Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Wijigaga Daryel

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 лис 2022

КОМЕНТАРІ • 108

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 Рік тому +13

    Asc wr wbt,Sister adigo rali ah wax yar an kula wadaga markad marsatid wixi marsan leheyd a la Marsada Cremka qoraxda gadashis wax ma lamarsado , Alle SWT ha idin barakeyo Adiga iyo Ehelkaga Aamiin// 🌹❤️🌹

  • @somaligirl2995
    @somaligirl2995 Рік тому +3

    my rajo habo 2018 ila hda kulascdah love u so muchh🥰❤

  • @bushraaden3542
    @bushraaden3542 Рік тому +5

    MashaAllah abaayo Jzkillahu khair 😊

  • @isninamohamed5316
    @isninamohamed5316 Рік тому +3

    Wllhi hulbada iyo ukunta iyo malapka caadi maaha aniga Aya Soo tijabiyay horta msha Allah wajigeyga dalal iyo cantan aad uu iifa ayay isiisi shukran Abayo muniro waxbadaan ayan Kaa faideey rabii gacantada haa kuu barageeyo Abayo macan

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Рік тому +4

    Masha allaa abaayo muniiro quruxey ilahey ha idin xafido insha allaa xabiibti 🥰

  • @hiigsiofficial401
    @hiigsiofficial401 Рік тому +1

    Masha Allah xbbti ❤❤

  • @iimanahmedmaxamed5727
    @iimanahmedmaxamed5727 Рік тому +1

    Maansha Allah abyo muniiro Allah haku xifdiyo

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Рік тому +2

    Mashaa Allah abayo Munira
    Mahadsanid xbbti💖💞

  • @laylamohamed1144
    @laylamohamed1144 Рік тому +5

    Suncream kaas khatar weye lkn meel kasta wuu ka dhamanaya
    Lkn khalad ayad u idyicmalaysaa rajoy marka hore creamka faceka ka dib Suncream ka mari

    • @yanuumoha6755
      @yanuumoha6755 Рік тому +1

      Abayo kan wan heystaa lkn wu adagyahay masoo baxaayo fake miyaa abyo

    • @raxmomaxamed1123
      @raxmomaxamed1123 6 місяців тому

      Ani xitaa sas ayo iga adag yahay abayo waan hestaa ma dareraayo

  • @hamiofficial9884
    @hamiofficial9884 Рік тому +1

    Masha allah abaayo Muneero keep going xabiibti ❤❤❤❤️🥰🌹❤️🥰🙏

  • @nutritionbabyandprotein3827

    Masha allah xbbt

  • @munazzachannel515
    @munazzachannel515 Рік тому

    Masha allah ❤

  • @raxmahassan50
    @raxmahassan50 Рік тому +1

    Mnsha allh wad mhdsanthy xbbti alle ilmaha haku barakeyo angna alle hansiiyo ❤💞

  • @iftinmaxamuud1389
    @iftinmaxamuud1389 Рік тому +2

    Mnsha allh abyo muniiro luuqa tiktok igala sohadal wan kusoo falow gareyeey

  • @beelaacooking4250
    @beelaacooking4250 Рік тому +2

    Masha allah abaayo 😘❤😘

  • @umuatika8452
    @umuatika8452 Рік тому +1

    Masha alah qali 💖💖💖💖💖💖💖💖💖❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @maxedabshirxiis6155
    @maxedabshirxiis6155 Рік тому +1

    Masha alah alaha idin xafido aamiin aamiin

  • @aliyarenuurka9360
    @aliyarenuurka9360 Рік тому +1

    Masha Allah Allah haku xifdiyo

  • @ismahanchannal8766
    @ismahanchannal8766 Рік тому +1

    Masha alllha abyo muniro

  • @zahuur_family
    @zahuur_family Рік тому +1

    maasha allaah

  • @DeeqoLuulofficial
    @DeeqoLuulofficial Рік тому

    Masha allah abayo ❤❤❤❤❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Рік тому +4

    Waa Run Hooyada Markey Nuujineyo Nagaqo Badan Qaadato Waaye Biyo Badan Cabto gurut shiidato❤

