Degdeg:Faarax Macalin oo Shacabka Reer Kenya 🇰🇪 Dil ku Xukumeen oo Dhuuntay Nairobi laga Raadinayo.

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 125

  • @mrbulshawibutaale6066
    @mrbulshawibutaale6066 20 днів тому +14

    Asc Ubaxle Media waan ku salaamay,
    Ilaahay hajabiyo Cadowga Somaliland!

  • @aishamuuse202
    @aishamuuse202 20 днів тому +10

    Reer somaliland is not easy kii xaasid nimadeede faraha lagalabay gacmuhuu ka gubtaa guul iyo gobonimo Somaliland mashallah ❤🎉

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 20 днів тому +12

    Alle haku dhawro Mujaahid Saxafi Ubaxle Media 24❤❤❤❤❤❤❤
    Alle ha jabiyo Cadowga Somaliland Oo farax macalin ka mid yahay

  • @Janno190
    @Janno190 19 днів тому +5

    Walee qofkasta oo Somaliland doonaya inuu dhibaateeyo walee way la goaysaa cadawga Somaliland ma raago
    Guul Somaliland ❤❤❤❤

  • @runahmed9988
    @runahmed9988 19 днів тому +4

    Cagti joogsanwayda marbay Ceeb Lakulanta. Somaliland guul iyo gobonimo mansha allah.

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 19 днів тому +4

    Asc ubaxle Maasha allaah waa war fiican wixii somaliland fara galiyaba ee neceba ilaahay ha soo qabto inshallah calanka somaliland waa calan xaga ilaahay laga aqbaly oo cidi liicin maysee cadowgiisa ilaahay ha jabiyo calanka somaliland cirshiga ka nuur caalamka ugu saree caziiz kay ku barakee inshallah somaliland guul inshallah 💚💚💚💚💚❤️❤️❤️

  • @laylashii
    @laylashii 19 днів тому +3

    Allahayow Cadawga Somaliland Ciqabta ugu saraysa Adun iyo Aakhiraba

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 19 днів тому +4

    👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻Alhamdulaah Ilaahayow soo qabo AAmin

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q 20 днів тому +5

    Ubaxlaw alle haku barakeeyo wl sida aad cadawga dalkaaga u caydh sanayso
    Wallee waxa helay wixii uu nala rabay.
    Sirma qabe rabaw sahanee saadadii wax may noqon.

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 19 днів тому +1

    Reer Kenya Ubaxle inaad amaantid mooye wax haka sheegin guul S/land

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 20 днів тому +4

    Reer sheekh Isaxaaq ninka bilaa sabab ku weerara denbi aanay lahayna ku eedeeya miyaad kheyr u haysaa ? Ilaahayoow na astur aamiin

  • @safiyai2843
    @safiyai2843 19 днів тому +2

    Xasadka iyo xumantu qokeeda ayey dishaa isaga ayey ku noqotay Somaliland waa la eedi inshallah

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 19 днів тому +2

    Farah Macalin waa lava wajiile

  • @user-vo4tj3zi6h
    @user-vo4tj3zi6h 19 днів тому +1

    Cuqubadii somaliland baa ku dhacday lagama faiido somaliland allaah baa ilashanaya masha allaah

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 19 днів тому

    Ubaxle media guulayso inshaAllaah waxaad tahay geesi qaran

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t 20 днів тому +3

    Cida somalilan faragalisaba faashash baa u qoran

  • @siciidaxmedhaariye235
    @siciidaxmedhaariye235 19 днів тому +1

    waxa kudhacay wuxuu gaystay munaafaq faarax macalin somaliland guul

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380 20 днів тому +2

    ان الله يمهل ولايهمل.

