Haa Cadow Xamar Ka Daran ayaan Leenahay ee Adiga Ma Ogtahay?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Haa Cadow Xamar Ka Daran ayaan Leenahay ee Adiga Ma Ogtahay?
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
    so please sit back and enjoy the ride!
    My filming gadgets/devices
    www.ulanzi.com...
    DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
    BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
    Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
    USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
    Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
    DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
    Ulanzi J12 Mic -
    www.ulanzi.com...
    amzn.to/3C27TwN
    Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
    DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

КОМЕНТАРІ • 300

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  Місяць тому

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @IQ-mw6kz
    @IQ-mw6kz Місяць тому +39

    Yaaab wallahi my people lost their minds and memories sad 😔

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 Місяць тому +43

    Ilaahaw gaal amxaar ah gacanta hanoo galin inta uu naga haystona wado u fur yaa rabbi

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o Місяць тому

      Aaamiin

    • @hibaali4311
      @hibaali4311 Місяць тому +1

      Amiin Amiin ❤Somalia 🇸🇴 ❤❤

    • @Ayanmohamed-xl9so
      @Ayanmohamed-xl9so Місяць тому

      Amiin

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 Місяць тому

      ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

    • @mandekdaoud3358
      @mandekdaoud3358 Місяць тому

      Ayaga somali oo eryanaysa ayu magan.galyo siyay kuun jer na xamar wu u dhama gal bay afku idinkaga dhagay ma sharicad islama isku dhaqdid sowka kitabki Quranka aad ka dorateen xukun ahan kutab gaal😂

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Місяць тому +20

    Illaaheey Soomaali tee Waqooyi Hasoo Hanuuniyo 🇸🇴🙏😭

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o Місяць тому +1

      Aaamiin

    • @Ymhsey_chary2310
      @Ymhsey_chary2310 Місяць тому +2

      Waqooyi ha dhihin walal dheh somaliland. Waqoyi sanaag iyo sool ku yaal oo waqoyi ah somaliland ma racsana

    • @habibadahirelmi2248
      @habibadahirelmi2248 Місяць тому

      Ilaah masoo hanuuniyo ilaahey haa ituso amxaaro oo la wareegtay dhulka Isaaq gabdhahana isaaqna futada kawasta

    • @bulaalecabdi9566
      @bulaalecabdi9566 Місяць тому

      Naga rali noqda ani kumaracsani arktida from duriyada

    • @user-kb8fk3rl6w
      @user-kb8fk3rl6w Місяць тому

      Miyaanad xishoonayn oo dumar ahayn , waxaad ku hadlayso miyaanay ku qabanayn ​@@habibadahirelmi2248

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 Місяць тому +13

    Ilaahoow cagliga hanaga qaadin.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      Caqliga ma waxad utaqaan inaan ku jeclaado khasab maaha jacaylkku

    • @luulahmed5138
      @luulahmed5138 Місяць тому

      Jaceelkaga cid u baahan ma jirto
      Waxan u bahan nahay
      Nabad inaan kuwa noolano Muslimnimada
      Hana deeqdo period

  • @dodorara9532
    @dodorara9532 Місяць тому +8

    Allaah ha soo hadeeyo soomaaali kuwa arka nicmada ay haystaan ee ugu wayntahay diinta islaamka iyo nicmooynka u muuqan ee shaydaan ka qariyay kuwa shugriya allaah ha ka dhigo oo dulmiga xaqdarada xadgudubka umada islaamka alaah uga cabsada aduunkuna uunan cajabin aakhirana ku ilaawin

  • @zeinabmoh4239
    @zeinabmoh4239 Місяць тому +8

    Asc walaal allaha ku barakeeyo soomalidana Allah maskaxda u soo celiyo in ay Sida saxda ah u fahmaan walaatinimadooda iyo diintooda suuban amiin

  • @ibrahimethio2314
    @ibrahimethio2314 Місяць тому +15

    somaali ayaan ahay itopiya dhulka itooiya xooga ku haysato ka sojeeda

    • @Ifraax-nn3gl
      @Ifraax-nn3gl Місяць тому

      MashaAllah😊 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      waxba nagama tihid hadaad somali tahay anagu Itobiyan kaa jeclahay

