DEG DEG: CAAWA WAA LA ISKU BAREERAY XUUTI/SIRAA'IIL + IIRAAN/US + XIS-BLAAH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024
  • DEG DEG: CAAWA WAA LA ISKU BAREERAY XUUTI/SIRAA'IIL + IIRAAN/US + XIS-BLAAH

КОМЕНТАРІ • 94

  • @YasserAA93
    @YasserAA93 5 годин тому +15

    HBN
    Mowlid haji a very successful journalist 🇸🇴❤️ cimri dheer!! From jijiga

  • @RumaanCawil
    @RumaanCawil 5 годин тому +8

    Alloow yuhuud jabi oo ciidankaaga u soo dir way awood sheeg teene

  • @MohamedDahiyeMaalimMaalim
    @MohamedDahiyeMaalimMaalim 4 години тому +4

    Alhamdullillah guul 💪👏🙏
    Illahayow gododka aygaalen xaakasoobixin

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 3 години тому +2

    Asc HBN Online TV mowliid iyo Nimcan guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran Hanjabadeda Hakaa rumeso Allaha u naxaristo Mujaahidita Xissbolla iyo Xuttii guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MuqaMoha
    @MuqaMoha 5 годин тому +3

    Walle adiga chanelka 12 warkiisa noo aqrisaa maxad uso qaadan la'dahay oo yahuuda u buun buunisa wanba kaa yaabe

  • @MohamedDahir-t2s
    @MohamedDahir-t2s 4 години тому +2

    Iran nin u dhashay ayaa jaajuusey in si fudud loo dilo hogaamiyihii xsb maxaa ka jira?
    Hadii ay xaaladu sidaas ay tahay ma waaney Iran lafteedu halis u ahayn jasjusiinta u dhalatay iran oo ku dhex nool una adeega saldhiga ciidamada NATO bariga dhexe ee xaruntiisa talabib.
    Ninka la sheegayo ma la aqoonsaday,xog ma laga hayaa

  • @Abdiqaadirisaxaaq
    @Abdiqaadirisaxaaq 5 годин тому +3

    Guula ayaan u Rajaynayaa umad muslinka

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 5 годин тому +3

    Asc.mawliid.xaaji.HBN

  • @abdiguhadKilas-z8r
    @abdiguhadKilas-z8r 4 години тому +1

    Guul xamaas, alqassam ,alqudus,garabka hubeysan xamas, hizbullaa,suuriya,muqawamada ciraaq.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiIbrahim-h2t
    @AbdiIbrahim-h2t 3 години тому +1

    Guul iyo gobonimo jihadayasha dhaman insha alah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 5 годин тому +2

    mowlid diyarada gumeystaha miyan gantalada diyaradaha miyan shinaha iyo rushka

    • @Junanilll
      @Junanilll 4 години тому

      Afsomaliga xagee kusoo baratay adi? .. Diyarada gumeystaha miyan gantalada miyan shiinaha iyo rushka 😂😂 ball adi dib ogu noqo aqri waxad soo qortay

  • @oneotako9693
    @oneotako9693 3 години тому +1

    Israel. godadka allah. Ku. dunsho❤

  • @maxamedhassan1022
    @maxamedhassan1022 5 годин тому +1

    Iran maawali arsikahatleysa haiskasugan intii loguimanayo

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 4 години тому

    HBN molid wcs markale xabein lamida Palestine Hamas xiisbuulaah yamane Palestine Free Palestine Free Palestine Free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 gull gobonimo

  • @cabdomohd7282
    @cabdomohd7282 20 хвилин тому

    Shiicadu. Waa. Cadawga. Suniyiinta. X. Nasrala. Suuriya magaalada. Xalab. Kumanaan suniya. Ayuu ku diley.

  • @cabdomohd7282
    @cabdomohd7282 22 хвилини тому

    Hbn warkiina. Shiico. Aan waxba samayn. Karin ayuunbuu ka sheekaynaysaan. Waa. Laabdilaacba.

  • @mjiheeye6440
    @mjiheeye6440 4 години тому

    Waa sida uu hadalka uyidhiye
    Taasi waxay daliil utahay RUGCADAANIMADA iyo sida aytahay inaad usoo gudbiso warbixinada waad wmahadsantiin bahda HBN👍

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 4 години тому

    Mowliid ciyarta waxaad tiri waxeey tiri waxaa mareysa Hal iyo 0 oo eey Huwanta Mareykanka Ingriska hubkii Quwadaha waa weyn eey isku Adeegsanayen jabhado loo Adeegsaday,Mowliid halkii sano ee Muqawamada kusoo jirtay Gaza meeqa Sarakil Cidamo shacab burburinta Garoomadoodi saldhigyo militari ayaa aad soo tabineysay.

