Maasha Allah xamar Allow Badbaadi From Djibouti waxan dhjgan JIREY Dugsiga sare Banadir 1986.waqtiga xamar nabad ayay ahayd khawarij dadka gumada may joogin ila ceel gaab ila Madiino. Nabad habeen iyo malin la dagaalama oo yar iyo wayn haween iyo rag ha u kala hadhin shabab wa cadowga ilahay iyo cadowga muslinka 40:000 shicib waxba galabsan ayay Muqdisho ku laayeen. Qofkii lacag siiya ama u gargaara Wa ehlu naar waxan ka codsanaya maamulka gabalka Banadir dhibato wayn aya so gaadhey shicib ka Muqdisho ee dadki dhibku ka so gaadhey dilaysha shabab waa in la cawiye niyad ahaan iyo dhaqala ahan waxan kalo ka codsanaya melaha Suuqa ah in Security la dhigo kuwa dharcad iyo kuwa direys wata shicib kuna Qofkey ka shikiyaan lama dowlada u gudbi ya o Allah bless Mogadishu and make it city of peace Amin
Walhi wan yabay nimco inay yesto gabdha tugsanaysa oo dhahdo naa kamirada ka bax ma ahen ayad hadi ilahay Waxsiyaya lacag iyo magac can ah yelatay Ayaduna tugsanaysa inu sideeda oo kale ka dhigo maysan ka baqen
Studio Al-Faghi inaad kor fuushid oo gudaha u gashid ayay ahayd si ay adigana xasuus kuugu noqoto anagana aad muuqaal fiican noo soo duubto wax-badana aad nooga sheegtid sida loo kala fariisan jiray iyo sheekooyinka qaraaxada ah ee halkaas idinku dhax mari jiray.
Markad qabeysato intadan dharka xiran ayaa carafta lamarsadaa dadkan dhibi meysid adina qofkii hag ku siiyo ama ku sodhawado umbaa ku carfin lkn intaa barfuun isku shubto in aad baxdo markii laga reebo casinta alah dadka qar ayuu barfuunka dhibaa agtada laguma lama tagnan karo ama adoo lagu dhibsan ayaa lagu lajogo
Barfuun in leysku shubo iyadoo bananka loo socdo in laga ilbaxay baan modayay wali ma socota diin yari ban arkaa Anaga xageena galadiibaba diidey walagu xanuun san karaa tiri
Abaaayo bar fuuun laguma baxo nabigeena ayaa noosheegay 😢
Saalax Dheere qof xushmad badan waaye xitaa markuu sonkorta doonanaayay waa u sheegay si aan loogu arkin qof iska baxay.
Dadkii hore Xamar waa ku yaraadeen wax dhintay iyo wax dhoofay waaye.
Maasha Allah xamar Allow Badbaadi
From Djibouti waxan dhjgan JIREY Dugsiga sare Banadir 1986.waqtiga xamar nabad ayay ahayd khawarij dadka gumada may joogin ila ceel gaab ila Madiino. Nabad habeen iyo malin la dagaalama oo yar iyo wayn haween iyo rag ha u kala hadhin shabab wa cadowga ilahay iyo cadowga muslinka 40:000 shicib waxba galabsan ayay Muqdisho ku laayeen. Qofkii lacag siiya ama u gargaara Wa ehlu naar waxan ka codsanaya maamulka gabalka Banadir dhibato wayn aya so gaadhey shicib ka Muqdisho ee dadki dhibku ka so gaadhey dilaysha shabab waa in la cawiye niyad ahaan iyo dhaqala ahan waxan kalo ka codsanaya melaha Suuqa ah in Security la dhigo kuwa dharcad iyo kuwa direys wata shicib kuna
Qofkey ka shikiyaan lama dowlada u gudbi ya o Allah bless Mogadishu and make it city of peace Amin
School kaga hada wa isbitaal hospital deeva loyaqana
Aamin yaarabi
Asc walshy nimco bananka markaa baxeyso barfun ha marsan wlashyda wa denbi
Wilh sax waye
Asc abaayo nimco barfuunka waa danbi inaad banaanka ugu baxdid asago kaso carfaayo
Walashey mcn waa ku taagera adigoo na madadaalineysa hadana dacwada kaa qeyb qaado oo usheeg asxaabta in midigta lagu cabo Laguna cuna shukran
Xoogaa neh shiirtada iska mrso dambi wye dumarka barfuun banaanka inee lasoo adaan xaajiga le umarso keep going big fan number one 🎉
Salax dheere hortay ma jaahilba diinta ma baran miya kaataqaadin iyo kaad aqoon labadaba salaam salaantu aqoon malaha😢😢😢😢
Nimco haybe waa qof qalbiga wanaagsan. Maasha allaah
Mashallah nimcoy waaberi haiga caaynin. ❤❤Hadiiba saan eheen seekuogaa neyna inee waaberi tahay.hadeeba dadkii kooytada ahaa naxogoyiine
Waaberi ka intee anaa reer waabere ehee siibo baar ha i dhaafin ceelka saalax
😂😂😂 ceelka Saalax Cumar miyaa buur dheere
Manshaallah nimca haybe wasaqda waxa la socda cunto fresh iyohawo fresh somali 😍🥰
Atarisho corkaga waan ka hela ano intan ka yar hada laakin aabo ayaan ahay waan ku salamay farxad igu nolow wll .
