AWALE ADAN & FAISA DUGSIYE | CAAWA WAA WAA HABEENKII | OFFICIAL VIDEO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • COPYRIGHT TO WAQAL & AFRO MEDIA PRODUCTION
    MUSIC BY ARIDO
    VOCAL RECORDING AND VIDEO BY WAQAL STUDIO
    ORGANISED BY OSMAN ARTS
    WITH THE PROMOTION OF THE ACDP

КОМЕНТАРІ • 289

  • @ruwaydabarkhad9976
    @ruwaydabarkhad9976 6 років тому +41

    long live somali ciise Kingdom of Djibouti ❤❤

  • @IfrahIbrahi
    @IfrahIbrahi 6 років тому +60

    Cawa waa habeen uu calankayagu caadka iyo daruuraha la caweynayo happy Independence Day my people Djibouti 🇩🇯

  • @samiraaliali8858
    @samiraaliali8858 6 років тому +97

    Wlh i love Djibouti people 😍 my future husband ilahayow ka dhig nin Djibouti yaan ah 😍😍😍😍😍 from Somalia

    • @aishaahmed6943
      @aishaahmed6943 6 років тому +9

      Samira ali Ali wlhi waa dad wanaagsan oo islawaayn lahayn

    • @abdirazaksoukri8449
      @abdirazaksoukri8449 6 років тому +5

      Samira ali Ali amiin kheyr ayan ku rajeynaya haddi illahay aniga ka dhigo inchalla ammin wllo

    • @samiraaliali8858
      @samiraaliali8858 6 років тому +1

      Abdirazak Soukri amiii. Hadii aa qof wanagsan thy

    • @sahalyacincher5327
      @sahalyacincher5327 6 років тому

      Macha allah samira ali Ali nolow soodhawaw anoo sahal

    • @mohacanogeel10
      @mohacanogeel10 5 років тому

      Aniga ah ee igu ducayso ⚘✔

  • @mohamedhamake7
    @mohamedhamake7 6 років тому +47

    Hanbalyo walalahayaga reer jabouti ee somalida kale iskaga dhawnahay salan kal iyo laaba idin ka so dirayna casimada jamhuriyada somaliland hargeisa ❤

    • @mohamedhamake7
      @mohamedhamake7 5 років тому +1

      @Rahama aad iyo aad wa dad qalbi wngsn ❤

    • @mahadgesle2369
      @mahadgesle2369 4 роки тому

      Rahama Ebra anagu idiima eekiin ee idiika noo eeg bro

    • @warfaalifeshow7584
      @warfaalifeshow7584 4 роки тому

      Isku dhaqan ehelnimadaa ka weyn walaal

    • @abdirahmanablha1807
      @abdirahmanablha1807 2 місяці тому

      Gacmuhu waa qolfoof ee qalbiga reer Djibouti 🇩🇯 aya ka qaadey my home 🏡 i love djib

    • @AyanAhmed-xb2gk
      @AyanAhmed-xb2gk 2 місяці тому

      Wad mahadsantihii walalahayaka somaliyeed❤

  • @aishaahmed6943
    @aishaahmed6943 6 років тому +44

    Yasaalam bal eeg murtidan reer jabuuti dhinacoogu murtida way qaateen manafanaan dad ilbaxa

  • @farhiyaali1185
    @farhiyaali1185 6 років тому +19

    Jabuutaay Garabkayagiiyeey Walalheena Jiroo Joogaadtihiine Noolada Sanado Badan 😍❤😍❤😍

  • @g.f.p.8630
    @g.f.p.8630 6 років тому +50

    Hanoolato Djibouti
    Dad iyo Dalba
    Walaalkiin: Reer Xamar

  • @g.f.p.8630
    @g.f.p.8630 6 років тому +11

    عاش جبوتي شعباً و ارضاً
    اخوكم من جنوب الصومال

  • @salisben8982
    @salisben8982 4 роки тому +14

    Love to our brothers and sisters in Djibouti 🇩🇯❤️🇸🇴💉

  • @narmienxaki185
    @narmienxaki185 6 років тому +30

    Wadninimadu mahan wax afka laga dahu e Waa daren qalbiga kasobaxa gesiyadena RER Djibouti noolada

