Taariikhda kooban: Dumarka Soomaalida (Cadar Kaahin)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Visit www.bartamaha.com/ Your Gateway to Somali News and Entertainment.

КОМЕНТАРІ • 36

  • @khadramohmeda.rahman8960
    @khadramohmeda.rahman8960 7 років тому +1

    Cadar Axmed Kahin illhy hka ku barakeyo.

  • @abdikadirsulayman5056
    @abdikadirsulayman5056 4 роки тому

    Mama cadar axmed kaahin alle hakuxafido ifiyo aakhiraba aamiin

  • @yahyeilkacaze8583
    @yahyeilkacaze8583 7 років тому

    Mamo somaliyed weeye hadal xaq ahna way ka hadashay allow ku xifdi amiin

  • @hamsegaas9347
    @hamsegaas9347 6 років тому

    Mnzhallah Maamo waxa Garad aha CaDar Ahmed KaaHin Allah ha Ku zharfo

  • @TheTaleex
    @TheTaleex 14 років тому

    masha,allaha mamadan mama cadar axmed kaahin iyo mamoyinka somaliyeed oo dhan . ragana waxan leeyahay iskulaabta oo mas,uuliyadiina eega

  • @kkkkk695
    @kkkkk695 6 років тому

    Wa runteed habrihii hore gabar silicnimo bey somareen iyo gumeysii oo diin kujiran

  • @naciimadan
    @naciimadan 14 років тому

    wow! absolutely amazing!

  • @cherifhoussein
    @cherifhoussein 8 років тому +1

    waaa erayo wacan oo runta abbaaray laakin halyay walba haweenay baa ka danbaysa ee miyaa la odhan karin hooyooyinka ayaa soo saaray nimanka xun ee qaadka cunayaa

  • @mahaomar1021
    @mahaomar1021 7 років тому

    mashallah hooyo nooloow runta ayaad kahadashay

  • @abdikadirsulayman5056
    @abdikadirsulayman5056 4 роки тому

    Waayo waayo inkastaynu garabiyo gashaan ahaynoo wayo godolay caashaqa

  • @hamza-fk3is
    @hamza-fk3is 8 років тому

    waa hooy qaaliya

  • @xawoahmedsharmake7258
    @xawoahmedsharmake7258 6 років тому

    Mashaalla

  • @jidhidhico
    @jidhidhico 14 років тому

    Waa run shaqshaqan!

  • @sumayojaynani6060
    @sumayojaynani6060 6 років тому

    Viva cadar

  • @omarpk4726
    @omarpk4726 11 років тому

    Arimahaa Cadar ahmed kahin kasheekayn waa wada dhab xigmad baana kaburqan. Maamadaa Jeelka kudhashay gabadhana ubixisay OGOSTO. waxaan uga soo joogay Barnaamij kabixi jiray Ntv.mogdisho 80s. loogana hadli jiray Xiligii xornimada ee loo soo huray Aduun,Naf & waqtiba. ninkan leh Cadar waxba ma oga waxa la arkaa inaad geesaan wacnayn inaad ka eegtay.

  • @shuushaali7864
    @shuushaali7864 8 років тому +2

    su'aal ayaan qabaa asaxabta islaantan somaha islantii ku jirtey riwayadii Qabyo 2

  • @hassanibrahim9702
    @hassanibrahim9702 10 років тому

    mashallah

  • @rumanbille6518
    @rumanbille6518 8 років тому +1

    hafsa

  • @dhaqanhaye
    @dhaqanhaye 14 років тому +1

    cadar kahin hadiy ka dhalan lahayad waxay qaban lahayd wax badan nolow

  • @maxamedcabdi6430
    @maxamedcabdi6430 8 років тому

    maxamed

  • @socdaal
    @socdaal 13 років тому

    Qoftaan wax ma oga kkkk anaga aragnay naag qori wadato iyo naag isbaaro leh oo ay rag u shaqeyaan ma ayadaaba war heyso qoftaan ..waxii ka horeyay dagaalada waan ka aqbalay balse dagaal kama qeeb qaadanin waan ka diiday balse aad ayuu u yaraa percentageka 15% ayaa la dhihi karaa waayo caraabinta iyo biyahaba raga dumar ayaa ka dabo qaado oo dagaalka huriyo ...

  • @Gumlover255
    @Gumlover255 12 років тому

    whats with the rock sign ? 5:00

  • @maxamedcabdi6430
    @maxamedcabdi6430 8 років тому

    asx

  • @aarlibaax7095
    @aarlibaax7095 8 років тому

    ayeeyo aan xishood laheyn oo awoowa yaal u gafeysa ..isku shood dhaha

  • @muqdishaawi6086
    @muqdishaawi6086 9 років тому

    Habartaan afkaweynleh magaalada haka hoyato cuqdadleyda ah

  • @yaahhaa7589
    @yaahhaa7589 8 років тому +1

    Raga hor fadhiya hawar'taan waa wada dayuus'yo aan dareen laheen - is'laan rag naceeb haya baa kuwada dhago had'leeysa - wasaq dheh!.
    9:09 waa been-teed Warlord waliba kun naagood baa u mash-xaradaye, u buraan-buri jirey, lacag na usoo gurijirey ----- waa beenaaleey.

    • @kkkkk695
      @kkkkk695 6 років тому +1

      yaah haa wa runteed ma been bad rabtaa