Fikrad & Buug #30 | Who Moved My Cheese | Dr Spencer Johnson | Somali

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 134

  • @zahrahaajimohamed2297
    @zahrahaajimohamed2297 6 років тому +50

    staad mubaarak barnaamijkaan kadib waxaa siyaaday awoodayda wax akhris, alx muddo sannad ku dhaw ilaa hadda 12 books baan akhriyay oo ka baxsan takhasusukeyga, waxaana badankood aan ka sameeyay summary alxamdulilaah. aad baan kuugu mahadcelinayaa ustaad mubaarak.

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  6 років тому +8

      Saara Haaji Mohamed, hambayo walaal. Farxad bay ii tahay inaan ogaado in barnaamijku meel kuu buuxiyay. Halkaa ka hay Saara. 😁

    • @amuunilkacas5638
      @amuunilkacas5638 6 років тому

      Mubarak Hadi asc

    • @faysalibrahim4434
      @faysalibrahim4434 6 років тому

      Mash Alh Saara Hambalyo

    • @amuunilkacas5638
      @amuunilkacas5638 6 років тому

      Mubarak Hadi wll buuga xgen kahelayaha ??!

    • @abdifatahmaxamed7474
      @abdifatahmaxamed7474 6 років тому

      Mubarak Hadi
      Mashaa allah wll
      Xilgaan bilabay in aan dhagaysto
      FIKRAD & BUUG
      Waxaan is ku ar kay isbadal wax akhris
      جزك الله خير

  • @MubarakHadi
    @MubarakHadi  6 років тому +17

    Ku soo dhawaada buuggii 30-aad ee barnaamijka Fikrad & Buug. Waxaan rajeenayaa inaad wada daawan doongtaan oo aad wax ka faa'iidi doontaan. Buugga oo PDF ah, halkan hoose kala deg. Mahadsanidiin. 😍 jef.mentalis.org/hersenspinsels/downloads/WhoMovedMyCheese_DrSpencerJohnson.pdf

  • @mukhtarabdi4443
    @mukhtarabdi4443 2 роки тому +1

    masha AllaH, Ustaad Mubarik Hadi JazakaAllahu khayran, buuga qofku marku uu akhriyo kadib uu dhagaysato soo koobida buuga si qoto dheer ayuu u fahmaysaa.

  • @maymuunmohamud3185
    @maymuunmohamud3185 6 років тому +5

    mubarag thnkyou wll qali marwlba aan dawado video yadada wxa igala ididiilo horleh iyo firfirconi allh adunka cise iyo sharaf kunolow akhirana janatul fardowsa inshaa allh

  • @noexcuses6388
    @noexcuses6388 6 років тому +2

    Shukran Ustaad Mubarak Hadi. In badan baanu kaa faa'iidnay.

  • @abdeb8547
    @abdeb8547 6 років тому +1

    Aad bad u mahadsan tahay Ustaad
    Alle kheyr haka siiyo

  • @hassanabdirahman5380
    @hassanabdirahman5380 6 років тому +1

    Shukrn Ustaad Alle Ha Ku Xafido in Badan ayad Dadaal na gelisay talooyinkaagi iyo tusalooyinkaagi aya no noqday wax la quuto oo noloshydaqeeb wayn ka qaadadaty حياك الله
    ِAlle Ha ka Abaal Mariyo

  • @gobanimo100
    @gobanimo100 6 років тому

    Aad ayaan kaaga Mahad naqayaa hawshaa hagarl’aanta ah iyo kaalinta aad noo buuxisay
    Walal buugan Ma nala wadaagi karaysaa YOU WERE BORN RICH
    Mahadsanid

  • @مبارك-د2و
    @مبارك-د2و 6 років тому +11

    Masha Allah ❤💯👍
    Ustaad mhadsanid
    Alxm waa Sanadki 3aad oo xiriir Aan
    kaalin 1aad Galooyo Fasalkeeyga form Three ama 11aad Sanadkaane Wxn Rajeynaa Schoolkan Inaan u Galo Insha allah Form4 imtixnka Dowlada Sanadka dambane Imtixaamka dowladda Inaan 10 ugu horeyso noqdo Aan rajeyn
    SAwabtaasne waxa leh Iyo mAhad naqaas waxes leh Macalinkeyga Tabaraheyga Nololeed
    #Mubarak haaddi Alllah ku barakeeyo Howshanee inoo wad shrf Iyo cizzi Ku noolow

  • @abdulkadirmohamed9493
    @abdulkadirmohamed9493 6 років тому +1

    Mahadsanid Ustaad Mubarak Hadi Fikrad iyo Buug waa barnaamish aad u qiimo badan dad badana ka faaideyn aan aniga ugu horeeyo. jazaaka allah

