"Madaxweyne Beesha Ciise, Wasaarada Ciyaaraha Way ka kortay " Dadka Geerisa .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 48

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 7 годин тому +3

    Walaahi ciise waa reer wanaagsan oo dhaqan Soomaaligii haysta
    Waxaan odhan lahaa oday Ciro ugu noqo reerkaa, idinkuna sidaa aad garawsateen u samra wey hagaagaysaaye.
    Ta kale beesha madhibaan xaal siiya nin oday ah oo idinka mid ah ayaa u gefaye ilayn waa walaalaheene
    Waad mahadsan tihiin

    • @kubaddamaanta6461
      @kubaddamaanta6461 Годину тому

      Walaal waad mahadsantahay marka hore sida xishmad iyo garashada leh ee aad uga hadashay arrinta saami qeybsiga ama jagada waziirka loo magacaabey ciise.
      Tan labaad. Aniga ayaa raali galin iyo xaal iskugu daraayo walaaladeen somaliyed ee beesha gobooye. Dhaqan ciise lagu yaqaano ma ahan in qabiil lacaayo.

    • @N.A.M1234
      @N.A.M1234 52 хвилини тому

      Mashaalah si fiican iyaad u hadashay dadku allé wa uwadda simanyihiin ummadu rerka cisana intooda ficanba badan

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 20 годин тому +1

    Coll ciise wataaa Yazraa Jabisiy!!!!
    Ha u ciyaarin wilwile Gabadhaa!!!
    Midgaanka ha u ciyaaro!!!

  • @Ibrahimhaaji-m7q
    @Ibrahimhaaji-m7q 11 годин тому

    Hogaan ciise hadaad bidix qabato iyo hadaad midig qabato islameeshii weeyaane doorashadana musharaxbaatahey🎉🎉🎉😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉

  • @SaynabIbrahim-fb8mr
    @SaynabIbrahim-fb8mr 13 годин тому +1

    Waa is badalkii aad dooratay dameer liq wasiirka kaliya gabooyaha ayaa ini dhaama

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 13 годин тому

    ماشاء الله
    Kaluunka ka dharga saddexda wakhtiba

  • @abdisameduk2278
    @abdisameduk2278 7 годин тому

    Ciyaarta nagadaaya abti wadanka maba joogtiine😂😂

  • @Dufaan
    @Dufaan 9 годин тому

    Waar ninkaaasi waa nin rageed waxan ka qoray ciyaaraha sownagii ciyaal nimada ku soo maray kkkkkkkk

  • @AbdourahmanElmi-c4g
    @AbdourahmanElmi-c4g 14 годин тому +1

    Wsr waxan way kibreen ciiseciise lahayne orodoo jabuuti taga taasaad leedihiine

    • @MmiMmi-ih7hh
      @MmiMmi-ih7hh Годину тому

      Jabuutina iyagaleh halkaney joogana iyagaleh

  • @mrfresh1432
    @mrfresh1432 10 годин тому

    Il y'a que Djibouti qui partage bien le cadeau en somaliland les Issacs ne respecte pas les Issas et les Samaron, tout le jour il se plaint de la mauvaise politique des dirigeants de hargeysa.

    • @j.jilani4535
      @j.jilani4535 3 години тому

      Une fois le dictateur renvoye, les patriotes Djiboutiens vont expulser les traitres qui travaillent jour et nuit contre les interets de la Somalie et de Djibouti.

  • @DJAMALATTEYEHWARSAMADjamal
    @DJAMALATTEYEHWARSAMADjamal 6 годин тому

    Isaaqu ciisaha uu xaqiraa markasta

  • @IsmaelMoud
    @IsmaelMoud 7 годин тому

    Wa is badalka adunyada isseh waraabeh

    • @CharkoMoud
      @CharkoMoud 7 годин тому

      Cisse wa Dolaad aduuyada iya laga ackhana umma baana mamul goboleedkene

  • @CabdilaahiCabdiraxmaan-jw1xc
    @CabdilaahiCabdiraxmaan-jw1xc Годину тому

    GABOOYE ISAGAA DHULKA SOMALILAND KAA XIGA 90% AAMIN MESHADA YAR INTANBA GABDHAHA LAGA QABAA LAGUGU SIYE

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 11 годин тому

    Wasiirka gaashaandhigga ayuu siiyey Mujaahid Muse. Waase lagu khasaaray oo Djibouti ayey u niikeyeen somalilanda kasoo horjeesteen. Hadda inay cawdaan maaha.

