Mabixinaayo hada iraahdo wa ifuraya ban ufahmay sheekada!!! u xamaal dee hadaa furniin sas oga baqayso inadr🤕🤕🤕 hadii kalana naftu mar bay baxdaa ee naf is gali 🙏🏼
Asc walashey qof kama xoogin ee caadi iska dhig laba adigay kaa go an tahay sii oo ha ka xumaanin hadii kale qof kaama xoogayo ee waxad ka qaadata go aan ah inaad diidi karto waxada wayo waxuu kuu arkay inaad doqon tahay marka Haka yeelin qof bini aadan ah sidad oo kale hooyo iyo aabo dhaleen inuu wax kaa sasabta waa damiir la aanta uukugu arkay tan furiinka ma dhimaneysa hadii uu ku furo subhanalah caadi iska dhigo waxada adiga leh go aan qaado bari ayuu naag kale ku guursanaya sidaas la soco wabilahi towfiiq
Yaan lagu furin maad xoolah u bixin faruunka xanuun maaha xabiibti lakiin adigoo lagu furin lacgtaad heeysto Hana baqin rabig talo saaro lacgtaad heeysto waxa kadtan lam sheego dee waxaan la qarsadaa
Ayuuto ha galin hadiiba lacagta lagaa qaadanaayo waa calaal xumo.marka hore iska bixi deenta laguugu leeyahey midakale afka ku cuncunaayo celi oo dheh deen ayaa lagu leeyahey. Markuu ku dhaho deenta ma dhaamaato miyaa.ku dheh deenta in 20 sano soo socoto waa in aan dhibaa ee walalow ila dhiib deenta. Ku dheh.
hadey tiraahdo ma shaqen karo ogow in xaalku is bedeli doono waayo wuxuu bartay ayuu weynaayaa ragguna waxa ay bartaan waa kugu dilaal waa ishooda qaatayaal aan nixin waligoodna daacad ma noqdaan oo lug baa u duugan ina rgabdhahaa daacadsan labadooda
صل الله عليه وسلم وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Masha Allah tabarakallah Jizakallahu qer macanto illahey talasaro macanto illahey haku so hanuniyo Yaa Rabi yaa Allah
Taasi waa anoo kale qoyantaa ani ma shaqeeyo isagaa shaqeeyo biil fiican bu isiin jiray maalin dhaw buu arkey xoogaa fican oo guriga meel uga qarsadey dee ma waxan bishanba lacag la iga jarinbaa hada waxan isleeyahay bisha 15 keeda aad tuugtid hayaay lacag la aan baan ahay xaji lacagoow wuuuuw
Wcs wr wb Ruumey saa u yaabtay ayaan u yaabanahay gabadha habo da u nahay aan u duceyno ninkaas in uu xaqaada tuso oo allaah u cabiidiyo wey jeceshay laakiin nin la jeclaado maaha hooyo iska celi adoo caqli isticmaalaya allaahna baryaya allaahuma aamiin
Waa fariid gurigeeda iyo reerkeeda rabta mida kale waa laga fiican yahay maalin nin hoos gal caruurtana aabahooda wax udjaama ma jiraan hada raggii waxay noqdeen bahal wax cunaku hey aabahood laakiin tasho oo wax hadulmin laakiin cadkaaga gooso una sheeg inaad u baahan tahay naso maskaxda ah waxna meeleyso bari aad ku baxsatit
De wa doqonimo waxa afkada maad qabsatit. Tededa kale maaxaad furiin uga beqee nin aan kubiilin wax uu kuuhaayo majiro nin umaba baahnid baxdhe xaq kugu male inaad waxsiisid haduu kufuro uma jebeysid ee wax meel dhigo haduu kusixrayna is quraami
Usheeg gabadhaas maadaaba ninka wax ka qarin Karin ha usheegto xifaaltanka dumarka ka dhexeeyo iyo in naag aa wax meel udhigneen inee dumarka ka dhex hadli Karin iyo wixii kuu aruuraa in adinka idin anfacaayo Dee intaa haduu garan waayo Dee allaha aruursho ninkaaga biilo baariyey🤣
