Qabiilka ugu Qoorta Dheer ee Adduunka 🇹🇭 The Long Neck Tribe of Thailand

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 170

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  2 місяці тому +104

    Fadlan 10kun Like 👍🏾 iyo Share
    Sharmarke Instagram kiisa:
    instagram.com/shakf2?igsh=MWk5YncyejJzeHc5Mg==

    • @AbdiasiisDaauud
      @AbdiasiisDaauud 2 місяці тому +4

      Fadlan ila so xidhidh hada rptid inad bilowdow yutuup😮

    • @SUPERMOHAN420
      @SUPERMOHAN420 2 місяці тому

      Pattaya City noso duub sxb qali

    • @mohamudali816
      @mohamudali816 2 місяці тому

      Saaxiibkaa sharmake ma bidaar buu leeyahay

    • @abdifataahcade6793
      @abdifataahcade6793 2 місяці тому

      Geedi sxb waxan ahay saxiib kugu xiran waxan codsana inaad tagto haday macqul tahay Dalka Mayanmaar Barma waxad soduubta musliinta rohinga meshaas waa muhiim hadi aad tagi karto🙏

    • @Cabdishakuur
      @Cabdishakuur 2 місяці тому +1

      Fadlan I gaadhsiiya 1000 ka Subscribe ❤❤

  • @shaafiabdi8273
    @shaafiabdi8273 2 місяці тому +42

    Geedi sahan wa nin siyaasad iyo naag lafuray aan social media laso hor istaagin..shukran sir
    Role MODEL indeed!!

  • @nimcomaxamed9111
    @nimcomaxamed9111 2 місяці тому +27

    Geedi sahan waa ninka keli ah oo aduunka noo dalxiis geeya anagoo aan tegin si akhlaaqleh oo ixtiraamkujira uso tebiya kaladuwanansha dhaqamada ,habnololeedka, hormarka,taariikhda iyo aasaaraha aduunka ee aan noosoo duubin baashaalkiisa iyo noloshiisa gaarka ah keep going Geedi Sahan

    • @OsmanJigre-x8l
      @OsmanJigre-x8l 2 місяці тому +1

      Nimco maxamed mahad sanid wllo

    • @nimcomaxamed9111
      @nimcomaxamed9111 2 місяці тому +1

      @OsmanJigre-x8l ❤️

    • @saidkaamil6018
      @saidkaamil6018 2 місяці тому

      Walllhi nimco run baad sheegtay ninkan waxan ku jeclahay akhlaaqdiisa wanaagsan
      Lkn .youruberada kale
      Faakh bay noo so gudbiyaan
      Sida qays qaysar iyo dhakhtar
      Ragaasi waxoodu wa halaaga sheego kaliye iyo badownimo

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 2 місяці тому +22

    Dadka ugu qoorta dheer aduunka
    Waa reer Thailand 🇹🇭 keep going Geedi Sahan bro ✅👏🎈

  • @NaimaHamud-m5q
    @NaimaHamud-m5q 28 днів тому +1

    Geede sahan wuxu uqalmaa 1M ee somaliyey an ukacno wiilka intaaso dal ayu ino dalxiisgeeyyy inago guryhena joogna ❤horey usoco wll 🎉

  • @Huseinahmethhusein
    @Huseinahmethhusein 2 місяці тому +23

    Wabad so gashe ku sali nabiga scw❤

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth 2 місяці тому +1

    Ninkani channel kiisa waa in infollow badan la siiyaa Waa nin Wax badan usoo gudbiya dadkeena.
    Dhaqanadda aduunyada iyo bulshooyinka kala duwan ee Dunida inoo soo gudbiya.
    Thanks Mr Geedi Sahan

  • @mohassan5087
    @mohassan5087 2 місяці тому +3

    Hore soco mudane geedi, sidaas kuula dalxiisnayba markasta😊 mahadsanid muqalada iyo warbixina dhamays tirsan soo tabiso🎉❤