    • @xamsexikmaawi7570
      @xamsexikmaawi7570 Місяць тому

      ​@@user-sz7sn2rv9r oromoy afka noo dhig

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Місяць тому +16

    Waa ayaandaro ugu weyneyd

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 Місяць тому +5

    Jazkumalaah kheyr Sheekh

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 Місяць тому +1

    Mansha'allah Sheekh, si xigmad leh ayaa ooga hadashay. Baarakalah fiika

  • @yousufabdulahi8426
    @yousufabdulahi8426 Місяць тому +5

    Jaza kallah sheikh

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 Місяць тому +3

    Ruuxa aan smli ujeclahay waa ruuxa dhalinyarada usheega inay qabaaladi aduun iyo aaqiraba halaag tahay smlina waxa maanta meeshaa dhigay waa qabyaalad hadadaan wiilal ayaa baa ba aya hooya kasta waa inay ilmaha kow Muslimka walaal ubartaa kadibna smli walalnimo muslimnimo darisnimo iyo cadaw jecel in aynagumaystaan bartaa aniga marka walal intiina media ha kujirtaa qalbiga nadiifsada shacabka smliyeedna wacdiya qof walba ha jeclaado kii illaahay kaaga dhaw

  • @tawakalmadia1840
    @tawakalmadia1840 Місяць тому +2

    الُلُُهمٌ🍁🌿 صّلُي 🍁🌿وَسِلُـــم🍁🌿 ٌوبارك🍁🌿 ْعلى🍁🌿 نبيَــنَا🍁🌿 مٌحُمٌدِ🍁🌿 وَْعلى🍁🌿 آلُُه وَصّحُبُّه🍁🌿 اجْمٌْعيَنَ🍁🌿 ْعدِدِ 🍁🌿مٌاذَكِــرَُه🍁🌿 الُذَاكِرَوَنَ🍁🌿 وعدد🍁🌿 ما َغًفَلُ ْعنَ🍁🌿 ذَكِرَُه🍁🌿 الُغًافَلُـــوَن 🍁🌿ﷺ 💞םבםב 💞رسول🍁🌿 ٱɑɺɺ🍁🌿 ﷺ"🍁🌿

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Місяць тому +1

    Wasiirka Maaliyada Ethiopia 🇪🇹 Dr. SHide❤

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 Місяць тому +2

    Jazakallah Sheikh Dulmi Diid ❤

  • @Vivo34700
    @Vivo34700 Місяць тому +2

    Jazaka Allah Shiiqow waa runtaa 100%

  • @haleemahaje461
    @haleemahaje461 Місяць тому +1

    Ajar iyo xasanaad allaah kaa siiyo yaa sheikh. Soomaaliyo mida illaahey ha na tuso oo is jecel

  • @user-bl9vh2de3f
    @user-bl9vh2de3f Місяць тому +2

    mashaAllah Allaha ku barakeeyo sheekh

  • @Naciimo433
    @Naciimo433 Місяць тому +13

    Sheekh ha nala yaabine waa nala foororiyay Qof caadiya oromo iyo amxaar wll kama dhiganaayo

    • @Ayanmohamed-xl9so
      @Ayanmohamed-xl9so Місяць тому +1

      Waa sax

    • @Degaliah
      @Degaliah Місяць тому

      Yaa kuyidhii amxaraad walatihiin😂😂😂 leflefkaa joojinayaa

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      Nimco faqsh beenalay matihid reer Somaliland sheegato qadhmuun anagu Itobiyaan baanu kaa jeclahay

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 Місяць тому

      Runta baad ka hadashay marka hore waxaa la idinku boroobeeyay in aad oromo tihiin isir ahaan markaad kadhiidhi weyseen badbaa la idinku dhahay 50 sano baan ka kireynaynaa ithopiana waxay diyarsatay maraakiib dagaal iyo ciidan badan oo bada ogowna bad ey leedahay aduunka kuma yaalo 50 sano kadibna ogow manoola inta hada og in ey hishiis ahayd hadana waxaa la idinku heesay in xamar cadow kadaran lahaynina ama somali oo dhan in ey yihiin cadowgiina xabashina gacal iyo gayaan tihiin
      Shacab ku rali noqday in bad iyo dhulkii jiilkooda dambe laga siiyay xabashi ee ka hadli waayay maxay kadhihi karaan walalkaa somaliga in uu gacal iyo xigto kaga mudan yahay amxaar