Ayadaa qaldan ninka asagaa biil laga rabaa naagaha soomaliyed inta nimanka ku hor cararaan ayey hadhow so cabaadee see isku biishay see lacagtaada u siisay walaaley see wax yeeshay hada is qabo keydkaagana qofna ha iskaga sheegin
Waxaad tiraahdaa isagoo kale horay ayaa loogu soo daalaywaa kuwa dumarka u jila jaceyl been ah suu ulugooyo bari markey dhan walba seegto godo tasho adigoon wax dulmi ah aan sameyn
Na bal waxay sinayso ha i danbayse ma iyada bilasha bixisa doqon 100uunsiba dushed ka baxaya doqomban qaba ayu leyahy iyadu isbisha badana anka qado urad is dabib dheh
Abaayo waa gabar waxa kulahadlayo lkn wlh muuqaalkan madaxa ayaa igu xanuunay gabadhaas waxan kulatalin lahaa 1 waligaaba furiin haka baqin 2 waxa uu kufuri karaa adiga oosidaas waxaaga usiinayo 3 wll waligaa lamacabsado hadaad guul doontahay cabsina guul laguma gaaro 4 hana iloowin furiinku waaqadar sida guurka ookale waxwalbo aad awoodi weydana alaah ulanoqo wll guulbaan kurajaynayaa
Mabixinaayo hada iraahdo wa ifuraya ban ufahmay sheekada!!! u xamaal dee hadaa furniin sas oga baqayso inadr🤕🤕🤕 hadii kalana naftu mar bay baxdaa ee naf is gali 🙏🏼
Asc walashey qof kama xoogin ee caadi iska dhig laba adigay kaa go an tahay sii oo ha ka xumaanin hadii kale qof kaama xoogayo ee waxad ka qaadata go aan ah inaad diidi karto waxada wayo waxuu kuu arkay inaad doqon tahay marka Haka yeelin qof bini aadan ah sidad oo kale hooyo iyo aabo dhaleen inuu wax kaa sasabta waa damiir la aanta uukugu arkay tan furiinka ma dhimaneysa hadii uu ku furo subhanalah caadi iska dhigo waxada adiga leh go aan qaado bari ayuu naag kale ku guursanaya sidaas la soco wabilahi towfiiq
Xabbiti waxa tahay qof qali ah oo uhilisa hablaha guul
Ruumiyeey tan jawaab iyo talo uma hayo aniga reerka biila waxii aan meel dhigtana waa ugu dara no jawaab walaa talo
😂😂😂😂😂 goan maa cadiy iskaga gartey
Gabar aan diris nahay 12 aa nin qabay ilmo meey u dhalin ayadii 12 sabreeysay baa naag lala guursaday Lana furay ninkale ayeey guursatay waa shaqo yahan ninka hada qabo ayadaa biisho xitaa hooyadiis illaaheey 2 caruura kasiiyay weey ku qanacsantahay
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my ruumi sis ❤
Masha allaah abaayo allaah ha ku barakeyo talo fican baa nasisa ❤
Naagaha nuucaas ah wey
badanyihiin waxna kama bedeli
Kartaan ee ha daalina😂
bisinkah taas ninka wey isku bahdishe hadii lafuro feer miyaa ka jabeysa moda kaleh maxey ugu shiigi kedkeeda quraan ha isasarto kadibne ayuutadii waan kabexe hadhahdo sihosane haugasho aniga shaan 500 boqol oo ayuuta ayaa isoo goeysa mana ogo saxibkey
Asc abayo illaahey dartiis iyo caqligada oo mashaAllah ah baan kuu jeclahay Allaah ha idin xifdiyo Adiga iyo ubadkaga iyo saygada xabibti
Bisinka walaalay horta shaydaanka iska naar istiqfaarso salliga nabiga badi furiin intaadka baqaysid Allah kabaq waxba waayi wayside karaamada naftaada garo oo waad dadaashaye ha'is tacab khasaarin xoolaha mar dambe nin ha'iska siin fadlan talooyinkeena dheerigalin hakuu noqoto tartankana dhinacaaga kasoo gal go'aan qaado fadlan.
