WADANIGA DHABTA, Nuur Daalacay 2015, MO FARAH (Full HD) Official Video

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 2,5 тис.

  • @doobkajarmaldegan8855
    @doobkajarmaldegan8855 5 років тому +362

    Allaw dhawr Somaliland waxan ahay nin kasoo jeedaa gobtii puntland allaw u siyaadi nabada iyo hormarka love saara reer Somaliland iyo reer puntland

    • @sagalaxmed1233
      @sagalaxmed1233 4 роки тому +4

      Thanks you my brother

    • @sabaaxxasan
      @sabaaxxasan Рік тому +2

      Gobta soomalidu waaa mj illhy haydin xafido

    • @jirdemaxamed6206
      @jirdemaxamed6206 10 місяців тому +2

      Somaliland waa wadan madax banaan ee hanugu soo waalan

    • @yasminmaxamud775
      @yasminmaxamud775 6 місяців тому

      Amin ❤

    • @AdamHusein-jg8nh
      @AdamHusein-jg8nh 5 місяців тому +1

      1❤❤❤❤❤ az❤❤😊😊😊❤ pmaa11q1q1q1qqq1111❤❤❤ qqqaa as qq❤0😊😊😊p
      ​@@sabaaxxasan

  • @maria-ij1qg
    @maria-ij1qg 5 років тому +782

    Ma ihi reer somaliland saaso ay tahay iska jeclahay anoo yara heestan tvga somaliland ka dawan jiray waana qadi jiray anoon aqoonin somaliland wax laga wado viva somaliland guuul from walshin gobolka bari puntland kasoo jeda

  • @abdiqaniali9003
    @abdiqaniali9003 4 роки тому +483

    2020 hadaa dhagaysnyso. From somalia 🇸🇴. Wllahen. Rer somaliland. Love you ♥️. Putland 🙏🇸🇱🇸🇴🇭🇺

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 4 роки тому +11

      Hahaha hoyada walalka was ana reer somaliland walalkemay matihid

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 4 роки тому +4

      @A M ana reer burcadii asalka burco hashegan

    • @aslijamac279
      @aslijamac279 4 роки тому +9

      Ale marwalba wxnka baryaa in soamli isku keeno aad ayan idin jaclnahy reer mogdisho❤

    • @sulaymaanmaxamed2006
      @sulaymaanmaxamed2006 4 роки тому +3

      kkkk hadalkaas wan kugu raac sanahey from mudug.g

    • @khadraali3907
      @khadraali3907 3 роки тому +3

      Love you to from somaliland

  • @carabotawa
    @carabotawa Рік тому +17

    Anigoo ah wiil HG ah💙🤍💚, waxaan kufarxaa, kufaanaa jeclahayna walalahey reer Sheikh Isxaaq Alllow Quweey Somalilnd💪❣️🙏

  • @muniirmohamed3818
    @muniirmohamed3818 3 роки тому +37

    Love somaliland 💯 Dad aan aad iyo aad ujeclahy waa reer Somaliland especially Hargaysa... Waligay na maqal mooyee matagin Somalia iyo Somaliland ba balse taageero uahay... from Kenya.

  • @iamhealer4432
    @iamhealer4432 5 років тому +536

    Reer ayeeyday somaliland iyo wiilka ugu jeclahay dunida ka soo jeeda waa jeclahay somaliland allow dhowr dumashidiina ahay😄 from galmudug

  • @axlamali6332
    @axlamali6332 4 роки тому +301

    I am from galmudug i love Somaliland 💚😄🙌🏽wan idinku hanbalyen hormarkina walaldeydow💞🙌🏽

    • @kopend8638
      @kopend8638 3 роки тому +6

      Love live the galmudug

    • @axlamali6332
      @axlamali6332 3 роки тому +3

      @@kopend8638 love u to

    • @siciidaxmed3527
      @siciidaxmed3527 Рік тому +1

      Soomaalilaan guul💚🤍❤🤲🤲🤲🤲

    • @ruqiyaapthirahman28
      @ruqiyaapthirahman28 Рік тому

      @@kopend8638 AÀa1q¹qqaq

    • @yusufdhimbil7367
      @yusufdhimbil7367 Рік тому +4

      Galmudug dhasha general Caydid May allah granted the highest level of jannatu fardasa Amiin Amiin and the

  • @alexlegrand6669
    @alexlegrand6669 6 років тому +121

    Mashallah hees macaan iyo ummad qurxoon Oo dalkooda jecel. Allow idiin dhowr nabada iyo horowmarka. From jabuuti👏👏👏

  • @najmahajji5108
    @najmahajji5108 4 роки тому +249

    Heestaan Markaan Maqlo Waan Iska Ilmeeyaa Allow Idin Dhowr Abtitaalo💚⚪♥️

  • @Asmar..............7
    @Asmar..............7 7 місяців тому +336

    Who watching 2024😂❤🎉

  • @abdishakurabdinasir9249
    @abdishakurabdinasir9249 4 роки тому +95

    Iam from puntland but somalind it is my blood dadku waa walalo viva hargaysa❤️

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 8 років тому +487

    Waddaniga Dhabta ah Allow Dhowr ..#Somaliland Allow Dhowr,
    Muuqaal iyo Ummad Qurux Badan ...
    Waxaan la Yaabanahay Sababta Muuqaalkan Dad Badani
    U Daawaan?

