NIGHT ROUTINE JUMMA MUBARAK

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 153

  • @mariammoha4756
    @mariammoha4756 Рік тому +18

    Asc reer my rajo azxaabtina kamid ahay iso duceya insha allah 40 qof ducadod wala aqbalaye waswas iyo shaydan maskaxda iga wareriyay subxanallah markasta marka isku arko madaxeygo laga shaqeynayo xaga rabi ucarara allxmdullilaah hada aada uficanahay iso duceya inta dhiman insha allah inuu rabi iga sara qaado♡aniyo inta ila midkaba allahuma amiiiiiin

    • @asmaaragsan6439
      @asmaaragsan6439 Рік тому

      Abyo waxas washaydaan kacudu bileyso aniga xita waisku arkay ilahay hakadulqado

    • @Rayaan277
      @Rayaan277 Рік тому

      Alle haku caafiyo xbbti

    • @rabicakalson
      @rabicakalson Рік тому

      Allow kucaafi abyo mcnto❤

    • @mariammoha4756
      @mariammoha4756 Рік тому

      @@rabicakalson amiiiin amiiiin shukran macanto♡♡

    • @AyanGuhad-fp3iw
      @AyanGuhad-fp3iw Рік тому

      Allh ka dulqado abayo

  • @farhiyoabdi1604
    @farhiyoabdi1604 Рік тому

    Ameen yarabi 🤲🏼 masha Allah ❤❤❤❤

  • @rihamkhalifomarrihamkhalif7388

    Masha Allah Safar khayr qaba Dhamaantn Nabad ku baxa nabad ku so noqda insha Allah
    Allah ku cafiyo abaayo Saliga nabi mohamed scw aqriso iyo Suratul Albakhra dhageeyso guriga ku shid Cafimaad taam insha Allah ❤❤

  • @shukridaahir9537
    @shukridaahir9537 Рік тому

    Abaayo maniro qali dumarey illahay ka qabato inaata xuun safar salaamo soo naqad salaamo idiigan iyo dumashigen cabdi risaqa ilamehana dhamanatin uu Cali uu wayahay amiir uu yarayahay xafuudu lllah

  • @user-xj7sl8sz4g
    @user-xj7sl8sz4g Рік тому +1

    Masha allah abyo alle haku nabad keeno

  • @MaryamoYuusuf-de4wv
    @MaryamoYuusuf-de4wv Рік тому

    Wel com to muqdisho my rajo

  • @liyaomars
    @liyaomars Рік тому +4

    Maasha'allaah safar salaama nabad allaah haidinku geeyo xamar cadeey iyo hooyo nabad allaah haidinku soo celiyo wallaahi waa muhiim guri nadiif oo carfaayo in laga tago weliba uunsi lugu sii shido xitaa xoogaa cunto diyaarsan barafka lugu sii diyaarsado waa sida aan jeclahay markastana aan sameeyo 👍💯💯 allaah haidiin fududeeyo aamiin

  • @murayomohamud2070
    @murayomohamud2070 Рік тому +3

    Masha allaah marka yaraan ku dhasho waa sidaan illaah haku ziyadiyo walhi illaah haku barakeyo ❤❤❤❤

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 Рік тому

    ALLAHA kucafiyo cafimaad taama ALLAHA kusiiyo dambi dhaf ALLAHA kaga dhigo

  • @nuurtohappyfamily2611
    @nuurtohappyfamily2611 Рік тому

    Masha Allah ❤

  • @marwaadan7906
    @marwaadan7906 Рік тому +2

    Abaayo kirliga online ka Ma kagadatay wan jeclaaday iisoo tilmaam mesha laga helo ❤❤❤Mashaaallaaah Tabarakallaah

  • @fartunmohamed1848
    @fartunmohamed1848 Рік тому +1

    Abaayo is quraan saar adkaatana aad u badi safarkana allaha idiin fududeeyo sii socod iyo soo noqodba

  • @user-bw9te7tb1b
    @user-bw9te7tb1b Рік тому +2

    Allah ku caafiyo maamo il waaye anig sidaasa wllhi Quraan isa saaar maamo ❤❤

  • @ramloxasan6406
    @ramloxasan6406 Рік тому +2

    Abayo muniro kaninka canaha badiyo ii soo qaad sadaqo waa kuu ducayhaye somaliyA mayalee ❤❤❤❤❤❤

  • @dahabarooble2844
    @dahabarooble2844 Рік тому +2

    Maansha Allah safar salaama wixii dareera ah bac iyo sharooto si fiican ugu duuduub dhar ka dhex geli insha Allah ma daadanayaan

