HEESTA 18 MAY SOMALILAND ( MUUQAAL IYO HEES SHIDAN ) NEW SOMALI MUSIC VIDEO 2018

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • Heesta Saree calanyahaw ,,,,
    Erayada iyo Laxankii Abwaan Oog music Abdi Abiib Ahmed
    Codadka Kooxda Nice-star Hargeisa Produced. Afro Media & MAAHIR MEDIA PRO
    Camera Siciid Maahir, Mustafe Saleeban & Idiris Caaqil
    Edited Mustafe Saleebaan
    please Subscribe** comment

КОМЕНТАРІ • 148

  • @hodanahmed9461
    @hodanahmed9461 5 років тому +21

    Wlhi adunka waxan ugu jclhay hargaysa oon kudhashay oon kukoray oon hada kamaqanahay marwalba waan dawada viva Somalilan ❤️☁️💚🇭🇺 14/4/2019 ayan dawanay aya ladawada hesaha Somalian

  • @asiyahabi8122
    @asiyahabi8122 5 років тому +50

    Xalada somaliland maanta ay kujirto markaan arko heesaha somaliland baan dhegeystaa hestan kama daalo ilaa 2019 baan dhegeysanayaa yaa ila dhegeysanaya allow dhawr somaliland my dalkayga 🇮🇹❤💪🌎

  • @amalcali5426
    @amalcali5426 4 роки тому +23

    Duriyada reer sheekh isxaaq waa idin salamay haboyaal io abtiyaal 🖐❤

    • @abdiiidaani1040
      @abdiiidaani1040 4 роки тому +1

      inbti salaan sharaf badan hadaad naga fogtay naso booqo abti mcn

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 4 роки тому +2

      abti waanu jaclney caruurta aanu dhalney reer abtishashii ka fiicanyahey somali oo dhan baad ka dhaltey ogow

  • @cabdirisaaqmaxamed4650
    @cabdirisaaqmaxamed4650 6 років тому +38

    Heestan wan ilmeeya Marian dhegaysto 1960gi ayan soo xasuusta wuu dareemi karaa qofkasto s.lander ISRAACI NALAGU SIRAY

    • @hudacismaan3930
      @hudacismaan3930 6 років тому

      cabdirisaaq maxamed maasha allah

    • @cabdiciisecajuun2317
      @cabdiciisecajuun2317 6 років тому +1

      sxb waxaa sameeyey abwaan qaaliya oo jooga sucuudiga alle hadaayo abwaaan oog baa layidhaahdaa

  • @nuuramohamed5850
    @nuuramohamed5850 3 роки тому +6

    ilaa 2021 ayaan daawanayaa wlhi inta ila midkaa like👍

  • @ClxakiinXasan-dt9yt
    @ClxakiinXasan-dt9yt 3 місяці тому +2

    18 my somaliland heesta ugu shidan ee loo qaaday waxan dhagysanaya caawa oo ah habenki ciida qaranka somaliland ee 18 may 2024❤

  • @xustomu8127
    @xustomu8127 7 років тому +76

    somalilanderka like igu qabta hdad wadanka jeceshihin hhh alle haydin ilaliye

    • @nimcocabdilaahi7652
      @nimcocabdilaahi7652 5 років тому +1

      Akhas somaliland waateee matii kalshaale laga caydhsaday

    • @nimcocabdilaahi7652
      @nimcocabdilaahi7652 5 років тому +1

      Adeer qabyaald waxba laguma helee horts isaaqow cuqdada iska saara hadaan somalia nahay aan idin fasaxnee hhhmm

    • @abdisamedsulaimain5264
      @abdisamedsulaimain5264 3 роки тому

      @@nimcocabdilaahi7652 lvv.