  • @manchesterunited739
    @manchesterunited739 5 років тому +62

    Runti anigu kama soo jedo rer soomaliland .lkn xaqiiq wan jeclahay iyaga iyo hormarkoda..jira oo joga.....viva soomaliland

  • @mrzack4124
    @mrzack4124 3 роки тому +29

    Abtiyaal sanad guuro wacan wa idin jeclahay walahi from🇸🇱❤

  • @sadaaminholyrics2086
    @sadaaminholyrics2086 3 роки тому +23

    Yaa dawanayaa 18-May-2021
    Happy 18-May Somaliland 💚🤍❤
    From Ciyaal Xamar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zeyepahmed9968
    @zeyepahmed9968 6 років тому +224

    from puntand samaliland allahow dhawar amiin

    • @hamdahmouse8123
      @hamdahmouse8123 5 років тому +1

      amiin wll dhamaa wllha somliyee

    • @proudcitizen4883
      @proudcitizen4883 4 роки тому +1

      Kuliguryaha Somaliyeed Guul Iyo Derejo Hakunooleeyo Aamiin Allahayow

  • @stayblue759
    @stayblue759 6 років тому +49

    Dhiiga i KaCa mrkan Maqlo hesaha JamuriyaDa barakaysan ee SomaLiLaND ❤❤❤❤ ..
    Ilahay 2019 ka nabad hanagu gaadhsiyo kama daalo wleh
    👏👏👏👏👏👏👏

  • @abtihawd434
    @abtihawd434 4 роки тому +63

    2020 yaa ila dawanaaya wlahy waan qirooda markasta kusoo ceshadaa 😭😭😢 aamin allow dhowr

  • @maadiiichannel8623
    @maadiiichannel8623 3 роки тому +30

    Yadoo ay 12 days iiga hadhay happy 18may 2021 ayaan daawanaya maaanta ilaahow cafimad igu gaadhsii tan iyo qaar kalaba🥺😭💚⚪️❤️guuul somaliland

  • @abdijama7260
    @abdijama7260 2 роки тому +61

    Am 💯 somalilander but 4 generation from Kenya I don't speak somali but this song went in my soul maaaaan.. 1 big love to my all lander and Somalia 🇸🇴

    • @mahamoudmohamed9741
      @mahamoudmohamed9741 Рік тому +5

      Mashaaalah am also same geration from tz mzee huu wimbooo huu unanitoa machozii wallllaaaaah

    • @osamecr7998
      @osamecr7998 Рік тому +3

      Heesta aan ugu jeclahay somaliland

    • @keydsan
      @keydsan Рік тому +4

      I’m a fourth generation kenya but family trace back to burco somaliland . I’m from duriyadii May Allah protect Somaliland 💚🤍❤️🥰🥰

    • @reerberbera3234
      @reerberbera3234 Рік тому +3

      3rd generation Kenya. Origin Berbera. Love you all my Isaaq sijui in Kenya and Tz

    • @jirdemaxamed6206
      @jirdemaxamed6206 10 місяців тому

      Somaliland waa wadan madax banaan ee hanugu soo waalan

  • @inaaxmad3369
    @inaaxmad3369 5 років тому +67

    Somaliland alle ha xafido waa walaaleheen soomaliyeed.
    From puntland

  • @YFcompany
    @YFcompany 5 років тому +54

    Allahayow iga dhig madaxweynaha somalia ictiraaf ka somaliland banaanka waye ana jcl somali iswada jcl

    • @malakehmet3113
      @malakehmet3113 5 років тому +2

      somalia adigoo miidhan in lagaa dhigay ahayd wlhi

    • @mohamedabdio1510
      @mohamedabdio1510 4 роки тому

      Never Ever Somalia kala go'imayso

    • @maanoche9742
      @maanoche9742 4 роки тому +2

      @@mohamedabdio1510 haa somalia makala go'ayso somaliland-na waa dal madax bannaan imikaba somalia kuma jirto

