Dadka ha caamaynina muu odhan wax qadaf ah wuxuu yidhi madaxwaynanimo ayuu u baratamayaa waanu u qalmaa , qosolka ay dadku qoslayaana waa shaah baan isla cabnay sawirna waanu wada galnay wax kale ma raacsana, dadka sidan u dhaama galaydh tv waanu idin taageernaaye
Somalida dad waxaa waye lagu raxeysto oo fashilin nolasha adunka xaq umalahan iney ku noladaan waayo dad jahiliin ah oo lagu raxeysnayo manarabaan iney wax bartan somalida dad dhulkoooda jaceyl mahan somalida meelksta ey jogan ama ey dagan yihiin dhulka waa iska qabiilo Lee kooxo ah jabuuti qabiil ayaa dago dad jiro manihin aderyaal adunka waligeen waan fashilnaan taa aniga iga qora inta ey qabiil uu jiro gabi ahaan somalida meelksta ey dagto daycanaan ugu imo
Inkasta oo aan cidna taagersanyn, sida qoloyinka arimhas xogka haya qabaan Musharaxa Djibouti ayaa ku guleysan kara dorashada kursiga AU. Sababto ah waxa uu haystaa taagerada 29 dal ee luqada farasiska ku hadla oo Djibout ku jirto,sidas bu ku badin karaa. Halka odhinga uu haysto 18 vote. Sidey doniba ha noqoto kursigas maha wax macno uleh Djibouti diplomasiyadeda iyo umada somaliyedba.
FOWSIA WEY KU SAXSANEYD INEY UTANAA SUSHO KENYA WAAYO JABUUTI XIN BEY USOO GALEEN MARKEY ARKEEN SOOMAALIYA OO TARTAMEYSA ODHINGA ISAGA WUU KA HOREEYEY DANTA SOOMAALIDA KENYA XATAA WAXEY KU JIRTAA ODHINGA WAAYO FOWDADA WAXA KA WADEY KENYA WAA ASAGA FOWSIA WARKEEDA WAA CADKANOOW AMA KU CUNEY AMA KU CIIDEEYEY WAA GOOD
It serves him right because Djibouti was against Somalia 🇸🇴 when they led the fact finding mission that Kenya 🇰🇪 had violated and bombed innocent somalis killing and destroying the stations of Telecommunication .
Waan ogaa in wixii somaliya la oran jiray ay naago doonayeen inay qabsadaan sida muuse biixi dani dameer Hassan dhiiqo iyo mahad kawaanle ahmed qaxooti iyo wax ka liita....naagihii somaliya waxaa helay rag ka qoora wayn oo ka san wayn sida Uganda Iyo Kenya iyo abiye ahmed.....waxa hada wixii somaliya la oran jiray ka jira waa ibnul sharmuudiinta somaliya oo la kufsanaayo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Wa madaxweyne daa ah layab malahan Djibouti wa waddan yar o la aqonsanyahay o calami ah o quwadaha calami ah base ku leyihin maha sida Taiwan iyo Hong Kong o kale o ictiraf raadis ah
Some people like to be abused Madaxda Jabuuti iyo Somaalia waa dad surwaalku ku qoyey oo ka dhacay ! Waa dad ku astreexa in madaxda Afrika bahdisho oo xaqirto oo caydo Maanta iyo beri hadii mar kasta lagu bahdilo Ugaanda, Kenya iyo Addis Abeba way ku sii dhitiiqinayaan uun oo kama quustaan bahdalaada, diidmada iyo xaqiraada ! Waxay u tagaan xin iyo xasad Somalilaand iyo aqoonsiga, madaxda Afrikana way ogtahay in ay u socdaan xasad iyo ku dir Somaali la isir ah, markaa waa madax damiir iyo sharaf leh hayaanad iyo shaabuug ayay dib diyaarada ugu soo saaraan !!! Waa abaalkood ! IGAAD na ma lagu takooray !
