Abdisalan Hereri iyo Cadar Axmed Kaahin, Kaftan iyo xog wareysi xiiso leh"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 тра 2023
  • Abdisalan Hereri iyo Cadar Axmed Kaahin, Kaftan iyo xog wareysi xiiso leh"
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 22

  • @mohamedsomali3783
    @mohamedsomali3783 Рік тому +3

    Waaberi ama fanaaniinti hore ee Soomaaliya waxay ahayen dad is jecel oo walaalah, alle ha idin naxariiso inti dhimatay inta noolna alle ha barakeyo.❤❤❤❤❤❤

  • @Destinay4lyf
    @Destinay4lyf Рік тому +3

    Habo cadar axmed kaahin 🌹 Mashallah

  • @maxamuudxasan2915
    @maxamuudxasan2915 Рік тому +3

    Cadar axmed kaahin cimri khayr leh ale khayrka hayna waa fajiyo

  • @maxamuudxasan2915
    @maxamuudxasan2915 Рік тому +2

    Masha alah wlhy maantayba ka yartay cadartii hore

  • @aiderusahmed1312
    @aiderusahmed1312 Рік тому +2

    mansha alaah mamo cadar

  • @salmasacad1976
    @salmasacad1976 Рік тому +1

    Si aad ayaan ugu qoslay Ayii muslin ah😂😂😘runti fani weyee cadar

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 Рік тому +2

    Cadar waa kahelaa 💕

  • @darmaanhireey9989
    @darmaanhireey9989 Рік тому +4

    Yaa i fahan siiya Cadar ma waxaa qabijirey Hassan Ganeey?

    • @nasserpokie
      @nasserpokie Рік тому +1

      haa caruurteeda ay sheegayso Qaarbaa ilma Xasan ganeey, oo ka weyni cabdilaahi yahay abwaan

  • @hagajiye8549
    @hagajiye8549 Рік тому +2

    Cadar ❤❤❤ wa tarikh wa wadani wa qof somalinimada ku weyn Allaah ha ku xfdo wll❤❤❤

  • @axmedtigta7323
    @axmedtigta7323 Рік тому +2

    Hugaagiyo kaan
    Xidhnahay
    Labada kee haybad wacan
    Hilbana kee nee asturan
    Isoo raaca

  • @newassong7535
    @newassong7535 Рік тому +1

    Somalidii xalaasha weyaan umadii hore

  • @Amina-uo4ux
    @Amina-uo4ux Рік тому +2

    Cadar waa Gabadh fariida

  • @aweysturyare3450
    @aweysturyare3450 Рік тому +4

    Ina masaajidka ka hesi jiray😃😂

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Рік тому +2

    Cadar wacyi galinta soo celi iyo masraxa

  • @Amina-uo4ux
    @Amina-uo4ux Рік тому +3

    Adigu runtad shegiye Dadka qaar baa faana

  • @cabdiqanikaka3101
    @cabdiqanikaka3101 Рік тому +3

    Cawa le ogaday kan iyo hareri in u csalan hareri leyahay hagag

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Рік тому +2

    Soomaalay dilka ka daaya

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg Рік тому +1

    Masha Allah thanks 🙏🏾 ❤❤❤❤❤

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Рік тому +2

    Cadar Axmad kaahin
    Taloow ma Hiba Maxamed hiba nuura ku xigta

  • @goobecade5789
    @goobecade5789 Рік тому

    Mama cadar😅😅😅 bac back bac

  • @Xirsishow
    @Xirsishow Рік тому +1

    Sidaaasaan idin ku soo racay mansha alaah