  • @haninora533
    @haninora533 Рік тому +1

    Amiiiin yaa Rab🤲
    Masha Allaah Tabaarakallaah ☀️🌻✨

  • @user-ir4ev4iz3k
    @user-ir4ev4iz3k Рік тому

    Masha Allaha ku caafiyo inshallaha

  • @kayftahlil4461
    @kayftahlil4461 Рік тому +2

    Mashallah Allah ku barakeeyo aduun iyo akhary baa nuur canal xabibiti Maniro cadeey Abdirisaqa mashallah safara salaama xabibiti inshallah akhary lakuluma
    Angina baa waxan uu so daa Somalia next week inshallah take care princess adna iyo caruutaba

  • @hibanuura4233
    @hibanuura4233 Рік тому +2

    Maami dhalo cadeey kusoo dhawoow xamar cadeey ilahey safarla hakuso fududeyo 🤲🤲

  • @ikranawale5450
    @ikranawale5450 Рік тому +1

    Mash Allah tabarakallaah allahuma barik ❤

  • @um.samiir3755
    @um.samiir3755 Рік тому +2

    Masha alaah alaha bisalaamo idinku geeyo meeshad usocotaan abaayo❤❤❤❤❤❤

  • @deeqatalyaanichannel3721
    @deeqatalyaanichannel3721 Рік тому +1

    Ax abaayo muniiro way naga daashay wlhi waxay dhahday anoo howl hayo aa seexanayaa abaayo mcney igu kaalay garoowe nasiino fiican abaa kusiinaya hadaa somalia soo gaartid tageerahaaga number one ayaan ku ahay illahay dartii aan ku jeclahay waxaa tahay dhiira galiyahayga wlhida❤♥️😍

  • @sahramohamed7031
    @sahramohamed7031 Рік тому +1

    Abyo ALLAHA ku caafiyo ISHAALLAH

  • @xafsomohammed8516
    @xafsomohammed8516 Рік тому +1

    Mash Alllah Abyo safar khyr insh Alllah 🎉

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Рік тому +2

    Maasha Allah safarsalaama xabiibti adiga iyo familkaaga ❤❤❤

  • @sundusawale8136
    @sundusawale8136 Рік тому +1

    Xbti saliga nabiga badso wax wayn ayad kadaremaysaa insha allaah

  • @sihaamahmed715
    @sihaamahmed715 Рік тому +1

    Masha allh welcome to muqdisho ❤

  • @maryamsheekhaadan5360
    @maryamsheekhaadan5360 Рік тому +2

    Aallaah ku cafiyo insha allah abaayo

  • @maryenyasin106
    @maryenyasin106 Рік тому

    Waa lasharootey shanbada iyo careemka afka sharooto looga dhajiyaa

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Рік тому +2

    Maasha allaha family 👍❤️❤️🤲

  • @Maryanruun26
    @Maryanruun26 Рік тому +2

    masha allah safarsalaamo anaga holan aanoshidan xamar nagusalaam

  • @kalsancookingchannel7631
    @kalsancookingchannel7631 Рік тому +1

    Masha allaaah abaayo qali allha ku caafiyo safarkana allha idin fududeeyo allha idin sama geeyo allahane alle ha idinso nabad celiyo

  • @user-vn4kv4ez7g
    @user-vn4kv4ez7g Рік тому +2

    Masha Allah abaayo Allah haku xafido adi iyo caruurtada ❤

  • @fadumaabdulaahi5220
    @fadumaabdulaahi5220 Рік тому +1

    Mashaa Allah 🥰🥰🤐

  • @aminayusuf5960
    @aminayusuf5960 Рік тому +1

    Safaŕ sàlaama abaay Muniira adi family gaa dhamaantiin. Allah idiin xifdiyo

  • @zahroabdukhadir1718
    @zahroabdukhadir1718 Рік тому

    Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲

  • @user-wd4ri4xc3u
    @user-wd4ri4xc3u Рік тому +1

    Safarka alaha nifududeyo abayo nabad kutaga in sha alah

  • @RoodaAhmed-yp3eg
    @RoodaAhmed-yp3eg Рік тому +1

    ❤Mansha allah ❤

  • @safiyacookingchannel6346
    @safiyacookingchannel6346 Рік тому

    Amiiin yaa Rabi

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @saafimahamedhasan8875
    @saafimahamedhasan8875 Рік тому +1