  • @Al-muslim1
    @Al-muslim1 5 років тому +6

    Waan idin jeclahay walaalaheena Reer jabuuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @SaidSaid-bb7rz
      @SaidSaid-bb7rz 4 роки тому +1

      You too my brother Somalie nolada from djibouti

  • @mohamedjaanta6230
    @mohamedjaanta6230 6 років тому +18

    caawa habeenkii cadceediyo dayaxa iyo ciriridii soo caan baxeen... waanu idin jecelnahay reer #jabuti hadaanu nahau#somaliland from #hargaisa

  • @narmienxaki185
    @narmienxaki185 6 років тому +9

    Masha allha Labadi halyayin en kufano cawale iyo xabad walhi hestan daren ad u badan ayaye wadata

  • @adawehali
    @adawehali 6 років тому +33

    God bless Djibouti and Somalia

  • @abdoukaderhousseinabdi4065
    @abdoukaderhousseinabdi4065 6 років тому +5

    MashaAllah my country my people walahi waan jiriricoday. Vive Awaleh Adan et Faysa douksieh Djibouti est fier de vous

  • @user-bo9qq4ql2t
    @user-bo9qq4ql2t 3 місяці тому +1

    Vraiment j'aime trop la chanson de notre indépendance Djiboutienne et quand j'entends ma yeux vien de larme vivi mon pays et bientôt ce notre indépendance le 27 juin 2024
    Bon fête de de l'indépendance les peuples Djiboutienne love you all ❤❤❤

  • @hamzamoubarak850
    @hamzamoubarak850 3 роки тому +7

    Vive notre pays et nation: La République de Djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤

  • @ladyblue6595
    @ladyblue6595 6 років тому +9

    Caawa waa habeenkii geesigaan cabsoon aan caleemo saarney Happy independance day Djibouti my homeland be blessed🤘

  • @khaliifismail3978
    @khaliifismail3978 3 роки тому +4

    Reer somalilnd wadankooda 2aad waa djbouti alle nbada hydin siyaasiyo djbouti 💜💜🙏

  • @sahranor118
    @sahranor118 4 роки тому +6

    JABUUTI WA DAD WANAGSAN NO UQDAD WYE AYAGO KALAY HADA AHAN LAHAYN WADANKEENA WA DHISMI LAHAY MANSHALAH DAD IS ARUURSANAYO MISANE IS JECEL ILOVE U JABATU NOLOW

  • @abdimohamed7425
    @abdimohamed7425 4 роки тому +9

    Au nom d'allah j'aime notre🇩🇯pays🇩🇯 et notre🇩🇯 drapeau 🇩🇯🇩🇯 je suis né seulement mais je suis grandi au🇮🇷 hargeisa🇮🇷 somaliland bien que🇮🇷 citoyens somaliland🇮🇷 j'aime mon deuxeme 🇩🇯❤pays Djibouti❤🇩🇯 j'aime j'aime 😍tellement du❤ fond du ❤coeur

  • @DajiyafarhanFarah
    @DajiyafarhanFarah Місяць тому +1

    Fataxada uu mara marxunka🤌🤲 abtidon Cissé ilahow janatul fardoussa kuu casuum 😢 kuwi midiga quraanka laga siyo ee miici nabiga (scw) noqdaa ka miid dhig 🤲😭

    • @KALI-ee9zp
      @KALI-ee9zp Місяць тому

      Amin Amin y'a Rabbi🤲🤲🤲

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 6 років тому +7

    Wah cawa wa habenkiii hambalyo jabuuutaay🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯👏👏

  • @legend01743
    @legend01743 3 роки тому +2

    Machllh Legend Awaleh Aden al fanaan caalami ah and Djibouti 🇩🇯 Horey u soco Allah (swt) kula Jiira

  • @mohamedmukhtaar25
    @mohamedmukhtaar25 6 років тому +11

    Guuul wllhay an ujeclahay jabutii wlahi wan idin jeclahay waxan Ku farxadiina

  • @abgalowcade3775
    @abgalowcade3775 5 років тому +5

    Djabuti i love u walayal qaliy nugu ah guul iyo gowanimo aya ni rajeynag i.a

  • @MohamedAhmed-bq2tr
    @MohamedAhmed-bq2tr 6 років тому +66

    Wlhi waan idin jecelnahay reer Djibouti from Mogadishu.