  • @mca.x9520
    @mca.x9520 4 роки тому +5

    SOMALILAND Afarteedii naas ayaa deeqay Aradkii! !
    💚💚💚💚💚💚❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcoanfaconline8941
    @nimcoanfaconline8941 4 роки тому +7

    Aniga 25/1/ 2020 ayaan dhegaysanayaaaa soomaalilnd ha waarta guul insha allaha

  • @MAAHIRMEDIAPRO
    @MAAHIRMEDIAPRO  6 років тому +33

    Somaliland guul iyo gobonimo

    • @nimcocabdilaahi7652
      @nimcocabdilaahi7652 5 років тому +1

      War qabyaaladda iskadaaya qabyaalad ictiraaf laguma helee

    • @nimcocabdilaahi7652
      @nimcocabdilaahi7652 5 років тому +1

      Hadaad rabtaan in aabe farmaajo xoriyad idin siiyo mmrka hore qabyaaladds iskadaaya iyo cuqdada aad uqabtaan dalka iyo aabayaasheen khayre iyo farmaajo

    • @guryo-samo2093
      @guryo-samo2093 4 роки тому +1

      Ma Xoriyad Mise ictiraaf ,Xoriyad ilaahay Wana Siyeey Ay Kuli-faaqan Tahay Nabad, Xoriyad, Dimoqraadiyad iyo Dowladnimo Alhamdulilah,. Se Aynu Ka Hadalno Ictiraf, ictirafka Laf-digiso ilaahay-ba Na ictiraafay ilaahayba Nanooleyaay Oo Naga Badbadiyeey Xasuuqi Maamulki Hanti-Boobka Uu Badalay Jab, Burbur iyo Hoog Soo Wajaha Mamulki Jamhuriyadi Dimooqradiga Somaliyeed Ee Dictator Maxamed Siyad Bare iyo ila Hada idin Haysta Oo AdKa Dhaxayeeshan Oo Ah Kufsi, Dhac, Boob, Qaarax iyo Jab, Dowlad La'aan, Burbur iyo Dal La'aan iyo Bad'Laan idin Hayso Ayaad Tihin
      😃🤪😃🤪🤭🤭🤭😁😁😁😁😂😂😂😛😛😛

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 4 роки тому

      @@nimcocabdilaahi7652 farmaajo iyo khayre way kaa dhaansadaan.kkkkk

  • @abdirahmanrashid4526
    @abdirahmanrashid4526 Рік тому +1

    Cimri dherer iyo cafimaad ku waar abwaank iyo fanaaninta qaaliga ee sida fiican uqaaday Allah yaciskum all Somalilander

  • @AbdiasisFahad
    @AbdiasisFahad 4 роки тому +6

    maxaaan heesta Gaadhigaygii ku xiijiyeY somaliland mY dadkaygii allow dhowr hbn dhan baanu seeexan oo waagu noo baryey❤️❤️❤️❤️ Guul iyo gobanimo

  • @se1059
    @se1059 4 роки тому +4

    May walba waan dhagaysta heestan qiimaha leh mahadsanidin fanaaniintayada iyo abwaaniintayada qaaliga ah cisi iyo sharaf ku noolaada

  • @se1059
    @se1059 4 роки тому +22

    It’s may 2020 and iam listening this beautiful song happy may my people❤️💚❤️💚❤️💚

  • @amam2011
    @amam2011 4 місяці тому +1

    Very nostalgic. Can listen to it thousand times

  • @aminamohammed5902
    @aminamohammed5902 3 місяці тому

    Alla jeclee heesta waa itaabata waa hees wadan ah i xasuusa wixii nagu dhacay laakiin ka maydhanay wixi na soo maray mabruug abwaan cabdilaahi cumar kabriid

  • @alimussa5560
    @alimussa5560 3 роки тому +3

    This is FEB 18th 2021 still listening to this Song Particularly this set up. The lyrics are so much in meaning that can one who understands the message feels the heart beat increasing with the truth very much hurting . This Song is amoung one of the best in Describing the situation then and today. Somaliland independent Somali state recongnized by the world is the only solution open . No way should Somalis in Somaliland ever think of a unity with the former Italian Somali colony. For the same tactics used in 1960 are the same being used today and even more worse. History tells all. Viva Somaliland independent Somali state recongnized by the world is inevitable sooner than later for reality can not be hidden all the time.

