Aniga duqayntaaan la sheegayo ma fahmin waxna maku dhintaan seee wax u jiraaan ma meel cidlaa ayey duqaynayaaan Allah guulaysiiyo islaamka meel walba ku sugan yihiin☝🏿☝🏿
Sheikh codsi labo mid samee xaysinta ama horay ka gali ama gadal ka gali vediowdhan 14 daqiiqo ah aan isdhoho wa akhbar ugambar dhigo aa 5daqiiqo kamida xaysin thy waliba isku mid ah marka allah kusharfo xaysin hal dhinac udaa sheikh labo xaysin kala nooca hdey ahan lhyd waa iskaga dulqadan lahyn❤
suuriya way khaldan yihin maantana lama jogo xili ay musliminta kala jaban waa in muslinku israco shacab iyo dawlad intaba in ay shekh xasan ku farxan rer suuriya waa khalad waayo shekh xasan waxa uu rabay in uu xoreyo masjidka alaqsa kaas oo qof walbo waajib ku ah in uu galo jihadkiisa lana xoreyo alaqsa insha alaah wuu xorobi dona qofka muslin ah ee shekh xasan ku farxo waa qof aan muslinimadiisuba ay shaki ku jiro
Aniga iminka wax badan oo ay u qabteen reer qasa ma ii muu qato xisbulaah xuutiyiinta baaba la odhan karaa way caawiyeen intii ay awoodeen iyaga oo waliba kafog ugu yaraan waxay ka joojiyeen maraakiibtii ganacsiga u keenaysay yuhuuda dhinaca bada Allah haguuleey walaalheen reer qasa iyo dhamaan muslimiinta maeel kasta oo ay joogaan Aamiin yaa rabil caalamiin
Sheekhow amay tahay halki gantaal 2 tons aysan aheyn 2000 tons (ogow halki ton waa 1000kg marka ma noqon kara halkii gantal 2000x1000=2,000,000kg) diyarad qadi karto majirto ayan u malayna.
Shiicadu waxan ay wadaan maha gaalo iska celin ee waxay doonayaan in ay dhulka suniga isku fidiso suuriyaanka waxay u geysteen Cid qiyaasi kartaa ma jirto
Ilma habreed wye xasan nasrullaah waxaana wiilkiisa uu qabaa qaasim suleymaani gabadhiisa hogaamiyaha csb ee xizbullaah malagaa yaabaa in nasrullaah u roonaaba yahuudda marka loo eego kan cusub
Asc asaxaabta sharafta leh dhamaantiin sow lama odhan karo cuqubadii ay ka galeen dadka mulimiinta ah sida reer siiroya iyo kuwa kaleba ayaa sababtay in lagu sababo madax dooda oo dhan in ay sidaa gumaystuhu baabi iyaan
Sheeqow ku noqo misanka gantalaha 2000 T ku qime bal misanka diyarada qadaysa dhowr xabo miya dhici karta wa maya kolka waxay noqon karta 2000 kg ama 2 T
Sxb mar Walba waxad na tusaysaa Muuqaal ka dibna waad la cararaysaa adigoo Cabsi ay Kaa muuqato in lagaa Xiro page kaaga iska dhaaf sawiro ee wararka Keliya noo sheeg hadad si faseex ah noo tusi Karin sawirada
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
qaabka oo xalaal ku yahay inoo sheek Daliilka fiqiga aan kaa rabnaa
Niyow 3 hours ago aya hudeyda lawerarey, maba arkin miyaa athiga newskas?
Xusuuso Dardaarankii AUN Saddaam Husein
صلى الله عليه وآله وسلم
Bismillahi raxmani raxiim wcsww kulan Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll❤
Aniga duqayntaaan la sheegayo ma fahmin waxna maku dhintaan seee wax u jiraaan ma meel cidlaa ayey duqaynayaaan
Allah guulaysiiyo islaamka meel walba ku sugan yihiin☝🏿☝🏿
Anaa Kula mid aamin allh naquwadeyo Hada nahay islaam
Israil jabkoda mashekan
Aduunyo baad wali ka hadleysiin 😢 iyo guryo xayeysiin iyadoo muslimiintii xaaladii ugu adkayid
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤
Ustaad Dulmidid 🫶
Scw scw scw scw scw sheikh gull gobonimo xiisbuulaah yamane Palestine Free Palestine Free Palestine Free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Guul insha allah
Ilmo habreed waaayay waana mid ka adadag xasan nasrallahi
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Ilah aya umaqan umada Islamka
Haa wlhi
Guul xusbulaah
Thanks 👍
Sheikh codsi labo mid samee xaysinta ama horay ka gali ama gadal ka gali vediowdhan 14 daqiiqo ah aan isdhoho wa akhbar ugambar dhigo aa 5daqiiqo kamida xaysin thy waliba isku mid ah marka allah kusharfo xaysin hal dhinac udaa sheikh labo xaysin kala nooca hdey ahan lhyd waa iskaga dulqadan lahyn❤
He looks just like Hassan nasuallah
suuriya way khaldan yihin maantana lama jogo xili ay musliminta kala jaban waa in muslinku israco shacab iyo dawlad intaba in ay shekh xasan ku farxan rer suuriya waa khalad waayo shekh xasan waxa uu rabay in uu xoreyo masjidka alaqsa kaas oo qof walbo waajib ku ah in uu galo jihadkiisa lana xoreyo alaqsa insha alaah wuu xorobi dona qofka muslin ah ee shekh xasan ku farxo waa qof aan muslinimadiisuba ay shaki ku jiro