  • @fahmohasan2198
    @fahmohasan2198 Рік тому +2

    Aaaaamin yarabi sharta Naga hayo aniga muniiro iiduceyaa hoyo xaamil ahay alle igu Kala keeno

  • @umunashaad5341
    @umunashaad5341 Рік тому +1

    Wcs abayo muniro salnata wan kaqaday alle haku xif diyo

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Рік тому +2

    Maasha allaha

  • @amnahaji1769
    @amnahaji1769 Рік тому +2

    Abaayo masha Allah muniiro macabikara shomar ur Ayaan leyahay owol wan cabijire wan cayilnaye wan isku caten jire hada 5kilo ayaa said ugu ah shomar macabikaraaa

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 Рік тому +2

    Masg abayo quruxey guleso 👌👌💯👍

  • @Hamda-kf8mu
    @Hamda-kf8mu Рік тому

    Mansh alllh Wllshy mcn Aniga kula Arkay waaRuntaa faido wangsn ayu leeyhay💯💯💯💯🥰🥰🥰🙌

  • @sumayaabdi9420
    @sumayaabdi9420 Рік тому +2

    Masha allaah tabarakalaah anaa isticmalo waa very good

  • @maleykaibrahin1475
    @maleykaibrahin1475 Рік тому +1

    Mashallaah mahadsanid abaayo 🥰🥰🥰

  • @kherjecel1705
    @kherjecel1705 Рік тому +1

    Masha.allaah

  • @sumyhahmed
    @sumyhahmed Рік тому +1

    asc abayo wan kusalamay macnto waxan raba inaa cayilka iska jaro maxan sameyaa waliba garbaha iyo caloosha

  • @labeenchannel5221
    @labeenchannel5221 Рік тому +1

    Saxiix waaye qaali ❤❤❤❤

  • @nuurtohappyfamily2611
    @nuurtohappyfamily2611 Рік тому +2

    Asc abayo muniro 🌹🌹

  • @ALNUURTV
    @ALNUURTV Рік тому

    ماشاء الله

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 Рік тому

    My sister lovely aanjecelahay seetahay muniiro cadey

  • @sacdiyaahmed6830
    @sacdiyaahmed6830 Рік тому

    Msha allh wad mahadsan thy abyo

  • @ayaanxasan259
    @ayaanxasan259 Рік тому

    Jigjiga ayaanjoogaa waanhaystaa maashaa alaah

    • @rahmatahir
      @rahmatahir Рік тому

      Wall jigjiga xaged ka heshay adoo raali ah

  • @hodanomar6133
    @hodanomar6133 Рік тому +1

    Mashallah❤❤

  • @shukriyusuf5098
    @shukriyusuf5098 Рік тому +1

    Asc abaayo waa runta sunscreen kaas aad ayuu ufiicanyahay wan isticmalaa keep going

  • @samarmohamudroble5462
    @samarmohamudroble5462 Рік тому

    Qofkii xulbada xasssiyad ku ah maxuu ku badali karaa? bls jwb

  • @qadroqadroabuukr1842
    @qadroqadroabuukr1842 Місяць тому

    M.a❤❤

  • @Nasra_Abdirahin1
    @Nasra_Abdirahin1 Рік тому +3

    Alla muqdisho lagama helayo wajigeyga haraa iga jiro yaa i keno talow u dirsadaa 😊❤

    • @anisaahmed8743
      @anisaahmed8743 Рік тому +2

      Abayo hadan ku caawiyo waxaa kuhelaysaa online hargaysaa lagu gadaa anaa gabdho ugu diray qiimihiisa waa 22 companiga waxaa ladhahaa ridwa nutrition company

    • @anisaahmed8743
      @anisaahmed8743 Рік тому +1

      Haaraha wuu kaa caawinayaa hadaa lamarsatid creamka skinoren habeenkii companygaas baan gada dagan hargaysa