  • @MwikiJack-yz3cl
    @MwikiJack-yz3cl 3 години тому

    HBN warar sugan ugu imow iskudey sxb inad sadex ka badiso wararkaga mowlid hadey macquul tahy

  • @cabdiwaduud8467
    @cabdiwaduud8467 54 хвилини тому

    Walee iraan Ayaan aarsan Waligeey Cid ku Fulaysan Markay gaal Aragto Ma Arkin booto dumar Weeye,

  • @asiaabdirizak8772
    @asiaabdirizak8772 4 години тому

    Hayaay shaydaanki waala waraa.
    Warkisu wuxu ku socda dhamaan carabta iyo muslimkaba ninwalba oo caraba oo caawa fadhiaya oo isleh laguma imanayo walle Israel bariga dhexe oo dhan ayay ku socota qaarad cusub oo kle ayay wadataa.
    Xisbulah imisay so fadhiday next waa masar,Iraan iyo ilaa sucudiga.
    Allahu Akbar ilahow reer Palestine malaig udir

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 5 годин тому +3

    GUUSHA MARWALIBA MAJAAHIDIINTA AYA GACAN SAREYN TOONTO ALLAH WUUNA LAJIRAA DUCADA AN BADINNO MARWALIBA 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @akhalif579
    @akhalif579 4 години тому

    Sraiil carabta waa qowshaneysa sida saloolki ilaa intaan xusuusto, mana bareerayaan carabtu, suuriya u socota yuhuudo ilaa iraaq meelo kale. Nasriga allah lagama quusto.

  • @wiiloaden506
    @wiiloaden506 4 години тому

    Asc mowliid waa sasheegtay ciyaartu waa 1 iyo 0 laakiin Netanyahu tol buu ka shay laakiin xogaga iska caabinta waa agoon.

  • @AbdulahiWacdi
    @AbdulahiWacdi 4 години тому

    Waxaan.odhanlahaa .inlagadaayo.ama.lagareebo.wararka.iran..waayo.iran.been.badan.baan.kadhagaysaney

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 Годину тому

    Hanjabada iraan lama dhigisto halkida logu imanya yado hanjabaysa dawldaha kale e islmkahn halkoda iyan logu imanya waya dulysan yihine

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 4 години тому

    Akhas carabtii yuhuudkii xumaa way isku daawadeen maalin kasta qaar bay fuulaysaa ar waxa iska celiya oo nafta hura sida Reer Hagar iyo reer Hawdka oo kale

  • @wararkasomalia
    @wararkasomalia 3 години тому

    Waxaan dagaal lama yiraahdo quwado isku awood ah ayuu dagaal dhax maraa waxaan sugeeynaa kan Russia v America the final

  • @CaliSalaad-n7l
    @CaliSalaad-n7l 5 годин тому +1

    Waa run

  • @AbukarBisle
    @AbukarBisle 4 години тому

    Sxb wadamadii GAALADA OO WADAMADII ISLAAMKA WADA JIR UWEERARAYA IYO AAMUSNAAANTA CARABTU
    IIMAANKA ISLAAMKA KALE EEN CARAB AHAYN INUU DHAAWACO AYAN KA BAQAYAA
    OO ISLAAMNIMADABA CARABTA LOO NACO
    HADAY XAALADU SIDA KUSII SOCOTO

  • @SSS78781
    @SSS78781 3 години тому

    Iran🇮🇷 hanjabaad been ah ayey mesha ku heysaa..maanta hadal iyo hanjabaad dagaalka wa dhaafay ficil ayaa loo baahanyahay...hadal waxba ma'taro

  • @momar6822
    @momar6822 4 години тому

    Maalin waliba generaalo iyo ragg culus halagaa dilo, jawaabtaaduna hanjabaad haku dhamaato, waa calaamad muujineysa sida Iran uga jilcan tahay doolshada nooca toortaha ah.

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y 5 годин тому

    Maxaad k ps buubuuninaysa naatta yaahuu ta 2 yahuudi tawraat wakhtigii nebbi muxamad s.c.wasalim ayay yahuud tawraat kagaalowday sixirnal diin kaldhigteen waxan uu naarya yaahuu kudhaaranayana waa maan maydhaa ama gacantooda kuqorteen ee kuma tilmaami kartid diin ama inay diinba haystasn

  • @DaahirTuulane
    @DaahirTuulane 2 години тому

    Asc farasisku manaxaris buu uhaya xusbula uma hayee wasahan hay yahuuduu dirsanaso ee maha nadtex

  • @khalifdahir9121
    @khalifdahir9121 4 години тому

    War moulidow adhiga iran ay kaga dhagtay sida natenyahu.Waxaa muhiim ah in an fahano in farinta ay tahay hanjabaad ka dhan ah dhaman wadama Musliminta ah ee bariga dhexe.Waxana cad in yahuuda ay Rabto dhul balaarsi balse madaxda Carabta ayaa ila hada ka fal cilinin waayo waa la haystiyal.