Abayao walh waa xanun gabadha ama la tagay hee inta wacaan irih ayutaan qaatay kulaha subxanalah
Yaan lagu furin maad xoolah u bixin faruunka xanuun maaha xabiibti lakiin adigoo lagu furin lacgtaad heeysto Hana baqin rabig talo saaro lacgtaad heeysto waxa kadtan lam sheego dee waxaan la qarsadaa
Good mother
Allha Araxda
Wll inanta sheerar iyo business samayso baan lenahay afkagana xiro
Ninkana xabiibi waxba gacan kumahayo hatiraaxdo
Ruumiyey taasi talo uma baahna waa xanunsantahay sida ka muqato waxa maqli jiray qofkas waa qabsanyahay macbuudkow😅
Wcs walal masha Allah hambalyo waa talowacan qali kusoco ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashaa Allah my role model thank u sister ❤
Jecliyaa ruumi illaahey caqliga nagama qaado 😂❤
Ayuuto ha galin hadiiba lacagta lagaa qaadanaayo waa calaal xumo.marka hore iska bixi deenta laguugu leeyahey midakale afka ku cuncunaayo celi oo dheh deen ayaa lagu leeyahey. Markuu ku dhaho deenta ma dhaamaato miyaa.ku dheh deenta in 20 sano soo socoto waa in aan dhibaa ee walalow ila dhiib deenta. Ku dheh.
Gabdhaha wax barta oo qof Ku tiirsan furniin kama bAqaan eee Naagta waa bented umalaynaya 😂😂
Walaal waa gabadh sirxan ee cilaaj taag dhee
waa layaab ruumiyeey arintaas wlhi waan ka xumahay xaalada gabadhaas allaha u gargaaro lkn waxaan dhihi lahaa abaayo go aan yeelo
Ruumiyeey waxaan ookale hanoo soo gudbinin yaaqeey madaxaa ixanuunee wah wah wah
Beer jileec naag baa wacal kudhashay😂😂
Ruuneey gabadhaas waa la adoonsadaa
hadey tiraahdo ma shaqen karo ogow in xaalku is bedeli doono waayo wuxuu bartay ayuu weynaayaa ragguna waxa ay bartaan waa kugu dilaal waa ishooda qaatayaal aan nixin waligoodna daacad ma noqdaan oo lug baa u duugan ina rgabdhahaa daacadsan labadooda
صل الله عليه وسلم
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Masha Allah tabarakallah Jizakallahu qer macanto illahey talasaro macanto illahey haku so hanuniyo Yaa Rabi yaa Allah
Taasi waa anoo kale qoyantaa ani ma shaqeeyo isagaa shaqeeyo biil fiican bu isiin jiray maalin dhaw buu arkey xoogaa fican oo guriga meel uga qarsadey dee ma waxan bishanba lacag la iga jarinbaa hada waxan isleeyahay bisha 15 keeda aad tuugtid hayaay lacag la aan baan ahay xaji lacagoow wuuuuw
😂😂😂😂😂
Kolko horaba maad qarsatid 😂😂
Waa xasid nin kuqabo ii sagaa masuuah is kaceyri kumajaclo
masha allah ruumi quruxe ❤❤❤
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
Rumiya kujacelaye abaayo muxuu qabta madhahado abaayo waafalantahay haiwareeri kudheha aduunka saas Loma noolado
Ha usheegin ina lcg dhigato sir yeelo wllshay
😂😂 wlh wayaab saad uyaaban tahay wax kaa daran baad arki liis free ah iyo lacag buu isku helay
Wcs wr wb Ruumey saa u yaabtay ayaan u yaabanahay gabadha habo da u nahay aan u duceyno ninkaas in uu xaqaada tuso oo allaah u cabiidiyo wey jeceshay laakiin nin la jeclaado maaha hooyo iska celi adoo caqli isticmaalaya allaahna baryaya allaahuma aamiin
Masha Allah that is happening
Alla ogaalka dhibka keenay waayo dumar iyo rag waxaa jiro qoral lacag ah. 1€ hadeey meel ku ogyihiin waaba bis.