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      @@Ali_qasim143 Waxaad hada igu haysataa oo waxan oo dhami udhacaay waa ijecloow oo khasab igu jecloow khasab maaha jacaylku hadalkii oo kooban Itobiyaan kaa jecelahay dad kunacay layskuma qasbo

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io Місяць тому +2

    Muslin ka carar oo gaal u car ar. Subxaana Allh

  • @samirr546
    @samirr546 Місяць тому +3

    Gaalada ka xishooda
    Waxa bad iyo beriiba loogu dhamaaday ee jeelal loo galay waa gaalo la degeed iyo quut ka helidood!!!!

  • @xaliimo45
    @xaliimo45 Місяць тому +1

    Asc masha allah walalkey xaqiiqdad ka hadashay ee allah xaqa hanagu sugo aamiin yaa allah jzk qeyr

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 Місяць тому +3

    Somali allaah garansiyo insh allaah

  • @yasmiinhaji2119
    @yasmiinhaji2119 Місяць тому +1

    Subxaanalah Allah so ahanuuniyow

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io Місяць тому +2

    Shiikhow Qoom Rabbi madaxooda Rogay ma hanuuni kartid ee aan u duceeyno.

    • @user-ly3ke7pn3u
      @user-ly3ke7pn3u Місяць тому

      Wllhi adiga runta ka hadlay alle haku sharfo sheqana alle haino xifdiyo wllhi dad ilahey madaxoda Rogay wax Mala fahansikaro lkn kama qusaneyno wan wanineyna alle xaqa hawafajiyo wa dad muslimin ah o dintoda Barta lagu kari lay yahay wayo qofka Marko bartota fsirka qun aanka axadista nabiga scw markas but fahma qofka muslimka ah mexey isku yihin alle hanoso celiyo diintena suban

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      Anagoo shacabaa idin neceb Alle idin nacye uff uff uff wixiinu waa ijecloow kkkkkkkkk khasab maaha jacaylku

  • @ataqwapage2880
    @ataqwapage2880 Місяць тому +1

    Masha Allah

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Місяць тому

    salamaad ilahoow aan amxaaro walalo ka dhigan subxaana laahi soomaali heeyr xunbeey maree ilaahow qaatumada nootoosi Aaamiin Aaamiin Aaamiin yaarabi

  • @user-yr3ms3zx8x
    @user-yr3ms3zx8x Місяць тому +2

    Anigu waxaan ahay Somaliland lkn Aad iyo Aad waxaan unecbanaha Somalia waa cadowyaga

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому +1

      Is ku mid baynu nahay nac Alle ha nacee cadawgeen somaliya

  • @FARXAANIITO
    @FARXAANIITO Місяць тому +1

    Muse biixi iyo saaxiibadii way waasheen

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      waalal mad ijeclaan weeye wixiinu hadaad ku nacay miyaanu waalanahay uff dee kuma rabno miyaad na qasbi khasab maaha jacaylku

  • @user-ir9df5go5l
    @user-ir9df5go5l Місяць тому +1

    Ilaahay haso hadeeyo calanka buluuga micnihiisa ilaahay ha fahansiiyo

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      Alle dembi kamaanu gelin ee adaanu ku nacnay oo kaa jeclaanay Itobiya

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Місяць тому

    Ma sha allah Sheekh gumaysiga Ethiopia iyo dabadhilifka ushaqeeya ilaahay dalka haka badbaadiyo

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 Місяць тому

    Masha allah, Dulmidiid allaha kudhowro, rubrii waxaad daaha kasoo rogtey xog qarsoon oo taariikhda dhabta ah nadhadhansiineysa, waxaana hubaa insha allah maalin aan dheereyn in dhammaan dadkeenu wada baraarugi doonaan, oo waliba dhalinyarada reer waqooyigaa ee naceybka beeleysan lagu beeray ay baraarugi doonaan.

  • @afgobeedle
    @afgobeedle Місяць тому +1

    Sh / maxamadow dadkaas walaalaheena ah ee sidaas inoo nacay,maa looyaradaayo inay itoobiya kubiiraan ,mudo sanad ah ,xitaa kabadan maahan,waxay Soo ogaan lahaayeen,waxay yihiin,iyo waxa loo yahay.

