NUUR DALACAY GARNAQSI 18 MAY TORONTO MUSIC VIDEO DIRECTED BY JUNDI MEDIA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024
  • CAMERA BY JUNDI MEDIA
    EDITING BY JUNDI MEDIA
    Hoyga Murtid & Madadaalada Subscribe, Share, Comment, Like our facebook page / aqlivideopro

КОМЕНТАРІ • 219

  • @filsanmuse4394
    @filsanmuse4394 5 років тому +83

    Nin waliba wuxu hayuu ugu hiilinaya calankan adiguna alaylehe codkaga wd ugu hiilaysay afku kuma go nuur daalacay💚💬❤

  • @sidiiqtikaana8525
    @sidiiqtikaana8525 5 років тому +50

    Libaax laba maha Nuur daalacay somalilander dhaba happy 18 may all somalilanders💚💭❤

  • @dhiiboodhalaalbeautysalon8817
    @dhiiboodhalaalbeautysalon8817 5 років тому +43

    Mashallah waan kugu faana nuur daalay ruun noobaxaad tahay alle hanoo kaadaayo happy 18 may dadkaygii Somaliland💚🗨❤💚🗨❤👏👏👏

  • @Hooda36
    @Hooda36 5 років тому +37

    Fanaan qaaliya❤ nuur daalacay Allah haku daayo muwaadin asal pure somalilander viva18 somaliland 💚⚪❤ kanaxo nafta waa💚⚪❤👏

  • @alishalove4959
    @alishalove4959 4 роки тому +27

    Waaaaaaaaw reer soomaaliland waan idiin qirwynaa dad jira inaatihiin walaalaheen

  • @amaalapdilahi7352
    @amaalapdilahi7352 5 років тому +60

    Nuur daalacay iyo bk lapa fanaan o wadaniyiina
    Allow idin xafid💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚🏐🏐🏐🏐🏐🏐🏐🏐❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohazlly8758
    @mohazlly8758 5 років тому +58

    My dalkeygii illahay haku daayo adeero somalilander dhaba

  • @SNMSNM-pl2un
    @SNMSNM-pl2un 5 років тому +18

    WAA abtigay nuur dalacay karbaash wallo waynti somaliya OO waalatay guul Somaliland abid

    • @umalkhyremohamed5308
      @umalkhyremohamed5308 5 років тому

      SNM SNM123456 😂😂😂😂😂😂😂 Viva JB my bloood 😂😂😂😂 haabo🎋💪🏽🎋💪🏽🎋💪🏽

  • @puresomalilanderberberawi494
    @puresomalilanderberberawi494 5 років тому +162

    INTA SOMALILAND JCL
    LIKE iisaar

    • @arafaanas5628
      @arafaanas5628 5 років тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤💘💘💘💘💘💘💘💘👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💖💗💙💚💙💗💖💕💟💞💝💜❣💟💞💝💜💟💞💖💗💕💙❣💟💞💝💜💛🎷🎷🎷🎷🎷🎻🎻🎻🎻🎺🎺🎺🎺🎺🎶🎶🎵🎵🎵🎵🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎷🎷🎷🎷🎹🎹🎹🎹🎥🎥🎥📀📀💿📹📹📹📖📖🎤🎤

    • @amalxabiibxusen3503
      @amalxabiibxusen3503 5 років тому

      🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳💐💐🥳🥳🥳🥳♥️💐💐💐💐💐🥳🥳🥳🥳🥳🥳💐💐💐🥳🥳nur dalcay 🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐♥️♥️💐💐💐💐🥳🥳🥳🥳🥳🥳👌💐💐🥳🥳🥳🥳🥳💐💐💐💐💐

    • @mixiyodiinmahamed9782
      @mixiyodiinmahamed9782 4 роки тому

      hanolato.guuuuul.iyo.midnimo

  • @zumayaahmed4564
    @zumayaahmed4564 5 років тому +25

    my fanaankayga noloshu kuma xumayso somalilander dhab ah💚💬❤

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 Рік тому +2

    Maansha alaah Maansha alaah alxamdu lilaa Saaxiibkeen Nuurdalac.jarmalkaan kaa soo salaamayeynaa guul guuleysta umada Reer irirsamaale iyo soomaaliland ilaahow caawi ❤❤❤❤guuleysta

  • @macafcadetube619
    @macafcadetube619 5 років тому +27

    Waxba hay Danaynine cirka sare bal so dumi wlhi go aan cad weyi no more ber jileec💪💪💪💪