  • @abdikafikaafi4688
    @abdikafikaafi4688 6 років тому +15

    waa habeenkan calanka taagnay waa habeenkan ciida hooyo guumaysigii laga caraabshay waa habeenkay guushu 😍😘🤗 reer djibouti salan sare dhamantii ❤💋🙋

  • @aglitta9003
    @aglitta9003 6 років тому +6

    Woooow mchaaalh wlahyo Djabouti Cawa habeen shidan dheh 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 LOVE Djibouti

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 6 років тому +7

    Hambalyo walaalaheena reer djbuoti oo wiligiido aan ka harin walaalahooda somali

  • @saynabahmed2156
    @saynabahmed2156 6 років тому +5

    Mashallah viva a djibouti❤❤😍😍🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @nassererictube5632
    @nassererictube5632 6 років тому +4

    Machallah g ss manque mon pays Djibouti wlhi ilow ano nabad qabo dalkaygi igu celi waan u xiisay Djibouti caday
    😍😍

  • @nourhg2172
    @nourhg2172 4 роки тому +6

    bonne fête de l'indépendance à mon beau pays djibouti 🇩🇯 comme si vous êtes djiboutien🙏🏽 je vous aime mon peuple ❤️ 2020 ❤️

  • @alimdooh8539
    @alimdooh8539 6 років тому +14

    Cawa waa waa habenki dad kann cudkan iyo caradaan dagan ....waaw. war like haa ok na dhafine intaa sidayta qurbaha uu ku dhamtay

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 6 років тому +16

    LYRICS
    Caawa waa waa waa habeenkii
    Caawa waa waa waa habeenkii
    Caawa waa habeenkii
    Cadowgeen jabee
    Gobanimoo cuddoon
    Aan curinayee
    Dadkii ciilka qabay
    Caasha uu lasoo kacay
    Caawa waa waa waa hebeenkii
    Caawa waa habeenkii
    Geesigan cabsoon
    Aan caleemo saarney
    Caawa waa habeenkii
    Caawa waa habeen
    Dadka cukan iyo caradani dagaa
    Dawo caafimaaday
    Ku ciidayaan
    Caawa waa habeen
    Cadda shan iyo toban ah
    Cirku noogu hooray
    Caawa waa habeen
    Caawa waa habeen
    Cadceeddiyo dayaxaa
    Iyoo ciriiradii
    Soo caan baxeen
    Caawa waa waa waa habeen
    Caawa waa habeen
    Uu calankayaguu
    Caadkiyoo daruurahaa
    La caweenayaa
    caawa waa habeen
    Caawa waa waa waa habeenkii
    caawa waa waa waa habeenkii
    Waa ciidayadaa
    Ooy waa ciidayadaa
    Ereyadii AUN abwaan Cali Diiriye (Cali Gaab)
    Xasuustii hobollada kooxda xarbi

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 6 років тому +13

    Guul Guul ! Viva Djiouti❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @najwamohhmed2351
    @najwamohhmed2351 6 років тому +13

    Masha allaH dadkygoo farxsan markan arko ayaan ana farxaa Djibouti jiroo joog abid

  • @lisabella5917
    @lisabella5917 6 років тому +8

    Djibouti miss you xoog 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @neimadjama7125
    @neimadjama7125 6 років тому +13

    😍😍😍😍 vive Djibouti Jano 😘😘😘😘

  • @mahadkiri6233
    @mahadkiri6233 2 роки тому +2

    Merci j’ai motive mon ami merci beaucoup beaucoup 1000 fois je t’aime des gentils merci beaucoup Ayaleh Adam et aussi il fait ça

  • @asadkoko6917
    @asadkoko6917 5 років тому +7

    Dadka aan ku faano markaan aduunka joogo waan u xiisay walaahi markaan imaado waan ooyi doona airport geenana waan ku dul sujuudi doona

  • @MohamedMohamedAhmedMouss-pi4mj
    @MohamedMohamedAhmedMouss-pi4mj 2 місяці тому

    Vive la République de DJIBOUTI 🇩🇯 !
    VIVE le Président ISMAIL OMAR GUELLEH !
    Merci Monsieur le Président pour votre engagement inspirant auprès de votre peuple !
    Bonne fête de l'indépendant Nationale, Excellence Monsieur le Président de la République de Djibouti 🇩🇯 !
    VIVE l'Afrique !
    Bonne Fête de la Souveraineté Nationale à tous et à toutes, amin !

