DAAWO Faarax Macalin Waxaa La Gaari Doono Xili Hantidiina La Dhaco Gabdhihiina La Kufsaddo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 36

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 3 місяці тому +3

    Faarax Macalin Allaah Cimriga hakuu dheereeyo Camalkana hakuu wanaajiyo meel weyn baad ugu jirtaa Soomaali haday garanayaan kaana faa’iidaysanayaa

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 3 місяці тому +4

    Faarax waa runtiiye somaliyey ogaada ,😊

  • @rugiyomahamud4961
    @rugiyomahamud4961 3 місяці тому +1

    Allaha kubarakayo

  • @Sarta100
    @Sarta100 3 місяці тому +7

    Waa in soomaalida kiinya iyo kuwa jamhuuriyada ee maal gashtay nayroobi iyo meel kale waa inaad is difaacdaan oo hantidiina loo boobin is ilaaliya kuwa raba inay idiin xaalufiyaan ee cadawga ah hantidiina kala bar geysta dhulkiina sida NFD iyo soomaaliya ku dhisa waa iga talo kenyati ga burcada ah waxaa u waxaa u muuqata hantida eebe siiyay soomaalida inay boobaan goor iyo ayaan .hub aad ku ilaashataana gata oo sharciyeyeystaa hubaa aad isku difaacdaan..

  • @saidajiindhe8841
    @saidajiindhe8841 3 місяці тому +1

    Thats True story

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 3 місяці тому +1

    Adeer Xassan dhiiqo oo Ayax ah oo bad iyo beriba xaraashey hadana Qabuurihii ka baxsan Wayeen iyo kuba cawaanta ah ee Qabyaalada Ku daba yaacaya hadaan dalkeena hooyo Somaliya laga Qaba kuligeen doontii Nabi Nuux beynu Wada Saaranahey any country who is success Cirka kama Soo dhicin ee good leadership baa success ka dhigey Xassan Ayax before is too late Waa In dalka Somaliya laga badbaadiyaa

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 3 місяці тому

      Adiga sow hada xasan qabiil ku nicimeysid oo ciil cuqdad la ogeen sow ma qabtit hdu faramaajo joogo wadi batahey marka Lane amxaar baa inoo roon kkk orod isdawer

  • @fatumahassan627
    @fatumahassan627 3 місяці тому

    Pls Farah Maalim you have connection with Government pls go andReport

  • @AminaCali-t2d
    @AminaCali-t2d 3 місяці тому

    Haruumarka dadka leh ama sameeyay waa soomaali saxa maaha soomaali sujuu hawiye

  • @thebeast09876
    @thebeast09876 3 місяці тому +1

    Time to go back home Somali, our country needs us.

  • @hashigelle7597
    @hashigelle7597 3 місяці тому +1

    Dameerkaan saw kii lahaa Kenya anagaa leh, hadda Somalidii buu soo tarxiilay

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 3 місяці тому

    Madifaacaysaa sawaaxiliga doonaya hantida soomaaliyeed.

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 3 місяці тому +1

    Midda kale ma ogtihiin NGO-yada Soomaliya ka hawlgala in 90% ay la yimaadaan shaqaale Kenyaati ah, oo aan ahayn Soomaalida Kenya. Waa nacaybka Soomaalida loo qabo, iyo in Kenyaatigaasi ak soocidan ujeedooyinka qarsoon ee NGO-yaddaasi fulinayaan.

  • @shinaali6574
    @shinaali6574 3 місяці тому +2

    Cabsi gelinta iskadaf.wadanka wan lenahay athiga yiri.Xal wara nosheeg

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 місяці тому

    Soomasliyeey Kenya ingiriis baa kujira naxariisna idiinma hayo waayo qaybi oo xukun ayuu idinla dabasocdaa.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 місяці тому

    Bantuga waa laydinku dirayaaye maaha iyaga waxa idin neceb ee waa yurubiyaanka caqligiina iyo fir-fircoonidiina diidan oo uu ugu horreeyo ingiriisku.

