BIILKEDII OO AHAA 8$ AYEEY KA DHIGATAY BISHI MEQA U DHIGMATA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 169

  • @ugaasosaid1879
    @ugaasosaid1879 7 місяців тому +15

    ani waxan ka mid ahay dadkay rumii bararujisay masha allah allaha kubarakeyo wlshay dhiri galiso bad notahy hadan nahnay gabdhaha somaliyed malintan kubaranayey kuma khasarin allahuma barik

  • @nurtofarax6584
    @nurtofarax6584 7 місяців тому +29

    Ruumiye 8 doolar wey badan tahay aniga 4 doolar ayaa leysiiya bishiine 50 ayaa ayuuto kugalaa dadku meshii bajaaj karacan aniga biel ayaan karaaca marka dumarow nin bilow Aadin yaaleysku haleyn

    • @AzmaCabdi-qi8ku
      @AzmaCabdi-qi8ku 7 місяців тому +4

      Nuurtoy wa runta wlhi 8 dollr wa badanty masha allh ani 30 kun qata malinti bishina 30 dollr dhigta alxm lkn wa intay ruumi iso kicisay 😂😂😂 dhigayey

    • @kawsarjamac005
      @kawsarjamac005 7 місяців тому +1

      Nayaa ya hee nago nool baatihin wlhy 🎉😂

    • @naimaali4580
      @naimaali4580 6 місяців тому +3

      Abyo aad umahadsantahy waxad ahay hoyo heysata 5 caruur ah 5dlr ayana qata malinki bishine 50 Ayan Mel dhigtaa alx❤

    • @nuurtonuur8513
      @nuurtonuur8513 6 місяців тому +1

      ​@@AzmaCabdi-qi8ku ifahansii abyo ado 30 kun shilin somli qato see 30 dolr bishi mel udhigtaa

    • @deqalula9707
      @deqalula9707 6 місяців тому

      Hhhhh somali xagee laga isticmaalaa​@@nuurtonuur8513

  • @user-lv4wo6sp6w
    @user-lv4wo6sp6w 7 місяців тому +14

    Ruumiyey abaayo aad aad banku jecelahay maalinkaan ku bartay ayaan isbadeley horumar baan gaarey waa ku ducéeyaa wlshey❤❤❤

  • @nimcoqaniqani8557
    @nimcoqaniqani8557 7 місяців тому +4

    Waxba maqabto waxn jooga guriga labadayda waalid wxn ku fikiray inan mel wx dhigto wlhi hada 8 dolar ba igu jira wanan ku bilabay markay isku kay gadho inan ku fusho wx kastoon u hahdo insha allh muqalkani wa mid aad i dhiri galinaya wana qorshe ka mida kuwan dajistahy 2024 insha allh khayr mahadsanid wllo form Hargaysa ❤

  • @hoodo3804
    @hoodo3804 7 місяців тому +4

    Masha Allah ruumiyey waxan kugu so biiraya sanadkan 2024ka
    Gabadhas waa qof kudayasho mudan 8$ cajiib run ahanti waa gabadh go'aanle.
    Vedio gan wan ladagay si uu dhiirigalin iigu noqodo.
    Mahadsanid wlshey ruumi

  • @f.a.909
    @f.a.909 6 місяців тому +1

    Maasha allaah tabaraka laah Abaayo ruimiyey Ilahey ha ku xifdiyo qaali gabdhaha walalaha taload u fiican aya siisay ❤🥰✨🌹✨👏🥰

  • @khadraabukar9300
    @khadraabukar9300 10 днів тому

    Mashaa Allah Jazaakallahu

  • @user-vm2wq6zb9q
    @user-vm2wq6zb9q 6 місяців тому

    Asc walalo you are amazing mum who gave girls advice to be independent when I get divorce I didn't have any saving but I learned from my mistakes never happened again inshallah I got kids I need to saving money for them no one will help you

  • @usernimco
    @usernimco 7 місяців тому +6

    abaayo aniga maxa meel dhiiga kun shilan laimaa siiyo 3 carur isku nuug ah heeysdaa alxm lakin waxa walbo an rabo waa la iso gadaa hadan Susa shoobin rabo waa la iraca wax walbo rabtid qaado la idhaha lakin lacag la ima siiyo maxa teelo ah

  • @ladanmohamed4515
    @ladanmohamed4515 7 місяців тому +3

    Masha allaah abaayo Ruumiyeey waadna baraarujisay illaahay kheyr hakaasiiyo Aamiin❤❤❤❤❤❤