    • @mohamedabdio1510
      @mohamedabdio1510 4 роки тому

      @@maanoche9742 1 qabiil baad tihiin Xuduud buu leeyahay Africa Xoog baa ku joogaysan Hadii kle mar kle baa laidin karbaashayaa U guura meel kle Oo Aa Dal ka dhisataan lkn Halkaas weliged Somalia bay Ahaani Intaa Ku biyo cab

    • @maanoche9742
      @maanoche9742 4 роки тому +1

      @@mohamedabdio1510 Dood aqoon iyo taariikh ku dhisan meesha la kaalay qabiil iyo reer hebel hala iman meesha indr liibaane

  • @Bwalde
    @Bwalde 6 років тому +215

    Waa wallaalkiin oo kasoo jeeda Deegaanada Puntland ama Gobollada dhexe!
    Walaalahay Soomaaliland waxaan idin leeyahay noolaada, Horayna usocda.
    Diirkaa Laga simanyahay.
    Ilaahay haydin Garabgalo.

  • @abdihafiiid...............2008
    @abdihafiiid...............2008 9 місяців тому +94

    Waxaan hubaa in aad heesta calanka 🇮🇷 Dib u so booqan doonto 🤗 Hada iga danbayso Like Dhac ku sii 👍😁

  • @sheikhshafici3771
    @sheikhshafici3771 2 роки тому +17

    From galmudug to Mogadishu galmudug ila weyn i love you somaliland like igu dhooba

  • @saidabulahi9884
    @saidabulahi9884 5 років тому +181

    inta daawanaysa heestan ee reer somalilandr ah isaara like 2019 april 12 friday ha iladhafina please

    • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
      @weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 років тому +3

      Hh caawa oo ah 18 may saacado yar Ka hadhsan yhiin baan daawanya alxmduilaah farxadayada lamasoo koobi Karo😍🙏❤😘😘😘😘😘

    • @Abdifatahmohamed-zh8dx
      @Abdifatahmohamed-zh8dx 5 місяців тому

      30/04/2024 ayaan dawanaya oo ay 18ki may ka hadhay 19 maalmood❤

  • @Salmaahmed-bs7hq
    @Salmaahmed-bs7hq 4 роки тому +73

    2020 inta igadanbeysa wan idinsalamay from S.land

  • @liibaanyare7631
    @liibaanyare7631 6 років тому +95

    from baledweyne hees macaan shucuurta kiciso Somaliland allow dhowr

    • @xamdamohamed8608
      @xamdamohamed8608 2 роки тому

      I will be there at the same time I don't have a car so

  • @Zunsey143Sey
    @Zunsey143Sey 5 місяців тому +17

    Yaa dawanayah 10 /5/2024 Hamplyo 18 may dariskyga wan jeclhy wllhi heestan from puntland ❤😊

  • @sami3642
    @sami3642 Рік тому +15

    Listening to this song in order to stay strong and pray for my Somaliland 💚🤍❤️. O Allah please save my country and my people from all those who want to cause chaos.

  • @qaqaqaqaa8736
    @qaqaqaqaa8736 6 років тому +632

    IntiiH reer somaliland ah heestina like ta zhpyaal❤❤

  • @apdullahicarab2461
    @apdullahicarab2461 5 років тому +373

    Wax Somaliland la yidhaahdo ma jirto Waa state ka mida stateska Somalia. Waqooyi anoo u dhashoo koonfurna jecel from Laascaanood

  • @haktibz6774
    @haktibz6774 6 років тому +57

    18/05/2018
    Waa bisha keliya aan dremayo inaan leyahy dal mida iyo dad is jecel , nuur dalacey, mo faarah legend,
    Waar hala wado hawsha xitaa imika aniga soo wada heesti 18my 2018
    Yaan La mogaan

  • @abdirisakmustafe6927
    @abdirisakmustafe6927 3 роки тому +9

    Malinkay soo baxday ilaa maanto 2021 waan daawanaya kama daalin wlhi waayo somalilnd dhiigaygay raacday waligeedna difaaceda waan u taagnanaya allow noo dhowr dalka ✌

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 4 роки тому +40

    Proud to be Somalilander 💚💬❤️✔️🗣️

  • @abdifalastino745
    @abdifalastino745 5 років тому +20

    Masha allaah I'm from Somalia state kgs Bay Somaliland people are my Brothers sisters and friends just keep going on to build your state and your country. Inshallah allaah will be with you.

  • @mmhabeb
    @mmhabeb 5 років тому +19

    I love abtiyaasheey iyo waliba reer xididkey waana ku dhashay hargeysa.Viva Somaliland.From Mogadisho.

