Xasan sheekh wuxuu rabay marmarsiyo u kula kulmo abiye axmad madama oo doorasho ka dhacday Somali land madax Wayne ciro la doorday Marka ciidanka LA geeyay juba land u jeedadu waxay ahayd in u la kulmo abiye axmad
GurGurte wuxu wado qabil ma aha waxa lagu balamiyey inu dal la yirahdo Somalia 🇸🇴 beri chiri jirey in layirahdo hadi laiska qaban laha iyo hadi indaha laga egi laha
Guuuuuuul iyo gobanimo Guuuuuul Iyo Gobanimo Guuuuuuul iyo Gibanimo I ❤🎉❤❤🎉❤🎉🎉❤🎉🎉🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉❤
Xassan sheikh allah naga qabto wadankeyna wuu gaatey
Xasan tuug somali oo dhan buu khiyaanay yaaa ethiopia ayaa aaminaysa sidii rooble u dhaqmi jiray ayuu u dhaqmayaa.
Been badan ,balan darro, tuugo,khiyaano,eex,qabyaalad,musuqmaasuq, isku dir khaaimal wadan somaliduna waa daawanayaan qof damiir leh somali kuma jiro
Odayaashi ayey waaleen youtuberadii daarod oo hadalkoodi unbay raacayaan.
Xassan waa hal qof oo waliba khaldan dalka in lagu sii daayo khalad , ninkani xassan ah wuu waalanyahay inuu dhimir yahay yaa og horta ninkas ma fiyooba soomalay dhulkiina difaacda
Xassan sheikh waa dhimir madaxa buro uga taalaa, dastuuriyan ma noqon karo madaxweyne
Si deg dega waa in caasimad soomaaliyeed la sameeyaa haddii kale aaynu kala tagno
Xasan sheekh wuxuu rabay marmarsiyo u kula kulmo abiye axmad madama oo doorasho ka dhacday Somali land madax Wayne ciro la doorday
Marka ciidanka LA geeyay juba land u jeedadu waxay ahayd in u la kulmo abiye axmad
GurGurte wuxu wado qabil ma aha waxa lagu balamiyey inu dal la yirahdo Somalia 🇸🇴 beri chiri jirey in layirahdo hadi laiska qaban laha iyo hadi indaha laga egi laha
DADKU HORTA WAA INAY. KA. TASHADAAN OO. QABIIL WALIBA. GAAR U. TASHADO. MA. JIRTO WAX CAASIMAD. SOOMAALIYEED AH. OO. JIRTA. BEESHA HAWIYE AYEY U AFDUUBANTAHAY. WAA IN LAYSKA ILLAAWO.
Adeer soomali wadanka malaha waxay ku fiican yihiin in lagumaysto oo madaxa laga garaco soomali isma maamuli karaan
Runti madaxda waa lagaatey
Hadii daarood wadanka xukumaynin wax dowlad la yiraah majiro miyaa shame on you
Geedanaar del iyo dowlad marabo xukun buurabaa gurguurte dengooniya buwataa imadhaanto meeshii ayraneen beymareysaa