Somali Song: Ahmad Naaji - Gaarida Baarida Haween W/ Lyrics

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лис 2012
  • Heesti "Gaarida Baarida Haween" a classic by the great Ahmed Naaji with *LYRICS BELOW*
    All credit goes to those who deserve it. ENJOY.
    ***LYRICS***:
    GAARIDA BAARIDA HAWEEN *2
    GEEDH BAA LOO FADHIISAN JIRAY *2
    INTA LOO GOGOL DHIGTAA
    GABAATI LA QAADAN JIRAY
    GUURKII SIDA GEEDH MA DHARAY
    GAYAANKI MIYU GABLAMAY?
    HEYAAA, HEY HEY HEYAAA
    ALLA HOBAALOW HOOBALOWWA
    GABDHIHII WAXEY LEEYIHIIN
    ALLA, GABDHIHII WAXEY LEEYIHIIN
    RAGGII GODODLEY NOQDEEN
    ALLA, RAGGII GODODLEY NOQDEEN
    IYAGAA GOOBTA XUN NA DHIGAY *2
    GALABTII WALBO WAA AROOS
    GALBISNA UMA BAHANEE
    GABLEY SHIMBIRBEY TUNTAAN
    GUURKII SIDA GEEDH MA DHARAY
    GAYAANKII MIYU GABLAMAY?
    HEYAAA, HEY HEY HEYAAA
    ALLA HOBAALOW HOBALOOWA
    GABDHIHII WAXEY LEEYIHIIN
    ALLA, GABDHIHII WAXEY LEEYIHIIN
    GANIYO LACAGBAAN RABNAA
    ALLA, GANIYO LACAGBAAN RABNAA
    GACMAHA KAAN SURI LAHEYN
    LUQUNTA KAAN GASHAN LAHEYN
    ALLA, GACMAHA KAAN SURI LAHEYN
    LUQUNTA KAAN GASHAN LAHEYN
    GUNTIINA XARIIRA IYO
    GABASAARAN LA IIBSAN KARIN
    ALLA, GUNTIINA XARIIRA IYO
    GABASAARAN LA IIBSAN KARIN
    GOGOLAAN WALIGEED LA ARAG
    QOLKII AY GUDOONSADEEN
    SIDAASA GUURKII KU BA'AY
    HEYAAA, HEY HEY HEYAAA
    ALLA HOBAALOW HOBALOOWA
    RAGGII GOCASHEY QABAAN
    ALLA, RAGGII GOCASHEY QABAAN
    GABDHIHII WEY CABANAYAAN *2
    IYAMAA GODOBTAA ISKA LEH??
    GAFKAASU XAGUU KA YIMID??
    DADWEYNOW GARTOODA NAQA
    HEYAA, HEY HEY HEYAA
    ALLA HOBAALOW HOBALOOWA
    *THE END* * DHAMAAD*
    Note: CAPS for easy reading.
    Warning: My Somali spelling may not be the best.

КОМЕНТАРІ • 192

  • @abdeenalriyah9036
    @abdeenalriyah9036 Рік тому +32

    احبكم يا أهل الصومال
    جئت إلى هنا من التيكتوك
    جذبني هذا الصوت الحنين الجميل
    تحياتي لكم من السودان

    • @aarankayse160
      @aarankayse160 Рік тому +2

      Thanks brother.
      We love Sudan as well.
      We share our pre-Islamic culture as well. Specially the Beja tribe in north east Sudan.

    • @user-pl9vt4mo3t
      @user-pl9vt4mo3t 10 місяців тому +1

      God bless you ahlul sudan

    • @Wayeelow
      @Wayeelow Місяць тому +2

      @@aarankayse160
      They are Cushitic like us

    • @i7ex_q
      @i7ex_q 14 днів тому

      وحنا نحبكم ي اهل السودان مادري انت عايش او ميت اسال الله ان يحفظك كلنا معاكم ي اهل السودان ❤❤

  • @jimaale3095
    @jimaale3095 11 місяців тому +8

    Alle haw naxariisto. Waxaan heestan soo booqdey kadib markii caawa oo bishu tahay 4 september 2023, uu ustaadku ku geeriyooday carriga ingiriiska gaar ahaan magaalada london.
    Wuxuu ahaa rukun kamid ah tiirarka fanka umadda soomaaliyeed. ❤🎻

  • @user-cy5is1pp2z
    @user-cy5is1pp2z 5 років тому +47

    اغنية جميلة جداً..احب الفن الصومالي و اهل الصومال..والدي عاش فترة في مقديشو و في هرجيسا...لها افضال علينا كثيرة..يكفي ان منزلنا الحالي من عمل ابي في الصومال...