  • @khalidmukhtar7975
    @khalidmukhtar7975 3 роки тому +5

    AL FANAN Nour daLacay allaHa ku daayO waayO badan muwadin dhapa ♥️♥️

  • @vantazticpoy3037
    @vantazticpoy3037 5 років тому +11

    MuwadiN dhappa nuur daaLaCaY qadiyadda kuweYN allh haku sharfoH somaliland lover§liketa

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 5 років тому +18

    Wow Empire Republic of Somaliland
    💚💋💭 masha'allah👍

  • @roquiaawaleh7181
    @roquiaawaleh7181 5 років тому +35

    Mashaalah beautiful viva somaliland ha nolato

  • @Little_D815
    @Little_D815 5 років тому +41

    maansha alaah adeero nuur ilahay hanoo kaa daayo adeero mcn
    si kastoo laysku yeelyeelo mar uunbay qasab ku yeeli somaliland

  • @axmadshabeelchannel3699
    @axmadshabeelchannel3699 Рік тому +3

    Masha allah somaliland gul iyo gobonimo ciidaydi hooyo
    Fanan qaran nuur dalacay nolow inder

  • @aasiyaaxmed796
    @aasiyaaxmed796 4 роки тому +3

    Nuur dalacay wadaniga dhabta allow dhawr ❤️❤️❤️😘 illhay lagama kaqaado 🙏🏾 cisi iyo sharaf kunolow ❤️❤️❤️😘

  • @khadijagulied879
    @khadijagulied879 5 років тому +28

    Mansha Allah somaliland guuuuuul iyo gobanimo Happy Happy 18May dhamana reer Somaliland Allow dhowra somaliland guuuuuul guuuuuul

  • @mattanahasweden9251
    @mattanahasweden9251 5 років тому +4

    Somaaliland ha noolato cadowga ha jabo somaaliland guul guul iyo gobonimo somaaliland Nuur daalacay allow no daa fananka yaga qaranka Jamhuriyadda Soomaaliland 💚💭❤️

  • @shukrimuuse537
    @shukrimuuse537 5 років тому +9

    WOW! NOOLOOW NUUR DAALACAY FANAAN QARAN WELLDONE🙌💖👏👏💪💋💓

  • @munomar2442
    @munomar2442 5 років тому +20

    nuur daalacay fanankeenii somalilander dhaba

  • @falilaali6182
    @falilaali6182 5 років тому +13

    Masha Allah happy18❤️❤️

  • @sheikhtataa2152
    @sheikhtataa2152 5 років тому +8

    Heesaha ugu macaan somaliland fanaanka u qaaaday nuur daalacay keep going adeero

  • @deeqaidle6938
    @deeqaidle6938 5 років тому +19

    Wwwwww fanaan wadaniya wlhy heesihiisoo.dhan dhiigaaa kaca viiva dadkeygii💚👀❤💚👀❤💚👁❤💚👁❤

  • @username5747
    @username5747 2 місяці тому +1

    I'm so proud of my Somaliland DNA 💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️ saluting our beautiful flag from Wales🏴󠁧󠁢󠁷󠁬󠁳󠁿🏴󠁧󠁢󠁷󠁬󠁳󠁿🏴󠁧󠁢󠁷󠁬󠁳󠁿🏴󠁧󠁢󠁷󠁬󠁳󠁿🏴󠁧󠁢󠁷󠁬󠁳󠁿🏴󠁧󠁢󠁷󠁬󠁳󠁿🏴󠁧󠁢󠁷󠁬󠁳󠁿💚🤍❤️

  • @janomohamed3173
    @janomohamed3173 5 років тому +20

    Heestan dagaysiigeedha Kama Daalo qofkii somaliniimada iyo nada jacayl Lee fahmii karo intii qabiilka maskaxda ka gashaaye Lee qalad ufusiiranayo viva hargaysa iyo somaliland may almighty keep peace in hargaysa forever Amiin ya rabbii😍love

  • @boqoradasomalilan1825
    @boqoradasomalilan1825 5 років тому +12

    masha alla ❤🗨💚 dalkayga somalilan

  • @jaamacsaleban8412
    @jaamacsaleban8412 Рік тому +1

    Mshllh qaran jira garnaqsadana weeye allow noo barakee oo noo badbaadi.

  • @salmamoha9091
    @salmamoha9091 5 років тому +10

    I love ❤️❤️❤️❤️ Somaliland.

