Kala durugsana Waa abwanki ama fanaanki mahamoud nour deputy allaha Ku naxariisto abtiyo qabrigana ha ku waasiciyo janatul fardowsa allaha ka waraabiyo
maxaa ka horeeya ereyada ... dabayshuna ku badan tahay, dibada u baxaayee, caashaqa dantiisana, da'da taad u jeceshahay haday daadah kula odhan oonay darifka kula qaban, sow laguma daadago, ana taan ku daabacay...
Kala durugsana
Waa abwanki ama fanaanki mahamoud nour deputy allaha Ku naxariisto abtiyo qabrigana ha ku waasiciyo janatul fardowsa allaha ka waraabiyo
Erayadi mahamoud nour deputy
fadlan ma ii sheegi kartaa kalmadaha ka horeeya Heesta Maxamuud AHN ..... dibada u baxaayee
maxaa ka horeeya ereyada ... dabayshuna ku badan tahay, dibada u baxaayee, caashaqa dantiisana, da'da taad u jeceshahay haday daadah kula odhan oonay darifka kula qaban, sow laguma daadago, ana taan ku daabacay...
asc sxb kala durugsana ninka qaadaya maxamed muuse o ku magac dheera ( shiish )hada wuxu ku noolyaha wabanka UK mahad sanid
ruwayadan waa hobalada qaran ka djibouti ee 4 mars iyo holadee waberi djibouti ayana la gu dhegay
RUWAYD ADAA UMACAN MALIN AAN dusha usaray Salamaa dhaman Hobbalad
Waa wacdarro xasuus
Fanaanadda aan aad ula dhacay codkeeda iyo erayada hees teeda waa xareedo ismaaciil (duniyo) iyo waliba dhumucda midhaha iyo macnaha heesta SHAMBA CAYN ISKA OGOOW yaa salaam axsan fannaanad.
Kaltuun bacado oo yar sidig dhe eesh cala hees talan taaliya
2025 ❤
Gabadhan macalimada ah miyaanay deeqa afroo mise waa walaasheed waar bal dadoow ila eeg
1:32 heesta fanaanda qaadaysa magaceeda ii sheega waa cod macaan tahay magaceeda please?
yarka beera jacaylka, fanaanadan waxaa la yiraahdaa haboon abdillahi, waxay ka mid tahay fanaaniintii horeseed oo xogga dalaka kuwii uGu horeyeyey, iyada iyo nakruuma iyo baxasn
Yarta beerta jacaylka walal gabadhan waxa la yidhaa faduun dualle waxay ka mid ahayd fananada labaad ee djabuti nimco jamac unbaa ka horaysay
Gabadha kale ee kaligeed ahi waa Xareedo Ismacil Duniyo
Ruwaayad Magaceeda Iyo Abwaanka Sameyay Halaygu Caawiyo Somaliyey?
Shiffo ku afsaar oo sharkuumale shiffo yaaa salaaaam axsan ruwaayad
Heesta u horaysa waxa qaadaysa Haboon C/lahi
Magaceedu wa XAREEDO ISMAIL
aqalku wa 5 maqsin marka daarad lagu daro kkkkkkkkkkkk iyo daaradu ma makhsin ba kkkkkkkkk cabdi kumiye walee qaxar bu ahaa hada UK ayu ku noolyahay
Waxa kaalin cajaa.iba kaqadatay fannaanadeenna qaaliga ahna jilaaga aanugu jecelahay fanaaniinta somaliyeed (aamina c/laahi xirsi) o ruwayadan kumataleysa aamina tiriig iyo odayga kumatalaya odeygeda waxanu aqaan dr qooqane magicisa kale ma aqan dr qooqane wuxu ku matalayay ruwaayadi MASIIBADA ADDUNYADA fannaanintu dhaman wey mahad san yihiin.
hahha