  • @mohammedhersi1984
    @mohammedhersi1984 4 роки тому +28

    Ahmed Naaji is a certified Somali legend we proud to have a artist like him.

  • @cabdikaaficabdicusman4994
    @cabdikaaficabdicusman4994 4 роки тому +55

    Gaarida baarida haween
    Geedbaa loo fadhiisan jiray
    Inta loo gogol dhigtaa
    Gabaati laqaadan jiray
    Guurkii sida geed madhalay
    Gayaankii miyuu gablamay
    Gabdhihii waxey leeyihiin
    Alla gabdhihii waxey leyihiin
    Ragii godad ley noqdeen
    Alla raggii godod ley noqden
    Ayagaa goobta xun nadhigay
    Galabtii walbo waa aroos
    Galbis uma baahane
    Gabley shimbir bey tuntaan
    Guurkii sida geed madhalay
    Gayaankii miyuu gablamay
    Gabdhihi waxey leeyihiin
    Alla gabdhihiu waxeey leyihiin
    Ganiyo lacagbaan rabnaaa
    Gacmaha kaam suri laheyn
    Luqunta kaan gashan laheyn
    Guntiina xarira iyo garba saran
    La iibsan karin
    Gogolaan waligeed la arag
    Kolkii ey gudoon sadeen
    Sidaasa guurki kuba ay
    Ragii gocasheey qabaan
    Alla ragii gocashey qabaan
    Gabdhihi wey cabanayaan
    Iyamaa godobtaa iska leh
    Gafkaas xaguu kayimid
    Dadweynu how kala garnoqo

  • @mukhtarhajji7265
    @mukhtarhajji7265 4 роки тому +40

    We somali all love our siblings from sudan
    We somali are sudan
    And sudan are somali
    We love each other may allah product sudan and somalia kindly provide us peace and progress

  • @gureyisaaq911
    @gureyisaaq911 5 років тому +18

    What a great, specific,and skillfull Somali LEGEND he is.ustaad Axmed naaji.we Somalis are lucky that we have incredible person like him.and we are proud of him indeed.

  • @jiidjiid2498
    @jiidjiid2498 Рік тому +10

    The greatest Somali musician of all time, May God bless you and ur family.and whole 🇸🇴

  • @abuqaasim609
    @abuqaasim609 8 років тому +19

    cant believe it, am with ahmed najji himself right now in islii kenya

  • @fuzzywassy3360
    @fuzzywassy3360 5 років тому +25

    التحية لكل الشعب الصومالي ... سوداني يحيكم

  • @isaacelmi4089
    @isaacelmi4089 Рік тому +10

    I swear I can listen to this over and over again. Its hypnotizing and I love how he plays the oud. Ahmed Naji GOAT.

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 6 років тому +13

    مااجملها كلمات ومااجملها لحن ستظل اغانيك خالده في وجداننا ، بارك ألله فيك أستادنا ألكبير أحمد ناجي

  • @ahmedyare7393
    @ahmedyare7393 2 роки тому +3

    Codka ereyada laxanka muusikada iyo kabanka axmed naaji saacad intee laga heli karaa allow cimriga kuu barakee. Fanaan qaran

  • @Cabdilahi_Yusuf
    @Cabdilahi_Yusuf Рік тому +5

    2023 Daawanaa codka HaLaasiga aH Ee Ahmed Naaji 🔥🎵❤

  • @xarago1960
    @xarago1960 7 років тому +22

    indeed ...This man....Naaji is a Somali legend..Hall of Fame....

