idin ilaalin doona ilaah ka sukow suuro looma baahna sxb

  • @farahbacadweyn518
    @farahbacadweyn518 2 години тому

    Dhulbahante ku tali habar ma dhafto

  • @MahemedBaahad
    @MahemedBaahad 6 годин тому

    MARBA MEEL ISKU QAADA BERINA SIDA CERIGABO INOO QAYBIIYA KU DHAHAA

    • @Xxc-zu2xm
      @Xxc-zu2xm 3 години тому

      IYAGAA HARTI isla ah maxaa kaa galay Baraxleey XITAA wey Soo ceshanayaan

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 3 години тому

    Ssc khaatumo maxay u xoreen waayeen ceerigaabo dhulbahante warsangali iyo suwaqroon oo majeerteen ah ayaa defa maxay IIDOOR fhulkooda ugu deynayaan IIDOOR ceerigaabo daaqsin ayaa keenay

    • @manineima4398
      @manineima4398 3 години тому

      Dee kaaly ceerigaabo

    • @SalloAbdi-n6q
      @SalloAbdi-n6q 35 хвилин тому

      ​@@manineima4398 war zxp masagan yaa dega Horta ani dhulkaa ma Kala aqaanee

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 Годину тому

    Kkkk gaban ku cudurkii barbar baa ku dhacay maalin madaxda
    Ssc uu. caayo iyo maalin uu. PL
    Caayo kkk war barbar ugeeya gabanka mj 40 sano nlkayar
    Haduu siyaasada ku biiro
    Ama xabad baa leefta
    sida c rashiid cali shrmaake
    Ama waali martaheeda qabta
    baa ku dhacda sida c.risaq x. Xuseen
    Ama cudur aan aduunku aqoon
    Daawadiisaa ayaa ku dhaca
    sida yaasiin x.bide
    Marka gabanka ugeeya barbar
    Isaga la sheejaysto

  • @حليمهسعديهمحمد
    @حليمهسعديهمحمد 5 годин тому

    😛👎