HABEEN:: iiraan iyo Asraalll oo si adag caawa isugu hanjabay iyo Natelayaahu oo diintisa ku dhaartay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024
  • GALAB: iiraan iyo Asraalll oo si adag caawa isugu hanjabay, iyo Natelayaahuu oo caawa diintiisa ku dhaartay iyo wararkale oo xiiso leh.

КОМЕНТАРІ • 195

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 4 години тому +14

    Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Qadarinta Mudan Legend Abdulkadir NADAARA, Waa Barnaamijyo Ah Oo Naxdin Iyo Murugo Badan, Oo Ka Qarxay Bariga Dhexe, Allaha Àsturo, Aad Baan Kuu Salaamayaa Sami Guuleyso Inshaallah

  • @ibraahinShariif-f1o
    @ibraahinShariif-f1o 4 години тому +9

    اللهم اعزالاسلام والمسلمين ☪️ ☪️ ☪️ ☪️ وأذل الشرك والمشركين ودمر أعدائك أعداء الدين اللهم انصر اخواننا المجا هدين في غزة وفي سا ئر فلسطين 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 اللهم انصر نصرا عزيزا مؤزرا 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 اللهم ثبت أقدامهم وانصرهم علي عدوك وعدوهم يارب العالمين يا أرحم الراحمين اللهم آمين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸Ducda halawado walaa layaal الاان نصرالله قريب اللهم انصر اخواننا في فلسطين اللهم انصر نصرا عزيزا مؤزرا اللهم آمين يارب العالمين 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸

  • @AmranAbdi-e1w
    @AmranAbdi-e1w 4 години тому +13

    😢😢Ya rabi musliminta Dhibatoyinka lagu haayo allaha kadulqaado aamin 😢Ya rabi Awood weyn si Musliminta melwalbo joga Anaga xita Ethiopian ka o Somalia sogalen xaduudodha away dadkena geesiyada ahayen😢illaheyow Dhibatoyinka nagula hayo naga dulqad aamin

    • @Gacanlibax
      @Gacanlibax 3 години тому +1

      Aamiin ilahay umada muslimiinta awoodooda ha tuso qoomna ilahay ma duleeyo ayagoo is duleeya mooye dhibaato aanay ayagu isku hayni ma hayso waa laga baxayaa insha alaahu

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 4 години тому +8

    allaahuw akbar illaahow burbur masiibo kurid mareykan yahuud yurub aamiin illaahow u hiili falastiin xuuti xisbullaah aamiin mareykan ayaa ka kheeba khaatay masiibo masiibo rabaanah allah kurido mareykan aamiin

  • @LIFES.SHORT4000
    @LIFES.SHORT4000 4 години тому +7

    barnijka Galabnimo part 2 giisi waaye 😅

  • @AbdirahmanMuhumad-rm6qh
    @AbdirahmanMuhumad-rm6qh 3 години тому +21

    hees af sawaaxili ah oo waxaan jirto dhaheysa qoriga wax ma dilo EE qofka ayaa dadka dila Israel mahan waa mareykan waxa islaamka baabinaayo allaah duleeyo isaga iyo yahuudba

  • @AshaHassan-fd5zn
    @AshaHassan-fd5zn 3 години тому +6

    Dagaal Muslim iyo gaalo aa dhacaa hadii sheekadan sidaa ku socoto ,yahuudne waa markii laweynlshaay insha Allah

  • @mogadisho24tv50
    @mogadisho24tv50 3 години тому +8

    🤔 iiRAAN weli jiljileec iyo Cabsi ayaa ka muuqato marna lagama yaabo xiligaan iyo wax u dhow in ay sameyso ficil aargudasho maxaa yeelay waxeey kabaqeysaa hadii ay jawaabo cul culus ka bixiso weerarada isra'il waa lagu wada goobanaayaa mana sii jireyso Awooda shiicada ee Gobolka bariga dhexe xitaa waxaa macquul ah in Sunniyiinta ay ka garab dagaalamaan yuhuuda iyagoo garab ka helaayo Mareekanka si ay u hantaan Awoodaha Ciraaq Suuriya iyo iiRaan & lupnaan