  • @amingo7501
    @amingo7501 6 років тому +6

    wlh manifique vidéo🎥 awale j dit vive la République Et vive le peuples Djiboutiens😍😍

  • @Hochi803
    @Hochi803 4 місяці тому +1

    Même sans infrastructures et une niveau de vie élevé mais auprès de la patrie vive la mère patrie djibouti et allah bless the world

  • @nuurhassan7105
    @nuurhassan7105 6 років тому +12

    Viva DJ Jabuti
    Viva Ciise madobe Dir

  • @nastimoha1053
    @nastimoha1053 6 років тому +12

    My sweet Home Djb
    Cawa waa
    Haben
    Dadka cuunkan
    Iyo carigan Ay dagaan
    Cafimad ku ciidayan
    Cawa waa
    Haben
    Cadceed iyo Dayaxa
    Iyo ciiradi soo caan baxen
    😪😪
    Cawa wa Haben
    U calankayagu 🇩🇯🇩🇯
    Caadka iyo Daruuraha
    La caweynayee
    Waa
    Ciiidayadaaa
    Waaa
    Heey waa ciidayada
    Huuno ciidayada 🇩🇯🎊🎈🎊
    Proud of Djiboutiens🙌🇩🇯☺️

    • @osmanaouled6971
      @osmanaouled6971 6 років тому

      Nasteeho Mohamud Our proud of Djiboutiens ❤🇩🇯

    • @ruunali7746
      @ruunali7746 6 років тому +1

      Nasteeho Mohamud guuuul iyo gobanimo waaalala heeen Djibouti❤❤❤❤

    • @abdirazaksoukri8449
      @abdirazaksoukri8449 6 років тому

      Nasteeho Mohamud mashalla lyric wacan ayad so qortay wllo qali farxad ku nolow qali

    • @abdirazaksoukri8449
      @abdirazaksoukri8449 6 років тому

      Nasteeho Mohamud ya salam cood macan awaaleh aden salan sare oday

  • @cabdicasismaxamud4703
    @cabdicasismaxamud4703 6 років тому +140

    Intii quraanka jecel like iigu qabta👍👍👍👍

  • @Dugsiiye2002
    @Dugsiiye2002 6 років тому +37

    Waaw codka iyo luuqda iyo muusiga degganbaa I deeqay reer Djibouti noolaada dhammaantiin dad wadaniyiin ah ehlusharaf baad tihiin

    • @QudusTv
      @QudusTv 6 років тому

      Abdulkadir Rashid bro subscribe igu caawi

    • @lynda2255
      @lynda2255 6 років тому

      🙏

  • @SuhaybSuhaybmahdi
    @SuhaybSuhaybmahdi 3 місяці тому

    Long live somali ciise kingdom of Djibouti 🇩🇯 ❤❤

  • @dhilintamaantachannel7332
    @dhilintamaantachannel7332 6 років тому +6

    WaLe Fanaan jiRa CaWaaLe Legand 🎻🎺🎹🎸🎤 ✌

  • @ilyasawalle655
    @ilyasawalle655 6 років тому +5

    Waa habeenkii farxadeeena hadan u nahay reer djibouti walalaheena soomaliyeeedna alaaha nabad waarta ha siiyo aaaamiin

  • @fardousahmed2137
    @fardousahmed2137 6 років тому +17

    Hamblyo
    dhamman
    shcbiyada
    #Djibouti meel walood dunida kaga nooshihiin

  • @muzamilalimohamet861
    @muzamilalimohamet861 6 років тому +4

    Full resbect Cawale Boqorka Codka Horumar Wacan 😍😍😍😍

  • @iqramohamed1707
    @iqramohamed1707 3 роки тому +2

    Waan ku farxa farxadina walalhena rer jabuti nolada abiid

  • @housnaabdi8021
    @housnaabdi8021 3 роки тому +1

    Djibouti 🇩🇯 my town ❤️ happy independence day !!

