Marxuumka Allaha u naxariisto. Fadlan moowtada u nasteexeeya oo heestaan xoogaa waa culus tahay oo ereyadeedaa adag oo dagaal beey u muuqataa ee ka saara you tube-ka oo denbidhaaf Allaha siiyo isagana aan u duceeyno waxa uu ahaa haldoor Soomaaliyeed oo magac iyo maamuus naga mudan. Raximahulaah.😢😢😢
codka Ustad Axmed naji maha, wa cali Naji oo ah walaalkiisa
Cajiib! Cajiib! 👏
AUN ❤Legend Ahmed sacacd Naaji❤ 27-08-2024❤Tuesday
❤Barashadaa lee sahleysahaayee
Bannaanka iiga qaad
Bes waayee beentaa marabee
Waan ku bartee
Hoobolow baahiyaad ahayd😪👏
Ahmed Naaji Sacad, macallinka fanka Banaadiriga Soomaaliyeed.AUN ! Somali Legend ,RIP!
Marxuumka Allaha u naxariisto. Fadlan moowtada u nasteexeeya oo heestaan xoogaa waa culus tahay oo ereyadeedaa adag oo dagaal beey u muuqataa ee ka saara you tube-ka oo denbidhaaf Allaha siiyo isagana aan u duceeyno waxa uu ahaa haldoor Soomaaliyeed oo magac iyo maamuus naga mudan. Raximahulaah.😢😢😢
Good Job Somali Music and Culture
Ale ha unaxristo shalay ayu ku dhinty london ingriiska🤲🏻🤲🏻🤲🏻❣️
Aamiin aamiin yaa rab
Illaheey ha u naxariisto 😢😢
Allaha unaxariisto
Gadal gadaal tababarka askari lagushegay masabid intuu kunabo nabiga kaga hormaraa sheko qadamo halmar kadib maka tagaa
Cali Naaji waaye sxb. Iska sax
😏😏iska sax adigu
Ahmed Naji Sacad miyaad nabaree
Abaha kabanka iyo cuudka
@@M_Omar_ muqaalku waa axmed naaji. Laakin heesta waxaa qaaday Ali naji
Allaah unaxriisto wacdi io heesnalagu kariwaa
Aamiin aamiin
RIP 🇸🇴 💙
Aamiin aamiin yaa rab
war waa mahadsanthin sxpyaal ✌
@El Capitano Thanks bro
6:43 6:47 to 6:51 6:52 and I’m still waiting to see the other person but they have the the one ☝️
Allayarxamuu.
❤❤❤
🎉🎉🎉🎉
Iqusisa hadi cafayo iixirton iskuxaray iga lexi nijaso iiweyseya jirin oo isbital lagu xoro waayel sacudi malaheysto dacayada gabadhada inlesgudin kintireey lawadonoqdo shaqaleysiyen yurub maaigubadalatay madow hadukuadonsaday madowkuli miyadqusineysa mase qeybkamid udhibatay mako quusisay