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet 2 години тому

      Hade hantan xata monafeqen noqdeen inta wadan Suni kuli waxey monafeqen iyihin usa

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 3 години тому +5

    Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran Hanjabadeda Hakaa rumeso Allaha u naxaristo Mujaahidita Xissbolla iyo Xuttii Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 4 години тому +6

    Waar ragaw yuhuud waxay ku dedaalaysaa inay ina dabar jaraane wax iska cesha

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 4 години тому +5

    Xuuti rag rag dhalay weeye waxba la hadhi mayaan waa geesiyaal

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 4 години тому +5

    Family Nadaara show Salaan Sare❤

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 4 години тому +4

    Tawreed anaku cadaw kuma nihin waa kitaab ilaahay swt soo dajiyay waana rimaynay waa kitaabkii ilaahay swt adaa badalay oo been ka sheegay kitaabkii ilaahay swt beenaale yaa kadaab

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 4 години тому +3

    Allha dhulka lajaro sahnuuniyada israil iyo marykanka

  • @nuurulamiin2359
    @nuurulamiin2359 3 години тому +3

    Iran haday awal ayadubotayn jirtay markan ayada loobotaynaya

  • @Cabdulahinur227
    @Cabdulahinur227 4 години тому +3

    iiraan bilaashee u gan gan banee laba jeero waala wee rari lahaa inee hada gashaa uroon

  • @musetafexdahir2032
    @musetafexdahir2032 4 години тому +4

    Barnaamijka galab ayaad ku qortay waana barnaamijkii HABEENIMO ka badal ciwaanka warye nadaara

    • @Bulshodhamaanteed
      @Bulshodhamaanteed 3 години тому

      Indha cadeska dhaaf oikiyalo ma wadata habeen aya argna inte galb ku qorontahay😂

  • @OsmanIbraahim
    @OsmanIbraahim 3 години тому +5

    Towreeed ayuuu leeyahay haduu uu haasto xitaa waa la nasaqay waana inuu islaamaa oo kitaabka quraanka aqristaaa

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet 2 години тому

      Towreed xata mahesto hadu hesanalaha Ilah bu aminilaha adomadisana aman bu usinlaha

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet 2 години тому

      Masjidana mabibinlehen Muslim bu ahanlaha nacalada wa yahud qaain

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 4 години тому +8

    Genocide Netanyahu ma diin buu haystaa waa gaale

  • @shindonunowhussein9312
    @shindonunowhussein9312 4 години тому +5

    Nadara marka ugu daran dagalka unbu waa mashqulaay iska soo jara

  • @Shxusen55
    @Shxusen55 3 години тому +3

    Iraan horay ayeey waxey u dhahday waxan dagalama marku so boxo mahdiga marka idinka waxa sugeysan dagal oo shicada ay galan wax badan wad sugeysan

    • @IkraanSharif
      @IkraanSharif 3 години тому

      falastiin oo sunni carab ah oo inta xero lagu xirtay lagu xasuuqayo waxay dooniba ha ahaate cidda u hilinsysa oo naftooda u huraaya ilaa madaxdoodi lagu laayay xisbullaah, kuwa,iraq jooga ,xuuti waa shiico ayaa la yidhi wax sunni ah oohabayaraate wax u qabanaayana intaan wararka dhageysanaayay ma Arag qoraaladana shiicada u hilinaysa dad badan oo caayaya unbaan arkaa marka falastiin oo carab sunni ah haddii carabtii sunniga aheyd aysan u hilinaynin dawladaha islaamka ee sunniga ahna u hilinayn waxaa iran oo aan carab aheyn iyo xb.kuwa iraq .xuuti oo shiicada ah naf iyo maal u huraaya inago sunni ah oo waxbaba u tareyn falastiin uguna dhaw aynu u aflagaadeynayno kuwaa lagaga sii yara jeedsanaayo ilaa xamas xasuuqi lagu hayay habeenadan way kayara nasteene lagu caayayoayaa garan la ahay war xamas kuwa shiicada ah ayaa no dhaanta iyago lehna waan maqlaayay maxaa si ah ninba yidhi hashi maankaygii gadaye ma maseyr Bay liqdaye ?