  • @najahmuhammed1127
    @najahmuhammed1127 5 років тому +21

    waxaba ha i daar daran warin Daniba waay ku yeel siin waa Ereyo Murti leh Ruunti 💚👁❤

  • @xamdaaxmed7413
    @xamdaaxmed7413 5 років тому +9

    Ala jecelahay Wadankagiiiii love you more inolow alfanaan nuura

  • @Zikomiilo
    @Zikomiilo 9 місяців тому +1

    I love somliland from south west 🇦🇿

  • @boqorkasomaliland5781
    @boqorkasomaliland5781 5 років тому +23

    Much alaah dalkayga jeceliyaah farxad uqadah wllhi marka dadkiiso ku farsaxsan arko

  • @hoodo9579
    @hoodo9579 5 років тому +5

    Nuur dalacay fanan wadaniya waan ku taageera❤

  • @uptiazizmohamed99
    @uptiazizmohamed99 5 років тому +5

    AaabO NUuR DaaLaCaY❤❤ BuuFi QAdaad waYnta

  • @hibakhassan7367
    @hibakhassan7367 3 роки тому +2

    Yaa salaam Ereyadii Cali Axmed raabi alla ya cisik noolow intay nololi jirto

  • @amranmohammed555
    @amranmohammed555 5 років тому +14

    Mansha Allah guul ❤👌💚👌💗👌❤👌💕👍

  • @somalilandpresstv
    @somalilandpresstv 3 роки тому +6

    Somaliland blood walhi 💚⚪❤️
    Somo ku waara all somalilanders in the world🙏
    Thanks.all fanan nuur dalacay

  • @xamdaaxmed7413
    @xamdaaxmed7413 5 років тому +13

    Manshallllh somalilnder guuuuuul ishalllh 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👏🤲🤲💚🌥❤❤🌥💚💚💚💚🌥💚💚🌥💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚❤❤💚❤💋💋💋💋💚💚💋❤🌥👏🌥👏🌥👏🌥🌥🌥

  • @nimcomaxamed440
    @nimcomaxamed440 3 роки тому +2

    𝐙𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐡𝐚 𝐧𝐨𝐥𝐚𝐭𝐨💋🤴

  • @ridwanmohamethomar8386
    @ridwanmohamethomar8386 4 роки тому +4

    Macha allah Nuur daalacay korkaad noo saaran thy indr qli ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤✌

  • @cusleyeciltire1008
    @cusleyeciltire1008 4 роки тому +2

    Nuur dalaac waxaan ku jeclahay si wanaagsan ayuu uu karbashay somalide koonfurta ee moqdisho Eesh Calaa Fanaan buuxa

  • @kalgacalcabdi5354
    @kalgacalcabdi5354 5 років тому +15

    Mncha allh somaliland💞💞

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 5 років тому +17

    Masha Allah nolaada somaliland

  • @cagaetyon8849
    @cagaetyon8849 Рік тому +3

    Ereyada oo qoraal ah 😊
    Dalku waa dalkaygii
    Dadku waa dadkaygii
    Buugayga noloshana
    Cid aan uga danbeeyiyo
    Inaan doorkan lay talin
    Duruufihii dhacay baray
    Damac iyo hinaasiyoo
    Dirqi maaha noloshuyee
    Ninkaa taa dareensani
    Dib ha uliqo candhuuftoo
    Dibnaha ciil ha raamsado
    Ninkaa daris wadaagiyo
    Inaan Laba dal noqoniyo
    Samuhu aanu deeqinoow
    Waxba hay dardaar warin
    Daniba way ku yeelsiin
    Ninkaan daris wadaagiyo
    Inaan Laba dal noqoniyo
    Samuhu aanu deeqinoow
    Waxba hay danaynine
    Cirka sare bal soo dumi
    💚🤍❤️
    Marka dogob ulaaqmee
    Sida daawo shiilmaa
    Dabkuu kala eryaayo
    Cayayaanka duudkiyoo
    Dacalada ka saarani
    Dhinacyada ka daataan
    Digsibaa haduu karo
    Daboolka iska qaada,ee
    Nin xajiin u dibad baxay
    Hadaladuu daldalay iyo
    Daylqaaf ma guulbaa🤔
    Ninkaan daris wadaagiyo
    Inaan Laba dal noqoniyo
    Samuhu aanu deeqinoow
    Waxba hay dardaar warin
    Daniba way ku yeelsiin
    Ninkaan daris wadaagiyo
    Inaan Laba dal noqoniyo
    Samuhu aanu deeqinoow
    Waxba hay danaynine
    Cirka sare bal soo dumiiii
    Ereyada: cali seenyo
    Laxanka: xan xanteeye
    Music: sir maxamud
    Codka: nuurka dalka nuur daalacay

