AWDAL VOICE
AWDAL VOICE
  • 780
  • 377 204

Відео

Xisbiga Waddani waxa uu difaacayaa mashruuc bulshada Somaliland lagu kala qaybinayo oo aan dalka ka
Переглядів 2154 години тому
Xisbiga Waddani waxa uu difaacayaa mashruuc bulshada Somaliland lagu kala qaybinayo oo aan dalka ka hirgalayn Boorama uma diyaar aha fidno...Wasiir Toorno
Xisbiga Kulmiye siduu u Celiyey waa,in aan u ridnaa " Gudoomiye Good
Переглядів 3587 годин тому
Xisbiga Kulmiye siduu u Celiyey waa,in aan u ridnaa " Gudoomiye Good
Musharax Madaxwayne Maxamed Cali oo ka hadlay shirkii UNDP ee Laga joojiyay Boorama.
Переглядів 1537 годин тому
Musharax Madaxwayne Maxamed Cali oo ka hadlay shirkii UNDP ee Laga joojiyay Boorama.
Awdal wax ka jiraa ma jiro laakiin kulmiyaa Xoghaye Khaalid
Переглядів 5597 годин тому
Awdal wax ka jiraa ma jiro laakiin kulmiyaa Xoghaye Khaalid.
Odayasha beesha Ciise ee jabuuti kawada jabhad ay ku xoraynayaan gobolada Awdal Iyo Salal,nama
Переглядів 90312 годин тому
Deg deg:-odayasha beesha Ciise ee jabuuti kawada jabhad ay ku xoraynayaan gobolada Awdal Iyo Salal,nama matalaan odayasha beesha ciise oo si kulul ugu jawabay odayaal kahadlay deegamo kabaxsan Soomaliland
Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal “Maalina ma aqbalayno inay dhulkeena iyo Badeena Itoobiya timaado”
Переглядів 30212 годин тому
Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal “Maalina ma aqbalayno inay dhulkeena iyo Badeena Itoobiya timaado”
Xildhiban Maxamed Abiib oo Qado sharaf u sameeyay Ardayda ka soo jeeda dawlada Puntland
Переглядів 8914 годин тому
Xildhiban Maxamed Abiib oo Qado sharaf u sameeyay Ardayda ka soo jeeda dawlada Puntland ee wax ka barta Jaamacadaha Gobolka Awdal.
Suldaanka Beesha Makaahiil oo lagu caleemo saaray Boorama .
Переглядів 32216 годин тому
Suldaanka Beesha Makaahiil oo lagu caleemo saaray Boorama .
Muuse Biixi Soomaaliland uma sina,gobolka Awdalna yaan laga dhigin sidii laas Caanood oo kale "
Переглядів 90616 годин тому
Muuse Biixi Soomaaliland uma sina,gobolka Awdalna yaan laga dhigin sidii laas Caanood oo kale " Dadweynaha Boorama oo ka hadlay Dacwada
Saylac oo markale si adag udifacday qanacsadaha caanka ah ee xaji Mahamed aw-siciid geedi
Переглядів 27816 годин тому
Saylac oo markale si adag udifacday qanacsadaha caanka ah ee xaji Mahamed aw-siciid geedi
Ina Abiib danta Soomaliland baa ku jirta ,hadii lawaayana….. Shacabka Burco.
Переглядів 86416 годин тому
Ina Abiib danta Soomaliland baa ku jirta ,hadii lawaayana….. Shacabka Burco.
Ceeri-Gaabo oo Xildhibaan Maxamed Abiib laga taageeray
Переглядів 32516 годин тому
Dadweynaha Ceerigaabo oo ka biyo diiday eedeynta xeer Ilaalinta Soomaaliland dabada ka riixayo ee Xildhiban Maxamed Abiib
Korneelada Soomaaliland mamuulay maxay uu sheegi layihiin tariikhda intii uu dhaxaysay 1990 ilaa
Переглядів 6021 годину тому
Korneelada Soomaaliland mamuulay maxay uu sheegi layihiin tariikhda intii uu dhaxaysay 1990 ilaa 199