Nimco MashaAllah abayo. Xamar hadii imado waa kusoo salamaa. Waxaan ahay tageeradada. Sweden aan kaa soo salamaa ❤❤
Mamo nimco 1love🎉❤mamo ilahy cimriga iyo cafimdkaba hku barkeeyo
Reer Al-Faghi salaan guud, Xasuus Al’ladii 2000 ilaa iyo hada miiskii yaraa 😂😂😂😂 mashalah. @ Nimco waxaan weydinaa Mowliid iyo boqol hadey xamar joogaan iskuulka X/weyne aan wadadhiganjirnay 🎉.
Nimco iyo salaax dheere ❤❤
Ana u horeya like 👍
Waayo waayo always home is the best ❤
May iska xaaqan qashinka dabadeed laba gaari caro ah iskaga shubaan iskaa wax u qabso
Walaal cadarta banaanka lala ordaaya waa dambi kabaa ir ah adoo zineysatay kasii daran subxaana Allah 😢😢😢
Wlaahi abaayoo❤xamaraa soo xasusi saa❤❤❤❤❤
MAASHA. ALAAH. MAAN🎉A. WAA LEES. HELEY. LAFIHII. HORE
OLD IS GOLD ALLWEYS ❤❤❤❤❤
Thank you abayo nimco muqdisho aa na dhexgeysay❤
Maasha allaah ❣️
Waayo waayo Waaye walaahi
Walhi wan yabay nimco inay yesto gabdha tugsanaysa oo dhahdo naa kamirada ka bax ma ahen ayad hadi ilahay
Waxsiyaya lacag iyo magac can ah yelatay
Ayaduna tugsanaysa inu sideeda oo kale ka dhigo maysan ka baqen
Arinta ciraq cabdi cilmi mxa ka ledhy Namco heeybe
Wcs xppti ❤❤❤masha alaaah xafidulaahi ❤😂❤❤❤❤❤❤
Jimco haybe atiirashadayadii waanu ku salmaynaa from hargaysa
Jimce heebe
Alia butt somalia nimco haybe 🎉❤
Maamadaan codkeeda fanbaroj ku maqli jiray ❤
Muuqaladan inoo baday Nimca Haybe welcome back
Saalax dheere igu xaiiriya
Saalax adaawo xanaaqsan hada
Ok.tanky❤❤❤❤❤❤❤❤
Hooyo nimco
Lii love nookeen❤
Nimco abayo mcnto isku taga inta dagan nadiifiya gacmo wax wada jire ku qabtan wadamadan gaalada qashin maba yalo lakiin haday dhacdo wallahi dadka xafada dagana ka aruuriyo iska nadiifiya
Mashallaah abaay nimca
Naa afrika wasakh maahee waxa iska hagaajiya
Salax dheere sxb nolsha wey socota sas u ogoow
Markii igu horaysay oo an arkay Nimco Haybe iyo asxaabteeda oo muqala waxay ahayd 2020 aad ban ugu farxay runtii ilahay ha idin xifdiyo🥰🥰🥰🥰
Mash Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mama nimco marka magalada adeyso barfuunka ha marsan kuma ficno habo dambigisa xafada marka jogto iska marso i a
Africa hadhihineeee somali iyo mogadisho dheh
Studio Al-Faghi inaad kor fuushid oo gudaha u gashid ayay ahayd si ay adigana xasuus kuugu noqoto anagana aad muuqaal fiican noo soo duubto wax-badana aad nooga sheegtid sida loo kala fariisan jiray iyo sheekooyinka qaraaxada ah ee halkaas idinku dhax mari jiray.
Nalka nuurkisa nimcooni walaashey aan jeclahay intow aabehey dhalay gabadhan ugu jeclahay
Bro Mowliid iyo boqol aaway
@@Salma-Ibra mowliid wujoogaa lkn boqol kunjirow maka wadaa
@@abdullahiabdihassan1617 Haa sxb , Salaaan sharafeed igagaarsii Iskuul X/Weyne aan wadadhiganay
Asxaabey filmkii 2 cali dheere ee Hiiraa, qofta atariishada Gowrii u hadleeyso Nimco Haybe miyaa codkaas fadlan?
Walaal jecel channel ❤❤❤
M.a filim maanti dadkaan kaafisiraayen ayaa codkaalaha kuwo hada waaku korlabalabone
Maa lagu soo oegeynayaa maanta naa
Vlog qurux bdn waaye rag culus ba is helay
Legend Saalax dheere see camal hee markaad duqoowday amirsh puri lee u ekaaray 😅😅😅😅
waxa ka mamnuuc ah dumarka inay is catariyaan ama udgoon marsadaan markeey dibada uga baxayaan gurigooda
hablayahoow diinta barta .