    • @istaahilcabdulaahi8391
      @istaahilcabdulaahi8391 Рік тому

      Abyo muqdisho aboosto ayd kaheleysa wax harah ka bi iyo io sunscreen

  • @mabruukraage6339
    @mabruukraage6339 Рік тому +1

    Waa kaa qadnay

  • @shukraansheekh7241
    @shukraansheekh7241 Рік тому +1

    Ahadsanid abaayo

  • @najmamohamed4715
    @najmamohamed4715 Рік тому

    Masha allha abyo

  • @ShugriMohamed-zx9lu
    @ShugriMohamed-zx9lu 2 місяці тому

    Kareenka qoraxda intee ka soo iib sate abayo ❤

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 Рік тому

    Asckm masha allaah

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Рік тому +2

    muniira Africa ma laga heli karkaa wll

  • @ayaanxasan259
    @ayaanxasan259 Рік тому

    Haaraha majaraa muniira jawaab xbbti

  • @umuxudayfa1945
    @umuxudayfa1945 Рік тому +1

    Maladhaqaa markii lamarsado kadib

  • @munoqali826
    @munoqali826 Рік тому

    Mahadsanid xabibti

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 Рік тому +1

    Walaashey munira caadey subcribe isoo saara adhiga iyo asxaabtaada jizaakaAllahu kheir inaat isoo jaawaabta ayaan kaa raajeynaya

  • @fardusaxasan1573
    @fardusaxasan1573 Рік тому

    Aadbuu iinaasibey uufiicnaa

  • @Channel24401
    @Channel24401 Рік тому +2

    Aniga marsade lakin waxaa samesa Ordinary shirkada ladhaho kaso ibso retinol 5 / waxe ufican tahay wijiga bahda dilan qofka wayn lomaleyo karemad wijiga qoyan siyo kadib midka hada hesato udabesi? Abo karemad fican ayaa kuso diraa Instagram

    • @hodanmohamed2749
      @hodanmohamed2749 Рік тому

      Xbbti ilahadal

    • @hodanmohamed2749
      @hodanmohamed2749 Рік тому

      Jermany joga chemicals iska dayanaya Italmam waxan ku bedelo

    • @Channel24401
      @Channel24401 Рік тому

      @@hodanmohamed2749 hada ku arke walala kimiko hada isdayneyso wijiga waxaa kahoreso inaa sawarto kadib karemo haryar bilowdo wan madowada waa inaa iska ilowda kadib ayaa wajiga kusonoqonaa

  • @najmamohamed4715
    @najmamohamed4715 Рік тому

    M.a

  • @shiinojilibey9044
    @shiinojilibey9044 Рік тому +1

    Ila soxarir bayo

  • @munocali5531
    @munocali5531 Рік тому

    Abyo muniyo wan kugi hesta

  • @amalibrahim9097
    @amalibrahim9097 Рік тому

    Abaayo muniiro ukunta amee xasaasiyad igu kicine xulbada horta waan ogaha aadee ufcn tehe

  • @moneshamohamed1539
    @moneshamohamed1539 Рік тому

    Asc wlshy Maniira waxan raba inad couch inoqotay Hooyo umula ahy pleas iso cawi Zidane cayilka iskaga biin lahaaa

  • @Aviq.roblox
    @Aviq.roblox Рік тому

    abyo caruurta maloisticmalikaraya

  • @naciimowarsame9231
    @naciimowarsame9231 Рік тому

    Hadan galaa qaaliyey

  • @laylacabdi1848
    @laylacabdi1848 Рік тому

    Asc wllo qof afrika joog ka waran

  • @fatmaosman9790
    @fatmaosman9790 Рік тому

    M.a waalaga helaa mugdisho

  • @Kheirjecel
    @Kheirjecel Рік тому

    Abaayo makeup aa kujiro banaankana wuudhidhimaa

  • @haboonsuleman4950
    @haboonsuleman4950 6 місяців тому

    Asc wllo muniraa wan.kuu salmay qalii wadn kuluul ban joo gaa kiirm ayaan istiicmala kaa cedcedaa hadaa marsadoo waxaa dhiibaa miiyaa igagaa imaan karaan

