SHIRKAD DHISTA GURIYO VIP AH

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 24

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Місяць тому

    Masha Allah, waa Guri Boqortoyo
    wanan dhisan doonaa Insha Allah ❤😂

  • @sharifaafrah5808
    @sharifaafrah5808 Місяць тому

    Maasha Allah qurux waaye eebow qiimaha sosheg

  • @basrahussein262
    @basrahussein262 Місяць тому +1

    Waa ciiriir

  • @aderjalil1785
    @aderjalil1785 Місяць тому

    ❤❤❤❤

  • @muqdisho-channnel
    @muqdisho-channnel Місяць тому

    Masha allah lakiin qiimaha soo sheeg sxb

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 Місяць тому

    Masha allah.

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 Місяць тому

    Masha Allah

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 Місяць тому

    Asc wrb walaal guri dhismo ah ayaan rabaa

  • @jamilaali5536
    @jamilaali5536 Місяць тому

    Waaba meel şuur ah bisinka

  • @noorabdi6061
    @noorabdi6061 Місяць тому +1

    Saxiib shirkadaan waxey ku fiican tahay dhismaha markii la dhameeyo furaha ayay ku siineysaa shirkadaha kale furaha ma dhiibaan miyaa

  • @jamilaali5536
    @jamilaali5536 Місяць тому

    Xaafadee waaye

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Місяць тому

    Dhismo magaranaysaane Iyo beec midna guriga markaad dhamaysaan ood nadiifisaan soo bandhig, means siiqa keen

  • @sahrohaashimaxamed9881
    @sahrohaashimaxamed9881 Місяць тому

    Guri waxaa laxayee siiyaa marka ladha meeyo

  • @abdulrahman-cl3bs
    @abdulrahman-cl3bs Місяць тому

    War ma noleyd nio😂

  • @jamilaali5536
    @jamilaali5536 Місяць тому

    Halkee ku yaalaaa

  • @user-vd1mt8lu9y
    @user-vd1mt8lu9y Місяць тому

    Guriga armajdii derbiga ee dharka maloo sameyn qolalka jiifka maxaa haloo sameeyo

  • @halimamohamud5773
    @halimamohamud5773 Місяць тому

    Asalaamu Aleykum. Isisaa lagu dhisay qarashka. $40.000?mise $50.000?? Please noo sheeg.

  • @UmuAbdalla1
    @UmuAbdalla1 Місяць тому

    Hal musqul bananka ayaa ku fiicned

  • @dahirgedi7018
    @dahirgedi7018 Місяць тому

    Albaabka barmiilka xow yahay

  • @user-vd1mt8lu9y
    @user-vd1mt8lu9y Місяць тому

    Jikadana miisaskii iyo meeshii kukarka iyo armaajooyinkii maacuunta malahan maxaa waxbadan baa ka qaldan

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 Місяць тому

    Liiban soo sheeg qiimaha gurikasta ku kaco si asn dalabka u soo dirsano

  • @UmuSalmaan2020
    @UmuSalmaan2020 Місяць тому

    Guriga danbo baa yara qurxoon balse wax badan baa idin ka dhiman

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 Місяць тому

    Waxba nama tusin guri qasin iyo wasaq ah.hadda aan sibfiican lasu tusayn war wax barta amerika beel qiyaas qalddan kugu jirta