  • @zoolasle8122
    @zoolasle8122 8 років тому +41

    هذا الفنان نعرفه في السوداني هو صومالي يحب السودان وتأثر بالفن السوداني وخصوصا فنان أفريقيا محمد وردي وإيقاع هذه الاغنيه يشبه الإيقاع السوداني كثيرا

    • @nasirguleed5445
      @nasirguleed5445 5 років тому +1

      Zool A شكرآ اخي الكريم على مشاعرك الجياشة بس حبيت اوضح لك الصورة الفنان من اصول يمنية واسمة احمد ناجي سعد والاغنية من التراث الصومالي ولايعرف لها زمن معين واحتمال كبير ان تكون قبل ولادة وردي نفسة ه

    • @kla3781
      @kla3781 5 років тому +6

      Nasir Guleed الفنان صومالي شدخل اليمن كل شىء دخلتو اليمن فيه

    • @user-cy5is1pp2z
      @user-cy5is1pp2z 5 років тому +2

      @@nasirguleed5445 الاغنية نعم من التراث الصومالي..و اظنك لم تفهم كلام هذا الشخص..لم يقول لك ان هذه الاغنية لمحمد وردي بل قال لك تاثر باغاني السودانيين..المهم الموسيقى واحدة ..ادخل اليوتيوب و اكتب احمد ناجي يغني اغاني سودانية...بل نحن في صغرنا كنا نظنه فنان سوداني من كثرة طلته و غنائه للاغاني السودانية في التلفزيون و الاذاعة

    • @dalbargeedi2278
      @dalbargeedi2278 5 років тому +5

      اللحن من التراث الصومالي

    • @creativesomalia7784
      @creativesomalia7784 4 роки тому +1

      @@user-cy5is1pp2z
      الشعبين الصومالي والسوداني ينتمون تاريخيا الى الشعب الكوشي يعني اصلهم واحد لذلك تتشابه الموسيقى بين البلدين وكذلك موسيقى النوبة في مصر . لا تستطيع ان تقول من تاثر بمن

  • @mohameddadshe6720
    @mohameddadshe6720 Рік тому +1

    Run ahantii waxaba la mudaa waqtiga la jogu in uu ka hadlaa (iyama gudobkaa is kaleh?????)best song axmed naji ❤❤❤❤❤😢

  • @caynazh3medi442
    @caynazh3medi442 4 роки тому +4

    Axmed Naaji Sscad fanaan musigayste ustaad somaaliyeed like halo badiyo

  • @Xodayo
    @Xodayo 8 років тому +6

    Composed by late Cali Sugule Dun-carbeed... Allah may take him to Jannah.

  • @codkaxaajitvt9778
    @codkaxaajitvt9778 4 роки тому +7

    2020 yaa dhageeysanaya 😍🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤

  • @ahmedabdikani2844
    @ahmedabdikani2844 5 років тому +5

    Yaa salaam! I wish long life our big singer Ahmed Naji.

  • @soomaaliweyn7600
    @soomaaliweyn7600 7 років тому +25

    aabaha fanka soomaaliyeed asxaabta commentska bixineysana wxn lee yahay af Soomaali aan adeegsanno

    • @gamasb8222
      @gamasb8222 4 роки тому

      Waad naga saxantahay mahadsanid

  • @souhaipofficial7944
    @souhaipofficial7944 7 місяців тому +1

    (AHUN ) Abwan murtiile ah bu ahaa.

  • @zoolasle8122
    @zoolasle8122 8 років тому +43

    This Somalian singer we knew him in Sudan for he was in Sudan and he was singing Sudanese coz he loved sudan so much and influenced by Sudanese song and the music of this song it seems tippcally like sudan music

    • @ahmedyaredhanaane7383
      @ahmedyaredhanaane7383 5 років тому

      #Zoola thank u bro Sudanese are respectful people wallah

    • @aideedjamac9649
      @aideedjamac9649 5 років тому +2

      Sudanese they copied our our tune

    • @husseinmubarak7717
      @husseinmubarak7717 5 років тому +5

      The word Somalian is wrong bro the word "Somali" is right

    • @husseinmubarak7717
      @husseinmubarak7717 5 років тому +5

      @butter fingers we ain't copied shit!!!! This is how is our culture

  • @H.EPresidentGaas
    @H.EPresidentGaas Рік тому +1

    Landhere reer baware abti
    Macan ❤🇺🇿🙏🔥🦁

  • @ducaalemedia4317
    @ducaalemedia4317 3 місяці тому +1

    Allah ha unaxariisto 😭

  • @bisharGellowMahad
    @bisharGellowMahad 6 місяців тому

    I met the doyen in Nairobi Eastleigh.he is a phenomenal character,a cordial and courteous fella who has indisputably cut himself aniche in the annal of somali art.