  • @xaawoadancamra8671
    @xaawoadancamra8671 Рік тому

    Sasii

  • @Xafsomaxamad-lg1ze
    @Xafsomaxamad-lg1ze Рік тому

    Mnsh alllah ❤ abyo keep going

  • @saidoadanmohamed3499
    @saidoadanmohamed3499 Рік тому

    Uur qofleh ma marsan karaa

  • @faaizamohamed8149
    @faaizamohamed8149 Рік тому

    Canana macabayo masasad nagaranayo

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 Рік тому

    Halal storage ayaa lagahelaa inta joogta north America

  • @kawsardaahir2280
    @kawsardaahir2280 Рік тому +1

    Mahadsanid abayo jasakalahu khayran

  • @fardowsaahmed4617
    @fardowsaahmed4617 Рік тому

    Opatheka ayad kahelaysin mitkasta wayaal qofkii raba farmashiye aan kawadaa

  • @Queen-qe4te
    @Queen-qe4te Рік тому +1

    Abyo qasab maaha amazon inad ka dalbato farmashiga aya haayo xita aniga wn isticmala farmashiga ka gata

    • @Queen-qe4te
      @Queen-qe4te Рік тому

      Maash allh waaye adi madmadow wa is deyseen hadaad subaxkasto marsato

    • @sadiyanajib9662
      @sadiyanajib9662 Рік тому

      Nairobi malagahelaa abaayo

  • @fadumayuusuf9414
    @fadumayuusuf9414 Рік тому +1

    Somaliya wuu yaala creamka qorqxdu

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 Рік тому

    Xulbada

  • @fadumomohamedabdi4959
    @fadumomohamedabdi4959 Рік тому

    Abyo inaan waxbaan kaaga bahanahay makulaso xidhiidhi karaa

  • @roodacilmi624
    @roodacilmi624 Рік тому

    Maniro huno wanku tagera igacawi isidaniskucateyo

  • @ridaamohamed9149
    @ridaamohamed9149 Рік тому

    Asc

  • @mankayusuf9906
    @mankayusuf9906 Рік тому

    Farmashiga xata waa lagu gadaa

  • @haaruunmaxamed1563
    @haaruunmaxamed1563 Рік тому

    Abyo mcnto munira wjiga wa ig hallllby daleelll bdn bu ig qabaa qayir bdn wa i leeyhyy wx kimiko ah m istimcaalo yraaantydii aa finnk igu bdnn jireen oo wjig ig halllby xulbd iyo ukunt xsasiya ku qabaaa wqti bdn m broobynn lkn xga wxn k dreemy in i dhibyso mxn kloo i anfcysa kreemk qorxra m i anfici abyo isoo jawaaaab

  • @fardusaxasan1573
    @fardusaxasan1573 Рік тому

    France uuyalaa indhafa hoostooda ka ilaali

  • @mudancalinuur4323
    @mudancalinuur4323 Рік тому +1

    Abyo fake iyo Orginal see lagu kalla gartaa abyo

  • @faaizamohamed8149
    @faaizamohamed8149 Рік тому

    Naska sidaan ugujaraaa garan la ahy walhi sand buna jira

    • @bushroshafi2323
      @bushroshafi2323 Рік тому

      Wll dhibmale aniga hadan ka jaray sanad iyo 2bil

    • @faaizamohamed8149
      @faaizamohamed8149 Рік тому

      @@bushroshafi2323 se ugujrty bayo ifaidee

    • @bushroshafi2323
      @bushroshafi2323 Рік тому

      @@faaizamohamed8149 marka hore halmar haka jarin naaska u kala fogey wakhtiga sidu canaha kugu sii barto marka adna canaha kayaran cunugana kuma dhibayo

    • @faaizamohamed8149
      @faaizamohamed8149 Рік тому

      @@bushroshafi2323 hye abyo mhdsnd

  • @asmahussein4699
    @asmahussein4699 Рік тому

    Xagaan ka iibsanaa african jooganayee waa copy meedhane 🙉🙈

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 3 місяці тому

    Abyo mahdsand waxn modi jiree iini laa marsado bannaka marakad adayso yaab walhi wax ban ka faidy