Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most knowledgeable, the most trusted person ever, the most handsome man in the whole universe, the most honest person ever is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤❤🕋🕋🕋🕌
Abyo ka daaa Hal ku dhiga aad isticmaalyso ooo ah ''hooyad 11 ka caruur heysata" abyo dadbaa masha allh aqoonin oo is dhahaaayo intaas dhanaa alle hku dhowro gclo awlaaada
ASC hooyo oo macaan ❤️ ah cisi iyo sharaf leh adiga iyo reerkaaga xafidullah, " ma u baahnid inaad xifdiso waxa aad baraneyso ee waxaad u baahan tahay inaad fahanto isku day in ay nolol maal meedkaaga ka mid tahay" horay u soco
Masha Allah walaal Ilaahey haku fududeeyo wax xifdiska marka waxaa sameysaa 1 ) Duco akhriso اللهم لا سهل الا ما جعلته سهلا وان تجعل حزن اذا شئت سهلا. 2 ) Waqtiga hurdada aa ka soo kacdo subixii hore aqri Insha Allah guuleyso walaal
Inta schoolka jirtay yaa 11 cunug kuu kala seexiyay oo cashaysiiyay? Bedtime routine is a big part of my life as a mom waana wakhti aanan ilmahayga iyo gurigayga ka maqnaan karin.
Istiqfaarta badso abayo marka guriga joogto marka jikada kujirto wax walbo oo hayso aqri insha Allah maskaxda fudeed ayay ku noqone. Salada subax ka hor isku day ina aqriso. Waxad rabto
Waxa xidiga kuu fududeeynayo marka hore waa in aad hurdo fiican heshaaa marka xigtana waqtiyaal waxaa jira in wax ladiyaaariyo ay fiican tahay oo aniga sameeeyo oo ah بعد العصر وبعد العشاء وبعد الصلاة الصبح
MshAllh ilhy haku barakiyo abyo ma run baa 11carur ad dhshy kama moqato wlhi gbr yar u ektahy ee runtaa no sheg abyo 11carur iyo wax barasho runtaa no sheg ma run baa 3cunug dhlay ano Africa joga oo shaqlo heesto an iska jojiyay dhalmada wan ku warery MshAllh ilhy haku baraqeyo
Xabibibo maxaa barata abayo ilmaha shaqada bar markii ad jam tahay ama waxbarasho ledahay haku qabtan kuwa roon bar shaqada hilmamaka waxa ufcn Salomon fish iyo nuts shido asna waok ama lowska wa waynka
Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most knowledgeable, the most trusted person ever, the most handsome man in the whole universe, the most honest person ever is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤❤🕋🕋🕋🕌
Abyo ka daaa Hal ku dhiga aad isticmaalyso ooo ah ''hooyad 11 ka caruur heysata" abyo dadbaa masha allh aqoonin oo is dhahaaayo intaas dhanaa alle hku dhowro gclo awlaaada
Ducadan aqriso walashey اللهم اني اسالك فهم النبيين وحفظ المرسلين والملائكه اجمعين
Saliga nabiga badso abayo iyo istiqafarta❤❤🤲🤲
Cuntooyinka jaalaha ah cun sheekh xasaan ban kamaqlay fahmada ayay ufiicanyihiin sida babayga canbah sabiibka iyo kuwo kale uu shegayay raadi ❤
Masha Allah tabaraka Allah. Sis do you have 11 children Allahuma barik? From today you are my role model and the wake up call I need to keep pushing
Waxan rabaa in aan dhiirageliyo hooyooyinka aniga ila mid ah, Malin walba u daala ilmahooda dartoooda.
Mahadsanid abaayo wax badan baan kaa faa'iidnay, Jazaakillaaha khayraljazaa '
Inte lga helaa dukank
Rosemary tea cab xabibty ❤
Maasha Allah aniga 3caruur iijogto marka kaligay ahay waan daalay
Subixi marka so kacdo 7xabo sabiib ah cun fahmadu uficnyahy
maashaa allah baarakalaah waxad thy hooyo ku dayasho mudan allaha kula garabgalo hana kaaga dhigo kuwa kuu gudo aaalkaaga
Maansha Allah. Hawlkar ayaad tahay runtii alle ha idin xafido adi iyo qoyskaaga.
Codsi: Muuqaal ama qoraal makaso samayn kartaa qaabka ay kuugu suurogashay inaad dalkan jarmalka jaamacad ka bilowdo.
Mahadsanid.
Manshaallah😍cayaar mahan alah ku fududeyo qurbaha way adag tahay ilmaha badan😊lagu koriyo
Masha allah balse salika nabika badi salalahu calehi wasalam ❤
ASC hooyo oo macaan ❤️ ah cisi iyo sharaf leh adiga iyo reerkaaga xafidullah, " ma u baahnid inaad xifdiso waxa aad baraneyso ee waxaad u baahan tahay inaad fahanto isku day in ay nolol maal meedkaaga ka mid tahay" horay u soco
Allaah haynoo dhibyareeyo waandaalay allow nalakori awlaada yaarabi xaasidiinta nagaqabo
Haa wallahi waa daalanay. 😢 Yaa Rabi.