Asc abyo anigu anigu waxan kaa hela energy walahy somaaliyan joogal mlaalin kii blaal walxa laysiiya $7 ilaa $8 waxalana dhigtaal $2 bishii waxan dhigtalal $60 abaayo mahadsanid
Maan sha Allah hor u soco
Maxaa laguu qabaa hadii aan lagu masruufayn kaas masuuliyadiisi ayuu gabay
Dee ka qarso dheh ninka waxaaga maxaa ogaysiiyay.
Wlhy roomiyaya hadeera ka shekaysanayna nin sidaasa hhhhh oo la biili jiraya oo laga goostay kadiban xanaaqay😂
Waa fariid gurigeeda iyo reerkeeda rabta mida kale waa laga fiican yahay maalin nin hoos gal caruurtana aabahooda wax udjaama ma jiraan hada raggii waxay noqdeen bahal wax cunaku hey aabahood laakiin tasho oo wax hadulmin laakiin cadkaaga gooso una sheeg inaad u baahan tahay naso maskaxda ah waxna meeleyso bari aad ku baxsatit
Xaasiyad 😂
❤❤❤❤❤❤
Taloo tii ugu fiicneed wadsiisay
De wa doqonimo waxa afkada maad qabsatit. Tededa kale maaxaad furiin uga beqee nin aan kubiilin wax uu kuuhaayo majiro nin umaba baahnid baxdhe xaq kugu male inaad waxsiisid haduu kufuro uma jebeysid ee wax meel dhigo haduu kusixrayna is quraami
Wall gabadhas caadi maahan , waa sixrantahy malaha , waxas caqli gal maahane, teeda kale biil maxaa ku sarey asageyb waajib ku tahaye , wall hadadan seedkaga aqoonsan waa lagugu daneysana .
Ruumi dhiirigalisadeena❤❤
Usheeg gabadhaas maadaaba ninka wax ka qarin Karin ha usheegto xifaaltanka dumarka ka dhexeeyo iyo in naag aa wax meel udhigneen inee dumarka ka dhex hadli Karin iyo wixii kuu aruuraa in adinka idin anfacaayo Dee intaa haduu garan waayo Dee allaha aruursho ninkaaga biilo baariyey🤣
He' knew her she love him thent when he whnt something he just use nice words then she became 12:08 camme
Beri ayaan saas ahaa Alx
Kkkkkkkkk tan ma cafimad qabto abayo ku wad dhah 10:12
Walahay wan cadhooday waxaasi wa dulinomo
Ayadaa qaldan ninka asagaa biil laga rabaa naagaha soomaliyed inta nimanka ku hor cararaan ayey hadhow so cabaadee see isku biishay see lacagtaada u siisay walaaley see wax yeeshay hada is qabo keydkaagana qofna ha iskaga sheegin
Like saara please video ha kacee
Cilaaj aad dheh wuu taagay malaaye ninka way iska dhicin lahayde hadii kle
Wlh dhibkaas anagaa I hayso kkkk
ruumiyeey waan ku salaamay
haku laqwin baaye
Sheeko
abayo jasamu kulahe qer 70 sef gareyi
Ruuneey kaasi waa ruubaa raqa
Naa qiso cajiiba haya ila so xiriir rumiyeey plz number kààga seen ku heĺ
Qabitaanka
ayaay khalad ka fahantay why ninku hadaanu ku biilinayn ku qabaaa🤔
Isku mid baan nahay gabadhaas hada laakiin waa caqliyeestay waxay waa qarsaday mana u sheego
Waxaa dhihi lahay ayuutada badalkeda dahab ku gada xita 1 gram ha kuu ahaadee markas dahabka muu cunaa suuqa geey muu dhaha hadana
Uf wax kadoqosan ma arkin naa saas u Ahoow doqonyahay uf wax kaa Jil jilcan ma Arag Aqas