    Masha allh fmly qurux bdn alle hanii xafdo❤❤❤

  • @gyfcv3214
    @gyfcv3214 Рік тому

  • @sadiyaisman9665
    @sadiyaisman9665 Рік тому +1

    Quraan ISA saar abaayo

  • @ismahanchannal8766
    @ismahanchannal8766 Рік тому

    Masha allha abyo muniro safar salama

  • @asmaaragsan6439
    @asmaaragsan6439 Рік тому +1

    Ilahay haidin fududeyo safar masahlano nabad kuimada insha alah

  • @user-ww9lv6vb2r
    @user-ww9lv6vb2r Рік тому

    Subxaana laah

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 Рік тому +1

    Masha allaah allaah idin fududeeyo

  • @fatimaomar165
    @fatimaomar165 Рік тому +1

    ❤❤❤❤safar salama abyo qali muniira cadey ❤❤❤❤

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Рік тому +1

    Wllo ayatu kursi iyo Al baqra ❤akhriso laga yaaba inay. I’ll cayuumi taht

  • @hodanabdi2508
    @hodanabdi2508 Рік тому +1

    Maasha alh abyo ilaahey cafimadalh ku siiyo ku daadal adkarta anaa saas ahy anoo socdo aya hurdo iqabane iyo anu cunug caano siinayo oo hada gacnta cupka ku hay😢 safarka alh kuu yasiriyo😊

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому +1

    Manshaallah😍muniro ilahay ha idin fududeyo safarka jumca mubarak ❤all family

  • @maxedabshirxiis6155
    @maxedabshirxiis6155 Рік тому

    Masha alah alaha idin xafido aamiin aamiin

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 Рік тому

    Abaayo muniira thanks safar njema abaayo inshallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤my family alllaah yaxfidkum

  • @Sacdiyahadfow86
    @Sacdiyahadfow86 Рік тому +1

    Wan Idina samamaly my rajo wax ika codsana ina idoduceysa inu allha ika icafiyo alxm cafima wan hesta lkn inta inta dhima inu allha is iyo insha allha walking Ben ma shegayo hooyo qof la mid adunka ma jogto hada xarunsantahay iyo da faraxsanta hooyo wa garab alxm manta wan shaqeysta shaqadeyda hooyo garab iku sisay iyo allha wax ku aawal gudo ma Amani yarbi wax ka barya jano adunaka allha cafimad iyo cimri dheri iyo Cibado suban wan idi barya Ani lacga is ma nidhahayi lkn iso duceya inu allha culeska ika dulqado Mar kasto an jifto wan riyoda maaqano wax wey yiyih lkna ducadina u bahanahay😢🤲💔

  • @xamdixiis153
    @xamdixiis153 Рік тому +1

    Masha allh ❤my family allh idhin fududeyo insha alh

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Рік тому +2

    MashaAllaah ❤❤❤

  • @fahmohasan2198
    @fahmohasan2198 Рік тому

    aaaaaamin yarabi aaaaaamin safartihiin iiduceyaaa abaayo muniiro muradkayga iisahalo

  • @riyaaqruuxi272
    @riyaaqruuxi272 Рік тому +2

    Ale haku caafiyo abaayo

  • @farxiyomoha4523
    @farxiyomoha4523 Рік тому

    Aamiin muradka llaha noo shalo safar salama qliyey xamar cadey iku slam ❤❤

  • @hindaahmed5879
    @hindaahmed5879 Рік тому +1

    ❤ mashallah

  • @amalcabdilahi1536
    @amalcabdilahi1536 Рік тому

    M.a allah habo adkujecelahy illahey dartis isoduceya xajigeyga melousocdho anaga sodhahdhay said habo muniro adi iyo asxabt isoduceye illahey haiaqbalo insha allah

  • @gamer5Real
    @gamer5Real Рік тому +1

    Ilaheey ha idin fududeeyo abayo ❤❤

  • @ikranawale5450
    @ikranawale5450 Рік тому

    Voyada laso dhaqsada cajisga ilahay haka dulqado aamiin

  • @miskibela7679
    @miskibela7679 Рік тому

    Manshallah❤❤❤

  • @khadraheegan5665
    @khadraheegan5665 Рік тому

    ❤❤❤abaayo alle ha ku caaafiyo aaaaaaamiin Aaaaaaamiin yaarabi ❤❤❤❤❤

  • @user-xb9zj2lu9c
    @user-xb9zj2lu9c Рік тому

    Allaha kaqado cajiska abyo safar kana allaha kufududeyo

  • @AishaMohamed-lx5yp
    @AishaMohamed-lx5yp Рік тому +1

    shaambooyinka iyo kareemada Afka Ayaa koolo looga xiraa

  • @AaziyaAhmed-ch2ni
    @AaziyaAhmed-ch2ni Рік тому

    Muniira abshir keep goin

  • @salmomohamed1666
    @salmomohamed1666 Рік тому +1

    Shampada iyo careemka iyo wixi darero ah abyo colo afka kaga duub sido kaga dadan