  • @rataajabdulkadir1095
    @rataajabdulkadir1095 6 років тому

    Mansha allah ustad mubarak aad u mahadsantahay barnaajimyadada wax badan oo xaga nolosha ah ayaan ka bartay waana ka faidaystay allhamdulilaah.wallhi dadka waxay u bahanyihiin dadka adiga oo kale oo baraarujiya umada si jahliga looga baxo

  • @bahjaali5413
    @bahjaali5413 6 років тому +1

    The one and only channel Thanks Hadi

  • @ameinali9371
    @ameinali9371 2 роки тому

    wax badan aayan ka faiiday bugan ustad alle ha ku barakeyo

  • @muhammadsuleiman815
    @muhammadsuleiman815 6 років тому +3

    Maze= def: 1:Xargo iska hor-iyo-daba-noqda Oo aan laheyn Madax iyo Meel Loo Bixiyo 2: Jidad iska hor-iyo-daba-Laabta 3:Jahwareer

  • @aishahassan760
    @aishahassan760 6 років тому +4

    M.allah ustaad mabruuk haadi بارك الله فيك.الحقيقةاستفدناكثيرة الله يجزيك ا

  • @ayaanhussein1145
    @ayaanhussein1145 6 років тому +3

    Aniga awal markey wax igu dhacan maxey u dhacayan ayan dhihi jiray maxey dadkan wanajiyay ii xumeynaya why why lkn hada Allxamdulilah wax walbo dhaco Alle ku shukriya wanaag bana iga dambeyo shukran ustadii

  • @zahrahaajimohamed2297
    @zahrahaajimohamed2297 6 років тому +7

    farxad bay ii tahay in aan kamid noqdo dadkii ugu horeeyay ee la bilaabay barnaamijkaan. buug badan baan akhriyay oo aad adiga noo tilmaamtay.

  • @deeqmediapro574
    @deeqmediapro574 6 років тому +2

    Ustaad aad ayaa u mahadsan tahay rabi haku xifdiyo👏🏻👏🏻

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.8189 6 років тому +2

    Wad mahadsan tahay Wll Mubarak Hadi. Waayahan waa lagu wayey wll, xaaladaada

  • @cabdinaasirqaliif3289
    @cabdinaasirqaliif3289 5 років тому

    Aad iyo aad ayaa ugu mahadsantahay walalkey mubarak haadi

  • @awaaleali1363
    @awaaleali1363 6 років тому +1

    Aad iyo aad baad uu mahadsan tahay macalin hadi buug qimo leh kuwo la midan ku sugayna mhdsnid 👍👉😊

  • @ahmedaliindho991
    @ahmedaliindho991 6 років тому

    Mahsanid bro waad noo faaideysey Allaha aqliga ku barakeeyo

  • @abdihakinmahamud1176
    @abdihakinmahamud1176 6 років тому

    Mubarak Hadi aad baad umahadsan tahay PDF waan dajisay insha allah waan akhrin sidoo kale waa mahadsan tahay vedios aad nala wadaagato waa ibadashay Alle haku sharfo

    • @alieid8198
      @alieid8198 5 років тому

      Bugaas ila wadaag wll

  • @mohamedabdiahmed401
    @mohamedabdiahmed401 6 років тому

    Waa quraafaat buugtaan waxaa kamuhiimsanaa inaa bulshada lawadaagto siiradi asxaabta iyo taabiciinta taas ayaad kheyr ka heli lahayd . intaa isku xiijinayso hebalow stephan iyo waxlamida oo aan istijeysan wax ay soo dhoodhoobeen

  • @baroafkahooyo6091
    @baroafkahooyo6091 6 років тому

    Assalamu calaykum aad baad u mahadsantahay ustaad shaqo wacan ayaad noo haysaa runtii oo ah inaan kaa faaiidno wax akhrinta iyo muhiimadeeda. Aad baad u mahadsantahay

  • @muhammadsuleiman815
    @muhammadsuleiman815 6 років тому

    Masha Allah Ustaad Mubarak, Alle Hakaa Ajar Siiso.