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 7 місяців тому +1

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my ruumi 😊

  • @user-zr9jk7lg9f
    @user-zr9jk7lg9f Місяць тому

    Jazakallahu khayr ukhtii

  • @umumeysara223
    @umumeysara223 7 місяців тому +1

    Abyo wad mahadasantay quruxy jazakallh qayr alle haku siiyo shere ii samee

  • @fardowsoabdikadir847
    @fardowsoabdikadir847 7 місяців тому +8

    6dlr bn biiil lysiiiya mlintii 2dlr bn dhigtaa

  • @NaasroSalaax
    @NaasroSalaax Місяць тому

    Mnshalh

  • @ikranshane6476
    @ikranshane6476 7 місяців тому

    Mash Allah tabarakullah JazakaAllahu Khair for the advice

  • @nasranasra5091
    @nasranasra5091 2 місяці тому

    Man Sha Allah tabarka alllh khayr allle ha ku siiyo Wan ku wata xabti

  • @user-on8vh6uw9i
    @user-on8vh6uw9i 7 місяців тому +2

    Walahi rumiyey waad mahadsantahay ❤❤❤❤

  • @HamdiaaliBoqoreh
    @HamdiaaliBoqoreh Місяць тому

    Mashalaah❤

  • @user-nn3zq2yw9b
    @user-nn3zq2yw9b 7 місяців тому

    Mashallah walal Allah ha ka jazaiid siyoo

  • @ifrahyusuf2816
    @ifrahyusuf2816 2 місяці тому

    Jusakallaahu khayra rumi waada na dhiri gelisa gabadhan mashallaa ala ha siyaadiyo dedaalkeda ala hau barakeeyo caqligeeda masha allaah tabaraka llaa😊

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 7 місяців тому

    صل الله عليه وسلم
    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    Jizakallahu qer macanto illahey haku barakeyo Yaa Rabi Allaha ku xafido adiga iyo ehelkaga dhamaan Yaa Rabi yaa Allah macanto guuleyso macanto

  • @sahraa8499
    @sahraa8499 6 місяців тому +1

    Mansha Allah dhirigalinta halka ka wad

  • @maryanl804
    @maryanl804 6 місяців тому

    Alxmdulilaah illaahaybaa ii dhaliyey in aan wax dhaqaleyso taariikh bdna waa soo maray taajiriintu anigay deynta iga soo doontaan wxnan dib ka noqday agoon ley alxmdulilah yaa rabbi

  • @Ustaadshukria
    @Ustaadshukria 7 місяців тому +2

    Wwllo ruumiyey qaybti quraan barasdana kudar will waad fiican tahay aniguba. Wan ku camal falay waana daada

  • @sahro5841
    @sahro5841 7 місяців тому +2

    Boqolkun shiln somali ayaa khadan jiray waxaana dhigi jiray 40ku shilin somali alx waxbadan ayaa ii khabsoomay

  • @gabarwcn1267
    @gabarwcn1267 7 місяців тому

    Masha Allah ilahay ha u barakeeyo abyo iyo anago dhanba wa hooyo adag

  • @user-xg3dk3tw3n
    @user-xg3dk3tw3n 7 місяців тому +1

    Masha alaaah

  • @user-wf7wg3bl8v
    @user-wf7wg3bl8v 6 місяців тому +1

    Ruumiyey aniga 3doolar aleysiyaa waxna meel waakadhigtaa bishii 45dolr aa meel kadhigtaa ❤

  • @user-dq7ns8ws4j
    @user-dq7ns8ws4j 7 місяців тому +1

    Manshaa Allah

  • @user-su9gw3sc5f
    @user-su9gw3sc5f 7 місяців тому

    Masha allh wllahy alle ha ku barakryo

  • @fatumasaado7296
    @fatumasaado7296 7 місяців тому

    Wcs masha Allah hambalyo ❤walal qaali ruumi thanks

  • @Asmaasluub
    @Asmaasluub 7 місяців тому +1

    Mashalah ❤

  • @awilali6102
    @awilali6102 5 місяців тому

    Masha allah

  • @user-qj4ok4ri7t
    @user-qj4ok4ri7t 2 місяці тому

    Gabdho xirfad idin anfacda barta sida inaad wax ku samaysaan guriga sida uunsiga cadarka decoration ubaxya guriga ku samee