اللهم إنا نسألك فهم النبين وحفط الملائكه ❤
Maansha alaah quruxeey adiga, caruurtaada iyo odaygaagaba ilaaheey ha idin barakeeyo
Masha allaah abaayo dhirigaliso ayaa notahay allaha ku barakeeyo
Mashallah allah ha idin xifdiyo. Adiga iyo qoys kaadaba adkaarta isku ogow habo si allah sharta kaaga xifdiyo
Masha alah masha alah guuleyso abayo xifdinta ani xitaa sas ayey igu adagtahay mar ina xifdiyo aya igu adag hadaa xifdiyo. Hadana wey sidhumayaan waxba maxasuusti yàab dadka ig agfadhiya wey ila yaabaan
Istiqfaarta badi iyo saliga nabiga badi
Masha Allaah wakhtigaaga ilahay hakuu barakeeyo
Mashaa alaah alaah Haku xafido qurbaha waa iska dhib badan tahay adkaarta aqrisa ❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah lakin qamarka salad inad kudukato iskajir
Maashaa’allah
Masha Allah walaal Ilaahey haku fududeeyo wax xifdiska marka waxaa sameysaa
1 ) Duco akhriso اللهم لا سهل الا ما جعلته سهلا وان تجعل حزن اذا شئت سهلا.
2 ) Waqtiga hurdada aa ka soo kacdo subixii hore aqri Insha Allah guuleyso walaal
Mashallah ilhay haku hifdiyo adiga iyo familkaga Fish oil tablet vitamin cab
Mamada dheh ayaa qurux badan❤❤ xabibti waa ku jeclahay❤❤🎉🎉
Masha Allah walaashey qaaliya illaahey ha idin barakeeyo hana idin xafido
Waxaad tahay hooyo ku dayasho mudan
Mashaa allah. Tabaraka allah
Masha Allah hooyo dadaaleysaa tahay Allaha kuu fududeeyo imtixaanka aduun iyo akhiro
Msh allh abaayo ducada badso luubaan isticmaal xusuusta wee kuu adkaahee
Masha allaah magaca iyo carurta iskumid ayaa kanahay alx alle hanoo dhaafo
abaayo stress iska ilaali markaad imtixaanka aadaysid iyo markaad imtixaanka diyaarinaysid suuratul يس akhri runtii wallahi waa tijrabu aan sameeyay adna way ku angacaysaa
Masha allah Masha allah abaayo
Inta schoolka jirtay yaa 11 cunug kuu kala seexiyay oo cashaysiiyay? Bedtime routine is a big part of my life as a mom waana wakhti aanan ilmahayga iyo gurigayga ka maqnaan karin.
Masha allh qli
Istiqfaarta badso abayo marka guriga joogto marka jikada kujirto wax walbo oo hayso aqri insha Allah maskaxda fudeed ayay ku noqone. Salada subax ka hor isku day ina aqriso. Waxad rabto
Masha Allah tabarakallah ❤❤❤❤❤❤
m. a m. a ilahy hakubarakeyo her kagag iyo carurtadabaa m. a
Manshallah abaayo aniga labo bas haysta hadana waa hard shaqada Iyo guriga sabab to ah Single mother ahay keep going .
Mansha Allah xabibti Ilahay haku fududeyo you are busy mom
𝐒𝐢𝐬 𝐧𝐚𝐬𝐨𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐤𝐡𝐨😊
Masha'allah Masha'allah
Maasha Allah baaraka Allah
Masha Allah❤❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯
Masha allah tabaraka allah ilahey ha ku kalmeyo
Waxba abyo ha xifdidin ee waxaad sameysaa casharka macalinka duubo marka labaad neh casharka su'aalo iyo jawabo kadhigo 📕✍️casharka markaad akhrineysidna adigu isku sharax kuna celcelih fahana guul ayaan kuu rajeyn mom❤️❤️💯👏👏
Asc xabiibti maasha alaah tabaarka alaha ilaahey ha nu barakeyo caruurtssda
Waxa xidiga kuu fududeeynayo marka hore waa in aad hurdo fiican heshaaa marka xigtana waqtiyaal waxaa jira in wax ladiyaaariyo ay fiican tahay oo aniga sameeeyo oo ah بعد العصر وبعد العشاء وبعد الصلاة الصبح
Masha Allah
Mashalaah abaa xagee jooktaa
M.a xbbti manta ayaa kugu soo biiray waana kugu Daya donaa waayo waxbarashadi aan dayacay baa ku noqon donaa ❤❤
Habo marka hore waan ku salaamay asc marka xigtana
manshalaah allaha idin barakeyo
MshAllh ilhy haku barakiyo abyo ma run baa 11carur ad dhshy kama moqato wlhi gbr yar u ektahy ee runtaa no sheg abyo 11carur iyo wax barasho runtaa no sheg ma run baa 3cunug dhlay ano Africa joga oo shaqlo heesto an iska jojiyay dhalmada wan ku warery MshAllh ilhy haku baraqeyo
Wlhi waan yaabay 11 caruur macquul maha
Video gii xalay ma fiirsanin miyaa iya mawada dhalin ninkeda dhalay
Masha allaah u dhaho ayada intan heysane allaaha siiyo
Masha Allah qali. Allaha ku xifdiyo waxaad tahay hooyo ku dayqsho mudan
Masha’Allah
Abyo. Alha kuu fududeeyo Howl sahlan
Ma, ahan. Abyo bitte Geedakaas Stress
Na lasoo wadaag. Waan ubaahanahay
Aniga sadex Ciyaalka dhalay.lkn stress
Badan jirka iiga jira.
