Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
waa fanaankii cabdicaziiz cafar buu ahaa
Riwaayan waxan ku daawadey hargeysa october 13 sano ka hor sano ka hor waxan ku daawadey mooyaale caawana yurub
Reer jabuti heesaha eber baad ka tihii laakiin majaajilada labar 1 baad ku tihiin
Mashallah this is so nostalgic.We use to have this video cassette of riwaayadii qaahira 1982. Waa xusuus iyo ciyaalnimadii
Maasha allah waa xasuus qaaliya, labiskaasi xitaa wakhtigaa casri buu ahaa
Cabdi Nuur Allaale Legend weyn Wuu ku Raaxeystay
Allahayow wixi ba'aan adiga nabaal marin Baryadana baryadana ha nagu qadin👏👏👏
Waa hees duca oo aad umacaan erayaa ku dhacey heestan kooxda
Wa kooxdii Gacan Macaan
Wan ku salaamay sxb studio s.cultur ruwaayadi aale dig dig ama bahali beerki ma tuuro no soo gali fadlan mahad sanid 36:01
Riwaayadan waxa curiyey abwaan ibraahim gadhle heesaheeda isla isaga curiyey marka laga reebo 2 heesood oo uu curiyey abwaam dacar
Ereyada aden diiriye dacar weye
Riwaayadan in badan baan raaddiyay waxa curiyay abwanki wayna ibrahim sh. Saleban ibrahim gadhle Waxan idinka codsanaya riwaayadii kale ee Muuse iyo maryan
Ruwaysdan.miyanu.cabdi.qays.lahayn
@@khadarmaxamuud1235 may riwaydahii ibrahim gadhley ku jirtay
ASC ahaa sax waya
abwaankii ibraahim gadhle allah u naxariisto
Old is a gold
Asc
Dadkan Ibrahim gadhle AUN ayaa curiyay la yaacaya in kasto uu abwaan weeyn ahaa, fanka been lagama sheeg. Riwaayadan Waxaa curiyay abwaan aden Diiriye dacar AUN
Waad saxan tahay sxb
Wallalo riwaayadan waxa laha abwaan ibrahim gadhle iyo heesaheedaba Marka abwaan dacar ilaa dhow heesod ayuu ku daraadey riwaayada ee malaha abwaan dacar curinteeda waxa kaso hubisa googl ka
1983kii ayay ahayd hoboladii gacan macaan
@@mahamoudnajah651kan heelada ciyaaraya ayaa abwaan dacarkii Djibouti weeyaan maaha maxmed aadan dacar maah a waa aadan diiriye dacar allah u naxariisto
Abwaan Ibrahim gadhle ayaa sameeyey riwaayada allahaw naxariisto sawmaaha
Aamiin aamiin illaahay ha u naxariisto Abwaan Ibraahim Saleebaan Gadhle.Yaa kugu yidhi Ibraahim Gadhlaa Sameeyey iska hubso!! Aun Adan Diiriye Dacar ayaa sameeyey Riwaayadan Qaahira
Ibrahim gadhle ayaa laha riwaayada abwaan dacar waxa uu ka mida aha riwaayadan uun
Faqashay wa snm!
OGI OGI ELAYN NAAGI HOOS KUU EEGTAY WAA HOOG ADUUNKA AH
waa fanaankii cabdicaziiz cafar buu ahaa
Riwaayan waxan ku daawadey hargeysa october 13 sano ka hor sano ka hor waxan ku daawadey mooyaale caawana yurub
Reer jabuti heesaha eber baad ka tihii laakiin majaajilada labar 1 baad ku tihiin
Mashallah this is so nostalgic.
We use to have this video cassette of riwaayadii qaahira 1982. Waa xusuus iyo ciyaalnimadii
Maasha allah waa xasuus qaaliya, labiskaasi xitaa wakhtigaa casri buu ahaa
Cabdi Nuur Allaale Legend weyn Wuu ku Raaxeystay
Allahayow wixi ba'aan adiga nabaal marin
Baryadana baryadana ha nagu qadin👏👏👏
Waa hees duca oo aad umacaan erayaa ku dhacey heestan kooxda
Wa kooxdii Gacan Macaan
Wan ku salaamay sxb studio s.cultur
ruwaayadi aale dig dig ama bahali beerki ma tuuro no soo gali fadlan mahad sanid 36:01
Riwaayadan waxa curiyey abwaan ibraahim gadhle heesaheeda isla isaga curiyey marka laga reebo 2 heesood oo uu curiyey abwaam dacar
Ereyada aden diiriye dacar weye
Riwaayadan in badan baan raaddiyay waxa curiyay abwanki wayna ibrahim sh. Saleban ibrahim gadhle
Waxan idinka codsanaya riwaayadii kale ee Muuse iyo maryan
Ruwaysdan.miyanu.cabdi.qays.lahayn
@@khadarmaxamuud1235 may riwaydahii ibrahim gadhley ku jirtay
ASC ahaa sax waya
abwaankii ibraahim gadhle allah u naxariisto
Old is a gold
Asc
Dadkan Ibrahim gadhle AUN ayaa curiyay la yaacaya in kasto uu abwaan weeyn ahaa, fanka been lagama sheeg. Riwaayadan Waxaa curiyay abwaan aden Diiriye dacar AUN
Waad saxan tahay sxb
Wallalo riwaayadan waxa laha abwaan ibrahim gadhle iyo heesaheedaba
Marka abwaan dacar ilaa dhow heesod ayuu ku daraadey riwaayada ee malaha abwaan dacar curinteeda
waxa kaso hubisa googl ka
1983kii ayay ahayd hoboladii gacan macaan
@@mahamoudnajah651
kan heelada ciyaaraya ayaa abwaan dacarkii Djibouti weeyaan maaha maxmed aadan dacar maah a waa aadan diiriye dacar allah u naxariisto
Abwaan Ibrahim gadhle ayaa sameeyey riwaayada allahaw naxariisto sawmaaha
Aamiin aamiin illaahay ha u naxariisto Abwaan Ibraahim Saleebaan Gadhle.
Yaa kugu yidhi Ibraahim Gadhlaa Sameeyey iska hubso!! Aun Adan Diiriye Dacar ayaa sameeyey Riwaayadan Qaahira
Ibrahim gadhle ayaa laha riwaayada abwaan dacar waxa uu ka mida aha riwaayadan uun
Faqashay wa snm!
OGI OGI ELAYN NAAGI HOOS KUU EEGTAY WAA HOOG ADUUNKA AH