    • @user-qq2ll6zs8h
      @user-qq2ll6zs8h 20 днів тому

      Haladiloo..xaraamiga..fiqawaynle👍✅🤍💚♥️♥️💚♥️💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🌿🌿🌿🌿👍👍👍👍💐💐

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 20 днів тому +3

    Waa Koppi Afweyine waar cadowga gudaha ayaa ka daran wall hada hadan wadanka labad baadin dib lo arki maayo wall xukumada toos ula hadal xududaha xiidha dheeh war fadhiga kakaca

  • @landamaxamed5022
    @landamaxamed5022 19 днів тому

    Guuul an dhamaan abid Somaliland io dadkeda cadawgeed dunida halaga wayo insha Allah💪💪💪🎉🎉🎉❤❤

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 20 днів тому +2

    Wall wad mahad santahay laki khatar baa ku so wajahan wadanka ee halaga kaco fadhiga oo adunka ha losobandhiga khatarta la ababulayo oo ha la xidho xuduudaha wadanka war khatara baa soo socotaa

  • @fardusomar2794
    @fardusomar2794 20 днів тому +3

    Faqash cilmiga kaliya ay taqaanaa waa xaasidnimo iyo gumaysi.

  • @sanyarecali7568
    @sanyarecali7568 19 днів тому

    hore u soco oo ha eegin qofkaa hadhay oo danbeeya hiigsigu waa kii ku dhaafay

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 19 днів тому

    MashaAllaah waa guul in Farax Macalin la raadinaayo Alleh how soo dhaweeyo
    Somaliland ayuu ku af dilaacsaday markasuu Keniyankiina afka la galay
    Reer Keniyow Shaqo adag ka qabta ina Macalin

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o 19 днів тому

    Ubaxle asww xayaakallaah hore u soco halyey qaran

  • @alwashqalomani7536
    @alwashqalomani7536 20 днів тому +1

    سبحان الله ربنا منتقم جابر

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 19 днів тому +2

    wallee ma liibaan qof reer shiikh isxaaq xumaan la daba galaa

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 20 днів тому +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @engab001
    @engab001 19 днів тому +1

    Ina cumar geele ayaa hadhay. I qariyaay baa jabuuti ka soo socota

  • @SadoAhmed-mf4xt
    @SadoAhmed-mf4xt 19 днів тому

    Somaliland guuuuuuuul iyo gubanimo Insha-Allaah 💪🥰💚🤍❤️

  • @saynebxasan9049
    @saynebxasan9049 19 днів тому

    Weligenba nagama macaasho qofkasta odhib ugaysta somaliland insha allah adigana allah haku dhowro wallo ubaxle🤍❤️❤️❤️💚💚💚❤️❤️❤️🤍🤍❤️❤️❤️❤️

  • @shonahmed9821
    @shonahmed9821 19 днів тому

    Guull iyo gobanimo mashall
    Cadowgaa somalilaand haajabo

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 19 днів тому +1

    Waaaa in sharciga la horgeeyaaaa

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 20 днів тому +2

    😂😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkkk neefkii ina macalin afkiisuu isku dilay REER AWLIYO AH OO REER SHEEKH ISAXAAQ AYUU KU WARDIYAYAA XUMAANTOODA MAXAASE KA RAACAY 😂😂😂😂😂😂

  • @MMGL43233
    @MMGL43233 19 днів тому +1

    GUUL IYO GOBANIMO WANA LAMA TABTAAN EE SIDAA KU BIYACAB INSHA ALAAHU TACAALA

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v 20 днів тому +1

    Nabsigii Soomaaliland ayuu ka heley Kiniyad Abalkii

  • @aididfamily236
    @aididfamily236 20 днів тому +1

    صبحان الله إن لله يمهل ولايهمل

  • @MohsmedFaatah
    @MohsmedFaatah 19 днів тому

    Maanshalaah waa Guul iyo Gobonimo somaliland xasidkeedina,ha la waayo meel kasta oo uu joogo