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 2 місяці тому +10

    Ilahay aburtisa cibro qaadasho mudan allahu akbar🤲☝️

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 2 місяці тому +1

    Masha Allah walalka Somaliyed ee kaligii dalkas ku nool ee ardeyga Allah haxafido waxbarashisana si nabad ah haku dhameeyo ❤ masha Allah❤ salaan sare from Muqdishu( Hamar)❤
    Xarunti dalka ardadena aduunka dafihiisa waxku soo baranayo waa musraqbalka dal ka waa Kuwi naga tuurilahayen oo naga gubilahayen calamadan qabiileysan qabyaladan salamka oo aan ku aduunka iyo aqiro segney❤

  • @HousseinYare
    @HousseinYare 28 днів тому +1

    Ruun waa soo dashe

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 2 місяці тому +1

    Geeddi awoowo! MAHADSANIDAA!!!🎉

  • @AymanAbdullah-e4r
    @AymanAbdullah-e4r 2 місяці тому

    Geediahan waan kudaawada waxan tahay qofwanaagsan oo xushmadleh guul baan kuleeyahay

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 2 місяці тому +1

    Geedi sahan, Geenyada Madow iyo Qays qaysar You tube kooda waa maal galiyeen fadhi ku dirir iyo Daldumis ma aha dalka iyo dibadba wayna bareen🎉