  • @cabdulaahiwadani5825
    @cabdulaahiwadani5825 5 років тому +39

    Wllhi somalilnd si niyad ah Ayaan ujeclahay waxaana kasoo jeedaa muqdisho wllhi hadeey Somalilnd Naga maqan tahay waxba maqabsan karno waayoo waa dad howlkar nimo iyo xikmadba alaah kumaneystay iinoolaada 💚💟🖤💓

    • @hanny4514
      @hanny4514 2 роки тому +2

      Ilamadeer qofkad jeceshay inuu farxa loo ogolaada ee pls na daaya labo dawladood oo wllo ah haddan noqn lahayn wllhi somalinimo muqdisho cid igama xigteen balse hadda waan necbahay wayo waxy rabaan inay nala hadhaan

    • @sakariyeabdi9046
      @sakariyeabdi9046 2 роки тому +2

      @@hanny4514 saw wlahi waa sidaa aad na fasaxi layden sidaa djaubti ayaan idiin garab istaagi layn iyo si ka daran

    • @ayaanlejaamac8191
      @ayaanlejaamac8191 2 роки тому

      3

    • @fahdiabdilahi7692
      @fahdiabdilahi7692 2 роки тому

      Wajiga hanagaga dhagine nasiidaaya hadaba anagaan dooneyn inaa. Idinla joognr

    • @fahdiabdilahi7692
      @fahdiabdilahi7692 2 роки тому +2

      @Nimco Muuse aadam waad jeclaan lahayd Somaliland balse matihid anagu hadaanu nahay Somaliland waxan kasiman nahay yer iyo weyn qaranimada Somaliland waa muqadis, midnimo dhimatu kusii dhaganye Dhagaha ugu rida inaaney dhacayn

  • @xidigyare1448
    @xidigyare1448 3 роки тому +3

    Inta dhul somali dagto laascaanood ayaan ugu heclahay ayeeydeey mcn ayaa kasoo jeedo allaha u naxariisto ayeeyo seynab xaji ahmed muuse

  • @box5319
    @box5319 2 роки тому +28

    Somaliland,a place like no other.An oasis of peace and stability amidst the ever anarchic horn and beacon of democracy,needless to mention it's patriotic citizens who has proven themselves to be the ideal community to be fathomed by any rational mind.
    Allow me to send My unwavering love to The great nations of Somaliland and its rare gem of citizens who,more often than not defends their motherland with utmost vitality and verve that borders a religious zeal.
    We the people of mandera county kenya love you with agility which is always second to none.

  • @nimoyarofficial7164
    @nimoyarofficial7164 7 років тому +87

    Nuur daalacay waa raga ugu cad cad dadkeena soomaaliand wlahi ilaahay ha noo daayo

  • @darajosweden692
    @darajosweden692 5 років тому +43

    from Sweden Somaliland ilahay Haa Dhawro ❤💬💚

  • @m.a.asports2409
    @m.a.asports2409 5 років тому +12

    January 2019 Allow dhowr my Somaliland ❤❤ Farxad ku noolada dadkaygii meel ba oo aad aduunka ka joogtaan
    From Ceergaabo 😍

  • @hibohirsi6728
    @hibohirsi6728 2 місяці тому +3

    Walaalaheyga allaha dhoowro heestaan galmudig ayaaba i jecleeysiisay ❤❤❤

  • @bajadhuunyare3785
    @bajadhuunyare3785 Рік тому +7

    Mansha Allah ilaahow dhowr Somaliland and make their wish to come true Independent country🇺🇿🇺🇿🇺🇿much love from puntland

  • @abdimalik_sh_ahmed
    @abdimalik_sh_ahmed 5 років тому +55

    yaa daawanaya 2019
    like isko mooji

  • @nimcomukhtaar3936
    @nimcomukhtaar3936 5 років тому +39

    Rise your hand if you are listening 2019/5/5 waana Ramadan waana my

  • @MiimiAlbashiir
    @MiimiAlbashiir 6 років тому +21

    Wlhi heztan markan maqli jirey dugsi ban dhiganyi wna hifdye😂😂😂 sando bdn ka dib cawah so xasuste coz 18 may ngu so fodleh inkasto ehenin somalilnder
    😍❤18 may hmplyo
    Rer somllnd likta ha ila dhafina

  • @awosaleban105
    @awosaleban105 3 роки тому +8

    Waa dharaartii la taagey
    La dhidbay calankeenii
    Dhalaankeenu nabad ku seexdey😭😭😭😭😭❤
    Ya allah somaliland cadowgeeda jabi😭😔