  • @yusufosman4707
    @yusufosman4707 4 години тому +2

    Ilaahay ha'inoo gar gaaro

  • @Shxusen55
    @Shxusen55 4 години тому +1

    Wacaleykum Salam sxb cawa maxa jiro qoralka firi wa haben ee ma ahan galab kkkkk👍👍👍 odiga ha lagu qato cawa🫡🫡🫡🇸🇴🇸🇴🇵🇸 🇵🇸

  • @OmarAli-ei8fn
    @OmarAli-ei8fn 4 години тому +1

    ASC maanta waxaan noqday qofkii ugu horreeyey ee nadaara show daawada anigoo waliba jooga cirifka waqooyi ee adduunka (maashaa allaah)

  • @MohamedZiad-os9pr
    @MohamedZiad-os9pr 3 години тому +1

    Asc nadara wankusalamay sxb galinkan wankalagonay warar soda sxb

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 3 години тому +1

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah falastiin ha guleeyo ilaahow yahuud mareykan cirib tir aamiin yaarabi

  • @salehyosef2854
    @salehyosef2854 4 години тому +1

    Taasi horaanuogeen dgl diimeet inuu yahy mR hori ayeey cadeeyeen mslimiinta ayaa hurda

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 4 години тому +1

    Diyaaradaha lidkooda may diyaarsadan insha Alaah maraykan iyo yuhuuda wy jabi doonan insha Alaah

  • @iishoCandiqadir
    @iishoCandiqadir 4 години тому +1

    Waxba yey gagaban iiraar xuutiyiinta hadiilacuno iiraan ayaakuxikto

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 3 години тому +1

    Iran Xasan Nasrulaah iyo Ismaaciil Haniya wey sarifatay ogaadda saas meeshaan waxbadan socda Media yadda aan lagu sheegayn

  • @mahadibrahim4069
    @mahadibrahim4069 3 години тому +1

    Xisbulah hanjabaad danbe iyo gantaala Ayan haysana uma soconayso

  • @eviethebaby
    @eviethebaby 3 години тому +1

    Mulimiinta way eeganayaan waxaa ka horeeyo muslim ma aragteen

  • @RafcaPerdise-qo8bx
    @RafcaPerdise-qo8bx 3 години тому +1

    Dayaaradaha wax duqeeynaayo waxaa ku jira mareeykan,,,, teeda kale gaar ahaan aniga waxaan ka shakiyey madaxweeynahaan cusub ee iiraan .

  • @Abdulkhaadirahmed
    @Abdulkhaadirahmed 2 години тому +1

    Mahmah somali waxay leedahay gardaro garab og iyo gaajo guriga og intaba ma istaagano aniga waxaan aminsanahay diyaradaha lubnaan iyo yeman duqeeyay inaay yahiin mareykan ugu yaraan beylodka waa mareykan mida kale isra'il waxaay lafafakaneyso waxaay rabta inaay dagaalka kusoo jiida mareykan iyo iraan kadib gashaan buur loo weeraro iraan si meesha loogu saaro nugleeyrka iraan kadib iraan laga dhigo sida iraaq oo kale waa dhagarta yahuuda Aduunka ayeey fasahaadiyeen xiligii yahuuda laxaaqi lahaay oo ilaah noo balan qaaday ayaa soo dhawaatay ALLAHU waclam