  • @nimcorcbxqwbaj2k2kappaabdi41
    @nimcorcbxqwbaj2k2kappaabdi41 6 років тому

    Mahadsanid ustaad alle hakaa abaal mariyo

  • @shankaronabdi8657
    @shankaronabdi8657 6 років тому

    Mash allh wax badan ayan ka faiidna qeyr badan aan la so koobi Karin alle ah ku siyo ustaad mubrak

  • @abdirahmanmohamedahmed3547
    @abdirahmanmohamedahmed3547 6 років тому

    Masha Allah wl guulayso horay u soco
    Mubarak hadi buuggan xaggee ka helaynaa.
    Mahadsanid

  • @faysalibrahim4434
    @faysalibrahim4434 6 років тому

    Jazakallah Ustaad Mubarak

  • @ahmedkasim5769
    @ahmedkasim5769 5 років тому

    Buugan waan ubaahnhy Mubarik Hadi side kuhela mahadsanid

  • @ahmettciltire2073
    @ahmettciltire2073 6 років тому +1

    Masha Allah macalin Mubarak. Tnks inbadan

  • @shakurismacil6967
    @shakurismacil6967 6 років тому

    Mahadsanid jaalle mubaarak runtii aad ayay ii saameeyaan barnaamijyadaadu aragtiyo taban oo aan dhinacyo nolosha ah ka haystayna waxa ay ubadaleen qaar togan.
    Runtii aad ayaad umahadsantay alle miisaanka xasanaadkaaga hakuugu daro brother

  • @nasrohassan2790
    @nasrohassan2790 6 років тому

    Masha allah Mubarak hadi mahadsanit

  • @abdihananjama8614
    @abdihananjama8614 6 років тому +3

    Asc ustaad Hadi shukran buugad nala wadagtey.waxan jacleystey inan kuweydiyo hal sual ah,buugan dhowr biloow kahor ayaan akhriyey markaa buugu waxa ugu weyn ee uu nagu latalinayo waa (make plan B).Maalmahan waxan wadey buuga layidhaado (Think&grow rich) isna yuxuu leehahey Desire ayaa ku gaadhsiineysa waxad rabto sidii ninki rabey inoo business labilaabo inventor Thomas adinson wuxuna leeyahey (hal shey ayaan rabaa nolasha waa inaan business labilabo inventorka) markaa plan B ma amanayo sidan ufahmey.suasha Q.sidey labada fikir isu wafaqayaan ustaad se keeba prefer gareyn lahey?

  • @nawaalcabdi2798
    @nawaalcabdi2798 4 роки тому

    Masha Allaah wll shukran 👍👌

  • @leilamohamed7410
    @leilamohamed7410 6 років тому

    MashaAllah. Jzkallah khairan allah hakaabalmariyo. Waanagan

  • @waayosheeg225
    @waayosheeg225 6 років тому

    Mahadsanid ustaad alla haku karaameeyo

  • @fardawsocabdulaahi1122
    @fardawsocabdulaahi1122 6 років тому

    masha alh aad ban u jeclahy jenelkaga ilahy ha ku barakeyo

  • @maymuunmohamud3185
    @maymuunmohamud3185 6 років тому +1

    buga nosoo gali wll thnkyou very much ustaad

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  6 років тому +1

      jef.mentalis.org/hersenspinsels/downloads/WhoMovedMyCheese_DrSpencerJohnson.pdf

  • @abdiwahidalidhakane9157
    @abdiwahidalidhakane9157 6 років тому

    Thanks wlal Mubarak haadi

  • @xuskacali6946
    @xuskacali6946 6 років тому

    Thnks ustaaad jasaklhu khyran jasak

  • @abdikaqar1363
    @abdikaqar1363 6 років тому

    masha allah walal sare

  • @ahmedabdirahmanali6327
    @ahmedabdirahmanali6327 6 років тому

    maansh allah mubarik haadi mahadsanid macalin
    mice= walisandheer ayaa afsoomliga loo yaqaanaa

  • @Gobtechn
    @Gobtechn 6 років тому

    "Dacawo halkay macal ku dhadhamisay macluul ugu godaa"
    waa xigmado somaliyeed oo aan helin qof turxaan bixiya

  • @rudwanchannel728
    @rudwanchannel728 6 років тому +1

    Masha Allah horo u soco well

  • @iqrabashiir5436
    @iqrabashiir5436 6 років тому

    mhdsanid ustaad Qaali

  • @drssamirosmanmohamed1025
    @drssamirosmanmohamed1025 6 років тому +3

    mahadsanid ustaad in kastoo aan lasocon shekadaada

  • @naawilhouse9133
    @naawilhouse9133 6 років тому

    Subax wanaagsan mubarig. Ani goon seexan xalay oo sidii u soo jedu casharkani ii soo dhece. Cheese sidaa aad sheegtay « burcad » ayaan u aqaan.