  • @habsamohamed7265
    @habsamohamed7265 3 місяці тому

    Masha Allah ❤❤❤❤😊😊😊

  • @Zaalja
    @Zaalja 7 місяців тому

    Wad mahadsantahay abayo mcn .. taladadi wan qatay .wax na wandhigtay waxa nobalan ah inshaa aallaah. Sanaadkan marku dhamado

  • @Bintuhusean2928
    @Bintuhusean2928 7 місяців тому +3

    Bishii 8 doller aa modaye maalinti 8 aad wee badantahay ani 130 aa qaataa bishii 20 doller cunuga xafaayadiisa iyo tiishkii xafayada waye 10 hilib geel 2 kiilo ina xirxira firijka gishtaa 14 doller 4 jimco aa hilib ari nuskiilo kusoo gadaa 40 doller raashin aa kuso gadaa 4 jimca kastana addega isbuuca 8 doller aa kusoo adeegtaa 4 dooler kuhadlka bisha iyo internetka isbuuca 1 doller internet iyo ku hadal ee ii noqonee 10 iisoo hartana meelaa dhigtaa mana kabaahni 3 da waqti wax waa cunaa alx

    • @Hawo-lula
      @Hawo-lula 7 місяців тому

      40$ rashiin side abaayo tumin wax ka yar xita ma gooyse

    • @AzmaCabdi-qi8ku
      @AzmaCabdi-qi8ku 7 місяців тому

      Masha aalh masha aalh wlhi si fican wax ufarsamesay lkn wllo 40 siday rushin kugu goyan

    • @user-jp4lg1gv5v
      @user-jp4lg1gv5v 7 місяців тому

      Abayo intarnedka 1$intee waaye noo faaidey aniga 3 kushubtaa isnuucii

    • @Bintuhusean2928
      @Bintuhusean2928 7 місяців тому

      @@Hawo-lula abyo Ani iyo xaajiga lee waye shan shan kiilaa nagu filan

    • @Bintuhusean2928
      @Bintuhusean2928 7 місяців тому +1

      ​@AzmaCabdi-qi8ku abyo Ani iyo xajiga lee waaye shan shan kiilana nagu filan 1 kii Malin hadan isticmaalno rubac baasta ama bariis wee nagu filantahy cabitaanka badsanaa maalin mallinna duhurkii salbuko iyo qamidi iyo shaax aa cunnaa

  • @munohasan3912
    @munohasan3912 7 місяців тому +1

    Mashallah

  • @user-sv7tl8ie1d
    @user-sv7tl8ie1d 6 місяців тому

    Maasha Allaah abaayo waa ubogey barnaamijkaan hadaan bilaabayaa qaali insha Allaah

  • @user-fi1ny5sw1u
    @user-fi1ny5sw1u 6 місяців тому

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 7 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤ fariid Ana 8& hal cunto baan siistaa hal mar .

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 7 місяців тому

    Masha Allah sister ❤

  • @kawsarjamac005
    @kawsarjamac005 7 місяців тому +3

    Roomiyeey bararujisada dad ka jifaa ta hay ani hidii dilaa iga shaa markaan ku dawado wlhy xita hadan ku shito how sha guriga waaan isku rogaa kkkkk😂

  • @maryansh6638
    @maryansh6638 7 місяців тому +1

    Haa

  • @sahraa8499
    @sahraa8499 6 місяців тому +1

    Abayo mantaa ku arkay wana kufarxay sidaad wax u soo jeedisay waan ku Sabkaragareyey

  • @user-ic6uc1gy8y
    @user-ic6uc1gy8y 7 місяців тому +1

    Asc wr wb walahas omaliyed qofkii ubahan barashada quranku iso tafsirka haila so xariro waxa no furan madaraso online ah o an cashirada kabixinaya

  • @FarxaanCiise-dq4kb
    @FarxaanCiise-dq4kb Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dekosharaf6823
    @dekosharaf6823 7 місяців тому

    Masha Allah mhdsanid abayo ruumi❤❤❤

  • @aishoali5347
    @aishoali5347 7 місяців тому +1

    Aniga abayo ninkeyga 4ciyala udhalay lacag cad ima tuso dukana saranahay wxaa.ka shaqeysta harqaan wxuu idhalay bisnis wxaa kaloo meel kadhigta 5shanbil iyo 500qol odolar intakalane nafteyda ehel keyga ilmaheyga wxii ey ubaahdan aan kudabara lkn 500boqol wa sameya wxana isuurta galiyay allaah kasakow xajiga o iga
    ceshaday biilka xafada mrka gabdho idinko leydin qabo ayaa lacag samey kartan e ka mashqula nimanka oo ku mashquula digriga alle iyo
    Shaqadina