  • @Sariah195
    @Sariah195 19 днів тому

    farax m. has 98 real sisters and brothers, he can be anywhere

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 19 днів тому

    Reer kenya gob

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 19 днів тому

    Waa la goday subxana allah

  • @MaaslaxMaxamed-bj2hc
    @MaaslaxMaxamed-bj2hc 19 днів тому

    War macal ana radinaya oo
    Hargeisa jooga owalahiya
    Hadan arkiko cidba lamansugen
    Wankagatakhalusilaha😂

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood2984 19 днів тому +1

    Waad mahadsantahay ubaxle inaadeer. Bal ogow dadkaa reer somaliland ee gobta ah ee ahlu karamka ah ee xumaanta aan isku raacin, ee dadku ku dhex noolyahay ee gacantooda somali oo dhammi ku dgeregto bal ogow qofka XAASIDAA ilaahay wuu jebiyaa.

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 20 днів тому +1

    Xukumada qaaboow ma xay tahay waar tihore baa ladhayalsaday war gudaha ayaa lagu ji raa

  • @user-nb3tz5pr5l
    @user-nb3tz5pr5l 19 днів тому

    FARAH Mallim at last
    deserves to be warned congratulations

  • @ibrahimiwarsame6950
    @ibrahimiwarsame6950 19 днів тому

    Manshaallah xasid ma aflaxo dulmigu ha ku dilaaco isagoo gumaysi ku hoos jiro wixii somaliland soo fara gashadaa sidaasbuu ku danbaynayaa reer shekh isaxaq dad badan baa nacayeb kooda ku kubanaya 👍

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 20 днів тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 12 днів тому

    Great news horrible man 😅😅😅😅somaliland guuuuuuuul

  • @VivasomalilandSNMQUEEN
    @VivasomalilandSNMQUEEN 19 днів тому

    Somaliland guul guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimojirde8252
    @nimojirde8252 19 днів тому

    Xaqiibaa dildilaaceya

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 19 днів тому

    Faarax macalin. Adan barre ducaale. nuradin haji waa eryey xukumadii kenya 🇰🇪

  • @yusufabdirahman6655
    @yusufabdirahman6655 19 днів тому

    Naf meelay kabaxdo waysay FAAS AA WAR FAARAH Mataqaanide Soobaro mar Aadan mirqaansanayn

  • @aminaxirsi6233
    @aminaxirsi6233 19 днів тому

    cidkasta oo dalka yaga iyo. Dadkiisa cadaw ku ah illaahay meel kale haka siiyo

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 19 днів тому

    Guul weeye FAARAX AFBAKHAARRE DHAXAAAN LAHAA WAAR AAMUS OO ISKA SHAQAYSO BAGA BAGA BAGA HADAAN HOOYAA .

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 19 днів тому

    Farax waa libax

  • @miriamfarah2665
    @miriamfarah2665 19 днів тому

    Illahay ha so qabto shaydaan weeyan

  • @ayaansaiidaydiid1467
    @ayaansaiidaydiid1467 19 днів тому

    Good abeenso haqodin kuu dhicidonta moye

  • @AhmedCoomey
    @AhmedCoomey 16 днів тому

    Wanted wanted wanted

  • @Ahmed-ds9qx
    @Ahmed-ds9qx 19 днів тому

    Ilaahay'waxaanu'kabaryaynaa'inuu'tuso''faarax'macalin'dadkaa'xaqudirirka'ah'ilaahay'hatuso'??

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 19 днів тому

    Aleyhe badbuu galey faarax sanweyne😂😂😂

  • @user-rn8id1ym4u
    @user-rn8id1ym4u 19 днів тому

    Somaliland guul iyo gobanimo 💚🤍♥️

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 19 днів тому

    Guul somaliland insha ❤🤍💚👍👍💪💪💪

  • @engab001
    @engab001 20 днів тому

    Find him

  • @user-hs2tw2yr5f
    @user-hs2tw2yr5f 19 днів тому

    Ubaxle geesi qaran

  • @ayaansaiidaydiid1467
    @ayaansaiidaydiid1467 19 днів тому

    Miskin guul Somaliland

  • @nuraismail9127
    @nuraismail9127 19 днів тому

    Caruuro aan lala Ciyaarin baa jira Duriyaduu isku taataabtay ilaa i Qariyaay ka dhacday😂😂