Maasha alaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sabab 22k views and 900 like maxaa dhacay somaliyey 💔
2006filim turjim mina bilabin 1991bilowdy ilaa 1993 di hhhh yaa u sheege ilaa 1995 tui
M a nimco heybe yaraantadi hada ayaad ka shidantahay m a Quruxeey ma isku qabsanaa?
Nimco heybi wa lagemad aan aad u tagero ilaah amarkiis hadey ogaan laheed wey ilaso xirira laheed must wa in mar an wada hadalna
Africa iyo wasaqteeda
Barfuunka waa danbi gabadha ka leexda taa waan ognhay gabdhihiina iyagoon barfuun ma baxaan miyaa bal soo hubby walasha mid wallow markay baxayso
Wan jeclahey
Warya waa gabadhi codka wacnay😅
Waan imaan lahaa xamare sidan hday thy 😮😢
Gabadhani markay hadlayso Kajol uunbaan moodaa. 😅
Nadafaada imanka barkeeday ka mid tahay midaa kale hadan laka ronaan rob ma dayo ee intaa shacabka isku tagaan iska nadiifiya waa guryahina hortooda waajahadina godaha sidaa oo hagaajidan hortina iska hagaajiya walahi hada ka hor xamar tagay waa casimad lkin qof walbah guriga gudahiso ka fakaraya bananka lama daneenayo anaga bananka waa hagajin jirnay wagi danbe dariiska xataa waa hagaajin jiren wax walba isku dayaa inaa iska nadamisa xafada walalyal
Waaberi anaa ku dhashay 1966 1da maajo aduunkan ugu jeclahay waqti hore baa igu danbaysay
Haa Muqdisho No 1 waa Waaberi labada buundo ee Ansalooti ayaan ku dhashay 68
20jir baaa kuumaleenaayay
Waaku salamay nimco haybe
Cabitaanka mushakalka kii gadaayay Ho Aagayaa ma nool yahay.
Shaleemo super aha
Waga ciyaal hindiga ahaa filamada dawan jiray aa jeekey kamaqli jiray kafeega aladii waxaa umalayn jiray feel shidan😂
Markad qabeysato intadan dharka xiran ayaa carafta lamarsadaa dadkan dhibi meysid adina qofkii hag ku siiyo ama ku sodhawado umbaa ku carfin lkn intaa barfuun isku shubto in aad baxdo markii laga reebo casinta alah dadka qar ayuu barfuunka dhibaa agtada laguma lama tagnan karo ama adoo lagu dhibsan ayaa lagu lajogo
Wax badan baa fahan santahay
Food cade ahaa
Xusuus Baad dib iigu celisay
Kkkkkkk war iska nadiifiya guryaha hortooda waxaas waa dadnimo xumo jiro ayaa laga qaada
Big big big big legend nimco heybe. Iii boob sii nin kale ayaa isugaya
Is aruursada oo gala arinta Ciraaq kana miro dhaliya hadii dadnimo ay idinku dambeyso.
Masha allah❤❤❤
Fuaad aabihi miyaa odayga
1:30 Soomaalidu istijada uun bay ku fiicantay xagga nadaafadda. Inaadeer, meesha ciid iyo dhagxaan iyo wax ku shuba, oo meesha qashinka ka daaya. Waxna ma qabanaysaan oo waad iska dul fadhidaan, wakhti waad haysaane iska nadiifiya. Dawlad iyo hay'ad uun wax lagama sugo.
💚💚💚💚💚💚💚💚
Nimco shirkad cusub sameysta adiga iyo dadkii hore
Wow wonderful
walaalo youtub furo ku dhe salax dhere
Ciraaq cabdi cilmi xoriyadiisa Dib maw helay dayntii Mala bixiyay nimcooy?
2007 aaa Maya Maya 1990 dheeh adi
Waagii hore riwaayadaha ayay matali jireen 2006 waxay bilawday filimaanta hindiga
Dad codkoodu ka caansanyahay
kkkkkkkkkkkk asxabta xaafada wabka kkkkkkkkkk
Doqoshkan maad ku nooshahay? kkkkkkkkkkkkk
Berito bilow adigu qashin ururin iyagaa kugu dayane, soomalida wuxuun baa loo bilaabaye.
Film madii hindiga ahaa ee aan daawan jiray e studio alfaghi ma halkaas baa lagu turjimi jiray
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw
From........
......
💕💜💕💜💜💕💜💕💜💕💜💜💕💜💕💜
Cadar ha marsanin wa danbe inad cadar binanka ulabaxdid
❤❤❤❤❤❤❤
😂aaheey
ama degmada waaberi
Carafatasuuqahala aadin
Barfuun in leysku shubo iyadoo bananka loo socdo in laga ilbaxay baan modayay wali ma socota diin yari ban arkaa Anaga xageena galadiibaba diidey walagu xanuun san karaa tiri