masha Allah my first day to see your channel waye illahey haku barakeyo manta kadib you will be my role model insha Allah hor usocod wanagsan
Abyo waxaan kula talin lahaa in aad isticmaasho sabiibka, iyo kaluunka, iyo ,ukunta, iyo hurdo fiican qaado, iyo suuradu baqra aqriso ,sidoo kale waqti dheer ha ufadhiisan brike time qaado kadibna kulaablaabo abyo intaas ayaa isticmaalay abyo aana wax kadareemay
Abyo mahadsanid waan sameynaa insha allah😂
Masha allah abayo alle haku xafido❤
Maasha Allah Allah noofududeeyo mus uuliyada nasaaran hadda hooyo nahay
Manshaallah keep going ❤️❤️🙈👩👧👦Best mom
Asalamu Aleikum, Abaayo Germany dhinacee ka jogtaa
Dadaalkaada Allaha kula nabad galiyo habo masha Allah Tabaraka Allah
Sedad sefodod wax o xafdid ,1_ biyaha sefican o cab'2_ seficna hurdada oga bogo 7ba ela 8sacdod 3_ khudartan ad o cun iyo fawakehda.Inshallah. 🎉
Mahadsanid abyo
Masha Allah abayo ❤❤❤
Creamka fican wajiga ah i sheeg abyo Germany ayan kula joogaaa
Iyo malaayga salmon iyo spinach iyo broccoli
Mashallah tabarkallah
Masha allah wall allaha kubarakeyo familkaga
Mashaa Allah ilahay garabkada hagalo abayo❤❤❤❤❤❤
Xabibibo maxaa barata abayo ilmaha shaqada bar markii ad jam tahay ama waxbarasho ledahay haku qabtan kuwa roon bar shaqada hilmamaka waxa ufcn Salomon fish iyo nuts shido asna waok ama lowska wa waynka
M.a ilAah ha kula qaabto❤
ماشاء الله تبارك الله
Stronge mom mashalh
Mansha allaah tabaraka llaah xbbti
MACHA ALLAH,
ALLAH haku fududeeyo
Mashallah
M.A abayo iso boqo xbbti ❤❤
Masha allah u are super hero abayo ku dayasha mudan thy
Masha alah
Masha allah
Allah ha ku fududeyo
Abayo manshala ilhay hakudaya
Scw Scw Scw Scw Scw
Ashwagada waa geedka guryo fanka la yidhahdo beertayda ayuu ka baxa lkn ma cabo wan ka baqay
Abayo waxaa kaa sugeynaa cabitan energy iyo awood nasiiyo
Adiga na Allah kula garab galo haku saqiro howsha iyo waxbarashada
Masha alaah abyo
Masha Allah ❤❤❤
Hooyyaal ila soo taliya aniga xalad adak ku jiraa mentally iyo phiscally waan xanuunsanhay shaqda gurrika ilamha waxkasto waa dhibsanyaa. 😢 Qof adak nadiif badan ahaa lkn hada bilcaksi noqday cid dhibkayga la qaybsdo ma heesto. I soo duceeya wllyaal please 🥺 😢😢
Ilaahay haku caafiyo abyo
Masha allah❤❤❤❤
Maasha Allah ilmaha kadaa media waa iga talo
Asc mama xabiibo ilmahags kadaa soshal midiyaha maficno intat fayus radineyso IL iyo illaco shad kaqadeyda ok
Asc wlle noo soo sheeg caremka fcn ee hada aad marsaneysy
Masha allaah horay usoco mcnto
M.a تسلم ايدك
ماشاء الله تبارك الله ❤❤❤
Sabiibta cun xbbti Cabitaanada ku shiido sideeda u cun Waay ku anfaci
Mansha allaah ❤❤❤
Iyo waqtiga aadan daalayn ama aad mashquul sanayn
Naa ilmaha hadii dhashay Uma raadisdeen isha biniadamka dadka waxay kaa sheegayaan baa sax isiri oo ah inaad naag kale kasoo wadatay
Swabta brand aad xayaysiinaysa ka dhigtay owlaad dad haysan wax kale ku faan
Mashaaalla ❤
11 caruur video hore wad ka sheganeysay in lagu suaalo adigaana hada dadka isku so jedineysid