Abdirisaq S. Gaas - Arooska NASTEEXO INDHO - Koolkooli Waligaa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • Arooska Nasteexo Indho - Heestii uu ugu talagalay Abdirisaq S. Gaas

КОМЕНТАРІ • 227

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 4 роки тому +32

    Hambalyo my sis #Nasteexo indho
    #Haatuf abdi Thanks
    Best video heesti Qarniga iyo fanan cod macan mnsh Allah

    • @shugrisharaf2857
      @shugrisharaf2857 3 роки тому

      Hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo reerkiii lagu naste lagunado Wada hire nabad gala allow idinka yeel aamiin

  • @malmo4235
    @malmo4235 4 роки тому +2

    Gabadhii MAJEERTEEN IYO WIILKII CIDAGALE at last LONDON ayeey ku dhigteen arooskii aduunka 😂😂😂😂👏👏👏👏

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 роки тому +2

    cabdi rizaleeban gaaas noolow fanaan qaaliya oo qiimo badan

  • @hanankhali4843
    @hanankhali4843 4 роки тому +7

    Ninkii guursadow geenya waad hantiday bayaday nasteexo cowgaa ma ciil boxo ❤❤❤💋💋💋👑👑👑👑

  • @geenyobari2441
    @geenyobari2441 3 роки тому +2

    Ilaahy dadka dhan aaabe io hooyo kaga dhig baaye nasteexo 💋💋💋🙏❤️👑

  • @mohamedismail8560
    @mohamedismail8560 4 роки тому +2

    Hambalyo dumashi
    Ku soo dhwoow duriyadii reer sheekh isaxaaq binu haashin 🙏🙏❤👈

  • @ruunruuhi1762
    @ruunruuhi1762 4 роки тому +5

    Ninkaa u dhaxdaa ragaba wax dheer hambalyo habo nasteha 🥰🥰😍😍

  • @richhome3678
    @richhome3678 4 роки тому +8

    Hablaha gaaridoodiyo
    Geenyo dhab ah adaa helay
    Isirkeedu waa Gacal
    Goboo aad usharaf badan
    Guntu ha iska hadasheee
    Gacalsami ku guri gala✅😇
    Xuseen iyo Nasteeho

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 роки тому +2

    inankee cabdi risaaq wu ka tumay nasteexo indho aroooskeen masha Allah waa fanaan qaaliya

  • @aishaabdihassan4987
    @aishaabdihassan4987 4 роки тому +1

    Wow my Abowe Abdirizak S Gaas waa ka baxsatay Fanaan jira

  • @a.a1412
    @a.a1412 4 роки тому +5

    Jacaylku hajiro hana waaro
    Hamblyo marlabaad iyo mar sadexaad Nasteexa❤❤

  • @DARMAAN1
    @DARMAAN1 4 роки тому +2

    Caadi maha haatuf Abdi aad ban idin salaamay adiga abdirisaaq saleeban!!

  • @kingjames9497
    @kingjames9497 4 роки тому +10

    Raga magaca kowaad korka waa kawada simanyahy✅❤ karaama eebe siyay karti bu is dheeryahe💋❤🔥✅ saxiix wlh👑

  • @mahamedahmed2478
    @mahamedahmed2478 4 роки тому +1

    Fanaan abdirisaaq saleeban gaas waa fanaan cod macaan hamabalyo wll nasteexo indho adiga iyi xaajigaaguba

  • @qaalilakiofficial5107
    @qaalilakiofficial5107 4 роки тому +3

    Mashaallh hambalyo fanandan jclhy nasteexo indho❤❤❤❤❤❤❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 роки тому +4

    Arioskiina Lagufarax Amiin

  • @ranalee2040
    @ranalee2040 4 роки тому +1

    Felicitation ,alf mabrouk ya nasteho indho we love you sister ...bonne et heureuse mariage qu'ALLAH te protege toi et ton mari .wiil iyo gabadh walidkood adeeya ALLAH ha idiin siyo....from Djibouti.