Warunta hoyadaa iyo abahaa iyo carurtaa lama layin shico Iraq hadad jogtid wilasha lobixiyo cumar abubakar iyo cuthman geri ayaa usugnatay bal shico sifcn ubarto
Saldhiga diyaaradaha isr lama duqeyn Karo miyaa iyo madaafiicda goobta
Aniga iminka wax badan oo ay u qabteen reer qasa ma ii muu qato xisbulaah xuutiyiinta baaba la odhan karaa way caawiyeen intii ay awoodeen iyaga oo waliba kafog ugu yaraan waxay ka joojiyeen maraakiibtii ganacsiga u keenaysay yuhuuda dhinaca bada Allah haguuleey walaalheen reer qasa iyo dhamaan muslimiinta maeel kasta oo ay joogaan Aamiin yaa rabil caalamiin
Ssy Suriya ugaleen baan Maanta haysa
Khaliijka oo dhan Hubka ay haystaan wax qarax ama baaruud ah kuma jiraan waa FUUSTO la tuuray Bilyan dollar ayaa laga siiyey Allow sahal amuuraha
Xizbulaahi jabkooda ha qarsadaan bakhtga beenta badan
Labado hooyo ayaa walalaha Xasaan nasrullaha iyo ninkan cusbo
Sheekhow amay tahay halki gantaal 2 tons aysan aheyn 2000 tons (ogow halki ton waa 1000kg marka ma noqon kara halkii gantal 2000x1000=2,000,000kg) diyarad qadi karto majirto ayan u malayna.
Igula saliya rusulkena csw
Ilma Habrood, Labada gabdhood Isla dhashay ba kala dhaleey.
Allah u gargaro muslimitaa laa kaynayo
Suuriyaanka xaq ayey uleeyihiin iney farxaan xizbiga dhibkuu ugeystay ayey ogyihiin
Subxanaallah
Scw
Duqayn ha odhane waa rash dhe ma duqayn qofna lagu dhaawacayn baa mise waa film lanoo matalayo
Shiicadu waxan ay wadaan maha gaalo iska celin ee waxay doonayaan in ay dhulka suniga isku fidiso suuriyaanka waxay u geysteen Cid qiyaasi kartaa ma jirto
Wlhi wa sax
Guul iyo gobanimo
Waa suno sunana ma jeclen
Asc sheekh waa Habra wadaag xasan Nasrallah raxima laah qofka badalaya
Ya husein ya husein ninka husein ilah kadigtay ma Muslim baa
Imisa suni kulaayeen qofkasta oo suni ah ayaa kufarxayaa geerida xasan io kuwa lamidka ah
Akiid wlh wankufarxsanahy
Ilma habreed wye xasan nasrullaah waxaana wiilkiisa uu qabaa qaasim suleymaani gabadhiisa hogaamiyaha csb ee xizbullaah malagaa yaabaa in nasrullaah u roonaaba yahuudda marka loo eego kan cusub
Dawlada lubnan waa jaajuska yuhuuda wax kasta raali ayey uga tahay yuhuuda
االسلام عليكم Aan ku saxee Bambooyinka midkiiba waa 1000kg one ton
asagune wa ladila le
Asc sh dulmi diid no...kathi iso dirr wan ubahanahay fadlan
Oo yaa kacelin kanna saw qaarajin mayso xzsll way iska tuurtuuri uune waa billaa yool markaasi waxyeello saas ah ma yeelayso yahuuda waa iska dab rid uun war shiicadii cashir bay u dhigtay yahuudoodii falastiin allah caawi shiico heelkeede gaza allah ugfmo gaza guul allah sii
Scan mobilkaaga deyso warka soo daa
War sheekh halka saxid..gacantalka wxu aha 85ton
Hamas war laga hayo miyaa sheekh
Asc asaxaabta sharafta leh dhamaantiin sow lama odhan karo cuqubadii ay ka galeen dadka mulimiinta ah sida reer siiroya iyo kuwa kaleba ayaa sababtay in lagu sababo madax dooda oo dhan in ay sidaa gumaystuhu baabi iyaan
Sax aad uweyn
Diyaradu imisa ton ayey qaadi kartaa
Wale wadamo badan oo islam ah oo waaweyn cunaqabateyn dhul iyo cir ahba wala saari doona hadeey sheekadu sidan kusi socoto maxaa yeelay xornimo maba heysano Yaa Arxama Raxamiin Faraj Cala Muslamiin Rabbi Yassir Xesbonallahi Walnima Wakiil
Islamka old fashion hadan uargnay koley waxba islmka kma goyn wa sidan aragnee
XB cawska ayay ka gubayaan Yahuudda
Adiga laftaada ayaa kuhaboon inaan lagu dhagayto
Walalayal an uducayno
Sorry
Kuwaa farxadaoodu waa 00000
Ilahay sharkoda inuu kaduwo
Macnuhu waxa weye manta haduu walalkaga cadowga dilo beri aduu kudilaa marka walalka wax walbo haduu kugu sameyo markuu cadow banaanka yimaado waa inaad isku mid ahatan
Keewayo walalka koley ilmahaga dhan lamadilin aritana kumaquseyso
Korsada wan rawa lkn qabka loso galo ma aqaani
Calooshayba iga hiriyeen waxaa ladilay ma,ay ugu hayaan maaln kasta
War waa ilma habreed wax bara lagaama karo
??? Halkuu kunoolan doonaa habaladortee????