Uganda haday ogaatay dadka ka Socda djibouti iyo somaliya in ay Wada caqli yar yihiin oo dhulkodi iyo dadkodi oo ay babinayan hadan African leh noo dhiba waa wax lala yaabo somalida ku mahmahda ninki tiisaba dar. Yeela tu kale ku dara iyago qawaan ayey umadaha aduunka is hor taagayan mana xishoonayan sharafi dhimatay
Kaliya wax uu yidhi uun waa nin da yar xilkaa inu qado karo uma malynayo taasna waa fikirkiisa lkn maxa meesha keenay bahdilaada adi views uunba ku darn miyaa
Rila Odenga waa Fit buu yidhi laakin kani Maha fayow yidhi macna ahaan dhulkuu jiiday labadii nin ee jagada Foosia Yusuf X. Aden kala iibsaday kkkķkkkkkk
Foosiya isaaq Ahaan Ayaa Loo xasiday iyado Xita dowlada Fashilka ee xamar Matalaysa aniguna waa inaynu daba dhigana Raga loo xasiday ee kuwa xasidayba 😂
Halkaasuu uga yimaaday waa maxay? Wariyihu ma qurbuhuu ku dhashay uu ku koray mise waxani isyeelyeel uga yimid weeyaan hadii uu afsoomaaligu luqadaada koowaad yahay
Horey usoco Jabuti, xasidka waa jabii 🤲
Vive Mahamoud Ali Youssouf 🇩🇯✌️
Masha aallaah
Mansha Allah guul ugandha
Jees jees ma ahan. Waa hadal caadi ah.
issaq maseyr waxba llaguma hello
maxaad ka wadaa isaq masayr waka laguma hele ma isaaq baa laga masayra iyaguun baa laga masayraaye
Wa ivre madaxwane
Uu cabay hamri
Musiveni waa duq asaasaqay. Waana runtii waa nin yar wasiirka djibouti
Djibouti jano🎉🎉🎉🎉❤
Horta ma aanu u tegin wasiirka inuu Museveni ka dhaadhiciyo inuu taageero. Ninka waa dee Oday Iska hadla, meel walbaa wuxuu mooday Uganda uu la haray,
Wax uu qaban karaahi ma jiraan. Cisho dhoweyd wuxuu lahaa Suudaan maaha carab. Inankiisa uu iminka xilka Uganda doonayaa waa isagoo kale, wuusan Iska halaa. Waa family gebi ahaantoodba ka muuqataa ( Pychopatic traits ).
Honte à djibouti
Mashaallaah caleeg caalamiin weeye eebbe 21!
I read your comment ten times and I cannot understand.
What are you saying???
Subxaanaka yaa cadiim 21.
Vive Djibouti jano ❤
😂😂😂😂😂😂😂Jani 😂😂😂😂😂😂😂jabuuti😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅jano😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Maaca sii fiican balogali reer qol kujire
Libaaaax libaaax dhalay xasan sheekhna ayaa isna ubaahan intaa wax yidhaa
Vive Ms Mahamoud Ali Youssouf . Wa nin inu isku so sharaxo postasi ay uu bahan tahay . Ok ❤
Baga
Waa jareer edeb daraan musafeeni
Kkk😂😂
Viva Uganda Viva Somaliland vivva Ethiopië viva Kenia
Oromo 😂 afsomaliga inaad ku hadlayo oo somali nala sheegato ayaa ceeb nogu filan
Inta naceb jabuuti ciilkina la baqtiya
@@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp sxb lama necba Jabuuti ogow ee dalka jabuuti iyo hogaanka dalka kala saar hogaanka ayaa xun oo xun 😎😎😎
Somalia Somalia Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 SOMALIA SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL
Failed Somalia italiya no government
Guuul British soomaliland government
Argagixiso Soomaalia Argagixiso Soomaalia budhacad Badeed Soomaalia 👎👎👎👎
Markasto ayuu soomaalida bahdilaa
😮😮😮
Who is fit for this job!
That's huminalation.
Somali🇸🇴 ha layaso damtood weey mudan yihiin ,DA'D WAX QABSAN KARIN IN EEY U DABO NICLEYAAN DADKA AFRICANKA ASAGOODA .
WA DA'D BAHDILKA KU NOOL.