  • @bursalahmediaproductionbmp709
    @bursalahmediaproductionbmp709 4 роки тому +9

    yaa daawanaya October 12/2019

  • @Abdirahman_Shire
    @Abdirahman_Shire Рік тому +1

    ahmed naaji fanaan qaran

  • @askamoha6918
    @askamoha6918 5 років тому +35

    Inta axmad naji tagerto like isara plz

    • @gamasb8222
      @gamasb8222 4 роки тому +2

      Bro, I am from Somalia puntland region. We love him! He is Somali legend. Waan kuu saarin " like" because of this legend

  • @Mohamed-qf7rr
    @Mohamed-qf7rr Рік тому +2

    Dhamaadka 2022 soo booqday wey igu socotaa ahmed naaji sacad

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +2

    Ustaad Axmed naaji sacad Allah kubarakeeyo💖 Gabdhihii waxay leeyihin geniyo iyo lacag ban rabnaa" soo sheegta intad rabtan gabdhow👋😂

  • @cabdalesaalax7291
    @cabdalesaalax7291 11 місяців тому +2

    Allah ku naxriisto Baba😢

    • @cabdicabdillahiyonis3241
      @cabdicabdillahiyonis3241 Місяць тому

      Naxariis ilaahay ayaan eebe u baryey fanaan axmed naajì sacad ilaahay qabriga ha u Nuuro.

  • @maxameddeeq1577
    @maxameddeeq1577 Рік тому +4

    2022 is the best 👌

  • @ahmedyaredhanaane7383
    @ahmedyaredhanaane7383 Рік тому +1

    Axmed naaji sacad cumri dheer allaha siiyo
    Jabaqda xargaha kabanka iyo boongaha isku dheeliga tiran
    Iyo codka dabacsan ee axmed naaji
    Barisamaadkii ayaa ku oo xusuusanaysaa

  • @hamjvlogs3795
    @hamjvlogs3795 Рік тому +1

    Allaahu yaa raxma it was Big signer 😪

  • @kingmoha9965
    @kingmoha9965 6 років тому +15

    Dadkan darmiir xumaa luuqadaha qalaad kusoo qorya qaybta ra,yuga

    • @mohamedmusse8140
      @mohamedmusse8140 5 років тому +1

      Wax fiican baad kahadlaysaa laakiin qaar baa laga yaabaa inay ajaanib yihiin.

  • @samiashaher3158
    @samiashaher3158 6 років тому +19

    أغنية جميلة وموسيقى راقية جدا ، ليتني أفهم ما يقول ..

    • @abdimicro
      @abdimicro 6 років тому +8

      Samia Shaher هو يتحدث عن قيمت الزواج وكيف كانت التقاليد الصومالية ترفع شأن الزواج وقيمةالمرأة والآن اصبح الأمر مختلف

    • @msf893
      @msf893 5 років тому +1

      فعلاً الإيقاع يحبس الأنفاس 😴❤️

    • @MrGeele001
      @MrGeele001 3 роки тому +3

      كلام جميل وراقي اختي على أعلى مستوي ، وهو يتحدث عن مكانة البنت الصوماليه في المجتمع وكيف كانت العادات والتقاليد حيث كان القبيلة تاتي الى اهل البنت ويطلبون يدها ويقدمون الغالي والنفيس من أجل ارضاءهم . مال وابل وخيل . المهم لا استطيع ان اترجم كل ما يقول لكن هذا هو المضمون . وشكرا لك على المشاهده. والشعب الصومالي شعب كريم. تحياتي لك اخوك ابو محمد من الصومال ومقيم في النرويج

  • @amidnight
    @amidnight 11 місяців тому

    Ilahay ha u naxariisto Aamiin axmed naaji maanta ayuu London ku geeriyooday

  • @leilahassan3577
    @leilahassan3577  11 років тому +66

    The word " Wadan" is the word for " country" or "nation". The "I" at the end denotes belonging. Wadani songs are often deeply patriotic and nationalistic in nature. Many are reminiscent, others are supplicatory, praiseful, and some are even a cry for its people to reconcile, toil and strive for the good of the motherland. Sometimes old traditional music is referred to as wadani, but most times it's put under the music style "Qarami". They can be old/new & performed solo, or in groups.