Hilaac lagama wareejin karo Axmed Ismaaciil Samater .
Переглядів 72День тому
Hilaac lagama wareejin karo Axmed Ismaaciil Samater .
Xil : Maxamed Abiib "Anigu mayihi nin dhimashada ka cabsooda"
Переглядів 515День тому
Xil : Maxamed Abiib "Anigu mayihi nin dhimashada ka cabsooda"
Xildhibaan Maxamed Abiib oo Luqad adag kula hadlay Madaxweyne Biixi.
Переглядів 1,5 тис.День тому
Xildhibaan Maxamed Abiib oo Luqad adag kula hadlay Madaxweyne Biixi.
Xildhibaan Maxamed Abiib Hadaan laga Hadhin Walaahi waan ka go'aynaa Soomaaliland.
Переглядів 326День тому
Xildhibaan Maxamed Abiib Hadaan laga Hadhin Walaahi waan ka go'aynaa Soomaaliland.
Maxamed Abiib & Cali Xaamud gobolka Awdal Gobalka waxa looga yaqaana halyeeyo qaran
Переглядів 275День тому
Maxamed Abiib & Cali Xaamud gobolka Awdal Gobalka waxa looga yaqaana halyeeyo qaran
Gudiyada Dhaqan, dhalinyarada,Siyaasiyiinta Iyo Aqoonyahan ka Beelaha Habar Cafaan oo shir Yeeshay.
Переглядів 471День тому
Gudiyada Dhaqan, dhalinyarada,Siyaasiyiinta Iyo Aqoonyahan ka Beelaha Habar Cafaan oo shir Yeeshay.
"Xildhibaan Maxamed Abiib Soomaaliland ayuu u dhigmaa, Ninkaa hadii la taabto Gobalka Awdal
Переглядів 209День тому
"Xildhibaan Maxamed Abiib Soomaaliland ayuu u dhigmaa, Ninkaa hadii la taabto Gobalka Awdal
Baasaboorkii Soomaaliya Hargeysa lagu bixiyaam,Jabkii ciidanka lagu qarinaya xasaanadda Xil Abiib
Переглядів 1,2 тис.День тому
Baasaboorkii Soomaaliya Hargeysa lagu bixiyaam,Jabkii ciidanka lagu qarinaya xasaanadda Xil Abiib
"Jiritaanka Somaliland iyo Xildhibaan maxamed Abiib way isku xidhanyihiin"
Переглядів 94314 днів тому
"Jiritaanka Somaliland iyo Xildhibaan maxamed Abiib way isku xidhanyihiin"
Dadweynaha Boorama oo ka Biyo diiday Caqali daradad Beesha Isaaq kula Kaceen xil : Maxamed Abiib.
Переглядів 46414 днів тому
Dadweynaha Boorama oo ka Biyo diiday Caqali daradad Beesha Isaaq kula Kaceen xil : Maxamed Abiib.
DEG DEG: Beesha Reer Faarax Yoonis oo shaaciyey shirweyne Aayo ka tashiya...
Переглядів 73914 днів тому
DEG DEG: Beesha Reer Faarax Yoonis oo shaaciyey shirweyne Aayo ka tashiya...
Musharax Cabdiraxman Cirro oo ka Hadlay Iskaashiga WADDANi Iyo KAAH
Переглядів 28614 днів тому
Musharax Cabdiraxman Cirro oo ka Hadlay Iskaashiga WADDANi Iyo KAAH
Madaxweyne Cabdiqaadir Axmed Aw Cali oo caawo socod ku soo maray waddooyinka Caasimadda
Переглядів 11314 днів тому
Madaxweyne Cabdiqaadir Axmed Aw Cali oo caawo socod ku soo maray waddooyinka Caasimadda
DEG DEG: Taliyihii Booliska Kenya ayaa shaqada iskacasilay.
Переглядів 6714 днів тому
DEG DEG: Taliyihii Booliska Kenya ayaa shaqada iskacasilay.
Somaliland Anaga oo isaaq ah ayaaleh, Dadka kalenena waan Qabsanay,
Переглядів 1,8 тис.14 днів тому
Somaliland Anaga oo isaaq ah ayaaleh, Dadka kalenena waan Qabsanay,
Dhalinyarada xaafada Xaaslayda ayaa ka baxay Xisbiga Kulmiye Kuna biiray Xisbiga Waddani.
Переглядів 65321 день тому
Dhalinyarada xaafada Xaaslayda ayaa ka baxay Xisbiga Kulmiye Kuna biiray Xisbiga Waddani.