Ilahow gar gaar muslimtan la gumadayo arinta ma ficina calool xuma ka dhacadeye meshaas yahuuda wa cadow mar hore u gumeyesatey bariga dhaxe
Ssc
Carqb marba qola lacunaa kuwa kalana weey dabaal dagaan dhaqan beey u ahayd
Sheeqow ku noqo misanka gantalaha 2000 T ku qime bal misanka diyarada qadaysa dhowr xabo miya dhici karta wa maya kolka waxay noqon karta 2000 kg ama 2 T
🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Waxaan layaabay umada islaamka ah maxaa kadhigay dad dulumka iska aqbalo ma kalsooni ayaan jirin aan ku qabno aaqiro iyo allaah mise sixir ayaa jiro aniga waa layaabay nolosha yahuud Rabin oo islaamka rabo waa tee
Yacni walalkaga hadad is dagal santiin haduu cadow bananka kusoo duulo waa inad isku mid ahaatan wayo rer xamar hadan nahay waxan dhahnaa ushii walalkaga lagu tumo gumidkaeda aduu ku yalaa
Waa runta hadalkaaga laakin waa laba gaalo oo dagaal u dheexyo midi waa raafidi midka kalana waa yahuud marka anaga waxba nagama galin waa cadaw ilaahay cadaw kale ku jabiyay
@@Romman114wa cadawyo alle iskujeediyay
gantaalada 80 ah maalin walbo waad ku soo celcelisaa naga daa xayeysiinta israa.iil waaba ka dartay Afayenka israa.iil maatahay isku xishoow
Wajahilin waxba maogo ma malin dad muslimintu isku faraxda
Yaa shico iyo somali waxbaa kalahesysto ...Iraq Syria iyo Yemen manta waxaa xukumo shico wil muslina loma bixin karo umar abubakar iyo cuthman dimasho ayaa uqoran qofkii loga magacdaro maxaad kaogthin shico
Waar diyaradahan horta wax soridaa mala wayeey
sck wariye xisbu laah waxa begsigeda ka danbeya lubnaan saan aaminsanahay dhibku waa lubnaan oo dawladeedu tahay tu ay gacanta ku hayan cadaw gaalo ah iyaduna aan ahayn mid macno leh waa in ay xisbulah ka gosato lubnaan khasatan arimaha milatari iyo wax walbo oo sukurati ah
Adinka carab miyaa tihiin ayagiiba isku faraxsan carabta sudaan ayeey dhibato kuhayaan cidna kama hadasho
Sxb mar Walba waxad na tusaysaa Muuqaal ka dibna waad la cararaysaa adigoo Cabsi ay Kaa muuqato in lagaa Xiro page kaaga iska dhaaf sawiro ee wararka Keliya noo sheeg hadad si faseex ah noo tusi Karin sawirada
Carabi waxba maaha gaar ahaan suniga suniga suuriya in ruushku cidhib tiro ayey ku fiicnaayeen waayo dhib mooyee ma laha wax dheef ah
Shiica qolade kathy?
Waar kana waa sheekh imaaraad xayaysiin israa iil ayaa kaa muuqata
SHEYKHUNAA kii maxaastaada laaya, ha ahaado SOKEEYE ama SHISHEEYE waa isku mid. Tusaale ahaan 9 bilood ayuu Muuse Biixi iyo ciidankiisa XASUUQ ba’an ka gaysanaaysy LAASCAANOOD. Muxuu ka duwan yahay YAHUUD kugu soo duushay?
Kuwan faraxsan wakuwii cadawga keenay suuriyaba ee israiil iyo maraykanka ku ololiyay suuriya xisbulahna way la dagaalameen cadawga iyo kuwii keenayba
Sheekhan ma wahaabi yuhuudu samaysaa
Niyow sheikha hacaayine nadara kadawo in niyada lagudiso hadad rabtid runta
Lacala iyo kuwa kufarxen dimasha shihidka sheq
Wax kale oo aad kasheekaysaaan mawaydeeen isreall ayaad u shaqaynaysaaaan war xishooda silks reer nuglaaan iyo xaaams waxaan ahayn masheegi kartaaan waxaad tihiiin dad aaan xishoonayn oo ale kabaqayn Kaliyah raadinaya lacag bulahed