    • @aishoali5347
      @aishoali5347 7 місяців тому

      Dukanka ayuu isaray oo waxwalbe yalan lkn lcag ima siiyo anne uma baahni wa shaqeysta anoo umula ano walaca aan ka shaqeya alx

    • @AbshiroxuseenxasanBaariyeey
      @AbshiroxuseenxasanBaariyeey 6 місяців тому

      Masha allaha horay usoco qaali

  • @khadaraaxmedxassan6043
    @khadaraaxmedxassan6043 7 місяців тому +1

    Wllo walhi aad ban ku taagera lkn wali wax ma seef garan waxanse bixiya dan tii an hore uqaatay ilahay hayga bixiye go aana wan qaatay inaanan dayn danbe qaadan markay iga dhamaatina intan hada udhigo danynta an sevgareyo insha alaah

  • @sahuurroble1303
    @sahuurroble1303 7 місяців тому

    MAASHA ALLAAH

  • @farxiyohusein1145
    @farxiyohusein1145 7 місяців тому

    Maasha allaah

  • @nasronasro5538
    @nasronasro5538 7 місяців тому

    Masha Allah wanadhirigalisaa

  • @salma-qs2gi
    @salma-qs2gi 7 місяців тому

    Masha aalh congratulations

  • @user-on8vh6uw9i
    @user-on8vh6uw9i 7 місяців тому +3

    Abayo qiso muhima oo gabdhaha somaliyed anfaceso ayaa kuhayaa oo aniga igudhacday

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  7 місяців тому +1

      Ruumi_kitchen igala so hadal snapkeyga abayo

  • @Cabdirasaaq-dg8ip
    @Cabdirasaaq-dg8ip Місяць тому

    Asc

  • @user-kl7lj2ec3d
    @user-kl7lj2ec3d 7 місяців тому +1

    Abaayo somalia nolol ba taal taa qurabaha io mid ka fcn ba taal wxa jira dad biil lo siiyo kumanan

  • @fowziaomar3261
    @fowziaomar3261 7 місяців тому +1

    Wlh afar dollar qaataa hal dollar dhigtaa oo ayuuto ah bishi 30$

  • @fatimaahmed2735
    @fatimaahmed2735 7 місяців тому

    Mahadsanid aabo❤❤❤

  • @user-cd2of4pe7m
    @user-cd2of4pe7m 7 місяців тому

    Manshaalah

  • @MarwoCajiib
    @MarwoCajiib 6 місяців тому

    Asc ruumi qali weyan wlhi ibuucan ayan kusobiiray wan samayn dona sanadka danbe ayan soshegaya gushan gadhay insha allh hadan nolano

  • @user-ll1nq8sw2v
    @user-ll1nq8sw2v 6 місяців тому

    Masha alaah walashay

  • @yaasmiincraxman7458
    @yaasmiincraxman7458 7 місяців тому +1

    Ruumi fariid

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 7 місяців тому

    Mashaa allah Hambalyo Hambalyo ❤❤❤❤❤

  • @user-kh2lh5gs2x
    @user-kh2lh5gs2x 7 місяців тому +1

    naa waa lixdan 2 bishii

  • @HappyQuetzalBird-dw7wc
    @HappyQuetzalBird-dw7wc 2 місяці тому

    Ruumiye maalin kasta 5 dollar qaataa

  • @ummahamed8182
    @ummahamed8182 7 місяців тому

    Asc Masha allah abaayo ❤

  • @deqa868
    @deqa868 7 місяців тому

    Mashalahaa abaayo jzlqeer❤

  • @user-xb6dl1py9b
    @user-xb6dl1py9b 7 місяців тому +2

    Aniga Bil ahan Malikii $4 dorl qatah
    Malin walba waxa mel dhiga $1:5 hal iyo badha
    hagabda ku tura 4bile soctah waxan qatah $150

  • @user-rx7yu6tl2o
    @user-rx7yu6tl2o 7 місяців тому

    Masha allah wllo waa runta ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia 7 днів тому

    De wll malin walba waba lacag badan hhhh qarba 20kun shilin lasiyo wllo 8wa nimoco ba