  • @samirr546
    @samirr546 Місяць тому +1

    Sheekh dulmi diid in ay xalane joogaan oo dhinaca bada aan cidi ka xigin oo ay duulaan oo soo degaan ma ka war haysaa!!!!

  • @nasrinlovely6699
    @nasrinlovely6699 Місяць тому +9

    Kuwaan sheekhow in laga hadlo ma istahilaan waa maskaxdi bugtay ee Muuse oo qudhuntay diin la'aan iyo jahilnimo ilahay xaqa ha tuso oo dhamaanten dariiqa toosan ha inaku hadeeyo somali wada caafimaad qabta ban Allah ka baryaynaa

    • @Degaliah
      @Degaliah Місяць тому

      😂😂😂😂😂

  • @SALEBANMSHIRE
    @SALEBANMSHIRE Місяць тому

    Ascwb wllkey runta ayaa mesha u dhigday waa sax anaga somali baan ahey isir iyo maxey oo soo jirday awoowe soke ma ahan ee awoowe 1000 baa somali ah waa alle mahadi ka si daran diinteynu muslim masha Allah waan ku salamiya mesha ka siiwad wllkey waan ku salamiya

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 Місяць тому +2

    Haday Amxaaro u dhaanto dhul hasiiyaan not in iyaga labaado hadana saas uhadlayaan yaahuu maxay ku hee seen Ileen ceeb looma dhinto

  • @w410921
    @w410921 Місяць тому +2

    Somali isagaa isu cadaw ah

  • @user-hj9yd1fq4o
    @user-hj9yd1fq4o Місяць тому +7

    Ayaga aya ka shaleendoono inshallah

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 Місяць тому

      Kuwa fikirkaas daciifka ee in ey uga wanaag iyo gacalba kaga jecel yihiin amxaarada dadka somaliyed waa 80 jiryo iyo 70 jiryo cimrigooda horey u batay lkn hadiiba ey shalay jireyso jiilka cusub ee yaryar ee dhul ahaan iyo bad ahaan iyo sinji ahaanba loogu cadaalad fali waayay baa hadhow dhibta iyo shalayga heesanaaya mana mudna ee waa in aan kuwaas u hiilinaa jeclana cadowga gacal looga dhigayna fahansiina

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @jaale
    @jaale Місяць тому +1

    wad kumahad santahay wacyiga umada iyo kaalintaada

  • @siciidyuusucali8646
    @siciidyuusucali8646 Місяць тому +2

    asc asxaabta walalayaal horts hadaanu reer hargaysa nahay waxa naga xun xukun dadkan aad arkaysaan liin dhanaanta ayay kabaqayaa meeshana waxkale mayaalaan waa maaweelo hanalayaabi inyar nasuga runta aan idin taabsiinee dadka amxaarka soo dhawaynayaa 30 sano dawlad maynaan lahayn dad badan oo iska dhala ayaa nagu jira wixii 1988 kadanbeeyay dulcad iyo daroor ayaanu qaxnay ee dadka ma wixii 88 kahoreeyay mise wixii kadanbeeya wixii kadabeeyay dadku 6sano ayay iska dayacnaayeen markaa dadka badankooda waa ethiopin luuqadana waa somalilander raali naga noqdo tasriikhdu ismay badalin laakiin waxa isbadalay dadka dadkuna iska dhal ayay ubadanyihiin wasaalumu calaykum

    • @Ifraax-nn3gl
      @Ifraax-nn3gl Місяць тому

      Adi cml Somali u baahan oo aqoon yahan eh,Allahuma baarik😊🇸🇴🇸🇴

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 Місяць тому

      😂😂😂😂

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Місяць тому +2

    waa wax lala Yaabo Runtii Nin baa Ku Oor kacsanaayo Fanaaniintan Tii lacag Ahyd Ayaa Loo Dhiibay ayaa Ka Yeer siinayso

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      uff uff uff waalagu nahay mastar kuma rabo miyaad na qasbi cunahay kuu dhaafi wayday uff uff uff miyaad na qasbi