2daqiiqo maala yacnni
Saan wayn 😅waa isjeceelyihin 😊😊 Somali dhulkiina dhiistaa
SOMALI KONFUR KAA DHAMADA SOMALILAND OO DHULKINA DHIISTA🤣🤣😂😂😂😂UFF UFF BAA LAA YIIDHI GEELLLE CALOOOL IYO GURGURTE DILAAAL XABAALO QOOTE
Dadka ha caamaynina muu odhan wax qadaf ah wuxuu yidhi madaxwaynanimo ayuu u baratamayaa waanu u qalmaa , qosolka ay dadku qoslayaana waa shaah baan isla cabnay sawirna waanu wada galnay wax kale ma raacsana, dadka sidan u dhaama galaydh tv waanu idin taageernaaye
Kkkkkkkkkk waa runtii Dulmigii uu ku qaaday marwo fosiya xaji aden.
Somalida dad waxaa waye lagu raxeysto oo fashilin nolasha adunka xaq umalahan iney ku noladaan waayo dad jahiliin ah oo lagu raxeysnayo manarabaan iney wax bartan somalida dad dhulkoooda jaceyl mahan somalida meelksta ey jogan ama ey dagan yihiin dhulka waa iska qabiilo Lee kooxo ah jabuuti qabiil ayaa dago dad jiro manihin aderyaal adunka waligeen waan fashilnaan taa aniga iga qora inta ey qabiil uu jiro gabi ahaan somalida meelksta ey dagto daycanaan ugu imo
Inkasta oo aan cidna taagersanyn, sida qoloyinka arimhas xogka haya qabaan Musharaxa Djibouti ayaa ku guleysan kara dorashada kursiga AU. Sababto ah waxa uu haystaa taagerada 29 dal ee luqada farasiska ku hadla oo Djibout ku jirto,sidas bu ku badin karaa. Halka odhinga uu haysto 18 vote. Sidey doniba ha noqoto kursigas maha wax macno uleh Djibouti diplomasiyadeda iyo umada somaliyedba.
Yoweri Kaguta Museveni he's not easy 😂😂😂😂😂😂😂😂
Ninkan weriyaha ah inaga bedela, af somaligiisu sax maaha, waa carruur hadal barad ah oo kale
Oromo shaqoo spy Ethiopia
Museveni proves himself that he is not a gentleman . He provoked Mahamoud Ali and age does not bring wisdom.
Fariid
Yarka-dhulka ayuu la dhacay madaxweynaha uganda.
Dee fikirkisaa uun bu sheegay 😅 wax cay aah mu sheegin aaf English ina si ficaa. U barato wayo
On savait depuis longtemps que le government Djiboutienne est honte..
But isn't secret this waa caadi😅
FOWSIA WEY KU SAXSANEYD INEY UTANAA SUSHO KENYA WAAYO JABUUTI XIN BEY USOO GALEEN MARKEY ARKEEN SOOMAALIYA OO TARTAMEYSA ODHINGA ISAGA WUU KA HOREEYEY DANTA SOOMAALIDA KENYA XATAA WAXEY KU JIRTAA ODHINGA WAAYO FOWDADA WAXA KA WADEY KENYA WAA ASAGA FOWSIA WARKEEDA WAA CADKANOOW AMA KU CUNEY AMA KU CIIDEEYEY WAA GOOD
Viva ucaandha
Taas waa balan inaa ku qeydiino yeeydi ku dhashaywasee
Sanbuuqa weeyn waxeey wadaagaan dhiig iyo dhaqan, qof Cushitic ahna ma jecla.
waa ninka il helay
soo maalida
It serves him right because Djibouti was against Somalia 🇸🇴 when they led the fact finding mission that Kenya 🇰🇪 had violated and bombed innocent somalis killing and destroying the stations of Telecommunication .