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 4 години тому

    Spaghetti house maxaa talyaani Ka dhigay sow ina Ceyrow ma lahayn?

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 4 години тому

    sck wariye xisbulah iyo muqawinoyinka dhamaantod way khaldan yihiin saan aaminsanahay waayo duqaymaha la wado waa in kow xooga ugu badan uu noqdaa talaabiib talaabiib oo dhisan yuhud way nooshahay wayna talinaysaa waa in meesha taladu ka godo waa in la gubaa waa in ay talaabiib noqoto meel duntay wax kasto oo ku nool talaabiib waa in ay gubaan war wuxu maxaa helay maxay talaabiib uga warwaregayan. talaabiib oo aan la gubin dhibka ma daynayso yuhud mida kale kufarka hadalkisa ha buunbuninina waayo in uu been shegayo waad ogtahay kitabka uu ka hadlayana wuu ka beenshegayaa wadna ogtihin in uu kufar beenale yahay ilaahayna waxa uu yiri waan burburin oo halagi yuhud dawladoodana waan burburin hadalka ilaahayna wuu socon cid badali kartana ma jirto wayna jabin yuhud marayka iyo rer galbed intaba insha alaah

  • @Apdilaahiawaalerooble123
    @Apdilaahiawaalerooble123 3 години тому

    Inaga oo soamli ahaan awooda iran haysana dulqaad ma usameyn lahayn Inaa sarakil laynaga dilo dulqaadka somalida kawarama maxan dunida ubadali lahayn naarta israa il yuhuuda waxaan ufurilahayn albaabada jaxiimada Walahi dulqaadmahaynkarna

  • @dalfactv9356
    @dalfactv9356 2 години тому

    Mowliid caqligeena miyaad ku ciyaareysaa war maadan noo sheegin hada

  • @amalnoor4760
    @amalnoor4760 3 години тому

    aniga waxaa iiga daran naagtaas maxkamada la saaraayo naagtaan wariyaha aad ku sheegeyso maad naga deysid waan dhibsaday markey soo gasho waan iska leexiyaa waan dhaafsiiyaa maad noqotid sida nadaara show iyo maracade maa la dhahaa galigaa ma soo gudbin kartid aqbaarta laailaaha illalaahu

  • @MmNuur
    @MmNuur Годину тому

    Beenta ka xishooda qofka muslimka ah been ma sheego

  • @SihaamsalewaanAbdi
    @SihaamsalewaanAbdi 5 годин тому +1

    Allhu agbaar

  • @osmanabdirabi
    @osmanabdirabi 4 години тому

    Fuleynimadooda hadey rag yihiin maxey gododka ugalayan nacaladan

  • @wiiloaden506
    @wiiloaden506 4 години тому

    Xisbullaah waxay haysataba waa laga dhex kaluumaysay waxaan u malaynayaa in aysan tabar badan haynin.

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 4 години тому

    Ninkaas Dowlada Canada waa in ay u soo dirtaa Hal maalin In soo joogo magaalada Qaza

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 4 години тому

    Ninkaas Dowlada Canada waa in ay u soo dirtaa Hal maalin In soo joogo magaalada Qaza

  • @HassanHadow
    @HassanHadow 2 години тому

    Haduu jirilahaa Islamic Emperor majiri leheen

  • @Ilhansweet
    @Ilhansweet 3 години тому

    Kitaab towraad muxuu ka yaqaan nacalada inshaa Allah waa laga adkaan

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 4 години тому

    White man wey naga waalayaan cagliga bini adanka ayey ku dheelayaan cadaanka

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 3 години тому

    guul guul insha alaah xuutiyinta insha alaah baidmilah

  • @NuurMaxamuud-n8x
    @NuurMaxamuud-n8x 5 годин тому

    Wan.uducaynayna.muqawamoyinka.garabkina.alaha.galo

  • @abdiweli.ibrahima9567
    @abdiweli.ibrahima9567 3 години тому

    Iran Waxba ma heyso sxb Warkeeda Danbe nagadaa😂

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 4 години тому

    Waan galeynaa looma baahna ee hagaleen waxay hayaan aan ogaanee

  • @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
    @CalicabdiraxmanSanka-fh3nx 3 години тому

    Allaahu akbar allow guusha sii muslimiinta

  • @ahmedYare-wh1hr
    @ahmedYare-wh1hr 2 години тому

    lug Nan mig ma hesato Miya wll ii sheg

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 4 години тому

    war xusbalaah waa laayska faaninayay ee waa maayd

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 4 години тому

    Scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 4 години тому

    Sheeka fiican aad ku xerteen: mhd!