  • @sagalali3515
    @sagalali3515 4 роки тому +3

    Hambalyo hambalyo hambalyo nisteexo indho waan ku farax sanahay mash allah illhe hai dinki dhiko ku wii isku waaro oo dhala wiil iyo caano gabar iyo caano aamin aamin aamin aamin in ta ku faraxsn like dhac dhac ku sii

    • @mohamedabdimuhumed411
      @mohamedabdimuhumed411 4 роки тому

      Hablyo nastexo alle haku soo hanuuniyo wlshy jidhkii naartu cuni lahyd ma lihid ee

  • @tahirayusuf7287
    @tahirayusuf7287 4 роки тому +6

    Haataf Abdi one of my Favourite Song director he's such a legend 💖❤

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 4 роки тому +12

    WaaaW! Faceed Ciisho Bureqo *NASTEXO* io Beldaje *Hussein* isku waara o isku duqooba❤💋

  • @qalanjadacaalamka3630
    @qalanjadacaalamka3630 4 роки тому

    Illaahayow na astur habluhu caadi bay uqaawanyihiin

  • @abdurezakmuse1963
    @abdurezakmuse1963 4 роки тому +1

    Arooska nasteexo iyo liibaan huseen meel ayay iska shabahaan
    Dhinaca quruxda iyo hidahii cilmi boodhari ayaa ka muuqda labadoodaba

  • @Little_D815
    @Little_D815 4 роки тому +1

    Arooskii qarnigay dhigatqay hambalyo nasteexooy

  • @abdirazakali8578
    @abdirazakali8578 4 роки тому +2

    Abdirazak saleeban gaas fanan qaliya Nastexo indho hanbalyo

  • @duniyocuntoiyoqurxin2069
    @duniyocuntoiyoqurxin2069 4 роки тому +2

    Masha allah weey istaaahishaa walasheey cadowga alaha KA qabto ❤️

  • @AishaAli-df8ly
    @AishaAli-df8ly 4 роки тому +2

    Nasteexo inshaa uur meeyleedahay

  • @aminahassan8277
    @aminahassan8277 4 роки тому +1

    my class mates Abdirisaaq Saleebaan Gaas waayo waayo iyo taariikh hore Burco iyo Sheekh yuusuf kownayn baan xasuustay

    • @capitanonacnac4359
      @capitanonacnac4359 4 роки тому

      Amina oo maba yaride ma *Abdirisaq saleban gaas* ayaa isku class ahaydeen

  • @shaymaaabdinor2202
    @shaymaaabdinor2202 4 роки тому +1

    Masha Allah hambalyo fanaanad qaran NASTEEXO MAXAMED WARSAME

  • @hadiilchocola
    @hadiilchocola 4 роки тому +5

    Waa inan kaskeediyo
    Maankeedu korayoo
    Kor hablaha u dhaaaftoo
    Kaalinteedii joogteee
    Our dumaaashiyo iyo inankaayagii hussein
    Nolosha idilkeeed farxad ku dhamaysta

  • @quruxiwadiin8378
    @quruxiwadiin8378 4 роки тому

    Alif mabruuk baaye nasteexo wa istaahishaa wax wlbo wanaagsan cadowgaan Alle hakaaga filnaado 😘

  • @hassanherro
    @hassanherro 4 роки тому +72

    kuwi jabka nasteexo ku farxayey Videogan halaga qariyo hadii kle cimri dag dag ku dhacaayo😂😂

    • @bilicdumar7403
      @bilicdumar7403 4 роки тому +1

      Hassan Herro 😂😂😂😂😂

    • @sadiyaadanibrahim8370
      @sadiyaadanibrahim8370 4 роки тому

      🤣🤣

    • @lamiaomar5895
      @lamiaomar5895 4 роки тому +1

      Hassan herro😂😂😂Waad Iga qoslisay tolahi boowe😂😂

    • @zaqafie
      @zaqafie 4 роки тому

      Maskiin bad tahy adiga iyo nooca kula mda nastexo dhmys wxba kma hkin krn xaasid bad tahy bowe gabdhani waa gabar poqrtoyo nina wxba ugama bahna karaamay labaradhy

    • @hassanherro
      @hassanherro 4 роки тому +1

      @@zaqafie Af soomali hadaa taqaan Qoraalka sifican u aqri
      Walbilaahi Yowfiiiq🙋

  • @banditmo09
    @banditmo09 4 роки тому +6

    Arooskan baa shidnaa kii London ma shidneen yaa ila arkay like igu qabo hadaad ila argtay