Waan ogaa in wixii somaliya la oran jiray ay naago doonayeen inay qabsadaan sida muuse biixi dani dameer Hassan dhiiqo iyo mahad kawaanle ahmed qaxooti iyo wax ka liita....naagihii somaliya waxaa helay rag ka qoora wayn oo ka san wayn sida Uganda Iyo Kenya iyo abiye ahmed.....waxa hada wixii somaliya la oran jiray ka jira waa ibnul sharmuudiinta somaliya oo la kufsanaayo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Wa madaxweyne daa ah layab malahan Djibouti wa waddan yar o la aqonsanyahay o calami ah o quwadaha calami ah base ku leyihin maha sida Taiwan iyo Hong Kong o kale o ictiraf raadis ah
Maxay jabuuti farxadi idinka qaatay ciroleh caruur madaxweyne masuul hablo jaabuti afka kama dhigysan hadal an waxba ahyn ayad ledahy wala bahdilay noocan OO kale aya Suxufi isku shegayo duligan
Af ingiriiska maadan fahmayn wxaas bahdil maaha
Ee wuxuu yiri waxaa ii yimid waziir ka socda jabuuti oo iga codsaday inan taagero waxaan wada cabnay kofee iyo sawiro ayan wada galnay balse aniga waxaan qabaa in jagadaan uqalmo Raila odinga
Meesha bahdilka aaway qof walpa waa xor inuu ciduu doono codka siin karo 😂
Mahadsanid fasiraadaada laakiin waxaad noqotay sakaaradiii saaladeeda is tiri aas iyadoo dadka oo dhami arkayaan boowe
Xaasid nimada ayaa sidaa ku dambaysa.
Remontada kaa Guelleh baan suugeyna 😂😂😂 Ismail Omar tiisa ay kaa daraan hadu yar yahay Mahamoud Ali Youssouf 🇩🇯 uu galma duugan biririhda waxba noo maa sheegayo💪✌️🇩🇯
War naga tag ADINKA BAHDILANE.
Jabuuti hada wey ku daysay!
Danyeer cun waxba kama taqanid Maxamuud Cali Yusuuf wasiirkayaga arimaha debeda.
Qacbuu ka yeedhsiiyay baga
Age does not bring wisdom,Mr. Museveni is not a gentleman.
Odey weyn dhaqan xun waxaana taageersanahay Djabouti saxaafadda Somaliland noqotaya Meel naceybka buuxiya passport adduunka ku tageyn Djabouti
Hhhhhhhh
Baga hadaan runta laysu sheegin waxa laysu sheegaa waa been wuu saxan yahay Madaweyne musavene Madaxwenaha Ruug cadaadiga ah Ee Wadanka Uganda✅👍🙏🙏🙏🙏🙏🙏✅👍
Kk raila iyo yuweri museveni waa isku reer.
Somalidu Jabuti Ha taageeraan
Bahdil maxaa la yiraahdaa?
Waxba ma bahdiline run buu usheegay.
Waxaa maah maahdu ahayd. Afkaad walaalkaa arimaal ku dhahdo saadan ugu mailin lama arkokkkk
Some people like to be abused
Madaxda Jabuuti iyo Somaalia waa dad surwaalku ku qoyey oo ka dhacay ! Waa dad ku astreexa in madaxda Afrika bahdisho oo xaqirto oo caydo
Maanta iyo beri hadii mar kasta lagu bahdilo Ugaanda, Kenya iyo Addis Abeba way ku sii dhitiiqinayaan uun oo kama quustaan bahdalaada, diidmada iyo xaqiraada ! Waxay u tagaan xin iyo xasad Somalilaand iyo aqoonsiga, madaxda Afrikana way ogtahay in ay u socdaan xasad iyo ku dir Somaali la isir ah, markaa waa madax damiir iyo sharaf leh hayaanad iyo shaabuug ayay dib diyaarada ugu soo saaraan !!! Waa abaalkood ! IGAAD na ma lagu takooray !
Uganda haday ogaatay dadka ka
Socda djibouti iyo somaliya in ay
Wada caqli yar yihiin oo dhulkodi iyo dadkodi oo ay babinayan hadan
African leh noo dhiba waa wax lala yaabo somalida ku mahmahda ninki tiisaba dar. Yeela tu kale ku dara iyago qawaan ayey umadaha aduunka is hor taagayan mana xishoonayan sharafi dhimatay
نحنا صومالي عيب عليكم يا أرض الصومال ،
It is a big humiliation to this boy, Fowsiya was the rijgt person for this post but denied to race for this position
Inna Lillahi 🤪
no no
Danyeer-kii uu cunaya Alzhaimer Danyeer ku riday duqaan asaasaqay.