  • @majorsalah7647
    @majorsalah7647 Рік тому

    FAIZA Dugsiiye....... Kooxdii Xarbi baa iigu danbaysay Manshallah looking fabulous 👌❤❤

  • @leomessi3507
    @leomessi3507 6 років тому +2

    Always stay best djibouti love you my country and my people machallah.

  • @GabileyGreenland
    @GabileyGreenland 6 років тому +13

    Gabadhu idil barkhad bay codkeedii iyo muuqeedii leedahay.
    Inti igu raacsan like ta ku qabo

  • @DekaHassan-o3f
    @DekaHassan-o3f 2 місяці тому

    Ca mes fais pleurer comme pas possible fier d'etre de nation de brave

  • @ossmanshafie7553
    @ossmanshafie7553 6 років тому +3

    Cawale aadan fanan jiro tageraha wayn aan ku ahay io faiza dugsiga

  • @moustaphaabdi8565
    @moustaphaabdi8565 6 років тому +10

    Wow quelle belle voix avec un cameraman perferment,qu'allah vous protégez

  • @ninkadhiigaushubasomalilan6991
    @ninkadhiigaushubasomalilan6991 6 років тому +8

    Ça fait lentemp que j'entend cette chanson,waaaw

  • @beautytutorialsfun2705
    @beautytutorialsfun2705 6 років тому +3

    Masha Allah my sweet home Djibouti Djibouti 💖💖💖💖💖💞💞🌹🌹🌹🌹💞💞💞💞💞💞

  • @Hooyo1
    @Hooyo1 6 років тому +81

    Hdii cawale taageerto like

    • @saiditalia9682
      @saiditalia9682 6 років тому +1

      Les star de djiboutien anihaya awaleh

    • @saiditalia9682
      @saiditalia9682 6 років тому

      Rrsbect frr tu devenir chanteur plus resbect au monde entier bro horomar wacan

  • @Hochi803
    @Hochi803 4 місяці тому +2

    Vive la république de djibouti El patria or muerte

  • @nimomohammed8868
    @nimomohammed8868 6 років тому +25

    Inder jabuti ku hayzta
    Eee wiil reer jabuti idoona
    Ila bila cayalkum

    • @reblacmenfys2042
      @reblacmenfys2042 6 років тому +2

      Nimo Mohammed wakan will reer jibutiya nimo 😂😊🇩🇯💝

    • @nimomohammed8868
      @nimomohammed8868 6 років тому +2

      +Reblac menfys wlee yaa inaga hupa

    • @reblacmenfys2042
      @reblacmenfys2042 6 років тому +1

      Nimo Mohammed Waan ka hupa qli ee isheg meel aan kala so xidhiro

    • @leomessi3507
      @leomessi3507 6 років тому +1

      Nimo Mohammed j suis la ma soeur.xafada balbala ee jabuuti ayaa daga.fransiska ayaan ku barina.

    • @abdirazaksoukri8449
      @abdirazaksoukri8449 6 років тому +1

      Nimo Mohammed wan jogna hadi ad diyar tahay hn qali

  • @qumansabban7117
    @qumansabban7117 6 років тому +3

    Woow faisa dugsiye my indr noolow

  • @mariamibrahim7592
    @mariamibrahim7592 5 років тому +2

    Machallah machallah très belle chanson manifigue vraiment merci beaucoup 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @mariamtaoulanehmariam3250
    @mariamtaoulanehmariam3250 6 років тому +3

    nolada faninteni cadoxkine hajaboo vive les djiboutiens

  • @amyeden8616
    @amyeden8616 6 років тому +3

    MachaAllah hees jiriirico kicinayso runti

  • @RomanReigns-cl6ki
    @RomanReigns-cl6ki 4 роки тому

    Awaleh notre chanteur long vie a vous bro vive djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @user-ke6co6kn2f
    @user-ke6co6kn2f 2 місяці тому