  • @saeedabdiabdulle
    @saeedabdiabdulle Рік тому +19

    TANBAAN DHEGEYSTAA MAALMAHA ADAG SI AAN INSPIRATION UGA HELLO BE PROUD OF SOMALILAND ❤❤❤❤

  • @asmahoussein3193
    @asmahoussein3193 5 років тому +108

    We love somaliland from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯💕💕💕

    • @xamsebreezy3996
      @xamsebreezy3996 5 років тому +1

      😂😂😂😂🇮🇹🇮🇹💓💓

  • @maxamedaadan5888
    @maxamedaadan5888 6 років тому +143

    Alihii iga dhigay somalilander ayaa mahad iska leh alow waa kugu mahad

    • @nadirazunio6898
      @nadirazunio6898 6 років тому +1

      Maxamed Aadan wwwwwww my contrary Somaliland adna wllo alle hakuxidiyo dlkeenana citiraafka alle hainasiiyo Aamin Aamin khyrkeen dhbti wAAAN DHAAFNY

    • @bahjoabdi6236
      @bahjoabdi6236 6 років тому +2

      Nadiira nalka nyrus
      Inta radineysan ictiraf baa qiyamuhi dhacaya

    • @adalealale5192
      @adalealale5192 5 років тому +2

      @@bahjoabdi6236 IDINKA SIDAY AMISOM AFYARTA IYO AFJEEXA KAAGA CUNAYSO NAARTA KU GALAYSAA

    • @halimoyuusuf7867
      @halimoyuusuf7867 4 роки тому

      😀😀😀😀😀😀😀😀

    • @sakareyeducale9805
      @sakareyeducale9805 3 роки тому

      @@bahjoabdi6236 Masha Allah Abayo mcn Waa Sidaaa Sheegtay

  • @osobsalad9147
    @osobsalad9147 5 років тому +168

    I’m from Somalia but I freaking love this song ❤️

    • @akariimmawliid1194
      @akariimmawliid1194 3 роки тому +6

      We all do

    • @haneizadjamaabdillahi1139
      @haneizadjamaabdillahi1139 Рік тому +4

      Inshallah don't worry oneday we will be all unite because Somalis are only one souls one spirit no matter whatever issue and problem we are going through tomorrow we will be reunite until eternity

    • @footballer9117
      @footballer9117 Рік тому +3

      ​@@haneizadjamaabdillahi1139kkkkkkkk😂😂😂😂 wlhi waa qoslay midow kulahaa MIDAWGA 1960 ANAA KAA JECLAA WALAAL.
      IMINKANA ANAA KAA JECEL GOONI U ISTAAGAYGA WLHI KUMA SOO NOQONAYNO SOMALIA SIDAA KU OGOOW

    • @esma5881
      @esma5881 Рік тому +1

      @@footballer9117 i laugh too midow kulaha SOMALILAND has love too to unité all somali country but wax lug sonoqodo majirow wala kala tagey SOMALILAND wey socotey !!!😂😂😂wey tagaytey SOMALILAND

    • @mahamaddaki4391
      @mahamaddaki4391 Рік тому

      @@esma5881 khaatum9 ayaa ictiraafki cagaha ulaashay 😁🖕

  • @adansalat1365
    @adansalat1365 2 роки тому +24

    From Northern Frontier District Kenya Somaliland always in heart Congratulations for the peace

  • @NastehoIsmail-co8gx
    @NastehoIsmail-co8gx Рік тому +9

    Nuur daalacy ilaha ha janeeyo❤😢

  • @crisaaqsomali8357
    @crisaaqsomali8357 5 років тому +134

    2019 yaa ila arka

    • @ramlobashiir768
      @ramlobashiir768 5 років тому +2

      C/risaaq Somali 👈👈👈👈huno ana

    • @hoodocabdimaxamed4255
      @hoodocabdimaxamed4255 5 років тому +2

      Aniga 18my ayaa zoo dhawoo saarbaa izkay hayaa 😂

    • @idontcare6856
      @idontcare6856 5 років тому +1

      Aniga ☝

    • @idontcare6856
      @idontcare6856 5 років тому +1

      @@hoodocabdimaxamed4255 istaqfurullaaH 😂anigaba saarkiba igu kacee 😂

    • @hoodocabdimaxamed4255
      @hoodocabdimaxamed4255 5 років тому +1

      @@idontcare6856 Hhhhh Aniga zarkii iga zoo rogbee😂😂😂

  • @asadkoko6917
    @asadkoko6917 5 років тому +101

    Hadaad daawanayso 2019 like saar jano ayaad galaysaye😂

  • @nasiibbile1916
    @nasiibbile1916 4 роки тому +33

    Form puntlnd🇸🇱 somlilnd allow dhowr🇮🇹
    Iyo somli oo dhnba🇸🇴❤🙏

    • @sukhra3585
      @sukhra3585 4 роки тому +1

      Sidoo kale Guulaysta idinkuna from hargaysa

  • @abubakarabdirahman2871
    @abubakarabdirahman2871 2 роки тому +109

    Somaliland, a place like no other.🥰🥰 Long live my people.

