GURYO AAD UQURUX BADAN OO DIYAARSAN ALAABTOODANA TAALO KUWAAN LEE KA BANAAN DARUSALAM MANTA AYEY KU.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 тра 2024

КОМЕНТАРІ • 15

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Місяць тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @fareehafarah
    @fareehafarah Місяць тому +1

    JAZAAKI ALLAH KHEIRAN

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Місяць тому

    Mahadsanid

  • @luulacadeey3131
    @luulacadeey3131 Місяць тому +3

    600 dollar oo Kira ah 600 deposit waters and electricity pills on tops of that 150 subxanallaah xagee beey Mogadishu kaga talaa aduunka,war somaliyeey business ka maalin tajirnimada iska daaya business ka schools u gala, muwaadinka wadankiisa u sonoqonaya cidna ka horeynin dhiigmiiradka ka daaya maxuu kaso donaya lacgtaan kayarbu hotels 5 🌟 kaga heli kara mombasa kenya kana nabadgalyo fiican bisinka war heedhahaya sidatan usu dhaama

    • @haldhaa2420
      @haldhaa2420 Місяць тому

      650 deposit ah waa laguso celina kirada bishana waa 650 guri goglan water and electric qofka waa inuu iska bixiyaa waana caadi aniga ahaanteyda

  • @kingayuub5255
    @kingayuub5255 Місяць тому +1

    Waa xaafadee wllshey

  • @hodanaden6681
    @hodanaden6681 Місяць тому

    Suuq bacad an Ka raba guriy goglan

  • @payitforwardpower9910
    @payitforwardpower9910 Місяць тому

    Ya naga qabanayo reer unukaleh 😂

  • @xuskaxaaji6104
    @xuskaxaaji6104 Місяць тому

    Diiwaan galin maxaa loogu baahan yahay

  • @AbdikarimAbdi-
    @AbdikarimAbdi- Місяць тому +1

    Asc
    Walaashay qiimaha macqul ma aha ilmahayga 3 qol 2 musqul fadhigi iyo fadhi kaloo qadada loogu talagalay ayey qaahira ku degan yihiiin 500 dolar

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 Місяць тому

      somalia guri banaan oo 4qol ah aaba 500 iyo ka bdn lagu dhahaa wadanka kiradiisa cadi mahn

  • @xuskaxaaji6104
    @xuskaxaaji6104 Місяць тому

    10 daqiiqo aad soo duubto miyaa waqti u baahan

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 Місяць тому

      wah raadin ay rabaan manta dhanaaa daba ordee waa runteed

    • @xuskaxaaji6104
      @xuskaxaaji6104 Місяць тому

      @@umumascuud3307 raadin maxaa kernayo website mee sameesato. guryaha loosoo galiyo