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 3 місяці тому +5

    Faaraxow ka xorow kuukuyo oo ciidan iyo dawlad ka yeelo

  • @HuseenMahamed-qd8jy
    @HuseenMahamed-qd8jy 3 місяці тому

    Xaqiiiq ,weeyaan
    Nabadsugida soomaaliya, ayaa hogaamiya alshabaabta

    • @abdidahirisse1998
      @abdidahirisse1998 3 місяці тому

      Kow adaa war haye, caddaymaha bal noo sheeg adoo mahadsan

  • @AAbdi-q1o
    @AAbdi-q1o 3 місяці тому +1

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Caqli Afrikaan inaanad waxba ka hayn ma imaka ayey kuu cadaatay Wadankaaga soo kenyan 🇰🇪 kugukarbaasho maad yeelin….Xiniiyihii aad Somaliland aad ugu hanjabaysan ma kuwii Bisadaha ayey noqdeen m😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣Markaad aragtay Kenyan 🇰🇪 intaa kuu dhaafi maayo
    Waa Khayran katiiran

    • @osmankhalif7094
      @osmankhalif7094 3 місяці тому

      Kuwan ree waqooy cuqda dishey mesha somaliwen aya joogte ma Ogaden kaliyajooga so misha tuugsiga u imateen marki hargesa guwatey

    • @AAbdi-q1o
      @AAbdi-q1o 3 місяці тому +1

      @@osmankhalif7094 Sheikh imaad fahmin waayo Af Somaaliga ayaa kugu yer Ogaaden Waanu wada degnaa Kilka shanaad waanan is dhalnay ee waxaan ka hadlaayey Ninka Farah Macalin…Ee reer Somaliland saarnaa iyo Caqli xumaantiisa..

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 3 місяці тому +1

    Madifaaci karaysaa waadigii dhulbahante kudiraayey soomaaliland.

  • @ShukriAbdulle-w6u
    @ShukriAbdulle-w6u 3 місяці тому

    We Somalis live in fear,fear of losing the little peace we have,fear for losing whatever you own. Don't listen Somalis to this politics they will show you everything in a fear based view,let go of fear to take back your power Somalis, fear is the reason Somali state in underdeveloped wake up

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 3 місяці тому

    FAARAXOOW THE CHICKEN COME HOME TO ROOST. SOMALILND XUMAANTAAD LA RABTAY GURIGAAGA KU SOO NOQOTAY.

  • @mohamedluqman1884
    @mohamedluqman1884 3 місяці тому

    Farah mo.alin run ayaad sheegtey somali ayuun baa loo danleeyahay
    Runta ayaan kugu jecelahay
    Guuleyso Guuleys

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 3 місяці тому

    Faarax macalin somalida ku nool keniya iyo kuwa u dhashayba adiga ayaa dhibka ku keenay ,Keniya waxaad ka dhigtay meesha lagaga duulo dhamaan Geeska africa ,ee xarunta daaroodka ah ,dhaqaalaha lagu aruuriyo,lagu shiro, Ethiopia ,Kenya, Somalia Somaliland,lagaga duulo ,jabhadahana lagu dhiso ,Somali in ay ku dhex halowdo Qoomiyadaha isku haysta xukunka keniya,

  • @alidahir467
    @alidahir467 3 місяці тому

    War faarax waa xog ogaal ee waanadiisa hala qaato

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 3 місяці тому

    Kan weli ma cid aya dhegeysata qabiil ayaa diley😂afkiisa iyo ficiladiisu isma laha

  • @fatumahassan627
    @fatumahassan627 3 місяці тому

    President Kibaki and President Uhuru and Now President Ruto has held the Somali Community in high Exteem pls let's be grateful if you have any problem you know coming to Somalis report to the Highiest Office for you can make your there.

  • @hashigelle7597
    @hashigelle7597 3 місяці тому

    Adigaa dulli ah oo ogaadeen ah somali ka gun ka dhigay oo gaalada u adeega soomaalidii a kala qaybiya kenya iyo Ethiopia dhibaatada aad Somali ku hayn jirteen ilaa iyo hadda stupid yahay Aamus

  • @adenfarah1437
    @adenfarah1437 3 місяці тому +2

    Farah Macalin dhuusadam cesho NACASOOW cabaad yaree ayaa wali is gaaray waa la is dubaynayaa . Calanka Tawxiidka leh ayaad Fara galisay ma u malayni in sidaa la’iskaga hadhi. Dhusada iyo wahwah da yaree.