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 4 години тому +1

    Waxa dagaalamaya.waa ingiris io maraykan ee yuhuud karti ay ku dagaalanto ma jirto ee diyaaradahan wax soo rida ha diyaarsadan dadkaan iska hurda

  • @osmanabdirabi
    @osmanabdirabi 4 години тому +1

    Marekan iyo Israel waa isku mid halala jihaado

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 4 години тому +1

    Alxamdulillah xusbullah wax iska cesha

  • @shafkafromhiiraan3748
    @shafkafromhiiraan3748 3 години тому +1

    Yamhuuriyada bootada iyo dhaarta ee iran

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 4 години тому +1

    Iran hanjabaad Lee miyaa warkooda

  • @Miisaanka2024
    @Miisaanka2024 4 години тому +3

    Nadaara shiiq xasan ma geeriyooday noo sheeg

    • @Cabdulahinur227
      @Cabdulahinur227 4 години тому +3

      haa waala dilay

    • @fatimayusuf471
      @fatimayusuf471 4 години тому +2

      Wllo ilaahay swt haw naxariisto xasan nasrullah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @Cabdulahinur227
      @Cabdulahinur227 3 години тому +2

      @@fatimayusuf471 maxaa ugu wal walee isagaba rer siriya oo aan waxba galab san ayuu xasuuqay moxoo kuxasuu qay? woxoo kuxasuuqay kaliya inee yihiin muslim sunniyiin ah

  • @HanadMaxamud-vu2sl
    @HanadMaxamud-vu2sl 4 години тому +1

    Magalab misee waa habeen

  • @axmedAbdulkadirmohamed
    @axmedAbdulkadirmohamed 3 години тому +1

    Wcs wrxm nadaara

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f 49 хвилин тому

    Waa sakaraadooyaa marba meel uu kuboodaa sheydaanka cadaw waaye Ala haciribtiro 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Годину тому

    Naadaara shekadan hada miyad ogatay israil in ey jihaad ku jirto o mar kasto ayaa culumadona fadwotaa lkn in sha Allah wa dagalkii ey ku babi ilahed yahuuda in sha Allah guul dhamanten musliminta suniga ah yaa rabi yaa kariim aamiin aamiin aamiin

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 3 години тому

    حسبنا الله ونعم الوكيل.
    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين و في يمن و في لبنان 🇾🇪 🇱🇧 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @MahamuudMuuse-d5g
    @MahamuudMuuse-d5g 4 години тому +1

    Wcs

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 3 години тому

    Balaayo Allaha ku rido ! Goormuu
    Tawreet ku dhaqmayey? Mujrimka

  • @daudabdulle4450
    @daudabdulle4450 Годину тому

    Asc Ustaad iyo dhmn bahada😂Nadara Show waxaan o dhan waxaa kadanbeeya ninka Cusub ee iiran Tusaale 7/10/2023 /intii Ila Mr Raiissi Qoral waxba laguma soo koobi karo

  • @ahmedjama3577
    @ahmedjama3577 3 години тому

    Maalin walbo waa ka jawaabeynaa bay ku hayaan
    SHIICO WAXBO MA HAYAAN
    EE XAMAAS KAALMO HA WEYDIISTAAN

  • @CumaraqliCumaraqli
    @CumaraqliCumaraqli 3 години тому

    AAWAY. DAWLADIHII. ISLAAMKU. AAWAY. KUWII. ISLAAMKA KALAQAYBIYAY. EESUNIYIINTA AHAA. MAWAXAYRAACSANYIHIIN YAHUUDA IYONASAARADA

  • @allyyarka8616
    @allyyarka8616 3 години тому

    Tawrat miyuu hayaa natayahu bisinka..... Aar Tawrat majire wax kale sheeg

  • @cabdirashiidawxashi1204
    @cabdirashiidawxashi1204 Годину тому

    Muslimintu waa in difacan baytul qudus waa qabladenu ugu horeysey wa halki nabiga laga dhelmiyay