  • @HajjiWarsamah24
    @HajjiWarsamah24 7 років тому +21

    Heestii ugu fiicnayd ee abid Somaliland loo sameeyo Inanta Ubax Fahmo kadib heesaysaysa codmacaana magaceed? waad mahadsantihiin dhamaantiin kooxda iyo Cameramen ka. Keliya mid codsiya hadday farriintaydu gaadhayso magacan NICE ku bedela mid Soomaali ah ileen dhaqan Soomaali ayad xanbarsantihiine

    • @MAAHIRMEDIAPRO
      @MAAHIRMEDIAPRO  7 років тому +2

      Haji Warsamah sxb waanu kaa gaadhsiin doonaa waanad ku maahadsantahay sida aad noogu xidhantahay

  • @jamalwarsame5587
    @jamalwarsame5587 7 років тому +4

    abwaan OOG, halkedaad dhigtay muwaadin. farshaxan isnacay. ilaahay balaaqda hakuu barakeeyo. dhamaan inta kalee ka hawl gashay vidiogan aad baa u mahadsantihiin. gub---gubi dhashay.

    • @MAAHIRMEDIAPRO
      @MAAHIRMEDIAPRO  7 років тому

      Jamal Warsame Aadbaanu kaaga mahadcelinayaa adiga iyo asxaabta kale ee hawada nagala socota

  • @MAAHIRMEDIAPRO
    @MAAHIRMEDIAPRO  7 років тому +9

    abwaan halbeeg thanks bro

  • @guryo-samo2093
    @guryo-samo2093 4 роки тому +4

    Masha'Allah Wa Hees Laxan iyo Ereyo-ba Ad U Wanaagsan Oo Wayaha Somaliland Ka Hadlaysa. 😁😄😄😁🌹🌹🌹🌹😘😘😘🌼🌼🌼🌴🌴🌹🌹🌾🌾🌾🌻🌻🌻🌷🌷🥀🥀🥀😁😁😁

  • @hamz233
    @hamz233 4 місяці тому +1

    Ala maxay hees tahay waa hubaal Inaad dib usoo boqatay❤️ May 2024 Jamhuuriyada Somaliland guul

  • @cabdirisaaqmaxamed4650
    @cabdirisaaqmaxamed4650 6 років тому +9

    Ereyada abwaanki sameeyay aadbu umahadsanyahay

  • @abdiajaama3699
    @abdiajaama3699 2 роки тому +1

    Waxan 15.11.2021 hadaad iga danbayso is muuji👍

  • @se1059
    @se1059 3 роки тому +1

    May 2021 iam here again listening to this amazing song kor u qaada calnaka dadkaygow

  • @suaadmohamed141
    @suaadmohamed141 5 років тому +5

    I love 💖💖💖🌹👏🏼💕💗somaliland forever

  • @JustAnotherAbdi
    @JustAnotherAbdi 3 місяці тому

    Qabiil waa lacnad, Somali waa hal 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MubariginshoMubarigindho
    @MubariginshoMubarigindho 4 місяці тому

    JAMHUURIYADDA SOMALILAND CADALAD NABAD MIDNIMOWAARTA 2024

  • @GargaarIslamicTV
    @GargaarIslamicTV 7 років тому +2

    the best song 18 may .muqaalkii ugu cajiib sanaa ee abid hargeisa kaso baxa hambalyo MAAHIR MEDIA AND AFRO GACAN BAAN IDIN TAGAY

  • @ilwaadqali157
    @ilwaadqali157 4 роки тому +4

    27 /01/2020
    Msha Allh viiva Somaliland

  • @nabilbrahimi6114
    @nabilbrahimi6114 5 років тому +3

    From moroco i like this song

  • @IsemalKadra-xh3hp
    @IsemalKadra-xh3hp 4 місяці тому +1

    Ax ax ax allahu akbar dhiig iikuucaaa biyo maya dalkeyka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yussufmohamed2405
    @yussufmohamed2405 4 роки тому +3

    Beautiful songs ❣️ I love these song with a good vision

  • @CudoonNuur
    @CudoonNuur 4 місяці тому

    Somaliland 18may 2024 udabaal Dega alle ha idin xafidee

  • @Degaliah
    @Degaliah 2 роки тому +1

    Who still listening 2022

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 3 роки тому +1

    Woooooow yaaaasalaaaaaam
    Wxaasa laxan layidhaaaaaa

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 5 років тому +1

    Abwaan oog hanti qaran ilaahay cimriga ha kuu dheereeyo.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 10 місяців тому +1