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 20 днів тому +1

    Ubaxlow si kale ayaan anigu hadalka u dhigi-lahaa : Farah waa Kenyan ( also Kenyan MP ) traitor ku ah . Arrintaas ayaa dembi uu ciqaab ku mutaysankaro . Waxa kale oo qalad ah inuu isago Kenyan MP ah faraha la soo galo arrimaha Somaliland iyo Somalia iyo arrimo qabaa'il .

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r 19 днів тому

    In badan mayga maqasheen ilaahayoow cadaw geena cadaw kaafiya ku beeg waa tanoo kale waatan ducadaydii Alle ina tusay xataa faarax macalin baan odhanjiray Alloow cadaw kaafiya nagaga beeg ducada badiya reer Somaliland oow

  • @Ahmed-ds9qx
    @Ahmed-ds9qx 19 днів тому

    Halla'waso'faarax'macalon'aduunya'doodhan'baa'karaysanaysa'ayga'afka'yaxaasa'leh''??

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 19 днів тому

    Farax macalin riyadiisu ma inuu dadka dilo ayaa ,awar afka ayuu ka noola somalia ayuu isku diri jiray ,maanta ayuu malagiisu galay ,xunaa qofku ,somaliland guul iyo gobonimo

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 19 днів тому

    Somaliland is not easy ❤🤍💚💪💪👍👍

  • @haydar378
    @haydar378 19 днів тому

    Farax iyo Aden Duale fired aya laga dhigay

  • @saynabismail2646
    @saynabismail2646 19 днів тому

    Cagtii joogaan weydaa mar bay ceeb la kulantaa

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v 15 днів тому

    waxaan maqlichiray "inan iyo abeeso afkood baa malga!":
    kani ma gabadh baa mise waa abeeso afkiisu malgay!?

  • @user-ym7in3wd1x
    @user-ym7in3wd1x 19 днів тому

    وجزاء زياتي زياات

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v 19 днів тому

    ilaahay cadaabta ha ku fogeeyo eeyga farax macaliin af wayne iyo farax macalin iyo fircoon isku meel baa lagu cadabayaa munafaqaa

  • @hodankariye
    @hodankariye 19 днів тому

    Boraan hadimo ha dheeran ku dhicidoontaah mooyeh afxumadiisah ayuu eeday nin ogaadeen ah oo darajow helay weeyaan ogaadeenu darajada maha qaadi karaan

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 19 днів тому

    Moryaan farah macalin wlee Meel baas ayùu kudhimnyaa Kenya ayaa dilla koleyba dee

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 19 днів тому

    Ninquqdadidishay ofaqsfa ilahay uunbakasarika quqda

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 19 днів тому

    Bal idunku eega qofkii Somalilanad waxa ka sheega ilahay baa ka jara subaxanala waa dad aan iyagu cidana kuma maqana aan eegano Geele waxa isana ku dhaca aan eegano uurasatay waxay umuli doonata

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o 19 днів тому

    I arkaay i arkaay i qariyaay ayaa ka danbaysa

  • @haywareerin266
    @haywareerin266 19 днів тому

    Eeyga afka weyn leh haqabtaan kenyanku haka dhameeyan 😂

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 19 днів тому

    Anba wan garanayey inay ninkaa balaayo sidato kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @advyser
    @advyser 19 днів тому

    Cuqubadii Somaliland baa ku dhacaysa
    Reer Somaliland waa daacad, cidii shar la doonta, iyaduunbaa ku noqdaa

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 20 днів тому

    Taariikhaduus waxay ka bilaabanta 1991 waxan indra dilacsadaya markiis oo ay Kenya noqtay dal uu dhaqamaya dhaqan cusub oo la ilaalinaya xuquuqada baanimaadanaka markisi waxa uu isleeyahay iska hadal meel kasta , somaliland nin dabgala kama.liiban.

