#PART2

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 15

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 3 дні тому +1

    Mahadsanid Wariye aways Hassan Mohammed ❤❤❤❤

  • @abshirali313
    @abshirali313 3 дні тому +2

    Horn Afrik ayaan k soo wada shaqaynay

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 3 дні тому

    Kkk. Somalida inteeda badan waxba iskaga khaldan, Siyaad Barre xumaantiisa iyo wanaagisa keeba badan very simple. Xumaantiisa ayaa badan oo kaliftey in uu Nageria qaxooti ku noqdo, hadal iyo dhamaan. Aakhiraba Xumaanta iyo wanaaga ayaa lays garab dhiga ( yomal qiyama).

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c 3 дні тому +1

    Is'gooyska siinaay illaa is'gooyska aadan cadde illaa dahabshiil bakaare ayuu dagaalku is'heeystay siduu ubilloowdana ma istaagin

  • @abdihakimrage4932
    @abdihakimrage4932 2 дні тому

    Seniority ga waa ilaalisay lkn sidaa Siyaasiyiinta kale checkmate ugu sameyney ugumaan sameyn. Waliba points qaar wajigaaga laga aqrisan kara sida ugu fududeyneyso Waliba adigo fahmaaya.

  • @faysalibrahim584
    @faysalibrahim584 3 дні тому

    Ninkani waa qoloma

    • @keykey2594
      @keykey2594 3 дні тому +1

      Ninkan waa Hawiye Murursade. Wuxuna ku jiray ragii jabhadii USC qaybta cali Mahdi. Dumar iyo caruur badan oo daarood ah bu xamar ku xasuuqay 1991dii, asagana afkiisa ka qirtay.

    • @faafintadiintaislaamka2942
      @faafintadiintaislaamka2942 3 дні тому

      Kkkk yaa sheegay inkaar qabaha hada muxuu u faaninayaa markaas sxb lol​@@keykey2594

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 3 дні тому

      @@keykey2594aad buu u amaanay m siyad bare aman aanu laheyn ayuu siiyay

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c 3 дні тому

    Dalkaan waxaa qaribay inkaar qabihii cabdirashiid dilay. Oo ruuxiisu laga yaabo inuu afgambiga wax ka ogaa siyaad barrana qalad iyo afgambi buu ku yimid. Wuxuuna badalay dastuurkii iyo is'doorashadii iyo axsaabtii ummada soomaaliyeed eey raaliga isaga ahaayeen kolka daalim ceeyn-wareejiyey maslaxadii ummada soomaaliyeed iyo waxeey ku heshiiyeen buu ahaa

  • @casiloGedi
    @casiloGedi 4 дні тому +1

    Askartii soo laabatay oodagaalka kasoo laabtay 77 maxuu ulaayay haduu wadani ahaa

  • @pureh723
    @pureh723 4 дні тому

    Wadanka soomaaliya waxow leeyahay diin iyo dhaqan siyaad barrel waxaas waxbo Kamo galin haddii ree galbeedka dhaqankooda la qaati ama shuuciyadda oo naguhu dharka dhigtan raguna tiiba talyaani u labistaan waa rabaa wadni miyaa ninkaas waa maya aniga wadani waxaa u aqaan madaxwaynaha turkiga oo kale wadankiisa horumariyay diintoodii dhaqankoodii lagala dagaalay tartartiib ugu so celiyaysy dhaqaalohoodii kor u qaaday
    lkn ii kaalmeeya wadanka kaniisado ka furta dadka gaaleysiiya lkn aniga dhibka dadkaan ku hayo tooshka ka daaya jahilnimadii dadkiisa uu ku hugaamiyay waa midda keentay in wadankii gubtay dadka wax bartay kacaanimo ey barteen kii yimadana sidii siyaad bare uu rabaa in uu wax u xukumo dadkii xiligaas wax bartay ilaa ay dhamaadan wadankan saan uu ahaana