  • @perhofali7556
    @perhofali7556 4 роки тому +1

    Legend al fanan abdi risaaq saleeban gaàs hore uso 🙏

  • @malmo4235
    @malmo4235 4 роки тому +17

    0:40-0:44 aax aax Habarteed dhib la'aanta Dhashay Ee shaxshaxleey omg 😢😢😢
    Karti iyo qurux Bey Isku darsatay iyo Weliba dulqaad iyo in Dadka la Isku wato Xitaa Kuwa kuneceb Allow Ka madoobeey nasteexo munkarka Waayo Ma Rabo in Ay wakhtiggeeda qaalida Ah Aad ugeliso Fanka I hope Hussein Inuu Xaaskiisa Ka fadhiisiyo Fanka inshallah Lkn allow Naag Ma Helay Waa naagaha raga dhisa oo Kumaanbeey udhigantaa kolkooli weligaa HUSSEIN ♥️♥️♥️✌🏽✌🏽😘😘😘
    mustaqbalka eega Nasteexo 😍😍😍😍😂😂😂😂
    Allow gob Ma is Heshay
    Majeerteen iyo Ciidagale
    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
    Aroos shalmadihii Dadka Lagu celinaaya Oo Soo buuxdhaafiyey Tan Waa history 😂😂😂 Dadka ku Mashquuley Gabadha war mar labaad Beey hooya noqoneeysaa kafuqa inanta 😂😂

    • @lamiaomar5895
      @lamiaomar5895 4 роки тому +2

      Siman😂😂😂Naag ms oo waliba booqrtooyo waaye nagaha doqomada caya nasteexo iyada cafisa waayo naag way ka kortay

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 4 роки тому +1

      Walaslayaalow waxaasoo amaana ma qabyaalad baa idinka keentey mise fanaanada aqoon baad u leedihiin???? Just asking.

    • @malmo4235
      @malmo4235 4 роки тому

      Faiza Mohomed she’s my fanaanad walahi

  • @idilabdi586
    @idilabdi586 4 роки тому +1

    Ay ay nastexo qurux m.a

  • @bureeqamaxmed1523
    @bureeqamaxmed1523 4 роки тому +10

    Waa naag majeertena o iska landhereynaysa nolow qli dumar nasta❤🥰🥳🥳💖

    • @mohayare5897
      @mohayare5897 4 роки тому +1

      Boqortoyo mj 💋❤♥️💎

    • @user-xx6go9xc6t
      @user-xx6go9xc6t 4 роки тому

      Taas been aheen❤️❤️dadkii la iga beeray

  • @Abdikadir1
    @Abdikadir1 4 роки тому +21

    Haataf Abdiyow waxan filaa nasteexo indho muqaalkaan haday daawato niyada inay udagayso😄
    Keep going legend👍🏾❤️

  • @ikranabdinor6378
    @ikranabdinor6378 4 роки тому +1

    Mashallh hamblyo hamblyo boqorad fanaanadeyna aroosk heer sara Royal wedding 👰🥰🎈🎉🎉🎈👏 and best photography,video Eidt heer sara aha gcnt allah ku barkeeyo

  • @mohamedabdirazack4853
    @mohamedabdirazack4853 4 роки тому +10

    Ina adeeraty gabar majeerteen hambalyo
    Qolyihii ku ladhamaadayna ilma adeerayaalow ciyaarta nagadaaya oo boqortooyada ixtiraama hadii kale xiniiyay tagaysaa waa wixii la isku dili jiree hayaay

    • @unicorngamer6710
      @unicorngamer6710 4 роки тому +2

      mohamed Abdirazack Nastexo indho Majerten weyka wey tahay wa gabadh Somaliyeed ugu hambalyeey Somalinimo hawaro jecelku Nastexo guul ayan ku rajeynaya walasheey Love 💕 from gabar Galmudug

    • @richhome3678
      @richhome3678 4 роки тому +1

      @@unicorngamer6710 thank you walal hadalka wanaagsani waa sadaqo
      Somalinimo baa nadeeqda
      Anigo ka mid ah qolyaha uu sheegtay baa kugu taageersan inay tahay gabar somali weyn

  • @FAAD21
    @FAAD21 4 роки тому +2

    Nastexo indho mabruuk waa gabar gob ah

  • @maxamudcidhbo5225
    @maxamudcidhbo5225 4 роки тому +3

    Waa laba boqortooyo lamaanuhu alleh haysku barakeeyo ee waxaan kula taliin lahaa in ay munkurka iskaga baxaan allana dambi dhaaf weydiistaan