  • @Usern134-h4g
    @Usern134-h4g 19 днів тому

    Dulmiga iyo gardarada uqubadodo ma dahdo

  • @mabrukadirir1398
    @mabrukadirir1398 19 днів тому

    Asc ubaxle media aad iyo aad ayaad iiga farxisay ina macalin maata ayuu kadabkii goay soo somaliland farah muu la soo galin waligiiba nin somaliland farah lasoo galay oo badbaaday lama arkin waa si wacan guul somaliland

  • @maxamuudcabdilaahi5317
    @maxamuudcabdilaahi5317 20 днів тому +1

    Ninka hadima taliyaw adiga u halisa

  • @hashimege3467
    @hashimege3467 19 днів тому

    Farax macalin tuug tuug dhalay weye

  • @Sirad47
    @Sirad47 19 днів тому

    Cagti joogsan waydaa marbay ceeb la kulantaa.
    Doqontu xadhiga lagu dabayo xusuladay ku sidata.

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 19 днів тому

    Dhslinyarada Somaliland ee turjuntay hanbalyo leeyahay nolasha ha lagu qawiyo sidii sadam amba sharciga ha la Mariyo dadka somaliland ee reer Nairobi dacwad ha hudbiyan maxakamda

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536 19 днів тому

    Runti ino cadee dembigiisa wuxu ka galabsaday SomaliWayn
    Mudo 9 bilood ka hor ayan dhagaystay waraysi laga qaaday
    Wuxuna u hadlay si doqonimo leh
    Lakin inoo cadeeya dembiyadiisa

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 19 днів тому

    Dhulbahante IYO SAMARAOON KALA VAQLI BADAN DHULBAHANTE WAA WILD WEEYE LAAKIN NIMANKAN SAMAROON WAA DAD WAX BARTAY OO CAQLI BADAN MAAHA DHULBAHANTAHAN DABDII KU TAALO WAX DHIMAN WEEYE PRIMITIVE SOCAITYGII BAY KU JIRAAN WAA HOOLAN YIHIIN

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 19 днів тому

    Ilaahaybaa wuxuu Somaliland la doonayey isagii ku saliday 😂😂😂😂 Waar Reer Somaliland qorkii dhagraa Kama faaiido 🛑❌

  • @cabdiqaadirjaamac4559
    @cabdiqaadirjaamac4559 19 днів тому

    Wuxu yidhi haday ogaadeen udhawaan lahaayeen waqooyi bari somaliland waan kudari lahaa

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 19 днів тому

    Farah macalin, digsi lagu shili laha aya dabka saran. Dalin yarti madax weynah uu ka subxaneleysta ayu afka lagalay iyadho xiildibanidi kale ay gur yahodhi ka caray qarna laga gubay.@Concerned kenyan born and patriotic somalilander !!! 😂

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 19 днів тому

    Reer shekh isaxaq wuxuu ugaystay iyo hawiye wuxuu ugaystay kalawayn iyagojahad ah sarakishii hargaysa babieyay kuwii somaliland kasojedayna guryuhodiloguyedhay hawiyena xitadubarkodi xasuqay baytariyokuguray

  • @user-ih7tr1ik4s
    @user-ih7tr1ik4s 19 днів тому

    😂😂😂😂😂😂 soqabta

  • @sucadsharbaale244
    @sucadsharbaale244 20 днів тому

    Cuqubadu halkii lagu gala caw ku hurudaaye caruurtay ka laysa ninkii caana baas dhamaye

  • @hassanyussuf-kh5dg
    @hassanyussuf-kh5dg 19 днів тому

    Viva Ubaxle ! Viva Abdirahman ! ileen Faarax Macalin waa fulei ! wuuba is qarinaya ! Libaaxii Daaroodka sow kan maaha bisad noqdai ! Shame on him !