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 20 годин тому

    Garacaa Buurmadaw iyo yusraa reerkaa raba Orgi leh:

  • @CharkoMoud
    @CharkoMoud 7 годин тому

    CISSE WA DOLAAD ADUNKA LAGA YACKANA KOLKAA UMAA BAANA MAMUL GOBOLED ISSAGIBA ISS CUNAYAA

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 14 годин тому +1

    Ciisow tasho

  • @maryanjama6063
    @maryanjama6063 9 годин тому

    Waa runta

  • @CADNANCabdi-v9h
    @CADNANCabdi-v9h 20 годин тому +1

    😂😂reerka galbeed naga xiga jilayc iyo hadal jilayca kama baxan ragoda dumarka dhama😂

    • @kubaddamaanta6461
      @kubaddamaanta6461 Годину тому

      Diin iyo dhaqan baan leenahay moyaane ee adiga ayaa ku naageysan lahaa😂😂 cawaan cuqdad dishay ayaa tahay.

  • @MahamedAbdiaadam
    @MahamedAbdiaadam 19 годин тому +1

    Reer baad meel kaga dhacday e taada uun ka hadal raali galin bixi dalka cabdilqaadir iyo qayb xariira kamid ah ayaad degtaa

  • @Sinoy21
    @Sinoy21 16 годин тому

    Cissow ciiro wa saawir ee Wali muse iyaa meesha haya

  • @ifrahabdulkareem6028
    @ifrahabdulkareem6028 5 годин тому

    Maxaad kaga fiicantahay gabooye, wax baad cuntaa xaar weyna waad dhigtaa waanad dhimanaysaa cirayahay baaqaate dad muslim ah yasayaa, meel fadhiiso oo xuska Alle badi taasay dantu kuugu jirtaa badowyahay somaliyeed aduunka halt kama tihiin somaliyey reer hebelna wad iyo cadab Alle idinka baajinmaayo, baadowyahay qabyaladu dulaysay.

  • @aadengeesaale9101
    @aadengeesaale9101 12 годин тому

    Ciise dhaqankiisa maaha

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 20 годин тому

    Hartaa samroon iyo midgaanka somalilanta. Haleeyay:

  • @Joseph-k6m9m
    @Joseph-k6m9m 11 годин тому

    Tolow MIDGAANKA ma wax xun buu odaygu moodayaa? Mida kale wuxu sheegay in Ciise Qabiil yahay hadee midgaankuna waa qabiil

  • @ismailhussein805
    @ismailhussein805 7 годин тому

    Bal dameerka eega maxaa gabooye ku geeyay codka aad sheegaysaa xaguu yaal meel walba qaylo ayay la fadhiyaan adeer meeshu jabuuti maaha dadka doqonimada kala tag.

  • @mohamedhussein7873
    @mohamedhussein7873 8 годин тому

    Dacaddii dhimate cissow isaq uuniqadiya markasta niina dagtad ku sidan isaqqow iskunoqo

  • @ragemu-c6q
    @ragemu-c6q 20 годин тому

    1 nin bay lahaay kiina ku iibi Ciisoow yeelkaa. Yusraa laga Qaad ceerigaabo. U cilaaan Haddaad arto Ciisoow.:

  • @josh4424
    @josh4424 20 годин тому

    xagaa ka wada gadabuursi uunbaad toosinaysaan

  • @aadengeesaale9101
    @aadengeesaale9101 12 годин тому

    Gabooye adeer hakahadline taada ka hadal adeer

  • @musa-sc2cb
    @musa-sc2cb 17 годин тому +1

    Isaaq nasab maha Cissow Yaax Djibouti Issaq jooga 3 wasiir iyo xillal badan dowlada ayey hayan wana Futo AWAAL, Ismael omar kadib Isaaq Djibouti Xiil kaa qaabta dhici mayso SILKA Khadra haid ayey ku Macasheene guntu guntu dhashay.

  • @AbdourahmanElmi-c4g
    @AbdourahmanElmi-c4g 14 годин тому

    War naga aamusa ciisow jabauutaad leedihiine jabuuti taga ciyaarta halajoojiyo

    • @abassabdillahi726
      @abassabdillahi726 14 годин тому +1

      2daba anaga lee adeer
      Tada kahadal😂

    • @guiniadem-8786
      @guiniadem-8786 8 годин тому

      Zaylac iyo Lughaya Djibouti baan ku darsanayna

    • @guiniadem-8786
      @guiniadem-8786 8 годин тому

      Somalilandna burco iyo hargeisa ayay noqondonta

  • @CADNANCabdi-v9h
    @CADNANCabdi-v9h 20 годин тому

    Orta jabuuti raaca hano hadal jilicsananine somaliland anago isaaqa lehe😂

    • @abassabdillahi726
      @abassabdillahi726 14 годин тому +1

      Aqli yari wanigu ogayn
      Djibouti anagale degankana anagale
      Ee wa lays arki dona
      Adi wasir an Djibouti kasiyay wa melna kadagin maxa sababay bal iswaydi

  • @mrfresh1432
    @mrfresh1432 10 годин тому

    Ciisow tasho

  • @neimahoussein7813
    @neimahoussein7813 10 хвилин тому

    Ciisow tasho