  • @amiira9377
    @amiira9377 Місяць тому

    Somalidiid silac udhimo Amiin

  • @MacallinCumar
    @MacallinCumar Місяць тому +1

    ilahay hasohanuniyo kuwas
    Wayo somalidu waxaytirahada urkada wixikujir ayu afkad xada
    Yacni waxan wax kawayn ayajir

  • @safiyoaadanali8533
    @safiyoaadanali8533 Місяць тому

    Jazakumullahu qar❤❤❤❤❤

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Місяць тому

    Allah soo hanuuniyo reer Waqooye

    • @Ymhsey_chary2310
      @Ymhsey_chary2310 Місяць тому

      Reer waqooyi ma aha reer somaliland dheh. Iley waqooyi gobolo ka mid ahayn somaliland ku jire sida sanaag iyo sool waa dhul darood dagto ma aha isaaq

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 Місяць тому

    Shiikh ninkii dhaanshay hooyadiis ayaa uducaysay waxaytiri maadhoow qodax iyo qaniinyo Allaha kaahayo wuxuuyiri hooyo nin habeen dhaanshay qodax iyo qaniinyo allaa uqadaray Nin xasan shiikh madaxweyne uyahay musuq qabyaalad iyo burbur allaa uqadaray

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Місяць тому +1

    Amxaar wa cadowgeena

  • @HalumIbrahim
    @HalumIbrahim Місяць тому

    Ilaahow caqliga hanaga qadin xagaynu u socnaa imika ma oroman ayhy shakaa igalay

  • @kurlibaaxmcc3695
    @kurlibaaxmcc3695 Місяць тому

    suaal zxp ma ka idiidan inan wax noqdo miyaa walalkaya mise kaa igarab taagan danba ha iga lahadee

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤

  • @samirr546
    @samirr546 Місяць тому +1

    Waa runtood sheekh dulmi diid yaa somalida walaalaha ah u sheegaya in ay walaalo yihiin?
    Waxa laga shaqaynayo ee lagu mashquulay waa in laysnaco mindi mindi ku taag baa socota
    Indhaha ayaa laga fiirsanayaa
    Waa laga hadlayaa iyada oo qalbigu jeedo
    Munaafaqad
    Nacayb
    Dagaal
    Cadow u carar
    Xabashida hadii aad walaalka dhigato oo ay ku ixtiraamaan waad iskala joogi sida adiguba aad UK oo aanad waxba isu ahayn iskala joogto laakiin walaalkaa oo ku neceb oo ku xaasidaya oo in la heshiiyo oo la Israeli geliyo ka jecel in uu ku dilo oo ku yidhaahdo adigaa gardaran lama joogi kartid !!!!
    Tuuladaydii laascaano markii calanka Tawxiidka leh laga dejinayey waan ooyey idoorna ma ihi laakiin waxan la yaabay sida dadka qalbigu u dhintay ee ay wax walba qabyaalad ugu rogeen!!!

    • @samirr546
      @samirr546 Місяць тому

      Rag daacad ka ah hagaajinta dadka iyo dalka hadii ay somali ku jiri lahaayeen kuwan yidhi waan go'aynaa calanka aan astaan muslim mooyaane wax kale lahayn baa la wada qaadanlahaa oo sidaa hawsha yar loo midoobi lahaa ma xaaraanbaa in la bedelo calankii hore ee buluuga ahaa mise muslim baa diidi lahaa calanka tawxiidka!!!

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Місяць тому

    Sheekhow axmaaaro waanu aaminsanhy
    Somaali iyi qadaad weyna iygaa noo dhaama
    Munaafiqiinbaad tihiin
    Sheeekh iyo shariifba
    Beenaalayaalbaad tihiin
    Shaly xasan sheikh markii uu lahaa waa walaaladeen maaxd video ugusoo samanyyn weeday munaafaqyow

  • @user-qm1pk7ig5u
    @user-qm1pk7ig5u Місяць тому

    Shekh naga raali noqda siyaasigani wuutagi anaguna Somali waynbaanahay

  • @somali4fun741
    @somali4fun741 Місяць тому +6

    Sheekhow Xaqiiqada reer Hargaysi way ogyihiin, lkn way qasban yihiin.
    Qofki taliska ka horyimada , badh Nolosha iyo Shaqoyinka lagu cadadiyo,
    Badh la xidho iyo qaar shirqol lagu dilo ama la magac dilo.
    ( Iskuso duub oo wllo Xoog ayay Muuse Biixi , Ingriska iyo Ethiopia nagu haystan ).
    We Need Somalin Help ( Seriosely )