  • @yuridanhaaji1101
    @yuridanhaaji1101 3 години тому

    NITAN,YAHU W,WAA,NIN,WALAN,OO,NAFTIISA,KALIYA,,KA,FAKARAYO,,SIDII,KURSIGA,UGU,FADHIN,LAHAYU,U,DAGALAMAYA,,DIIN,UMA,,DALAMAYO

  • @azcamschannel4545
    @azcamschannel4545 3 години тому

    Bamboyiinkan Gaza walagu dhuftay Balse waxjirto Qofna diinta dhab ayy katahy Waa Xamase midne Ciyaar ayy katahy diinta shicada waye .... Ilahy qofka dinta karunshge ayu lajira

  • @mohamedkeinan5835
    @mohamedkeinan5835 3 години тому

    Iiraan Haday far dhaqaajiso Badhanteeda dambe La Arki maayo turki iyo maleesi way cabsadeen iiran waxa lagu dhufan Raba Hubka wax gumaada ee Nocleer wa lagu shekeysan doona ❤❤❤😂😂😂😂🎉🎉😮😅😅😊

  • @AbdurahmanAden-rv9ox
    @AbdurahmanAden-rv9ox 3 години тому

    Ll😅😅😮😮🎉😂❤ hajabad natan yahu ku ka dhabeya😂hajantisa laki xisbulah İran xutityin ka

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 32 хвилини тому

    Inshaa'Allaah Natanyahu kama dambeenaayo Xassan Nasrullaah wax badan.m Alle ayaa ka aari doono xasuuqa ay gaysanayaan. Iron dome ka iyo diyaaradaha bambooyinka xambaarsana ma shaqayn doonaan. Ilaahow Muslimiinta midee. Ilaahow Carab midee. Ilaahow Soomaali midee.

  • @Amira_Abdalla
    @Amira_Abdalla 3 години тому

    نحن واثقون بنصر الله لكن إلله المشتكي إليه نفزع إليه نرجوا إليه نطلب سمعنا قولا الله جلا وعلا اما يجيب المضطر إدا دعاه اللهم عليك با اسرائل 🤲🏻 اللهم لا حول ولا قوة الا انت

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Годину тому

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oowanaagsan

  • @AbdulkhadirAbukar-yb1lx
    @AbdulkhadirAbukar-yb1lx 2 години тому

    Tawretka qawmuludka ah miyu shegaya mise kan dhul bobka ah ee gumaystaha

  • @osmanabdirabi
    @osmanabdirabi 3 години тому

    Mascudka iran waa jajuska kudhaxjira iran iyo xisbullah nacala kugutaalo

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f 51 хвилина тому

    Ilaahow diyaaradahaan waxey iskaga celiyaan usahal mujaahidiinta maalintey diyaaradaha xaluhelaan cadawga gumeystaha waa udhamaatay 😂😂😂

  • @ismailyussufali8303
    @ismailyussufali8303 3 години тому +1

    Horta waxan iswaydineenaa diiyarradaha israiil halke ay kakacaan dayuurasaha israail mala duqaayyu .

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 2 години тому

      Marakiibta mareykanka aya diyaradahu ka kacaan bada waxa dagalami wa mareykanka oo shar badan gashta ,dagaal ka xabad joojin
      Dhinac kalenacidanka mareykanka dagaalami Allah ha ka qabto amiin

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 2 години тому

      Marakiibta mareykanka ee hubka iyo diyaradaha saaran may duqeeyanbada hoosteeda

  • @fadumomahamud9176
    @fadumomahamud9176 50 хвилин тому

    Muslim joogaa isril Qayd shanwaar ah bay ku xabaarsan yihhin

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 2 години тому

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 3 години тому

    ❤wcs ❤alahu akbar ❤qiyanada carabta + mareykanka .+ israil =0000

  • @aminabubakar5038
    @aminabubakar5038 2 години тому

    Ustaaz Nadaaroow Natenyahuu wuxuu moog yahay Kitaabka toowraar inuu yahay kitaabkeena same aaminsannahay laakiin lagu nasaqay al furqaan