  • @fahmohasan2198
    @fahmohasan2198 Рік тому

    aaaaaamin yarabi aaaaaamin yarabi

  • @user-qy2qi6ox5g
    @user-qy2qi6ox5g Рік тому

    Waa ku jeclahay waxa in aa ku arkho safarki hore waa ku soo radiyay pls aa ku arkho my rajo

  • @user-nz9hw4ui5o
    @user-nz9hw4ui5o Рік тому

    Masha allah❤❤❤❤❤

  • @nadiaabdirahman4782
    @nadiaabdirahman4782 Рік тому +1

    Allaha nii fududeyo safarka my family❤❤

  • @rawihassan8615
    @rawihassan8615 Рік тому

    Caafimaad taama allaha ku siiyo culeys ku heystana allaha kaa dul qaado 😘

  • @MaymunaA.qaadirMaymunaA.-bc5en

    May rajo Allah nii fududeyo safarkina my family

  • @hadiyarooble4250
    @hadiyarooble4250 Рік тому +1

    allae haku cafiyo walaley

  • @fadumohassan4319
    @fadumohassan4319 Рік тому

    Mashalaah ❤❤❤

  • @saabiriindeerow7223
    @saabiriindeerow7223 Рік тому

    Safar salamo ilahy ha idin nabadgeyo melwalba Aad rabtiin habo muniiro

  • @shukridaahir9537
    @shukridaahir9537 Рік тому

    Abaayo xamar maa uu soo soocata inaata kaso raadina xamar maniro qali I love you sister

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Рік тому +1

    Wcs abaayo muniro jimco la midi ah❤❤❤

  • @shurkimaxamudxasan2968
    @shurkimaxamudxasan2968 Рік тому

    Mashllh xbibtiiii muniiro cfmd alle hku siiyo

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 Рік тому

    Safar salaama sist adigoo nabada Alle hakugu geeyo

  • @user-ww9lv6vb2r
    @user-ww9lv6vb2r Рік тому

    Cayuuma naas ayaa ku hayo walaasha quraan is saar

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 Рік тому

    Caafimad taama allaah haku siiyo abaayo muniira

  • @aishakhafane9913
    @aishakhafane9913 Рік тому +1

    🎉❤❤❤❤

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 Рік тому

    Abaayo AllAhA kucaafiyo

  • @ubahadan8902
    @ubahadan8902 Рік тому +1

    👍👍👍❤️❤️❤️

  • @fartuunabuukaraxmed5617
    @fartuunabuukaraxmed5617 Рік тому +1

    Allaha idiin fududeeyo

  • @shamafamily123
    @shamafamily123 Рік тому +1

    Asc iwaran asxabta my rajo iso beeqdaa walalyalow❤❤

  • @fiicanfiican55
    @fiicanfiican55 Рік тому

    Abaayo sharooto ayaa fiican iyo bac inaaa ku duubto ilaa aad adiga ka furtu neh ma daadaneesyo inshaa allaah

  • @guushanoloshaofficial574
    @guushanoloshaofficial574 Рік тому +2

    Safar salaamo abyo meel walbo aad usocotiin.safray Waa miskiin noo soo duceeya , adigane caajiska allaha kaa qaado
    Jumca mubarak ❤❤🥰🥰

  • @shukridaahir9537
    @shukridaahir9537 Рік тому

    Wax jeecalahay allaha ku siiyo walashay

  • @MuniraMahad-co3eg
    @MuniraMahad-co3eg Рік тому

    Kaniinaga càanah badiya iso qaadd wàn ku barayey wan ku siinaye lacagta

  • @feeto1118
    @feeto1118 Рік тому +1

    Munira aba wax waliba shoping ah afka sharooto logu tubaaa mafuraneso

  • @cadercumar3753
    @cadercumar3753 Рік тому

    Abayo ilahay haku caafiyo aniga walhi caajis niyada aan shaqada kaqabtaa ilhay hanacaafiy

  • @fatmafjey7331
    @fatmafjey7331 Рік тому

    Form fartuun happy ❤❤❤❤❤

  • @qadromohammed567
    @qadromohammed567 Рік тому

    Somalia usoctaa abyo alah ku amsado abyo

  • @safaluul7338
    @safaluul7338 Рік тому +1

    Dhiiga kaa yar abaayo

  • @sacdiyobusuri2068
    @sacdiyobusuri2068 Рік тому

    Macaanto quran is saar gurigana baqro kushit❤❤❤

  • @sahro-xg9bp
    @sahro-xg9bp Рік тому

    Abyo soomaliya hadad imaato wankuso salma insha allh ilaheey dartisanku jeclahy wlhi