Masha alla wuu ku sugey man gaabka 😂
Codkeyga waxan sinaya kennya maa bahdil miya😂😂 balse halka u jogo wasirka jabuti wasir Somaliland kasocda mala sojogsan kara xuman ba lajiftan
Kaliya wax uu yidhi uun waa nin da yar xilkaa inu qado karo uma malynayo taasna waa fikirkiisa lkn maxa meesha keenay bahdilaada adi views uunba ku darn miyaa
Aabaha qacda ka yeedhsiiya maamulada daciif ah ee jabuuti iyo somalia😂😂
Baga Djibouti khaso ku dhacday
Shame on you Ismail Omar Geele
Maansha alaah qacbaa ka yeedhay😅
War wu kusubiyay maxaa fusheedja intaa dhan otheygan kursi Au ma asagaa bixiya muxuu kadoonay 😅 wu ku fahmeeystay wayeelka jaqafsanyo caadi malahan 😂
Tas bahdil maaha sxb.
WAR BAL ABIIHIISEE HA JABHADA. IINDHAA. CASS. KAGUTA.MUSAVENI. OO. WASIIR KENA. IIN. YAR KU SHEEGAY
Somalia Somalia 🇸🇴 DAN TEEDA AYA GARAN WAYDAN MAXAAA NAGA GALAY JABUUTI WAASAX KU JEEES JEEEESN AKHAS CALEEG AKHAS CALEEG
Kkk walee wa nin buurya qabkan reer jabuuti ee keligii taliye cumar geele futada umaydha makasaa afrika meleli kara waa maya
Jabuti waa timi wax ka dhigty adigo waxba ahyn isaqa abgaal ma laha waa mudgo isaqu
Isaaq ma guur kuuga baxay sida asd saylac deeganka utahay buu isaaqna jabuuti degan uyahay
Rila Odenga waa Fit buu yidhi laakin kani Maha fayow yidhi macna ahaan dhulkuu jiiday labadii nin ee jagada Foosia Yusuf X. Aden kala iibsaday kkkķkkkkkk
Wrong translation! You better learn English buddy. There's no humiliation.😅😅😅
Somalilandna waa taa maanta guusha eebbe siiyey ee ay ahaatay 21.
Dad Aan socod baran Oo wadamo isku sheegaya Ayaa Africa qaribay Ee dadka hala kala shaandgeeyo runtana haloo sheego
😂😂😂😂baga
Waa sax viiva somaliland
No Somalilland ❌Somalia✅
Afrika guuul odhinga
Yaryarkii somaliland wax ku bartay kana fra,iiday waxay noqdeen cowga dalkooda ,ismoog aqalkiibay aslaysaa ismana oga
Hhhhhhhhhhhhh
Ha la yaabina waa cimriga uu joogo waxuu marayaa waqtiga uusan garanayn waxuu ku hadlayo waa biden ka mareykankoo kale
wariye luuqada englishka ayaadan si fiican u garanaynin waxaasi ma ahan bahdil
Fosiya sidan baa loo bahdili lahaa
JABUUTI 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Meel kasta way ku bahdilan tahay ismaciil.neef😊
Walaahi Qacbaa ka yeedhay Maqaaxidii ina Geele 🤣😅😁😅🤣😁🤣😅🤣😁😅🤣🤣🤣
Kkkkkkkkkkkkkk
Waa nin hadda warbaahin ka shaqeeya waxaas bow sio gudbinayaa war orod iska sax siiqada 2arka loo dhaho
Foosiya isaaq Ahaan Ayaa Loo xasiday iyado Xita dowlada Fashilka ee xamar Matalaysa aniguna waa inaynu daba dhigana Raga loo xasiday ee kuwa xasidayba 😂
Halkaasuu uga yimaaday waa maxay? Wariyihu ma qurbuhuu ku dhashay uu ku koray mise waxani isyeelyeel uga yimid weeyaan hadii uu afsoomaaligu luqadaada koowaad yahay
Kkkkkkkkkkkkkkkkk
SOMALILAND GUUL GUUL SOMALILAND CANFARIGI DHULKA LAA JIIDEEY KKKKKK SOMALIA IYO DJIBOUTI MEELE KASTA WAA LAGU BAHDILA KKKKK. GEELLE SOO LUULOOYEEY IYO GURGURTE XABAALO QOOTE