Waa runteed
Asc abyo
😂😂😂 Ruumi waa qoslay
Waligiin nin lacag hadeeminin
Huno waxasi waa bahdila ama ka qarsu ama karewu agaah
Waa lagu furaya hadi ka baqdo furin
🥰🥰🥰🥰🥰
Waxaka qarso dheh Rumiyey😮
Wale anaa saas yelay inan daho mcn boqoldolar idebi 2ideebi kolba waxyaro macmacan ukariyo ayan daha ayuta isosocote wankusiina 😅😅😅ilahayow icafi
Hada maka il baxday
Ani halmar baa saas igudhacdey 700 dollar igadeebsadey ilaahada imasiinin daraad 150 iisootuurey bill baamodaayey lawa maalin markey kasoowareegatey iseemi Ana kusiinaayo waa udiidey xasid aatahy idhahay deenaa leyguheestaa is ii wlh wa udiidey Hadan dahabaa kusoogadanaa 700 d0lar ilaa hada imasiinin
Maya abaayo aniga dheen igamausan qaadan ee anaka qaatan kudahay
Ruuney naagtu ma wacalbu kuqariyey ninku nagtu damiir xuma doqon ayu. Helaay ninku weyba udhacantay
Aniga waxaa ila haboon, iney iskaga baxdo ayuutada.
Koow, markaas kadibna, mishaarkeeda, spaar rekenen, gasha to
Talo umahayno naag wayno la iska sasabanayo sidii caruurtii
Asc abayo qaliya❤❤❤❤❤❤
Abaayo Aniga waxaan kulatali tilinaayaa 1quraan isisaa
Wayaab
Wala ley xolahada nin hasin dheh ya bisinka kas dantisu wata hayey wale inan nan😂sineyn waxeyga maxaa😂😂😂😂
Wax isugu fadhiya malahe cadab bay ku jirtaa nag laqabo ayada isbilesa kalsonidaa ku yar
Ayuutada kabaxdheh, 😢
Abayo waxaaga inay adiga kugu ekadaan waxay ku fcnthy hadhaw ayagoo waxtar kuu leh adiga io carurtada io saygadabo lkn hadad malin kasto lawadagto qofkale wlhi dan kama lahan dantiisa buu kaa gari qof walbo marka adonan qof xuman uhaynin waxaga mel ku qarso
Waxaan filayaa isagaa furniinka ugu hanjaba sidaa darteedbay lacagta usiisaa wey iska laaluushaysaa si aan loo furin
Rumiyey waxad tidhahda ala maxan isqabanaya 😅😅😅
😂😂😂😂
Dee waxaga qarso dheh
Waxaad tiraahdaa isagoo kale horay ayaa loogu soo daalaywaa kuwa dumarka u jila jaceyl been ah suu ulugooyo bari markey dhan walba seegto godo tasho adigoon wax dulmi ah aan sameyn
Waxn kula taliyo garnba mayo gabadha nin lacg laga qado arkijiry ninlacg lasinayo maba arki karo hhhh 😊
Abayo shib iskadheh way ku daaliyen islamahane 😂😂😂
Cudur aaku haaye is daawey dheh maxa nin keed geyga baray asba ima shege kise allaha ku caafiyo wlal
😢😢😅
Ruumi bl hadalka is waa faji waxay tidhi ima bilo hadan waxay tidhi idinkan idin maqanahay oon idin shaqeeya
Waxay tidhi waxay igu baxaaya waan ogahay oo wax madayaco hadan waxay tidhi dayin baa layigu leeyahay dhinacen u qaadna😂😂
Wuu ku sababta yacni mustqabalka ban ku nasin kkkkkk mustaq balkee waaba dhamaday markasey
Na bal waxay sinayso ha i danbayse ma iyada bilasha bixisa doqon 100uunsiba dushed ka baxaya doqomban qaba ayu leyahy iyadu isbisha badana anka qado urad is dabib dheh
ruumi ❤❤❤❤ i love you
Ruumiyey wan ku khamradoda yaa salan sare kkkk
Kkkkkkk