Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Mash Allah muqdisho caday ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Walaal ma ahan istustus, waayo dad fikradahaas ookale raacikara in dadka dhar looqaybiyo.Sadaqada waa labo, mid waa tusaalahaan ookale oo qofkale sidaas kubixinkara, iyo mid qaarsoodi ah labadaba waa sadaqo.Hadda kadib waa fikrad fiican ama tusaalo fiican in masaakiinta wax dhar ah looqaybiyo, hadaanan fikradaan la arkin, dadka magarteen iney fikrad fiicantahay, aniga ahaan waa fikrad fiican oo aan kaheley……dadka iyo sadaqadooda waxba lagamasheego ee waa looduceeya lagamana xumaado ileen qofwaliba iyo fikradiisa, Waxaan ALLAAH (Subxaanahau Watacaala) kabarya in u ka aqbalo sadaqadaas qofkii bixiyey….IN SHA ALLAAH. RAMADAAN MUBAARAK
Sadaqo tan qariyo ugu fcn
Mashaa Allah
MAASH. ALAAH AMCO HEYBE. CIID. MUBAARAK. ADIGA. XAAJIGAADA. MAXAMED
Alla nimco gabdhahaan dhamaantoda waa walaalaha iyo saaxiibada qiyaano ayaa kugu jirto
Waa yaab sadaqo oo camera leyska duubaayo maxay ahayd mucjisadaan
Qofkale tusaalo uah, Sadaqada waa laba nooc ah, mid aad iskabixisid tusaalo ahaan, oo qofkii arka tusaalahaas ookale asagana bixiya, Tusaalo kale waa mid sir ah……labadaba waa sadaqo, RABBI SUBXAANAHU WATACAALA haka aqbalo.Dadka lagamaxumaado sadaqada ay bixiyaan ee waa looduceeya.
Xaramkii iyo kacbadii iyagoo iska soo duubaya miyaanad arag? Cimro views lagu raadsado live stream from mecca Subxaanalaah
Masha Allah❤❤❤
Qarso hoooy
Nimco muqdisho xaguu kaga yaalaa dukaankaan
Asc abaayo naciimo 😢 hooyoyinka ma ahan kamirada inad hoor keento wax fiican inad lugaha ug adiso maxyeely somali way isku caysa duruufta
Masha allaa❤❤❤
🤲🤲🤲💚💚
Asc walaashey nimca axmed heybe waan kusalaamay inbadan
Ma Sha ALLAAH, waxaan ALLAAH (Subxaanahau Watacaala) kabarya in u sadaqadaas ka aqbalo qofkii bixiye iyo dhamaantiin.Labadii nooc ee Sadaqada labixiyo ayaa midkamid ah tusaalo uah mid qarsoodi ah iyo mid sidaan ookale oo umadda tusaalo fiican uah, waa tusaalo fiican, in sadaqo labixiyo…..aniga ahaan waa fikrad iyo tusaalo fiican ah, istustusna ma ahan……xaasidnimada dhaafa walaalyaal. SOOMAALIDA WAXBA ISUMAQURAAN MIYAA ? Ramadaan Mubaarak
Goyaasha sariiiraha iteeekala xiriiiraaa
Nimco sadaqada adaabo kugu waajibto
Sadaqad istusnimo iyo views ku raadisa sadaqad maaha sirra calaa niya ma maqashay midigtaatu waxay bixiso bidixdaadu inay ogaato maaha
M.allaah 💚🤍❤
Masha allah
Mash Allah muqdisho caday ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Walaal ma ahan istustus, waayo dad fikradahaas ookale raacikara in dadka dhar looqaybiyo.
Sadaqada waa labo, mid waa tusaalahaan ookale oo qofkale sidaas kubixinkara, iyo mid qaarsoodi ah labadaba waa sadaqo.
Hadda kadib waa fikrad fiican ama tusaalo fiican in masaakiinta wax dhar ah looqaybiyo, hadaanan fikradaan la arkin, dadka magarteen iney fikrad fiicantahay, aniga ahaan waa fikrad fiican oo aan kaheley……dadka iyo sadaqadooda waxba lagamasheego ee waa looduceeya lagamana xumaado ileen qofwaliba iyo fikradiisa, Waxaan ALLAAH (Subxaanahau Watacaala) kabarya in u ka aqbalo sadaqadaas qofkii bixiyey….IN SHA ALLAAH.
RAMADAAN MUBAARAK
Sadaqo tan qariyo ugu fcn
Mashaa Allah
MAASH. ALAAH
AMCO HEYBE. CIID. MUBAARAK. ADIGA. XAAJIGAADA. MAXAMED
Alla nimco gabdhahaan dhamaantoda waa walaalaha iyo saaxiibada qiyaano ayaa kugu jirto
Waa yaab sadaqo oo camera leyska duubaayo maxay ahayd mucjisadaan
Qofkale tusaalo uah,
Sadaqada waa laba nooc ah, mid aad iskabixisid tusaalo ahaan, oo qofkii arka tusaalahaas ookale asagana bixiya,
Tusaalo kale waa mid sir ah……labadaba waa sadaqo, RABBI SUBXAANAHU WATACAALA haka aqbalo.
Dadka lagamaxumaado sadaqada ay bixiyaan ee waa looduceeya.
Xaramkii iyo kacbadii iyagoo iska soo duubaya miyaanad arag? Cimro views lagu raadsado live stream from mecca Subxaanalaah
Masha Allah❤❤❤
Qarso hoooy
Nimco muqdisho xaguu kaga yaalaa dukaankaan
Asc abaayo naciimo 😢 hooyoyinka ma ahan kamirada inad hoor keento wax fiican inad lugaha ug adiso maxyeely somali way isku caysa duruufta
Masha allaa❤❤❤
🤲🤲🤲💚💚
Asc walaashey nimca axmed heybe waan kusalaamay inbadan
Ma Sha ALLAAH, waxaan ALLAAH (Subxaanahau Watacaala) kabarya in u sadaqadaas ka aqbalo qofkii bixiye iyo dhamaantiin.
Labadii nooc ee Sadaqada labixiyo ayaa midkamid ah tusaalo uah mid qarsoodi ah iyo mid sidaan ookale oo umadda tusaalo fiican uah, waa tusaalo fiican, in sadaqo labixiyo…..aniga ahaan waa fikrad iyo tusaalo fiican ah, istustusna ma ahan……xaasidnimada dhaafa walaalyaal. SOOMAALIDA WAXBA ISUMAQURAAN MIYAA ?
Ramadaan Mubaarak