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 3 години тому

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 3 години тому

    Asc Nadaara Israel Waxa aay ku dhaaranee waa Madaxa Macalinka weeyn ee horo haloogalo Xisbulaah Saraakiisheeda waxa laayay maaha Israel ee waa Macalin ka weeyn iyo Xulufadiisa Allaha Jabiyo Cadaw ga Yuhuuda, macalin weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Amiin Shacab ka Reer Falastiin iyo Xisbulaah Allaha Guuleeyo Aamiin Aamin iinshaa Allah Qeeyr

  • @aweysa.1422
    @aweysa.1422 3 години тому

    Asc, Nadaara , nothing yaahuu ,Doowlada Iran uma tagikaro . waxay kashakisan yihiin Iran madaxyo bom inuu ,Ruushku siiyay midakale ,Iran waxay heeysataa diyaarao udhigma f35 ruushku siiyay iyo maraakiib dagaal iyo gujisyo tiro badan. Iran hadii leeysku dayo in leeysugu tago waxaa diyaar u,a ruushiyo shino iyo ubadkeeda nabadeey

  • @abdikadirsalat6841
    @abdikadirsalat6841 2 години тому

    CARABTA KALMEINEISA ISRAEL 🇮🇱 MA TAWRET AYEY AMINSAN YIHIN MISE CABSIDI GAZA LAGU FIRSANAYEY AYA KADHAB AH

  • @AbdiGabre-y3c
    @AbdiGabre-y3c Годину тому

    Xoogaga iska caabinta kama been sheegaan khasaaraha gaadha
    Wayna guulaysanayaan insha alaah

  • @shamsaahmedmohamed-yj9vp
    @shamsaahmedmohamed-yj9vp 2 години тому

    Hadi an dhibto aragtodeyd iran boto Lee heyda wax maqateyso

  • @axmedqale2283
    @axmedqale2283 2 години тому

    Nabi muxamed scw waxaa uu into sheegay in islaamku noqon doono 73 firqo uu noqon doono hadaba shiico iyo suni labaduba waa islaam ka saxan allahuyaclam
    Allah wuxu noo sheegay in cadawga islamku yahay yuhuud iyo nasaaro
    Base lama dhin cadwgiinu waa sheeco
    Waxan kayaabi inay sunigu cadaabta jahanama ku hoobtan

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 4 години тому

    Mansha Alaah wn guulaysanayna ruufiyanka Alaah kashifo

  • @hassanmoud395
    @hassanmoud395 3 години тому

    Abdiqadir nadaraw sxb imika chanalkaga Dawashadisa wan naacay saboobtu waa maxay mataqaana?? Chanalku wuxu waada nooqday xayaysis

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 2 години тому

    Kan waa kii yuhuud baa'in lahaa waa shaydaan marabo inuu yuhuud ka danbeyso

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 3 години тому

    Nadaara Gaza baryahan ma hilmaamtay Xamaas iyo Xuuthi wax u dhaxeeyo majiro

  • @Gacanlibax
    @Gacanlibax 3 години тому

    Nijaas weeye tawreed ma caruuraha si arxan daraa u laabay tidhi waleeh hoog baa kuu danbayn kufaar kiiyoow

  • @sacnuunow6373
    @sacnuunow6373 2 години тому

    Alxamdullilah waa jihaad oo looga hareen inshallah

  • @AbdiAbdullaah
    @AbdiAbdullaah 3 години тому

    Iran hanjabad haku jiraato hadi ay rabto lkn qumeyni aya kuxiga Nasrallah ama dagal qado ama ha isku dhinto qumeyni lkn waxa udhanta inu dagalamo oo dhinto aya ufcn