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 Місяць тому +1

      Funy ayaad thy waxad shegeyso halkey ka jiran ma qofba shirqool lagu dilaa waxan filaya mala dee muuse waxad ku khaldeysa adeerka siyaad bare se somalida wax u gurmaneysaa waayo miyaney ahyn kuwan dhulkoodi lagu gumeysanayo 😂😂

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      Siilkii hooyadaa baalaxidhaa ina dhilo dee kuma rabno Itobiyaan idinka jecelahay khasab maaha jacaylku

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      @@kaaha1233 Aflahaar kii gaalka ahaa ayay ku khaldaysaa

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 Місяць тому

      @@user-sz7sn2rv9r sow ma aragtid inagey iska keen dhigayaan mala somaliada dadka madaxa laga toogto ayay moodayaan 🤣

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      @@kaaha1233 way muraara dilaaceen waxoodu waa khasab nagu jecloow waa halkii kabshiishaye walaal maad ijeclaan weeye waxoodu kkkkkkkkkk

  • @AyuubmaxamadBuuya
    @AyuubmaxamadBuuya Місяць тому

    Amxaarada baa kafican kuwa qaburaha qota damuljadiid

  • @samirr546
    @samirr546 Місяць тому +1

    Rag daacad ah baan jirin
    Mar hore ayaa calanka ay samaysteen ee aan muslim diidayn la wada qaadan lahaa kii horena la bedeli lahaa iyada oo danta guud la eegayo
    Laakiin xasadka iyo nacaybka yaa inaga daweeya oo danta guud iyo isu tanaasulka ina bara!!!!

  • @user-nm3fl6ps4v
    @user-nm3fl6ps4v Місяць тому +1

    Haddii aad muslim rabto itoobiya boqolkiiba 60 ayaa muslim ah.

    • @MohammadMohamed-qt4ip
      @MohammadMohamed-qt4ip Місяць тому

      Haa sax weeye Ethiopia lkn gurigaga qol kasii weyna kaaga fican yihin somalida waana ku dharginayaan guul Ethiopia soo saas maaha

  • @leylaali5560
    @leylaali5560 Місяць тому

    Somalia 🇸🇴 ❤🤲🤲🤲

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p Місяць тому

    SomaliLan guuuuuuuuL Iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Місяць тому

    Asc. Fikir ahaan waxaan qabaa ciyaalkaan in heesta qaada layiri dad siyaasiin eh in ay waxaan kadan beeyaan lkn dad reer waqooyi intooda badan waa dad wanaagsan

  • @MahirMohamed-wb1bu
    @MahirMohamed-wb1bu Місяць тому

    Reeysal wasaare kuxigeenka ethopia waa somaali waziirka maaliyada waa itobiya waa somali❤❤

  • @FARXAANIITO
    @FARXAANIITO Місяць тому

    Waa noo farxad baabi,Ida itoobiya iyo kala qaybsan kooduba

  • @AthmadeyJogow-vf2gw
    @AthmadeyJogow-vf2gw Місяць тому

    SOOMAALIDABA WAA SIDOO KALE WAA UMAD KALA GEDISAN

  • @user-qr2nd6sx9g
    @user-qr2nd6sx9g Місяць тому +1

    Inkasto wali xaaqii dhimaan yahay handana wazirkaa maaliyada somali iyo inyaroo kale

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Місяць тому

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @rodahussien1993
    @rodahussien1993 Місяць тому

    Sheekh hawqaadan sheekadan siiiriyees waa kaanbaynka maxweyne muuse waxaa nahay somaali dhalada .

  • @sakinahss3237
    @sakinahss3237 Місяць тому

    Acudubillahi mina sheydani rajiim Allow Somali adiga uu maqan

  • @abshirhasan4580
    @abshirhasan4580 Місяць тому

    Maahmaah baatirahda, duunyo ka cararayso ayaa la ceshtaa, dad ka cararaaya lama ceshto. Dhibka haysta Somalida waa dabo cararka, dad aan ku rabin, Hargaysa iyo Burco haday amxaarada Walaalo yihiin, maxaa ugu diidaysan saw xor maha.