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 6 років тому

    Mashallaaaaaaaah shukran ustad
    Cheese af-somali waxalagu dhaha farmaajo

    • @qalbiuroon1334
      @qalbiuroon1334 6 років тому

      amiisha ahmed Walaal cheese waa caano labeendisa marka waa burca amba subaga caanaha farmajo waa talyani

  • @abdirahmansied200
    @abdirahmansied200 6 років тому +1

    Aad iyo aad bad u mahsan tahay khry ban ku rajanaya mari wale ba sxb

  • @abdirisaakabokor5335
    @abdirisaakabokor5335 6 років тому +2

    MubaRig zhp casharadaada waan dhagaystaa

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 6 років тому

    shukran wlo

  • @maandaarchannel544
    @maandaarchannel544 6 років тому

    Maasha allaah allaha kuxafido

  • @waayosheeg225
    @waayosheeg225 6 років тому +1

    Lkn pdf kii maad soo dhiginba waan raadiyay waan waayay

  • @ramziofficial4545
    @ramziofficial4545 6 років тому

    Masha Allh ustaad

  • @abnudayib9352
    @abnudayib9352 6 років тому +2

    masha Allah

  • @engneermohamud7164
    @engneermohamud7164 6 років тому +1

    MUBAARAK HAAD wall aad baad u mahadsan tahay Xaqiiqdii Channelkaga aad baan wax uga faaiday Misna Toos ayuu ji badalay Qorshayaashyda iigu mubiimsan waxa kamid ah in aan adiga kula soo xiriiro Oo Si qoto dheer kuula hadlo mhdsnd

  • @Ubaxii
    @Ubaxii 6 років тому

    mahadsanid ustaad

  • @Zamahmed92
    @Zamahmed92 6 років тому

    Masha Allah Mubarak wll waxad modah Ina motivation kahelay specific program reading wana xiseneynah topic Ina kusoqadatid then topic isbadalka cusub asagana is another qodobkale aan xisenoh mahdsanid

  • @khalidibrahimabdi827
    @khalidibrahimabdi827 6 років тому

    Maansha Allah mahadsinda wll

  • @CabdiraxmanQoys
    @CabdiraxmanQoys 6 років тому +1

    Waad kumahadsantahay walaal Allah ha inagu anfoco walaal

  • @abdikadir8118
    @abdikadir8118 6 років тому

    Fikrad iyo book wa barnamijka igu noleyay in wax aqrisku jiro uu yhy fura kami dah furayasha nolasha aad baan kaga mahadcelin walaal qaali thnkz

  • @ahmedcilmi2679
    @ahmedcilmi2679 6 років тому

    Asc Mubarak hadi wa ku salamay ka dibna waxa jeclahay inaa ku weydiiyo waxa tiri caadada aqriska waxay ku sameymada mudo 60 cesho ah BAL KAWARAN HADII AQRIYO MARKA AAN QURAACDO- MARKA AAN QADEEYO MARKA AAN CASHAYO MACNAHA GUUD HADII AAN SIDAAS U QARIYO SOO MAALIN MAALIN UMA DHIGMAN OO CAADADA KUMA SAMEYSMEYSO MUBARAK MASE MAALIN UUN KALIYA BAA LOOBAHAN YAHAY

  • @suldaanawlaad3187
    @suldaanawlaad3187 6 років тому +1

    Bare xageed kadhacday baryahan aniga adiga aayaba buug iahaaye aad baa laguu tabay baryahan ustaad

  • @foosmohamud2454
    @foosmohamud2454 6 років тому

    شكرًا أخي

  • @salmandahir8313
    @salmandahir8313 6 років тому

    Mahdsnd ustad

  • @HawaHussein
    @HawaHussein 3 роки тому

    Maashaa allaah

  • @coachayanlexusen787
    @coachayanlexusen787 3 роки тому

    Hadiii aad daawanaysid 2021 Hambalyo

  • @Shuqul
    @Shuqul 6 років тому

    Thanks Mr haadi

  • @osobsaed1796
    @osobsaed1796 6 років тому

    pdf ama xgee ka heli karaa muhiim weeye ustaad

  • @haweeyajama7156
    @haweeyajama7156 6 років тому

    mashallah wll jzkllah kheyr

  • @HAKIKfacts
    @HAKIKfacts 6 років тому

    Wcs wr wb ustaad waxan ka codsanayaa inad noso dhigtaa book link gisa

  • @khalidbarbarawi
    @khalidbarbarawi 6 років тому

    wll aad ayan ugu xidhanahay page kaga ...lknse sual ayan rabay ku waydiyo ..inaad ila wadagto..video kan markad duubayisid maxaa isticmaasha camera imise phone ..wll ila wadaag mahadsanid

  • @somaliawardtube6878
    @somaliawardtube6878 6 років тому

    waa buug qiimo leh

  • @ismailmaal6931
    @ismailmaal6931 6 років тому +2

    Bookan sidad u sharraxday wan ka helay. Wan arki kari la'yahay meeshad nagula wadaagtay inaan helo . Fadlan noo sheeg. Mahadsanid.