    • @aligonyare585
      @aligonyare585 4 роки тому +2

      agree

    • @jamalhajimohed5018
      @jamalhajimohed5018 4 роки тому +1

      I agreed with u very enthusiastically my dear sister Somali. one love all from Burao.

    • @mohamudbullemohammed3932
      @mohamudbullemohammed3932 2 роки тому

      Thanks runtii dareenkeygaad ila qeybsatay, wanaagsanaan laheyda erayo Somali inaad adeegsato, I mean Somali language

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 роки тому +1

      Thanks

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 роки тому +1

      @@aligonyare585 shirif laga dhageeysan maayee cali ma iska aamustidoo

  • @farahali1278
    @farahali1278 3 роки тому +3

    Asc soomaalida af soomaaligii ma ilooween

  • @cool-cg7jc
    @cool-cg7jc 8 років тому +8

    ود ناجى يا مبدع

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 11 місяців тому +1

    Waxaa heestan ha abuuray Aun Cali Sugule (Dun Carbeed) laxan iyo Codku waa Ustaad Axmed Naaji .

  • @ahmedyaredhanaane7383
    @ahmedyaredhanaane7383 6 років тому +6

    Anoo caruur ah ayaan maqli jiray heestaan qiyaastii 2005 meelahaas xusuus fog ayay ii ahayd runtii barisamad ayay ahayd wax badan ayay I soo xusuusisay heestaan ax ax ax way oo way

    • @dullahiayoub2432
      @dullahiayoub2432 6 років тому

      Ahmed Dhanaane 1987 ayaan dhagaysan jiray sxb kawaran hee ? Icaadhi qaranka somalia ayaa la saarijiray

    • @ahmedyaredhanaane7383
      @ahmedyaredhanaane7383 6 років тому

      Abdullahi Ayoub michael taariikh dheer waa haysaa sxb waagaas anigu maba dhalan waan jeclaan lahaa in aan soo gaaro xiligii aan dawlada iyo magaca lahayn marka sxb cumri dheer aan ku rajayna taariikh wa haysa ugaas

  • @fadumoali822
    @fadumoali822 11 місяців тому +1

    Ala yaraxma😢

  • @ahmedyaredhanaane7383
    @ahmedyaredhanaane7383 6 років тому +3

    Leila Hassan wax badan ayaa na soo xusuusisay Allah yacizaka

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 11 місяців тому

    Ustaad Axmed Naaji, Heestu Cajiibsanaa !

  • @AHMEDOSMAN-hp3kx
    @AHMEDOSMAN-hp3kx 4 роки тому +3

    Gurki sida ged ma dhary alle gayanki miya gablamy
    Hada ay ku jirta aaax ya fanan

  • @maxamedaxmedibrahim9926
    @maxamedaxmedibrahim9926 Рік тому +3

    Gabdhahena alle hanoo so hanuuniyo😔

  • @marwaabdi5945
    @marwaabdi5945 2 роки тому +2

    Used to see this guy on my tv playing his ukulele as a kid🥰

  • @anasmohamed730
    @anasmohamed730 Рік тому +4

    Best song ever composed

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 3 місяці тому +1

    Sheekh. Uu days. Qaadiiri

  • @rashidfaarah7252
    @rashidfaarah7252 4 роки тому +2

    Axmed naji Sacad he is a somali legend.