  • @AshoAli-cq5rb
    @AshoAli-cq5rb 7 місяців тому

    Mashaa allaah ❤❤❤

  • @FadosoDaahircilmi
    @FadosoDaahircilmi 2 місяці тому

    Wlh markii hore wx meel madhigi jirin lkn hda wx baa meel dhiktaa alxd malah hadaan aqli yeeshay😅

  • @cadeyare5255
    @cadeyare5255 7 місяців тому +1

    Asc walal walahay want kugu faiday

  • @user-xg3dk3tw3n
    @user-xg3dk3tw3n 7 місяців тому +1

    Aniga markaan arkay dhiri gelintaada wlhi bishai hada 20 dolar an mel dhigay 300 an qadanayay kiro iskool dugsi ilaa wax kasto an dhibaa

  • @queenshadiya3
    @queenshadiya3 7 місяців тому +2

    Abyo allh ubarakeyo biilkeda aniga waxan qaata $3 malinkii $1 ayan mel dhigta alx qutar guriga so dhigta

    • @nimcoqaniqani8557
      @nimcoqaniqani8557 7 місяців тому +3

      Karti baad leedahay wllo hore uga soco alleh haku barkeeyo
      Saliga nabiga ibrahimiyada badso wlo hadii ad garnwaydo yutub ka ku qor saliga ibrahimiyada ku badh gulayso

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  7 місяців тому

      @@nimcoqaniqani8557 sax

  • @user-ig4lh1kk9p
    @user-ig4lh1kk9p 3 місяці тому

    Asc rumi Walla walahi wan is qanjidhiyay markad tiri maxad timin

  • @malyunhashi5711
    @malyunhashi5711 7 місяців тому

    Manshalaah

  • @user-ds4oh6vw7u
    @user-ds4oh6vw7u 7 місяців тому +4

    Xaga dhaqaala teemka hada ruumi ku baraarugy ayaan kamidahy alxm 1 iyo 2aad wax baan faa iiday

    • @ladanmohamed4515
      @ladanmohamed4515 7 місяців тому +1

      masha allaah abaayo

    • @Feyla731
      @Feyla731 7 місяців тому

      Masha Allah nagnol sanadka marku dhamado 10 garam ku goyne

  • @hersihersi2406
    @hersihersi2406 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤.abaayo.walaahi.wakuwataa.wanabilaabay.dhaqaalihi

  • @XaliimoXaliimo-lz8nb
    @XaliimoXaliimo-lz8nb 5 місяців тому

    Macntooy aniga waxan jogaa soomaali

  • @FaadumoAbdullaahi-su2mq
    @FaadumoAbdullaahi-su2mq 7 місяців тому

    Horey usoco ❤ abaayo

  • @user-tc7jp5cl9e
    @user-tc7jp5cl9e 7 місяців тому

    Asc wr wb abayo mcn waa kuu baahnaa snab ma qawo ee xagee kaala soo xiriiraa sharafey

  • @Cadarmuuse7037
    @Cadarmuuse7037 7 місяців тому

    Aniga waxaan aaminsana inaan hadaan joogo Somalia UA-cam inaan isticmaalikarrin

  • @user-sm6oc1vl5i
    @user-sm6oc1vl5i 6 місяців тому

    Mhdsanid abyo

  • @hamzahoyoo7702
    @hamzahoyoo7702 7 місяців тому +3

    Ruumiyey dhaga hadalku reeban siiba aniga 😂😂😂😂😂😂

    • @ladanmohamed4515
      @ladanmohamed4515 7 місяців тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @hamzahoyoo7702
      @hamzahoyoo7702 7 місяців тому

      @@ladanmohamed4515 ladab ma Ila mid ayad tahay qosolka ayan ka daremaya🤣🤣🤣🤣

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  7 місяців тому +2

      Fadhiga ka kac

    • @hamzahoyoo7702
      @hamzahoyoo7702 7 місяців тому +1

      Wad igu ogtahay iga walee hadalku sida uu i tabtay walhi illahay ayuu baa og

  • @user-kh2lh5gs2x
    @user-kh2lh5gs2x 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤ruumi

  • @deqalula9707
    @deqalula9707 6 місяців тому

    Wlaahi fikrad fiican lkn qaadashadeedu adag tahay

  • @UgbaadAhmed-fd1sj
    @UgbaadAhmed-fd1sj 7 місяців тому

    Asc wlshy wnkugu xidhanay ani waxa qata malinti 5$ wacana ka dhigta 2.5$ bishiwaa 70$ inqota