  • @afnaangaryare1093
    @afnaangaryare1093 4 роки тому

    Nasteexo indho Abayo Haciyo Malawuhiyo kasooqaad Meel Cidla aH

  • @fagaarMedia
    @fagaarMedia 4 роки тому +2

    Haataf Dadaal wacan Hampalyo Nasteexo indho

  • @fankalove6513
    @fankalove6513 4 роки тому +2

    Mansha Allaah Alfa mabruuk Baayo adiga saygaaga

  • @galoolmaraa4949
    @galoolmaraa4949 4 роки тому

    Mansha allaah arose khayr qaba wiil iyo Caano gabadh iyo caano

  • @hudagobsan2407
    @hudagobsan2407 4 роки тому +6

    HAATAF keep Going Wllo Guul wcn marwlba✊✊😁👍👌

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 4 роки тому

    Very Good Song Abdirisak Saleebaan Gaas Aroos Qurux badan FanaanadaydaQarniga

  • @nabaadahmed338
    @nabaadahmed338 4 роки тому +1

    Hambalyo nasteho qurux isku waara hbbt ♥️♥️

  • @indhouroonsamaleh7217
    @indhouroonsamaleh7217 4 роки тому +2

    Très belle Dédicace masha Allah tabarakallah !!!! Love it💖 from Djibouti cadey

  • @sadiaqorane1532
    @sadiaqorane1532 4 роки тому +1

    Heestan waa. Heestaydii waxaana isameeyay walalkay cali yaxye waxaana ka qayb qatay dad badan oo aad igu qaliya sida cali yaxye cabdirshid cali xamari iyo fanaanka ku luuqaynaaya ee cabdirsaaq gaas iyo Haatuf waxaana lagu casuumay habeenkii farxadeeda walaashay fanaanadeena qaligaa nasteexo indho oo aad igu qaaliya dhamaantiin waad mahad santiin anoo aan wanaagina halkan kusoo koobi karin

  • @naajuu5462
    @naajuu5462 4 роки тому +1

    Hambalyo Hambalyo abyo mcn isku waara ubad qerla kala hela

  • @mohomedabdalle8964
    @mohomedabdalle8964 4 роки тому

    Hambalyo bro and sis iskuwaara oo ubad khayr kalahela insha allh .

  • @fatimae6905
    @fatimae6905 4 роки тому

    Nasteexo indho wa dhaymon.

  • @dalmardeeqsimedia1536
    @dalmardeeqsimedia1536 4 роки тому +2

    Heestan hit bay noqonaysa

  • @khadradiriye9412
    @khadradiriye9412 4 роки тому

    Manshaallah nesteexo kuwi iskuwaaro allah hanigadigo. Amiin

  • @asmiinaqueen985
    @asmiinaqueen985 4 роки тому +2

    Queen always queen love u nasteexo🌷🥀🌹♥️

  • @saynabahmed4724
    @saynabahmed4724 4 роки тому

    congratulations queen indho iyo saygeeda ishaa caadawgu idinka dadan guul kuwara insha allah 😍😘😘❤

  • @dontstresscalljessdontstre8110
    @dontstresscalljessdontstre8110 4 роки тому +1

    She looks Mashallah girl go and get it. 👏👏

  • @nasriinfaarah3898
    @nasriinfaarah3898 4 роки тому +1

    Msha allah hamblyo #Nasteexo indho iyo xuseeen

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 роки тому +1

    Nasteexo iyo husien 😍😍❤❤

  • @mursalhaji4299
    @mursalhaji4299 4 роки тому +1

    Wwwwwww arooska

  • @mohayare5897
    @mohayare5897 4 роки тому +1

    Nastexo Nagaha kale waxaad dheertahay mj nimadaa wuuw boqortoyo ♥️💎💋

  • @sibditv6303
    @sibditv6303 4 роки тому +6

    Haataf love you😍

  • @sacdiyaa1
    @sacdiyaa1 4 роки тому +1

    Waaw waaw...... alaylahe amaan way u qalantaaa my habo❤

  • @ahmedisaackbosas8452
    @ahmedisaackbosas8452 4 роки тому +1

    Wan kufarhay Arooskan ruuntii Waxa u dhimo ayaaban dhicin gordhow

  • @munasharif8241
    @munasharif8241 4 роки тому +1

    Hanbalyo nasteexo iyo husbandhi geeda

  • @sheekoshaax1843
    @sheekoshaax1843 4 роки тому +2

    Wow masha allh boqoradena❤️

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 4 роки тому

    Hanbalyo wiil iyo caano gabar iyo caano manshalllah

  • @ismailcarab3581
    @ismailcarab3581 4 роки тому

    Qotaaan waaa iga dhacay anagaa saxipa ahen

  • @saxiixmedia8956
    @saxiixmedia8956 4 роки тому +42

    Jacaylka hawaaro
    Inta jcylka tagersan like saar
    👇❤️

  • @caashaqalbi882
    @caashaqalbi882 3 роки тому

    Gabadh nasiib leh ayaad tahey wiilka baqoortoyo ka soo jeeda ilaali, ku soo dhawoowna baqoortoyadana.