  • @anishaslifestyle4889
    @anishaslifestyle4889 4 роки тому +49

    Waxan ku dhashay xamar ku barbaaray lkn wa daremi kara dhibka e maren walalahen somaliland wlh wa oyay marko dhahay dhalaankeeni nabad ku seexday 😭😭😢

  • @nawarali2160
    @nawarali2160 4 роки тому +11

    Anigu reer somaliland maa ihi lkn wan jeclahy walhi allhoyow idin dhwar wllhy from reer jigjiga wan idin ku fana hno ❤❤🦁😭

  • @slaveofallah5725
    @slaveofallah5725 4 роки тому +47

    اللهم احفظ بلدي من كل شر ♥️♥️♥️صومالاند

  • @saredoilamos635
    @saredoilamos635 4 роки тому +7

    Nuurka Somaliland waa nuur daalacay love you adeer from Hargaysa wadaniyad hadii la sheego waa adiga nuurow😘😘
    4 july 2020 saturday love All somalilanders and other somalis in every where

  • @cabdixamidcade1710
    @cabdixamidcade1710 5 місяців тому +7

    Cidii iga dambeeso oo hestan dhagesan doonta like dhac kunsiii👍😂waa nii jeclhay rer soomaliland from jubalnd🇱🇺 waana Sediyalkay allow dhowr🙌😂💛🤍❤️

  • @hamdiabdalle4592
    @hamdiabdalle4592 2 роки тому +3

    2021 dhamadkeed caway iga qabtay waan jeclahey heestaan somaliland allaha ididhowro from puntland

  • @firdowsadahir4297
    @firdowsadahir4297 6 років тому +450

    heestaan saan u jeclaa markii ay soo baxday maxaa dad badan igu dhaheen maxaad u dhageysee qalbiga iiga taaliin reer Hargeysa

    • @bulshaawiproduction209
      @bulshaawiproduction209 6 років тому +7

      Firdowsa Dahir 😘😘😘 masha alllah wlll qali dadka fcn ee caafimaadka qaba ayaad ka mid tahay annaguba waan idin jecelahay laakiin kolalka qaar uunbaad ari nagu noqotaan 😄😄

    • @firdowsadahir4297
      @firdowsadahir4297 6 років тому +8

      GUDBIYE kkkkkkkk wll anaga dhan maahin mar waliba nabadiina iyo farxadiina waan jecelnahy waana inla faraxnaa

    • @kayakaya8675
      @kayakaya8675 6 років тому +3

      Firdowsa Dahir tnx wllo

    • @firdowsadahir4297
      @firdowsadahir4297 6 років тому +1

      adaa mudan wllo

    • @jamalomar3315
      @jamalomar3315 6 років тому +1

      Firdowsa Dahir hhhhhhh SAS waye

  • @ridwaanabdulahi3398
    @ridwaanabdulahi3398 7 років тому +30

    from galmudug guul iyo gobanimo somaliand wan jeclahay inaantago oh yaigu sodhaween somaliand mase xabsi ayaan dontay hadan ado my wa waxa dadka iskadhadhiciyeen wan imanaa

    • @sombrighttech
      @sombrighttech 7 років тому +1

      Ridwaan Abdulahi
      😂😂😂😂 Somaliland Hoyga Nabada iyo Kala danbaynta Geeska weeye wll , Waa lagugu soo dhawaynayaa .

    • @ahmedabdirahman9918
      @ahmedabdirahman9918 6 років тому +1

      Welcome sxb gacmo furun.
      Cidi jiritaankayaga aan ogolayn ayuunbanu xidhnaye😂

    • @maxamedcabdulaahi3649
      @maxamedcabdulaahi3649 6 років тому +1

      Ridwaan Abdulahi walaal aad baan kuu soo dhawaynaynaa soo dhowow wallall

  • @huthahammi2965
    @huthahammi2965 5 років тому +18

    Reer Somaliland illaahii dhiig igu kiin daraaan mahadashaa who watching 2019

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 Місяць тому +1

    We're all soomaalilanders from muqdisho waxaan idin laa jecelnahay nabada mida ugu wanagsan bilic iyo qurux hormar peace and happiness ❤🙏

  • @diiriyeoomaar816
    @diiriyeoomaar816 8 місяців тому +2

    Alla muxuu dal ahaa oo awood lahaa intaanu muuse ku ciyaarin alle quwadii soo celi from Burco

  • @jecliyaasomalilandiloveyou899
    @jecliyaasomalilandiloveyou899 6 років тому +132

    wadaniga dhabtaa alow dhawr ala Somaliland qalbigay igaga taalaa wlhi alihii Somaliland igadhaliyaa mahadleh waayo waa dad reer magaala oo wanaagsan ooqalbi wacan noolaaada