КОМЕНТАРІ

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq День тому

    GUUL REER AWDAL STATE GOB IYO GOBANIMO CADOWKANE ALLAH JABIYO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nimojirde8252
    @nimojirde8252 День тому

    Futadiina qariyey dad qalatooy been baa isugu sheekeynaasan kuwii laaska deganaa iyo kuwa marti ku ah iyo kuwii dhimirkacqabey aa idinka badabaadi waayey yuhuudeey waxaad umada ku sheegteenbaa idinka soo if baxey karsada dadkii aad qalateen adinkoo cunaya na tusa kufaar macal yahuud get out

  • @sahracumar2424
    @sahracumar2424 День тому

    Is cun sixir baad ku qaaden

  • @sahracumar2424
    @sahracumar2424 День тому

    Khaatumada lagaa qaadye

  • @sahracumar2424
    @sahracumar2424 День тому

    Maxa kaa galay adiga huurooy

  • @sahracumar2424
    @sahracumar2424 День тому

    Khaatumo waa

  • @sahracumar2424
    @sahracumar2424 День тому

    Waad maydheenba dambiba ma leh muse

  • @sahracumar2424
    @sahracumar2424 День тому

    Alla maxad muuse ku caabtagaysan

  • @sahracumar2424
    @sahracumar2424 День тому

    Cadawga sland ha dhaco cidhibtiisa ha qaniino ciduu doono ha noqdee

  • @MohamedMohamud-uq2yo
    @MohamedMohamud-uq2yo 4 дні тому

    Walalheyga waye

  • @biladmed
    @biladmed 5 днів тому

    Waar odaashan adeeraday maradaa ka dhacday ciise waa ciise Somaliland wax la yidhaa ma jirto ciisana waligii ma yeelan daba qoodhi ee adeerayaal istaaqfurulah dhaha

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh 5 днів тому

    Musow waanu ku jecel nahaye ayuu yidhi. Kuwan Gudebiirsi dad maaha. Kala doorta adoooonimo iyo xornimo.

  • @t6f
    @t6f 5 днів тому

    I love Awdal from OG

  • @AarkaSomaliland
    @AarkaSomaliland 5 днів тому

    Mnsha allah ILAHAY ha idin sharfo nabada wax qaalisane ma jiro

  • @zamzamnoura6319
    @zamzamnoura6319 5 днів тому

    adero ciid somaliand so werareyo ma jirto waxasi wa kutidhi ku tenay

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 5 днів тому

    Masha allllah ciisu wa gobtaa somaliland noooolaaada guuul somaliland❤

  • @AbdirisakDirie-zz3ff
    @AbdirisakDirie-zz3ff 6 днів тому

    MASHA'ALLAH

  • @mahigaanTvid9404
    @mahigaanTvid9404 6 днів тому

    ReeR AwdaL ❤❤❤❤❤❤

  • @mahigaanTvid9404
    @mahigaanTvid9404 6 днів тому

    Allaagu Akbar Amxaaro JIHAAAD BAA NA DHEXYAALA

  • @cabdallayare4554
    @cabdallayare4554 7 днів тому

    Wax Iska Dhiciya hadal looma baahna 😂😂😂😂😂😂

  • @bahjaahmed727
    @bahjaahmed727 7 днів тому

    Reer Awdalow Ethiopia ma sheekadu ee Israeli ba aqansi laga doontay cisse iyo samaroon wa ini tashaday😡😡😡😡😡 wallahida subxanallah Allahu akbar

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 8 днів тому

    Masha Allah maraa waxid aleylehee gobonitii reer awdal afafkiina caano lagu qabay ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @elmiabdullahi1960
    @elmiabdullahi1960 9 днів тому

    War wax la yiraahdo,Somaliland ma jirto, waa labada gobol ee Togdheer iyo waqooyi Galbeed waa Beel Soomaaliyeed , Gobolka Awdal waa Awdal State, Marka Awdal waa maamul goboleed ka tirsan Soomaaliya taasi , waa wax cad, sida SSC Khaatumo, Shacabka reer Awdal waa wadaniyiin Soomaaliyeed guulaysta. SOOMAALIYA HANOOLAATO.