    Happy independence day 27 june guul jabouti

  • @moukhtarjamafurre6661
    @moukhtarjamafurre6661 6 років тому +1

    Masha alh dadkeygii horey usocda
    FIFA djabouti

  • @dacwodumar9171
    @dacwodumar9171 4 роки тому +2

    #congrats Djabuti 1977
    #congrats G waqooyi 1960 26 June
    #congrats 1960 1st July Mogadishu
    We lost our beloved North East kenka NFD 1963 one will get it back
    Ogadenia 1897 UK gave it away
    We will be one nation called united somali states of 5 regions

  • @sittimatan876
    @sittimatan876 3 роки тому +3

    J'adore trop cette chanson 🇩🇯💝

  • @geishafemmefeminin5951
    @geishafemmefeminin5951 5 років тому +3

    Viva Djibouti mon pays natal ❤❤❤❤💃

  • @abdoulkaderhocheabrar9354
    @abdoulkaderhocheabrar9354 6 років тому +2

    Vive la République de Djibouti et vive le peuple Djibouti

  • @AsmaMohamed-qx7lb
    @AsmaMohamed-qx7lb 2 місяці тому

    Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdoulkaderelmi9826
    @abdoulkaderelmi9826 6 років тому +2

    song awaleh aden is best one in the world

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 6 років тому +4

    Cawa Waa Habeenkii DJabouti Cadwgiin Ha Jabo.

  • @abdirachidgouled4419
    @abdirachidgouled4419 5 років тому +1

    très belle renouvellement avec les meilleures chanteur et chanteuse

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 5 років тому

    Djibouti allaha kula jiro.amiin Awaleh.ade iyo faiza hambalyo .habad iyo ankaara waad is hesheey dj

  • @TheDonCrucifixo
    @TheDonCrucifixo 5 років тому +1

    Djibouti I love you! 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @MalyounRakoto-pb3jr
    @MalyounRakoto-pb3jr 2 місяці тому

    DJIBOUTI first.

  • @user-jr2qg2mk5x
    @user-jr2qg2mk5x Рік тому

    Ki connai ki alfana ful respect

  • @sharmarkewaaberi8523
    @sharmarkewaaberi8523 4 роки тому

    Cawa waa habeniki
    Cadowken jabee
    Allah dhowro wadabgena
    Jibuuti vive notre drapeau vive notre
    Peuple 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @MedIbrahim-ho6pt
    @MedIbrahim-ho6pt 2 місяці тому

    I miss you mt country,u love you

  • @amingo7501
    @amingo7501 6 років тому +1

    manifique vidéo awale J dit vive la vive la république et vive le peuples Djiboutiens

  • @moguehabdifarah1452
    @moguehabdifarah1452 6 років тому +4

    Faites entrer la vidéo entière svp waqal studio

  • @qalbiwanag9476
    @qalbiwanag9476 6 років тому +6

    Viva Djibouti

  • @abdillahifarah7814
    @abdillahifarah7814 2 місяці тому

    Allah yarhamou à tous nos martyrs.

  • @mohammedduale9044
    @mohammedduale9044 2 місяці тому

    Heesta aan u jeclahay heesaha xuriyada

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Рік тому

    Maaaalin cadceedddumaaaar yarta

  • @curejiaxmed8281
    @curejiaxmed8281 6 років тому +2

    masha allah reer tulkey noloada

  • @ilhamkhayreh3399
    @ilhamkhayreh3399 2 роки тому +1

    Allow barakee dhulkaa soomalida🤲❤

  • @olissaleman8094
    @olissaleman8094 Рік тому

    Chey moin 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @moguehabdifarah1452
    @moguehabdifarah1452 6 років тому +1

    Well done reer Ottawa 👏👏👏

  • @WilliamMahdi-xw5lx
    @WilliamMahdi-xw5lx Рік тому

    Vive drabeau djibouti 🇩🇯 ♥️

  • @user-ke6co6kn2f
    @user-ke6co6kn2f Рік тому

    My blood🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @sharafali8215
    @sharafali8215 6 років тому +1

    hanbalyo.walaala heena runtaa oo na jecel