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h 3 години тому

    aawey cida uu la hadlaayo gaalkas shacabka xansuuqaya oo aan waxba xeerineyn weeyee yuhuudigu

  • @CabdirahmanxasaXasanmankey000
    @CabdirahmanxasaXasanmankey000 3 години тому

    Kiwii mareykanka iyo ingiriiska faransiiska jarmalka wada duqeynta maatada lubnaan iyo yaman falastin gaaloo dhan jabhaddahaas ku duulayo qeybna lagu cabsi galin qaatay

  • @XawaCige
    @XawaCige 4 години тому

    Allow isreal iyo maraykan masibo daran o adunka ilawsiiso kukeno nolosha allha ku ciqabo

  • @Bakar.dawiil
    @Bakar.dawiil 4 години тому

    Umu adan waxow rabya dadka dulesten oo ibnu adana ku shaqesten

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 4 години тому

    Horta lidka dayaaradaha o la iskaga celinayo dayuuradahn isra'il maaney haysan yemen? Xusbullah iyaduna ma haystaan, sidey wax u jiraan?

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 3 години тому

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 3 години тому

    Yuhuud wax ma tareysee mareykan isku haleynee

  • @mustafamohamed3761
    @mustafamohamed3761 2 години тому

    Ogaada madaxweynaha cusub ee iiraan ayaa yahuuuda la shaqeeya

  • @maxamedismaaciil3272
    @maxamedismaaciil3272 3 години тому

    Zhp waxba kama soo socdaan mahanjabaad lee lagu jiri tan iyo falastiin waa hanjabayaan uun niyaday naga dileen

  • @fatimayusuf471
    @fatimayusuf471 4 години тому

    Netanyahu waa iska hanjabayaa waxba islama hayo rag iska celiya oo la ficiltamay wayday waa loo tudhayaa

  • @yussufmuhamed713
    @yussufmuhamed713 4 години тому

    xayfa kawaran ustard ilat kawaran guul inshaallah

  • @axmedqale2283
    @axmedqale2283 2 години тому

    Madaxweynaha iran 🇮🇷 waa muusad isaga ayaa gaalada kula balamay inuu awlaad baabin doono haduu xilka qabto

  • @saidaelmi9744
    @saidaelmi9744 3 години тому

    Israaiil ito marekan waayo waxa isla socdo ilaahay ha dhameeyo dugum daagum alalaha ka dhigo

  • @WllXoosh-vk2hr
    @WllXoosh-vk2hr 3 години тому

    lubnaan dawledii aaway soo yuhuuda lamashaqayso

  • @AbdurahmanAden-rv9ox
    @AbdurahmanAden-rv9ox 3 години тому

    Talavive xutiyinka 😂meshay ma yaqanaaan 😂😂😢😮

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 2 години тому

    Israel hanjabaadeeda wey kadhabeyn kartaa, se tan Iran waa mindi af la'.

  • @sadianoormuse2545
    @sadianoormuse2545 3 години тому

    Wad ku mahadsan tahay sidad wararka Runta ah mola socdsisid skukran

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 3 години тому

    🇮🇷 iran benalayal waye wadahadal usocdo Amerika ayadana gadatay xisbulah hadana waxay ka gor gortamesa dhiiga shahiidka ismaciil haniyah inee ka jawabin si ee srael xabada ujoo jiso lahesta yashana ee hesho srael lkn ilahey uma samey naayo balanta ilahey ayaa inoo rumobeso srael bur burkeda cagah lagashay inte dili jartana wee dilee ilen inee dowlad sii ahaneen ayagaba wee ogyihin towredka ugu talaa

  • @Baremaxamed887
    @Baremaxamed887 3 години тому

    Ma diinbuu haystaa illaahay ha duleeyee. Srail waxba iskama celinysee waa gardaro garab og muslmiintana illaahay ayaa ujira waanay guulaysan doonaa islaamku insha allaah aamiin