  • @MAHIIGAANCALI
    @MAHIIGAANCALI 4 роки тому +3

    *cali sugulle alow kuunaxariiso* ....naaji barakoow

    • @elmiali6710
      @elmiali6710 4 роки тому

      Qolomu ahaa ma ciidagale ayuu ahaa kolay fanka iyagaa lahaaye

  • @asma89890
    @asma89890 3 роки тому +4

    The legend. 💜

  • @ahamadali8875
    @ahamadali8875 7 років тому +3

    ربنا يوفقك ويطول في عمرك ياوستاذ أحمد ناجي

  • @ilyaasslb3065
    @ilyaasslb3065 2 роки тому +1

    Waayo Waayo Fankii ahaa 😍🔥

  • @a-gang5635
    @a-gang5635 8 років тому +5

    Memories as a youngster

  • @ahmedyare7393
    @ahmedyare7393 2 роки тому +1

    Fanaan qaran allow cimrigaagu ha raagu adigoon lacag iyo sharaf midna aan kadoonay iyo lacag midnaba oo qarankaagu burburay ayaad lagarab taagnayda maanso iyo geeraarar iyo gabay iyo heelalo.

  • @gamasb8222
    @gamasb8222 4 роки тому +4

    The legend!

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail3471 5 років тому +1

    Woo axmed Naji salad this is very nice gaarida haween

  • @hazhim_
    @hazhim_ 2 роки тому +2

    hees qurux badan

  • @abukarsheikh2268
    @abukarsheikh2268 3 роки тому +2

    Legend ahmed naji

  • @xidig3833
    @xidig3833 2 роки тому +2

    Walhi heskan hada tik tok kaso raacay🥰🥰🥰

  • @samiiraabdulle3523
    @samiiraabdulle3523 Місяць тому +1

    Allow.ku.naxariso.adere

  • @eman7818
    @eman7818 3 роки тому +3

    الفنان الصومالي القدير أحمد ناجي هذه إحدى أغانيه المفضلة لدي بالمناسبة اللي يقول عنه يمني ومدري ايش احب اقولكم انه طوال مسيرته ولا مرة ذكر انه يمني او اي شيء مدري على اي اساس صدقتوا هذه الإشاعة أما بمناسبة الإيقاع واضح انه إيقاع صومالي فلا تصدعونا بكلامكم الفاضي خلونا في حالنا مرة من غير ما تحشروا نفسكم

    • @NorahAlmogahed
      @NorahAlmogahed 2 роки тому

      ههههههههههههههه يا ساتر

    • @safiasaeed2009
      @safiasaeed2009 Рік тому

      والله صادقه ملينا منهم كل حد لصقوه انه يمني ترا نحن بعد عندنا ثقافه وفنانين وعرق وعادات وتقاليد

  • @hoodoali1080
    @hoodoali1080 Рік тому +1

    Jiilka 2023 ayaan salamyaaa🙋‍♀️😞🤲

  • @princeabuu
    @princeabuu 11 років тому +4

    Beautiful

  • @fattimamohamedramadan1888
    @fattimamohamedramadan1888 8 років тому +3

    cool somali hees

  • @omarmohamad2976
    @omarmohamad2976 11 років тому +3

    big singer

  • @abdirashiid3983
    @abdirashiid3983 5 років тому +2

    الله يحفظ لنا

  • @harundini7227
    @harundini7227 8 років тому +4

    love it

  • @maalmo2454
    @maalmo2454 Рік тому +2

    🙋Salamacalaykum anigo xasan guhaada iqaaday waan kuqaadi🤝🧸🤳⛽😂

  • @barwakoahmeth1471
    @barwakoahmeth1471 11 місяців тому

    Alle haw naxariisto 😢

  • @leilahassan3577
    @leilahassan3577  11 років тому +3

    I agree, of course :)

  • @maqsuudchannel4888
    @maqsuudchannel4888 11 місяців тому

    Alow unaxaristo 😢😢😢

  • @Deeqacawil-ik6lq
    @Deeqacawil-ik6lq 3 місяці тому +1

    Hees macaan 7 4 20 24

  • @geniusturco
    @geniusturco 6 років тому +2

    maşalllah maşşallah

  • @nasraabdidahir2497
    @nasraabdidahir2497 Рік тому

    Manshalh baaaba Comir dheer

  • @kafiyakiin3163
    @kafiyakiin3163 3 роки тому +4

    Asxpta commntiga bixinaya luqadoda maxa u diday

  • @abdallahmohamedabdallahabd5127
    @abdallahmohamedabdallahabd5127 6 років тому +1

    Ahmed Naji Saad waan Canaan aan jeclaxey.