  • @laaaramadrid8930
    @laaaramadrid8930 2 місяці тому +1

    Maashaa allah geedi sahan guulayso

  • @Shakir-ali-h3p
    @Shakir-ali-h3p 2 місяці тому +4

    Aar Zxp Dalka Kaalay insha Allh ❤

  • @saabiriinabdullahi8129
    @saabiriinabdullahi8129 2 місяці тому +1

    Form arimahena horey usoco

  • @Ina-iltireh
    @Ina-iltireh 2 місяці тому +2

    good videos
    fadlan geedisahanow videowyada inoodhaadheere

  • @socdaalfilmsvlogs
    @socdaalfilmsvlogs 2 місяці тому +1

    Waa barnaamij wanaagsan ❤

  • @moametmk5946
    @moametmk5946 2 місяці тому

    Bro you are number 1 the UA-camr of Somali media 2024 🎉

  • @Mahmoud-x7f8l
    @Mahmoud-x7f8l 2 місяці тому +1

    Sxb allah haku barakeeyee heesta iska dhaaf

  • @abdirahmanibrahim1867
    @abdirahmanibrahim1867 2 місяці тому

    Thank you Gedi Sahal I travelled with alot in UA-cam 🎉❤❤❤

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 2 місяці тому

    Wad ku mahad santahy bro Geedi sahan

  • @XidigRamoz
    @XidigRamoz 2 місяці тому +3

    GEEDI SAHAN I'M FIRST PERSON
    LIKE HA ILA DHAAFIN SOMALIYEY

  • @Diyeeshe12
    @Diyeeshe12 2 місяці тому

    Alllah ayaa noo gargaraay sacadan cawaan baan ahaa laheyn

  • @fathiabdillahi5611
    @fathiabdillahi5611 2 місяці тому

    Hore usocco wll jabuuti kaalay ❤❤

  • @KaderOmer-mz4mm
    @KaderOmer-mz4mm 2 місяці тому

    Geedi sahan muQaalda so badi😊

  • @Bossbbe-z7j
    @Bossbbe-z7j 2 місяці тому +1

    Lasgoo guy's hore ugaadhsiiya 300k 🎉

  • @Khabiib-f2
    @Khabiib-f2 2 місяці тому +6

    Travel ka saxda ah
    Wuxuu soo bandhigaa wadanka uu tago taariikhdiisa

  • @musegaladi9858
    @musegaladi9858 2 місяці тому

    Waa kusaran from USA bro

  • @rahmoahmed6756
    @rahmoahmed6756 2 місяці тому

    Professional youber dhihi kara hoaray usoco wll

  • @Engsoftware12
    @Engsoftware12 2 місяці тому

    😅😅😅 acuudu billahi qoor dheera

  • @Salman-h6t7e
    @Salman-h6t7e 2 місяці тому

    Mashaalh gedi sahan

  • @Mahdi-hc3ud
    @Mahdi-hc3ud 2 місяці тому

    Waa dad cadiban way dhiban yihin walhy

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 2 місяці тому

    You deserve more ❤

  • @muhudinwarsame4761
    @muhudinwarsame4761 2 місяці тому +4

    Qalanjo qoordheer maqli jiray😂😂😂

  • @SacdiyaApdirahman
    @SacdiyaApdirahman 2 місяці тому

    Ilaahayow ha itusin😂 kuwanaa🤲

  • @mukhtaarkadiye9307
    @mukhtaarkadiye9307 2 місяці тому

    Video dheere gudoomiye insha allah

  • @Beygadaalo
    @Beygadaalo 2 місяці тому

    Guleeso sxb🎉

  • @yasuuma14
    @yasuuma14 2 місяці тому

    Form arimaha😊😊

  • @mohamedjama41
    @mohamedjama41 2 місяці тому

    Cajiib, Ninaaan dhul marin dhaayala. Waaya aragnimadu waa qaybkamida cilmiga nolosha.

  • @MrSj-s1c
    @MrSj-s1c 2 місяці тому

    Awesome 😎 sharmaarke salan

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 2 місяці тому

    Best somali UA-cam

  • @UpdyfittahMohamed
    @UpdyfittahMohamed 2 місяці тому

    Alxm For Muslim🎉❤

  • @saacidismaaciil8685
    @saacidismaaciil8685 2 місяці тому

    Hore u soco sxp

  • @The-BoY-x5r
    @The-BoY-x5r 2 місяці тому +1

    Muqaalkan waxaa iiga muuqda saaxiibkay sharmarke oo 6 sano ka hor iigu danbaysey😢

  • @KulmiyeAbdulahi
    @KulmiyeAbdulahi 2 місяці тому

    Geedi sahan nin culus waan kusaaray

  • @ApdulRehman
    @ApdulRehman 2 місяці тому +4

    Geedi Egypt Sanadkan ma I maneysan haduu alle kuu idmo👋🏽

  • @Mohaazzinho
    @Mohaazzinho 2 місяці тому +1

    300k is coming pro 👏🤍

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 2 місяці тому

    Geedi sahan. Fariida

  • @AbdulaahiIbrahim-j9p
    @AbdulaahiIbrahim-j9p 2 місяці тому +1

    The empire of Somali of ajuuran

  • @cabdiqaali143
    @cabdiqaali143 2 місяці тому

    Geedi sahanoow maanta waxaan arkaa dumar kaliya aaween ragi teylaan

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 2 місяці тому

    😢😢😢bas anuu wan kaa hadhay dad geela hadad ii geysay😂😂😂😂😂

  • @Cabdishakuur
    @Cabdishakuur 2 місяці тому

    Waar Somali wayney fadlan 1000 ka I gaadhsiiya ❤❤❤❤❤❤

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samawademedia8845
    @samawademedia8845 2 місяці тому

    Good luck bro

  • @BobBob-op7ls
    @BobBob-op7ls 2 місяці тому +1

    Nice video

  • @Boqorka-h1z
    @Boqorka-h1z 2 місяці тому +1

    Comantiga uhoreyay like sara

  • @OsmanJigre-x8l
    @OsmanJigre-x8l 2 місяці тому

    geedi sahan sxb wan kusalaamay

  • @CabdiwaduudAftin
    @CabdiwaduudAftin 2 місяці тому +1

    Fist comment❤

  • @abu1barcelona529
    @abu1barcelona529 2 місяці тому

    Respect bro

  • @najax156
    @najax156 2 місяці тому

    Waad u qalantaa like

  • @yesserahmed
    @yesserahmed 2 місяці тому +2

    Birahan habenki maku seexdaan?

  • @fitahwabiir3716
    @fitahwabiir3716 2 місяці тому +1

    Wlh this guy deserves more subscribers

  • @djamagorgor6357
    @djamagorgor6357 2 місяці тому

    Asc tayilan magalade ugu ficaan

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 2 місяці тому +4

    Luqunta dheere ilahay ba baxaya ma bir lagu xiraya marka

    • @Abdinorm
      @Abdinorm 2 місяці тому +4

      Qofkuu ilaahay u abuuro Ayaaba dhaama Waxn qoorta laga yaaba iney Go'do

  • @HibaaqCabdimajiid
    @HibaaqCabdimajiid 2 місяці тому +2

    First comment

  • @accountingchannel4198
    @accountingchannel4198 2 місяці тому

    Geedi sahan inaba caadi ma,aha

  • @bobena84
    @bobena84 2 місяці тому

    Keep going

  • @mohamoudali6686
    @mohamoudali6686 2 місяці тому +1

    👌👌👌

  • @Abdirisak1
    @Abdirisak1 2 місяці тому

    Keep going

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool 2 місяці тому +1

    Col & Cadaawe Qowdhanoow Jooji Faro Taaga.