  • @arwayusuf9823
    @arwayusuf9823 5 років тому +10

    Msha allh nuur dalacay

  • @khadarmahmed2658
    @khadarmahmed2658 2 роки тому +3

    Mashaa allaah alle haafido somaliland iyo dadkeedaba

  • @Caliya2020
    @Caliya2020 5 років тому +4

    Nuur Daalay he playing no games ❤️😘😍

  • @hodanabdi7156
    @hodanabdi7156 11 місяців тому +1

    Nuur dalcay big fanan 🤏🥺 nin qarani madu ku wayn thy💚🤍❤️

  • @hamze5225
    @hamze5225 5 років тому +8

    Waaaaaaaaw Allow nabad qab igu gee wadankaygii Hooyo 6 sano ayaan kamaqna indhaha basasey wlh

  • @engxudeyficabdiraxmanibrah3216
    @engxudeyficabdiraxmanibrah3216 5 років тому +4

    Fanan qaran waa kaaso kale alle cimri dheer iyo cafimaad dheerba ha ku siiyo

  • @mamamana2882
    @mamamana2882 5 років тому +3

    Masha Allah hanbalyo guul iyo gobanimo cadowga uu nolow

  • @MohamedSaid-ec4yi
    @MohamedSaid-ec4yi 2 роки тому +2

    Mashalah ♥️💘

  • @hudamohammed7998
    @hudamohammed7998 3 роки тому +6

    Beautiful song I love somaliland

  • @togdheervalue8106
    @togdheervalue8106 5 років тому +3

    Nuurdaallacay waa faanan qaran aadna waan ugu mahadcelenayaa siduu ugu luuqeeyo heesaha wadaniga aha gaaar ahaan heestan oo aan midhaheedda lahaa

  • @amalibrahim9206
    @amalibrahim9206 Рік тому +3

    Somaliland magacaaga oo qudha markan maqlo ayan jidhiidhicooda🥲🥲 Waad guulaysan dalkaygoow imikaba ma guul yaride❤❤

  • @munakhalif5956
    @munakhalif5956 2 роки тому +1

    Munadii qaranka nuur dalacay💚🤍❤

  • @zainabmirreh4533
    @zainabmirreh4533 5 років тому +2

    Mashallah rag ayaa isku tagey abwaan cali seenyo nuur dalacay iiyo fanaanka laxankasaray xanxanteye waa hees qiimo leh
    I love somaliland

    • @hamdadagan889
      @hamdadagan889 5 років тому +1

      Waxba hay dardaar walin daniba way ku yeelsiin eesh cala

  • @drsidman2237
    @drsidman2237 4 роки тому

    Allow nokaa daa nuur dalacay waa hanti qaran waa mj afak dadna qori ayaay mj kunoqodeen isna afka waa isku mid ka somalilan afaka ugu heesha iyo ka afaka igu hiisha waa wada mujaahid allow nookaa daa

  • @naimaindhodeeq7304
    @naimaindhodeeq7304 5 років тому +7

    Mncha,allh dalku waa dalkygi dadku waa dadkaygii

  • @xuseen1520
    @xuseen1520 Рік тому +1

    Somaliland alow dhowr snm heros waanu ku Cano Maalay

  • @sahrasaid140
    @sahrasaid140 3 роки тому +2

    Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw

  • @khadramaxamed679
    @khadramaxamed679 5 років тому +3

    Somaliland horu soco

  • @hassan-adam2895
    @hassan-adam2895 4 роки тому +1

    Nuur dalacay
    Kugu fanaa adiga iyo more

  • @naimahassan999
    @naimahassan999 5 років тому +7

    Mansha allh somaliland allow dhowr

  • @asadibrahim5596
    @asadibrahim5596 Рік тому

    Salaan Sare Masha Allah Guul Iyo Gobanimo Somaliland ❤❤❤❤❤❤

  • @dhhdjfjf3945
    @dhhdjfjf3945 4 роки тому +3

    Wooooooow maansha allaah 💚💚💚⚽️⚽️⚽️❤❤😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @AhmedHassan-bp4wh
    @AhmedHassan-bp4wh 5 років тому +3