    • @adaruzmohamedahmed5862
      @adaruzmohamedahmed5862 6 років тому +3

      jecliyaa Somaliland i love you my country 123
      Sharafbad leeday wll waa hantida
      Qudha ee aynu leenay jam.barakaysan xaqiiqatan

    • @awlayir2609
      @awlayir2609 6 років тому +5

      Markaan Arko Qof Sidan Waddankiisa Hooyo ugu Faanaya Oo Mabsuud ku ah Farxad Baan Dareema wllahay Alle haku sharfo wllo

    • @SomaliTiktok-Reaction
      @SomaliTiktok-Reaction 4 роки тому +2

      Love you too mY sis wllhi si Naxariiz leh

    • @hano2718
      @hano2718 4 роки тому +1

      alhamdulilh wallahy😭💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚

    • @xustoofficialchannel4484
      @xustoofficialchannel4484 4 роки тому +1

      Alleh yacisaka❤❤❤❤❤

  • @mawliitmaamet1107
    @mawliitmaamet1107 6 років тому +69

    Zidaydoo kle yaa commonti akhriz u imid iyo heestan jacaylkeeda 2018 18 may is coming soom

  • @saed_Jama_sanbaloolshe
    @saed_Jama_sanbaloolshe 7 років тому +211

    Reeer Puntland ban Ahey Ma ahi Reeer Somaliland Lakinse Wan Ku Farxey , Nabada Iyo horumarka Ay gaareyn Dadka Somaliland
    Horey Usocda WalalaYaaaaaaL

  • @zakihajji1960
    @zakihajji1960 Рік тому +2

    Mar walba oo Aan Heestan Dhageesto wlhi Xaada i istaagto Anigo Reer abti leeyahay kwrn Hadii aan iska dhal ahaan laha ❤❤❤❤

  • @cabdirishidmaxamedjamac4820
    @cabdirishidmaxamedjamac4820 Рік тому +1

    Alfanaan nuur daalacay legend wadani dhabta ah alaw dhowr aamiin aamiin aamiin aamiin guuulaysta🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷😀😀😀♥️♥️♥️💟💟

  • @shafiedahir9826
    @shafiedahir9826 6 років тому +252

    Somaliland Waa Bulsho Isku Tashatay Allaha Barakeeyo . Waan Jeclhy Inaa Malin uun Dalxis kutago Somaliland

  • @horyaalmedia2647
    @horyaalmedia2647 5 років тому +22

    2019 who.s whaching I am proud my country Republic of Somaliland ❤

    • @mustafearbush6656
      @mustafearbush6656 4 роки тому

      Salaan kaaga timi walalaha Republic of Puntland

    • @ykmvp1870
      @ykmvp1870 4 роки тому

      Mustafe Arbush puntland state not country 🤣🤣🤣🤣🤣🇸🇴

  • @eyobabedom9852
    @eyobabedom9852 5 років тому +227

    I love somaliland people peace people from eritrea iyob

  • @kd2528
    @kd2528 2 місяці тому +1

    Watching from Mogadishu Somaliland my people allow dhowr xitaa hadaan Kala tagno isku dhiig beynu nahay igu xisaabtama
    2024

  • @asmamaweel6532
    @asmamaweel6532 3 роки тому +1

    2021 ayaan soo booqday wali ictiraaf ma hayno lkn wax ka qaalisan ayaanu haysanaa alxmd allow noo siyaadi 🇮🇹💚💭❤

  • @bahjobuja535
    @bahjobuja535 4 роки тому +13

    Maihi reer somaliland sas o ay tahay anoo yar reer somaliland soo wada kornay ijeclesiye waxanbo isku modi jiray somaliland ina ahay allow dhowr somaliland😩🙏❤️

  • @ayaanxiis7560
    @ayaanxiis7560 6 років тому +227

    2018 ya ila dawanaya

  • @nasiibbadanmohamed5291
    @nasiibbadanmohamed5291 6 років тому +158

    Somaliland jecliya
    qofka libintisa wa lo qura
    alow dhawr somaliland
    lam not Somaliland
    l from PUNTLND

  • @AbdirahmanFarah-q3h
    @AbdirahmanFarah-q3h 4 дні тому

    From Punt land daris xalasha respect dadkena Reer somaliland congrats to all my beloved Somalis around the globe. All the way Canada

  • @yesboss4488
    @yesboss4488 3 роки тому +1

    HEESTAN WAXAAN DHAGAYSANAYA 2020 WADANKAYGA HOOYO WAAN U XIISAY FROM UK 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹

  • @mohamedkaysetimir4602
    @mohamedkaysetimir4602 4 роки тому +7

    Subax nimo Arbaca ah
    18/03/2020
    Goobta Paris🗼 france 🇫🇷
    Hadii dhigaygu🩸 dhulka ku dhaco
    Wuxuu qoraya somaliland
    Happy 18 day 2020 inshaa allah

  • @kinghargeysaawi2457
    @kinghargeysaawi2457 7 років тому +124

    Axlaa song waddani
    Allow siilaanyo noo dhowr allow cimrigiisa raaaji allow caafimaadka u raaji
    inta siilaanyo taageerta LIKE saara kolay waad wada jeceshiin hadaad tihiin reer somaliland

  • @Amincade1995
    @Amincade1995 5 років тому +33

    long live 😍... love from garissa kenya

  • @iqracali5897
    @iqracali5897 2 роки тому +1

    Heestaan kama daalo wllhiy waan idiin jecelahy 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹

  • @MariamIlmiAhmed-mu6oj
    @MariamIlmiAhmed-mu6oj 2 місяці тому +2

    Waxan dagaysanaya 20/08/2024 from Djibouti WE love tu m'y secande contry

  • @skrtube237
    @skrtube237 5 років тому +42

    Shaw england ba waa somaliland😍😍😍😍

    • @xamsebreezy3996
      @xamsebreezy3996 5 років тому

      Soldater samaliland 💓💓💓💓💓💓💓💓🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹

  • @khadar89
    @khadar89 5 років тому +45

    2019 yaa ila daawanaya
    Somaliland allow dhowr

  • @zuzukhaluud8464
    @zuzukhaluud8464 5 років тому +28

    18may is coming soon Inshallh 2019💚💭❤
    Happy 18may my all Somalilanders💚💚💚💭❤❤❤❤.
    12April

  • @ladiifkhalif
    @ladiifkhalif 3 роки тому +5

    ILinta wan Ceshan kari wayey
    Dhiigaygu haduu dhuLka u dhaco
    Wuxuu qoraYaaa SomaLiLand
    Allow U Siyaadi nabado
    Barwaaqo ku soor SomaLiLand

  • @ugbaadedebsan201
    @ugbaadedebsan201 Рік тому +7

    Markasta oon arko somalida kale siday somaliland unecebtahay waxan iska dhagaysta heesaha somaliland si aan naxligaa u xasuusan mahadsnaid fanaan farxad ba noo abuurta hadda nahay dhalinyarada dalka somaliland insha allh samirkenu wu guulaysnaya cadawgeeno dhan ayaanba imanaysa ay cagahena qabsandoonan insha allh
    3 jan 2023 somalilander meel walba ood joogto farxad iyo guulba kugu ogahay laabta ka ogow qaranimadada iyo sinjiyadadu waxay tahay 🩸💉💚🤍❤

    • @Ayaanle-ke1tq
      @Ayaanle-ke1tq Рік тому

      Aniguba la mid somaliland waa iney cadowgeeda diyaar u ahaato Mar walba guul geyiga nabadeed 🇭🇺

    • @ailover5719
      @ailover5719 Рік тому

      Ha walahi soomaalida kale waxay adunka ugu necebyahin Somaliland Waa dad xun Isarel Baa nagu dhaw somalida xun xun e qashinka Qaraxa iyo dagalka ka dhaco cadi o tahay waxy raban somaliland sidod o kale noqoto lkn ilahi qalbiga waxa ku jera oo arka

  • @iqroismailxaaji7240
    @iqroismailxaaji7240 6 років тому +11

    mcha allah waan jeclahay heesta ma ahi somaliland i am somalia
    somaliland allow dhowr
    somali allow Qaluubtoda burcad iska mari aaamiin

  • @SumayaHassan-jn8gm
    @SumayaHassan-jn8gm 4 роки тому +10

    Whose here in 2020 guys I can't tell .y feelings when I listen this song emotional message thumbs up if u watching same year viva somaliland😘

  • @abdifitaxmagan8262
    @abdifitaxmagan8262 5 років тому +29

    Somalinad inan iska dhibo ayan raba tol hada nahay dhalasho iyo gabadh isiiya waxan ka helay sidey isagu tashaden love and peace

    • @farahsuleebaan6568
      @farahsuleebaan6568 5 років тому

      Waa lagu siin gabadh iyo wax ka qiimo badan bro welecom

  • @najahmo2226
    @najahmo2226 3 роки тому +6

    2021 inta ila daawanysa ismuujiya🤩🤩

  • @mubashirmuhammad4440
    @mubashirmuhammad4440 5 місяців тому +1

    3 years ka hor Ayan comments ka bixiyey manta oo ay 18 may ka hadhsan tahay 1 Malin ayaan soo laaabtay ❤ happy 18 may dhamaanyeeen wanaaga alle hay noo siyadio