  • @fatumishbbeiano6577
    @fatumishbbeiano6577 4 роки тому +2

    Hora lo socona dadow🌍💚💚💚💚💚

  • @aishaabdihassan4987
    @aishaabdihassan4987 4 роки тому +2

    Hambalyo Nasteha nd Xajigeda hambalyiyo Aroos wacan

  • @abdikalikgurey1996
    @abdikalikgurey1996 4 роки тому +1

    heeestii dalmar yre kusoo dhaqsada 🙏

  • @farijany4594
    @farijany4594 4 роки тому

    Norway waxa kunool badawda soomaalida ee gobolada kasoo jabay. Markaasay kusoo qamaameem arooskii ka xumeyeen rerkii

  • @saynabmahad1829
    @saynabmahad1829 4 роки тому

    Waaaw Maansha Allah hambalyo cadowgaagu hajabo

  • @shakuurosman6890
    @shakuurosman6890 4 роки тому

    LEGEND abdrisaaq S gaas

  • @reo9475
    @reo9475 4 роки тому +1

    ♥️Qalanjo beautiful ♥️
    Madhallah

  • @user-xm4zo4gr1v
    @user-xm4zo4gr1v 4 роки тому +1

    ماشاء الله 😍👌

  • @cabdiwalicali7628
    @cabdiwalicali7628 4 роки тому

    MAsha allah horey usoco abayo nasteexo kun karoon baatahay abaayo qli

  • @user-mt2ce1ge7e
    @user-mt2ce1ge7e 4 роки тому

    الف الف مبروك ي احله الفنانه الصو مالي من مال والا عيال👑😚😚😚😚😚😚😚

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 роки тому +1

    Nasteexo ❤❤❤husien 💕💕💕💕💕💕💕💜💜👍

  • @qalanjoxasan2212
    @qalanjoxasan2212 4 роки тому

    Masha. alhhh. habi hamblo ban kulhea waa masha aalhh cadawgaa. cagta. hoosteed😘😍😍💖💗💗💗💋😍😘😘

  • @qoryogubanchannel890
    @qoryogubanchannel890 4 роки тому +1

    Ilahow mid khayr qabta sida nasteexo indho oo kala ah oo kharaahkeeda bixsata ka barinay oo iyada wax kala wadata😂

  • @samaancllahi7546
    @samaancllahi7546 4 роки тому +1

    Maashaalaah you 😍😍😍😍😍

  • @geenyobari2441
    @geenyobari2441 4 роки тому +3

    الف مبروك💋💋❤️❤️♥️♥️♥️♥️💋💋💋🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴👑👑👑👑

  • @saadaali932
    @saadaali932 4 роки тому

    Mashalaa ku waar farxad 🌹

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 2 роки тому

    Nasteexo❤❤❤

  • @malabsida8735
    @malabsida8735 4 роки тому +3

    😍😍👌💖💖💖💖 Jeceeylku ha waaro Huuno. Our beautiful queen be happy always.😚

  • @ruwaydiinainasugule73
    @ruwaydiinainasugule73 4 роки тому

    Boqorad nasteexo 😘😘😘😘

  • @salmaismaaiil7192
    @salmaismaaiil7192 4 роки тому

    Waaaw boqoradeeni alle haku sharfo hamblyo💗💗💗

  • @Sagacypher
    @Sagacypher 4 роки тому

    Masha alaah cadowga ha jabo

  • @siman6259
    @siman6259 4 роки тому

    waaaw arooski aduunka weyan arooskanu

  • @abdulmajidhussein8869
    @abdulmajidhussein8869 4 роки тому

    Nestaho indho one day time I will you inshallah

  • @zimancady8772
    @zimancady8772 4 роки тому

    Wwwe hanblyo nasteexo

  • @haniluulalove9024
    @haniluulalove9024 4 роки тому

    Hatuf abdi plz ismaaciiil danan nooso gali heesti uu arooska nasteexo indho kaqaady

  • @istarahmedamin7827
    @istarahmedamin7827 4 роки тому +9

    Unlike kuwa saaray matii maseersaneed iyo asaxaabteedibaa ku jirta tolow😂😂😂video gaan dadka qaar wey ku suuxayaan allow isha kaa qabo my qalbi xab xab ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 3 роки тому +1

    Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaaنننمممنمممم

  • @engabdalla114
    @engabdalla114 4 роки тому +1

    Jcylku ha waaro markasta uu joogo hanbalyo nazteexo indho iyo sayigeeda like isaara iyo subscribe please inta soomali jecel

  • @faizaereg4574
    @faizaereg4574 4 роки тому +2

    mashallah hampalyo boqortoyo isku wara adi iyo duma hussein