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 4 години тому

    Oomay siidayan maxaa uharay xisbullah

  • @abdiguhadKilas-z8r
    @abdiguhadKilas-z8r 4 години тому

    Free palestine and guul xisbullaa

  • @AbdulahiWacdi
    @AbdulahiWacdi 4 години тому

    Xisbigu.tabarmalaha.wayna.jaben

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 4 години тому

    Guul.falastiin.iyo.xulufadeeda

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 4 години тому

    Haa sax fariintu iraan bay ku socdaa

  • @asiliboorle998
    @asiliboorle998 5 годин тому

    Iraan kum socota carabtey ku socotaa

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 4 години тому

    Allaha u gargaaro muslamiinta .

  • @ShiineHassan-h2r
    @ShiineHassan-h2r 4 години тому

    Allaha ku liibano sxb mowliid

  • @Faarax-t2z
    @Faarax-t2z 4 години тому

    YUHUUDU WEYJABI INSHA ALKAAH

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km Годину тому

    wa in israiil cagta la ma riya

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 4 години тому

    Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤

  • @XasanMuhumed-t8p
    @XasanMuhumed-t8p 4 години тому

    Allaah jabiyo sahnuuniyada

  • @AbdiAden-b8s
    @AbdiAden-b8s 4 години тому

    Allah jabiyo yahudu

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 4 години тому

    Cadaladu xagay tala

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey 3 години тому

    Asalaamacaleykum

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 5 годин тому +2

    Waa Guuuleysan xisbulaah

  • @kolyaxoorHaji
    @kolyaxoorHaji 5 годин тому

    Wcs_Wwb Shugran Akhii

  • @geesabadane7415
    @geesabadane7415 5 годин тому

    Malaha in aan inagu ugu yeedhno kitaabka taawreed waa khalad waayo kitaab taawred ah ooy haystaan majiro hadii aay taasi jiri lahayd farqi islaamka udhexeynaha majireen

    • @Junanilll
      @Junanilll 4 години тому

      Nabi walbo markuu dhintay asaga iyo qowmkisa ayay raacen kitabadi illah kusoo dajiyay . Kuwan hada joga yahuud sax ma,ahan

  • @mohamudmohamed7543
    @mohamudmohamed7543 2 години тому

    Hi mowlid

  • @user-1jasmin
    @user-1jasmin 4 години тому

    Free Palestine ❤❤❤❤

  • @MohamedRobleh-el8ps
    @MohamedRobleh-el8ps 4 години тому

    Yes 😂😅❤😂

  • @mohamudmohamed7543
    @mohamudmohamed7543 4 години тому

    Hi

  • @mahamudcaaqib307
    @mahamudcaaqib307 5 годин тому

    Asc

  • @MuqaMoha
    @MuqaMoha 5 годин тому

    Adiga yaa kuu sheegay natenyahuud inu warqadaas uu qorey ilen alzazeerabo masheegine mise sida jecedhaha sidaas ah ogow qaarada bariga dhexe ti ugu xumed iney yahuuda ku dhaceeso meel ku qoro caawa weliba habeenka qamiista io jimcaha daawo isra'il waxa ku dhacaayo

    • @Junanilll
      @Junanilll 4 години тому +1

      Hee habeynka qamiista iyo jimcaha maxa dhacaya mise adiga amraya in dagaal laqado😂😂 , social media qofwalbo waxuu rabo ayuu iskasoo qoraa. An aragna qamiiis iyo jimco waxa dhaca

    • @MuqaMoha
      @MuqaMoha 4 години тому

      @@Junanilll hh-h🤣🤣🤣 ninkaanba yahuudo 90ka ii buunbuuniyaa xita waxan la qorin ayuu sheegaa anigane sido kale madaxa ka dareemaya labadaas habeen yahuud badan inay dhamaaneyso

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 4 години тому

    Asc❤😂HBN ku mahadsanid xogaha mihiimka ee aad Tabinayso🎉😂❤❤❤

  • @Mohau-kq6yy
    @Mohau-kq6yy 5 годин тому

    Asc