  • @abdimohammed7522
    @abdimohammed7522 Місяць тому

    Waa ayaan daro in qof Soomaali ah uu maanta dabada lagalo Amxaaro

  • @ismailhersi1367
    @ismailhersi1367 Місяць тому

    Asc sh mohamed majanaygelayaan ninka ciidanka maraykanka safka kula jira sida danab gorgor maloodhintaa qawmi waxaan kugujeclahay qaza waxaan kugunecbahay inaad lasocoto gaalka dhulkeena kusoduulay yaryakani waa kuwii xaraanta lagudhalay waxkale ma odhankaro

  • @Saeed-me6gq
    @Saeed-me6gq Місяць тому

    Somaliland guul ❤❤❤❤❤

  • @suleimanedimboru4531
    @suleimanedimboru4531 Місяць тому

    Asc sheqoow itobiyo you axmaro maxaad raga rabtaa somali sidaad iskugu kene laheed iskuday anaga faraha naga quad hana kala bixbixinin

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 Місяць тому +1

    Soomaali ayaa isku xoog weyn yaa Rabbi cadaw ajan itoopiya ahayd ma lehin

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 Місяць тому

    Amxaar xurmo inuusan lahayn weydiiya Somali Galbeed ee Ethiopia ku hoos nool. Heestan Muse Bixi lataliyihiis miyaa sameeyey?

  • @Shaficiyacqub
    @Shaficiyacqub Місяць тому

    Shiikh Amxaro looma dhasho ee waa LA noqda

  • @sadaqmusse2938
    @sadaqmusse2938 Місяць тому +1

    Somaaliyah soomaalibaaleh

  • @iftin2024
    @iftin2024 Місяць тому +1

    Shiikh allah ka cabso somalidu ma magacbaa maxay tahay ma ka hadashay markii somaliland farnaajo meel walba ka soo xidhay,
    Maka hadashay diyaaradii hawada laga celiyey ee qofka buka qaadaysey
    Ma ka hadashay dhalinyaradii lagu ceejiyey muqdisho iyo dhalinta bilaa sababta xamar loogu xidhay becouse waa reer somaliland laascaanood oo nabada markii somaliland necayb loogu soo duuley
    maka gadashay, Ethiopia miyaanay ahay meeshii asaxaabtii Rasuulka SCW nabad gelisey anaga markii maatada iyo caruurta diyaaradihii dawladii somalia ku garaacaysey Ethiopia na nabad gelisay Adiga miyaanay villa somalia kugu ilaalin
    Isku xishooda amxaaro miyaanay noo dhaamin. Runta dadka u sheeg ama iska aamusa
    Somaliland iyadaa ka talisa dalkeeda inaad ku xiiqdaanba maaha waayo is not your business.

  • @boonoboono6301
    @boonoboono6301 Місяць тому

    DULMI DIID IN LAGU SOO QAATO MA AHEEN ADIGAABA U SAMEY NAYO ADVERTISING .....KA BIXI DAD NOQONAYAN SIDAAN MA LOO QAADO DHULKA LAGU TUURAAA......

  • @muhamedhusseinjama2007
    @muhamedhusseinjama2007 Місяць тому

    sh waxani nama khuseeyeen , anguna waxanu dan moodno bnu ku soconaynaa , vlog yr oo duubto waxba ngama bedelaaalyo

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah Місяць тому

    Waa runteed axmaaro waxay ethiopia ku khasabtay afkooda iyo dhaqankooda ayagoo ka faaiidaysanaya xukuumadihii ay haysteen laakiin dagaal hadii ay noqoto somalidu waa superpower xaqiiqdii marka laga hadlo

  • @homeh3455
    @homeh3455 Місяць тому

    Anigu waxa aan ahay reer hargaysa waxa aaaaaaaad uga xumahay heesaha cadaawadu ku jirto oo umadii soomaaliyeed lagu kala fogaynaayo itoobiya oo dhan waa cadawga umada soomaliyeeg