  • @istanbulomar1018
    @istanbulomar1018 5 років тому +1

    Somalië wa noshahy ha isracdo i i miss yoy axmaed naji are we arbsorsomalie

  • @user-lm1qu2tz8j
    @user-lm1qu2tz8j 5 місяців тому

    الله يرحمه

  • @juanway
    @juanway Рік тому

    My all time favorite

  • @ahmedsabban8990
    @ahmedsabban8990 7 років тому +1

    Ax yaa waayo waayo.

  • @wiilhoog4220
    @wiilhoog4220 6 років тому

    Legend

  • @payitforwardpower9910
    @payitforwardpower9910 4 роки тому

    May 17 2020 ya joogay 👀

  • @gasiradalmar3492
    @gasiradalmar3492 6 років тому +2

    eshcalaa hees ,aad ayn uga helay ,...

  • @maxamedabdi4161
    @maxamedabdi4161 6 років тому +3

    Ali sugule duncarbed wrote this song and he was from hargeisa

  • @sultan3564
    @sultan3564 Рік тому

    Baaridu waa maxay

  • @yaballo1
    @yaballo1 11 років тому +8

    You are right to some extent, Leila. The Oromigna you refer to is spoken by"Highland Oromo" people that have heavily been assimilated into Amharic culture/music/dance. Oromo clans in Eastern/Southern regions (Borana + Harar + Arsi) use a dialect closer to the Somali. By the way, the "gna" in "Oromigna" is a suffix added in Amharic to denote a language. Eg: Somaligna, Inglisigna, etc. The correct Oromo word for their language is "Afaan Oromo (Mouth of the Oromo) as in Afka Somaliga.

  • @thelastking5725
    @thelastking5725 5 років тому +1

    Doqonsanaa somalidan heeskan waa heesihii xikmada iyo murtida laka faa'idi jiray oo af-somali kii saxdaa ahaa sidaaas ee tahayna af qalaad baa ra' yigiina ku dhiibeesan

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 3 роки тому

    ismaaaaciil al hawiye

  • @salaaxuldiin1445
    @salaaxuldiin1445 2 роки тому

    Garab baan kaa rabaa
    Gacal aan wadaagnoo
    Galabtii alle keeno
    Garbahaan isku hayaa
    Gargaar ii fidi
    Haddaan ku waayo habeenkii
    Hurdo waan ka quustaa
    Harsina warkeeda daa
    Halbowlihii dhiigga sidey iyo
    Hungurigaa I istaagey
    Hamuun baa ii heysee
    Hal mar ii imow
    Adaan kuu hilboobee
    Intaan iilka lay dhigin
    Itaan alwaaxa laygu xirin
    I saar sambabada agtoodiyo
    Saableyda caloosha I saar
    Si uun aan u maqsuudo
    Sahal ma ahan caashaq
    Sidaan ha ii gelin

  • @said6903
    @said6903 3 роки тому

    2020 like

  • @britneyspores
    @britneyspores 3 роки тому +5

    Nice advice adeer but I’m still going to ask for money, diamonds, gold and everything else. I deserve.

    • @klopaklope987
      @klopaklope987 2 роки тому +1

      Lol yes lol

    • @luckymursal1302
      @luckymursal1302 2 роки тому

      He is talking to gaarida baarida haween
      You can take whatever you wanted
      But me am still looking gaariga baarida haween 😂I really love this song

    • @abdisalamwehliye9425
      @abdisalamwehliye9425 2 роки тому +1

      He's only talking to the gaarida baarrida haween. 😂😂

  • @yaballo1
    @yaballo1 11 років тому +1

    Yes, I will be able to tell which region/clan of the Oromo a song belongs to - or very closely. Nagaat.

  • @WupeViasco
    @WupeViasco 11 років тому +8

    when somali is slowed down like this it sounds like oromigna

  • @leilahassan3577
    @leilahassan3577  11 років тому +2

    Thanks for the information. So, you can you tell what region, or Oromo clan a song is from upon listening to it? I will upload an Oromo song I've recently been introduced to, and you can tell me what region it's from? Keep a lookout. Cheers.

  • @Yunis114
    @Yunis114 3 роки тому +1

    Erayadii Abwaan Cali Sugule "Dun-carbeed" Allow unaxariiso.