  • @shukriabdirahmaan717
    @shukriabdirahmaan717 9 днів тому

    soomaaalia haa midowdo aaamin aaamin yarabi

  • @shukriabdirahmaan717
    @shukriabdirahmaan717 9 днів тому

    somaalia hanolato mash allah mash allah tabarakalah Somalia guuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdideeq1843
    @abdideeq1843 10 днів тому

    Good idea

  • @hanadnadiif4007
    @hanadnadiif4007 10 днів тому

    Ninkii libaxa iska dhigayay mahin ee cadhaysnaa😅😅 The legend 🙌 😂

  • @KhadraAxmed-mx2ri
    @KhadraAxmed-mx2ri 10 днів тому

    Guuul..guuul🇸🇴🤍✅️

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 10 днів тому

    Guda biirsi ma joogtaanoo

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y 10 днів тому

    awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of 🇸🇴 awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y 10 днів тому

    awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of 🇸🇴 GUUUUUL GUUUUUUL JAMUURIYADAA and a few days

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y 10 днів тому

    awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis borama awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis

  • @abdiaziiz1486
    @abdiaziiz1486 10 днів тому

    ❤❤❤ Reer boorame waan idiin jeclahay

  • @abdiaziiz1486
    @abdiaziiz1486 10 днів тому

    ❤❤❤ waaaaaw aabbe allaah haku xafido

  • @cshakurlooyaanafc7093
    @cshakurlooyaanafc7093 10 днів тому

    these ppl love somaliland more than isaaq theyre so confused

  • @yhassan8
    @yhassan8 10 днів тому

    WAXAAN KUFARAXSANAHAY INAAN CALANKA SNM MEESHA LAGU ARKIN.

  • @yhassan8
    @yhassan8 10 днів тому

    AWDAL STATE OF SOMALIA. 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @xamdiislam9551
    @xamdiislam9551 11 днів тому

    Dhalad dhooqo ka sukayso weeye geda biirseygu wallhi ilaahay haydinka leexiyo cadawga😢

  • @Zakariya0070
    @Zakariya0070 11 днів тому

    Gobolka awdal waa gobolka soomaali ku midoobi doonto i,a waan idin taageera Waxaana idinka soo salaamayaa xamar caasimada jamhuriyada Somalia 🇸🇴

  • @mudiali719
    @mudiali719 11 днів тому

    Las anod rag iyo geesi laheed idinku maxaa hesaan gabdho kaliy miyaa reerku????

  • @amirkagarisa4761
    @amirkagarisa4761 12 днів тому

    Somali haba is dishe hadana Dhiiga biyo ma ahan Somali wa Somali melkasto dunidan ka jogtan Guul iyo gobonimo

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 12 днів тому

    Habar carfaaan soo raaca waxbay ismooday

  • @guleedshafi211
    @guleedshafi211 12 днів тому

    Awdal state , gobonimo ❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-xo5tk7id8q
    @user-xo5tk7id8q 12 днів тому

    FAKAE FAKE FACES FAKE NEWS

  • @kaledomar7041
    @kaledomar7041 13 днів тому

    WEGER BAL DADKAN DAWAKHSAN EEGA , SOMALILAND SHARCI BAY KU WADA JOOGTAA OO LAYSUGU IXTIRAMAA LOO CODEEYAY SHACABKUNA U CODEEYAY HADII SGARCIGAA LA DAR JIIDHO IN UU SHARCIGU SHAQEEYO OO UU WAX KA QABTO SHARCI JABINTAAA OONU CIDNA U HABRAN WAA WAXA AY SOMALILAND QARANKA U TAHAY, HAYAAY ROLAAY IYO QABIIL IN LOO HADLO SHAQAYN MAYSO, DEE AMBA QARAN IYO DAWLAD BAAA LA NOQON SHARCIGANA LA IXTIRAAMO AMBA 1991 BAYNU DIB UGU NOQON CIDAY CAANO KAGA DAADANAYAAN, DEEDNA REERNA REER U TALAABI MAAYO SIDII LA AHAA 1991 MARKAAA HANJABAADA BEENTA AH SOO DAYA CIDA AAD WAX KAGA GURTAAN.

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW 13 днів тому

    Awdal State kama tirsana Marqaanland.

  • @MahamuudCabdi-nk7yk
    @MahamuudCabdi-nk7yk 13 днів тому

    war laxukumaya waxad.rabto samee

  • @mohamoudamohamed901
    @mohamoudamohamed901 13 днів тому

    Waar bahashu gunta ha ka dillacdee reerka ha la fasaxo. Khaladku horuu u dhacay ee maanta ma aha

  • @abdirahimfarah232
    @abdirahimfarah232 14 днів тому

    Viva awdal

  • @user-sf3pz8dx9q
    @user-sf3pz8dx9q 15 днів тому

    😂😂😂😂