    Masha allah somalilind hanolto

  • @BSK24TV
    @BSK24TV 2 роки тому +3

    Guul guul GOBNIMO Somalian

  • @barwaaqomxamed2236
    @barwaaqomxamed2236 3 роки тому +3

    Somaliland my horm noolaada 💋💟

  • @arawelomakufto8460
    @arawelomakufto8460 5 років тому +6

    Anu garnaqsano qadadwayney hadi kale cirkaa u kaca viva somalilnd

  • @hamsekunjir5225
    @hamsekunjir5225 5 років тому +1

    Nuur Daalac Wale Waa Fanan iyo Badha Sharf ku Nolow Dhulkaga Hooyo

  • @niciimafuaad1444
    @niciimafuaad1444 4 роки тому +2

    Waw cadawga hajiro❤❤❤❤❤😁😁

  • @shadiyafarah3377
    @shadiyafarah3377 Рік тому +1

    Guulaysda somlilan ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadraadan7317
    @khadraadan7317 5 років тому +4

    💪💪💪💪💪💪💪💪viva somaliland dadkagiii cadawgin hajaboh

  • @nimoomar15
    @nimoomar15 5 років тому +3

    Masha allha nuur dalacay❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @apwaantigerofficial6376
    @apwaantigerofficial6376 4 роки тому

    Nuur dalacay aapaha dalka
    Alleh kuma tuso
    Waxkana xiya
    Apid
    Somaliland
    Guuuuul

  • @ismaaciilshaakir1shiine178
    @ismaaciilshaakir1shiine178 5 років тому +3

    Mansha Allah

  • @monisamohamett6955
    @monisamohamett6955 Рік тому

    SOMALILAND SOMALILAND SOMALILAND SOMALILAND SOMALILAND SOMALILAND SOMALILAND SOMALILAND SOMALILAND SOMALILAND SOMALILAND SOMALILAND 🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @Hadalsaalaxby
    @Hadalsaalaxby 4 роки тому

    Mch alla allow daa bk iyo nuur daalacay geesiyaal somaliland u dhashay

  • @HiboH.Diamond-rs5zo
    @HiboH.Diamond-rs5zo Рік тому +1

    Mashal

  • @hamsehamse1952
    @hamsehamse1952 4 роки тому +3

    Somaliland is my BLOOD is my BACKBONE

  • @nuuraaliraygal1885
    @nuuraaliraygal1885 5 років тому +3

    ❤❤❤❤❤somaliand horimar wacan

  • @saynabcabdalle2256
    @saynabcabdalle2256 5 років тому +5

    Somalilan horumarkagu manusqamo

  • @mukhaaryuusuf8692
    @mukhaaryuusuf8692 4 роки тому +2

    Waaa dhab

  • @fardowsoahmedyusuffardus1845
    @fardowsoahmedyusuffardus1845 5 років тому +2

    masha allh guul sllnd

  • @cabdicumar7919
    @cabdicumar7919 11 місяців тому +1

    Yaa loo jeedaa samaroon garxajis harti

  • @cabdisalma7324
    @cabdisalma7324 5 років тому +2

    Masha allha

  • @user-ve3rg4wp3g
    @user-ve3rg4wp3g 7 місяців тому

    Soomeeleilguuuuuguuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadromohammed3995
    @khadromohammed3995 9 днів тому

    Thank you! ❤

  • @cabdirisaaqmaxamed4650
    @cabdirisaaqmaxamed4650 4 роки тому +1

    fanaan qaran nuur daalacay

  • @ayaanfaarax7116
    @ayaanfaarax7116 5 років тому +2

    Woow💚❤💚❤👌❤💚

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 3 роки тому +2

    Isaaq hadii aad wadan rabtaan oo nila aqoonsado magaca somaliland iska bedela sida japuuti ay la baxday please. somaliland way wada ahayeen somaliland italian and somaliland british ! Sharciga aduunkana raaca!

  • @asmaasia1190
    @asmaasia1190 5 років тому +1

    Manshaa aalh nuur dalacay waa wadani dhaba.inad.ila.arkatey wllo

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd 7 місяців тому +1

    Somaliland Guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @mustafeindho3813
    @mustafeindho3813 4 роки тому

    maaha daba dhilif xun oo la iibsankaro
    nuur daalacay waa hanti qaran

  • @Ayaanlecabdi-u6c
    @Ayaanlecabdi-u6c Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ dalkayga hooyo

  • @naajitv6557
    @naajitv6557 5 років тому +2

    Mashalal soomaalilanad