  • @MohamedAhmed-ls9ty
    @MohamedAhmed-ls9ty Місяць тому

    Shekh hees wadhad

  • @amalhope42
    @amalhope42 Місяць тому

    Waa sax waxba,somalida a isku nanabiinah waa waa cadow somalia Italian

  • @amiira9377
    @amiira9377 Місяць тому

    Subhanallaah

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m Місяць тому

    Wadani hooyo anagaa maamulna.... Waxaan kaawaatey ayaan kaheley

  • @kurlibaaxmcc3695
    @kurlibaaxmcc3695 Місяць тому

    waa kuma wasiirka maliyada ethiopia bal iska daa Ahmed Shide muxuu ka yahay ethiopia

  • @MawliidMuuse-my4iz
    @MawliidMuuse-my4iz Місяць тому

    Horta somali wawada wllo hadana qabiilo nacayb isku haya ukala baxa anigu reer hargaysa ahay waxa walo nadhex mara somali hadana itobiya aya iga xun somalida alle dad isjecel haka dhigo haba kala go.ane lkn wa dad walalo ah

  • @samirr546
    @samirr546 Місяць тому

    Sheekh dulmi diid ma maqashay reer gedo iyo reer koonfur galbeed in ay dheheen amxaaro walaalaheen waynala joogayaan nabadeena ayey sugayaan!!!

  • @tawakalmadia1840
    @tawakalmadia1840 Місяць тому

    💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚 لا إله إلا الله محمد رسول الله 💚💚💚💚💚💚💚 اللهم صلى على سيدنا 💚 محمد 💚 بدر التمام 💚💚💚 ومصباح الظلام ومفتاح دار السلام وشمس دين 💚💚💚 الإسلام وعلى أله وصحبه الطيبين الطاهرين 💚💚💚💚💚 وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين جزى الله 💚💚💚💚 عنا سيدنا 💚 محمد 💚 صل 💚 الله 💚💚💚💚 عليه وسلم ماهو أهله 💚 عدد ماذكره الذاكرون وعدد ما غفل عن ذكره الغافلون ورزقكم الله زيارته وشفاعته 💚

  • @user-ef3ve9ry3g
    @user-ef3ve9ry3g Місяць тому

    Waa ku wataa

  • @Jeenyokajeenyo
    @Jeenyokajeenyo Місяць тому

    Wasiirka maaliyadda itoobiya waa Soomaali
    😂😂😂

  • @Ali_qasim143
    @Ali_qasim143 Місяць тому

    Shiekhow ilaah haku sharfo heesta waxaa qaday fanaaniin iyo abwaano somaliyeed waxayna ku horqaadeen madax caado qatayal ah walow aan ognahay inbadan oo shacabka reer somaliland aad uga xumaadeen heesta iyo sida walalahod cadow looga dhigay cadowgiina gacal iyo xigaal looga dhigay aanay raali oga ahayn hadana adiga cinwaanka moqduuca iyo qaabka aad uga hadashay ismalaheen waxaana dareema in aad wax xeerinaysay

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 Місяць тому

    Wixinu la ogaayo ithiopia kaso horjeed maha bal waydin la rabtan
    Ee waxaydin kasoo horjeedan in somalilnd aay kala hadasho oo aay kala heshiiso ithiopia iyo somalind waxay wixi danbe isku noqon doonan wlalo iska kashanay
    Dhankasta xaga amniga iyo dhaqalaha taasina way dhacaysa

  • @abdirahimaden
    @abdirahimaden Місяць тому +1

    Reer konfurow nabadgalo

  • @user-sw4qk8jb7c
    @user-sw4qk8jb7c Місяць тому

    Shiikhoow cajiib

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Місяць тому +1

    Reerkaan waqooyi dagan anaga idinla dhalanay amxaaro waa cadowgiina

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Місяць тому

      Anaga idinkaa cadaw gayaga ah AAbo iyo hooyo inamay wada dhalin soo maal waa soolis somalidu waa dad isku yimi Amxaarkaan kaa jeclahay

    • @Khadijo60
      @Khadijo60 Місяць тому

      @@user-sz7sn2rv9r amxaarka dintisana qaado waa kaa maaranaa

  • @user-rf3so1js2t
    @user-rf3so1js2t Місяць тому

    Aduunka somaliya ujecelaa lkn last two year udanbeyey 😂wuu diciifay