  • @nasracali1316
    @nasracali1316 7 місяців тому +1

    Kheyr alaha kaa siiyo bulshada aad dantoda tusrysid dhaqaalaha wadanka plz kasoo hadla youtub leyda oo dhan is garab sada madaxda wadanka fariin udiraa qeyla dhaaan udira waxaan dibada uun nalokaga keenayo hanaga joojiyaan malayga ukunta qudaarta oo dhan hilibka hadaaan sidan ku sii socono saboolnimo ayaaan udhiman doonaa😢

  • @user-sy9jx2mk1c
    @user-sy9jx2mk1c 7 місяців тому

    ❤❤

  • @nimcaaliwaceys8484
    @nimcaaliwaceys8484 2 місяці тому

    Qli hadan kuguso biirey wlh dhiirigalin iitahy shaly ilaa maanta muqaladada dib udaawadaa anuu wanshaqeyaa somalia joogaa $400 qaataa hooyo iyo aabe udiraa 200 iisoo harto meeley kabaxdeyba ma aqaan shaqada bajaaj raaca iyo biya cabida le iga noqdaan $2wye maalinkii bajajka 1cml waa cabitan lacagta way iga dhamata wlhi si aan ukala habeyaba waa wayey 2ilma haysta gurigiina lacagta kumaso celiyo marmar aan ilmaha dhar iyo alaab usoo gado moye bal ila tali wlley

  • @AzmaCabdi-qi8ku
    @AzmaCabdi-qi8ku 7 місяців тому +1

    Ruunay wlhi hada ani 3 sano guri layahy inan wax mel dhigtana wan ku tashan jiray lkn hal cilad ba qaby marka xooga aruriyo an arko aw farax oo ay ka jahabanty ayan dhab ku sin jiray lkn hada sida ku barty wa jojiyey waxas afkyga wa hysta waxna wa arursada alx sirta tii xafiya alhe hyga dhigo😂😂

  • @user-rm8zs1rc9u
    @user-rm8zs1rc9u 6 місяців тому

    Aniga 80 laysiya xata rashinka waan sodhigta wlhi 75 hagbad kaga jira hagbada badhwaan dhiga badhna rashinkan iyo adega dhaqalu caqli ayuraba bes

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  6 місяців тому

      80$ baa qadata 75 hagbad ba kagag jirta nafahan sii huuno

  • @UmusalmanabdullahiAbdull-xe1os
    @UmusalmanabdullahiAbdull-xe1os 7 місяців тому

    Lacagwa somaali jogo

  • @user-gm6lm5ze9g
    @user-gm6lm5ze9g 7 місяців тому

    Wlhi anigabo sido kle abyo 7 dollar leysiiya wlhi oo bilahi oo talaahi 2 dollar meyl dhigta alx

  • @najaxahmed8709
    @najaxahmed8709 6 місяців тому +1

    Kawrn ta ninkeegi biilba siinin wallhi 15kun ooshiln somlind ayaa cawo layso diray wayahe maxan meel dhigan wll waxbab mahyste😢

    • @xakiimamahamud6350
      @xakiimamahamud6350 6 місяців тому

      Lacagta khadka kusoo gashay meel dhigo

    • @deqalula9707
      @deqalula9707 6 місяців тому

      ​@@xakiimamahamud6350 laga yaabaa inuu hotspot yahay

  • @munamohamed1078
    @munamohamed1078 7 місяців тому

    Al yoom dheh😂😂

  • @user-gm6lm5ze9g
    @user-gm6lm5ze9g 7 місяців тому +1

    Abaayo thanks wlhi wxd thy dhiira galisadeyda mida kle abyo mcn aniga lcg wan hely lkn ninkeyga Ayan udhiibty wlhi hada hadan dhaho lcgta ubahanhy isii wuu iskey dabaalinaya marabo inu isiiyo mxn sameya lcgteydana wxey aheyd 4.000 💵 dollar Wana Kaqadi la,ahay

    • @indhouronindhouron7992
      @indhouronindhouron7992 6 місяців тому

      Kasamir tas abyo nin lcg iska daye xitaa naftada half lsmasiiyo tas wey kugu dhacdee Nawar xaqdaro illhy hakaaga dhigo abyo

    • @indhouronindhouron7992
      @indhouronindhouron7992 6 місяців тому

      Waxkale aruurso hda