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  6 років тому

      Mahadsanid Ismaaciil. jef.mentalis.org/hersenspinsels/downloads/WhoMovedMyCheese_DrSpencerJohnson.pdf

  • @suhaybnurdiinsiidow6261
    @suhaybnurdiinsiidow6261 2 роки тому

    Cheese 🧀 means farmaajo ama Burcad

  • @nasrohassan2790
    @nasrohassan2790 6 років тому

    Masha allah

  • @somalienvironmentalprotect382
    @somalienvironmentalprotect382 6 років тому

    Waa Video faa idooyin badan le

  • @sbclub6910
    @sbclub6910 6 років тому

    M.a allaah wll guilty an wada gaarno

  • @airwick4964
    @airwick4964 5 років тому

    Mahadsanid walaal Mubarak. Link PDF ka nala wadaag

  • @arwamusse8743
    @arwamusse8743 6 років тому

    thanks brother

  • @albashiir8746
    @albashiir8746 6 років тому

    walaal pdfka meeday ma aadan soo dhigin deccribtionka

  • @hajjizeykol98
    @hajjizeykol98 6 років тому +2

    Budhcada Sidoo Kale Farmaanjo Waa la uiraahdaa

  • @mohamudabdiibrahim3402
    @mohamudabdiibrahim3402 6 років тому

    Laakiin rasuulka waxaa uu inoo sheegay inaan khayr aan Alle ka filano mar walba

  • @saedsudi
    @saedsudi 6 років тому

    Ustaad isbedel ras,miya ayaan isku arkay intii aan ku daawanayay jazakalaaa wllkayoow.

  • @garaadsan.6191
    @garaadsan.6191 5 років тому

    Ustad, sidani spoon feeding miyaaney aheyn? Yacnii, nuxurkii buuggaba hadii aad kahadashy, xiisihii uu qofku u qabay sow yaraan maayo?

  • @kiinorsud6615
    @kiinorsud6615 6 років тому

    asc wllhygaa waxan rabaa mel an kalasoxiriro wllo

  • @ahmedkhayr1902
    @ahmedkhayr1902 6 років тому +1

    Farmajo aya LA dhahaa cheese

  • @miskiecaddaani1968
    @miskiecaddaani1968 6 років тому +3

    Mhdznd Ustaad Lkn *BDF* Maba soo dhigin see cml

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  6 років тому

      jef.mentalis.org/hersenspinsels/downloads/WhoMovedMyCheese_DrSpencerJohnson.pdf

    • @miskiecaddaani1968
      @miskiecaddaani1968 6 років тому

      Mubarak Hadi MahdZnd Teacher

    • @maulidzultanhiis955
      @maulidzultanhiis955 6 років тому +1

      en.booksee.org/s/?q=Who+Moved+My+Cheese&t

  • @abdiaziiz7467
    @abdiaziiz7467 6 років тому

    Thanks wll

  • @nourmohamudawdahir1538
    @nourmohamudawdahir1538 6 років тому

    iisoo dir plz pdf buuga

  • @hagardiidgeneral.knowledge5114
    @hagardiidgeneral.knowledge5114 6 років тому

    Wll buugan oo afsoomali mala helaa

  • @vetdoctor8100
    @vetdoctor8100 6 років тому

    👍👍👍👍👍👍
    Thank you a lot bro

  • @albashiir8746
    @albashiir8746 6 років тому

    please
    hadaad dooneeyso
    inaad horumar gaarto
    fadlan nagu soo biir
    subscribe saar. RUN SIDE channel.

  • @cataaswaageesi8809
    @cataaswaageesi8809 6 років тому

    Cheese aniga waxaan u aqaanaa Farmaajo.

  • @husseinmohamed3208
    @husseinmohamed3208 5 років тому

    Waxaan hayaa buugaan oo afsomali ah

  • @alieid8198
    @alieid8198 5 років тому

    Mash alh shukrn wll lkn bugaas mahaynee

  • @maqalka-sportsZone
    @maqalka-sportsZone 6 років тому +2

    mahadsanid walal lkin aaway linkiga

    • @MubarakHadi
      @MubarakHadi  6 років тому +2

      jef.mentalis.org/hersenspinsels/downloads/WhoMovedMyCheese_DrSpencerJohnson.pdf

  • @salmasaid4669
    @salmasaid4669 6 років тому

    wll whatsapp ma ledahay ama fb