  • @SUPERMOHAN420
    @SUPERMOHAN420 2 місяці тому

    Pattaya City goormee so dubi sxp meshaa inaa dalxiis ku imada rabaa war iga so sii sxp

  • @MohamedAli-x1c
    @MohamedAli-x1c 2 місяці тому +3

    teylan qarade katirsantay😮

  • @LafooleLafcas
    @LafooleLafcas 2 місяці тому

    Wa GEDI SAHANOW mxa thailand waka heeshey miyaa mxa. Intaan dhan

  • @bobena84
    @bobena84 2 місяці тому

    Woww😊

  • @KulmiyeAbdulahi
    @KulmiyeAbdulahi 2 місяці тому

    Sxb mahmud geedi sahan

  • @hamcumc4549
    @hamcumc4549 2 місяці тому

    Best 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @BobBob-op7ls
    @BobBob-op7ls 2 місяці тому +1

    ❤❤❤

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 2 місяці тому

    Sxb keep going

  • @mohadaahir8343
    @mohadaahir8343 2 місяці тому

    Cajiib

  • @idilabdullahi4678
    @idilabdullahi4678 2 місяці тому +2

    Qoordheer ayee inacsiisay😂😂😂😂

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 2 місяці тому

    Don't stop 🛑. Just counting

  • @qaliifsaanya
    @qaliifsaanya 2 місяці тому

    Cajaaib

  • @AyoubaliHiiz-o4t
    @AyoubaliHiiz-o4t 2 місяці тому

    Geedi sahanoow inankaan ayaanba dabyar shideyne😂

  • @cabaascabdi0019
    @cabaascabdi0019 2 місяці тому

    Sharmake Zidane ahaaa

  • @JehaanAbdiraxman
    @JehaanAbdiraxman 2 місяці тому

    Geedi sahanow yaan lagu cunin meel kasta waad iska aadeysaa niyow meel fariiso

  • @hamdiahmed7405
    @hamdiahmed7405 2 місяці тому

    Muruqa iga bixi wayey show birtan in la igu xiraa la qaaty geedi sahanow horay nogu keen

  • @charkoshanghai
    @charkoshanghai 2 місяці тому +2

    Gabdhaha quurta dahab kalee wa meeqa mid iso qaboo Geedi sahanow. 😂

    • @iaw2401
      @iaw2401 2 місяці тому

      Qoorta digsigaas in lakugu xiro waaye

    • @charkoshanghai
      @charkoshanghai 2 місяці тому

      @iaw2401 😆

  • @hamcumc4549
    @hamcumc4549 2 місяці тому

    Big step

  • @bashiirshaami8479
    @bashiirshaami8479 2 місяці тому

    O adaba ka qoor dheer ee 😅

  • @HanadYareh-7
    @HanadYareh-7 2 місяці тому

    Dumarka bas miya loxira?

  • @Diyeeshe12
    @Diyeeshe12 2 місяці тому

    Cunaha lugu gooy

  • @JehaanAbdiraxman
    @JehaanAbdiraxman 2 місяці тому

    Qurux dii baa meel xun lagashey salamaad

  • @Abdiyusuf490
    @Abdiyusuf490 2 місяці тому

    Ilaa goorma ayay qoftu ku sidanaysaa qoorta mise waqti maleh

  • @HamseXidig-t4e
    @HamseXidig-t4e 2 місяці тому

    ❤❤❤❤sav

  • @edurcollage1
    @edurcollage1 2 місяці тому +1

    Vedio ga waxaad moodaa in uu shucaac ku furan yahay

  • @MaxamedyuusufNuur-z2p
    @MaxamedyuusufNuur-z2p 2 місяці тому

    Wowww😅

  • @musegaladi9858
    @musegaladi9858 2 місяці тому

    Guut malaga helaa reer taywan

  • @MohaAkVlogs
    @MohaAkVlogs 2 місяці тому

    dhaqan aad ucajiidsan waaye