    Coming soon Insha allah

  • @haboonaydiid1123
    @haboonaydiid1123 4 роки тому +1

    Masha allah hees shidan somaliland madaxaa kor hajiro waligaa saree calan yahow noolaada reer somaliland

  • @Hooda36
    @Hooda36 7 років тому +9

    ilove tis song it's verry special💚 ⚪ ❤ 💃viva somaliland 💚 ⚪ ❤ 👏 viva fananita shacniga iyo quruxda badan💚 ⚪ ❤ 👏 🌷🌷🌷🌷🌷👏

    • @duckgames6092
      @duckgames6092 5 років тому

      galol ban ahay nasaba gob ban ahay liciin abid
      Hfu ktk

    • @nimoismail2864
      @nimoismail2864 2 роки тому

      Ý u ģ y. .y.fb f x

  • @maymuuncabdisomalilandjece6231
    @maymuuncabdisomalilandjece6231 6 років тому +3

    💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕👏👏👏👏👌👍 guul insh allah

  • @user-bp6vk1nh8u
    @user-bp6vk1nh8u 4 роки тому +1

    Axxxxx dadkaygi kuwa.idinkama.dalo.viva.somaliland. 😍😍😍🤗🤗🤗💪💪💪💪💪💪💪

  • @ahmedrt3200
    @ahmedrt3200 5 років тому +2

    Walhi dhiiga idhaqaq heestan somalinda cadwaga u nolow

  • @ClrisaaqAxmed-tl5db
    @ClrisaaqAxmed-tl5db 4 місяці тому

    COMinG sOom 18 may ❤

  • @user-xn8gs4fv2o
    @user-xn8gs4fv2o 10 місяців тому +1

    2023❤❤❤❤❤

  • @saarasiciidsaadosiciid5397
    @saarasiciidsaadosiciid5397 Рік тому

    Amiin yaaa allaah guuuul Somaliland guuul insha allha ❤️❤️❤️❤️🤍🤍🤍🤍🤍💚💚💚💚💚🦁🦁🦁🦁💪💪❤️❤️💋💋💋💋

  • @IkraanAxmed-pm9nq
    @IkraanAxmed-pm9nq 4 місяці тому

    Hees shidan❤

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 4 роки тому +1

    Heestan wadnaha Somalilaand ayay
    taabanaysaa.

  • @samirasamiirasamira5137
    @samirasamiirasamira5137 3 роки тому +1

    Masha Allah

  • @nimcocumarxasan9891
    @nimcocumarxasan9891 5 років тому +1

    Guuuul guuuul masha Allaah

  • @user-du2en5gn7n
    @user-du2en5gn7n 6 місяців тому

    Mahadsanid 2024

  • @monaabdilahi4681
    @monaabdilahi4681 4 роки тому +2

    Somaliland Jiro joog i love somaliland

  • @abwaanhalbeeg2019
    @abwaanhalbeeg2019 7 років тому +3

    Daawadihii koobaad mr halbeeg hhhhhh youtebe baa arinkaa laygaga dhiiri geliyee

    • @shamareershow6981
      @shamareershow6981 7 років тому

      abwaan halbeeg mahadsanid abwaankaygii

    • @abwaanhalbeeg2019
      @abwaanhalbeeg2019 7 років тому +2

      khadra dheeman heestan taariikhdaad ku gasheen adiga iyo ubax samsam maxmed xuseen halaasi oogo maahir iyo mustafe salebaan iyo cidkastoo heestan wakhti geliseyba amaan baan u soo jeedinayaa

    • @shamareershow6981
      @shamareershow6981 7 років тому

      abwaan halbeeg guul weeye dhamaan shacabja Somaliland abwaankaygii

  • @shiinoxuseen1609
    @shiinoxuseen1609 2 роки тому

    Manto kale aynu dabak dagyna hargaysa

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 роки тому +1

    Hesstaan waa iney lagu sida cadwaag naceb somalialnd ee ugu hopreey 99 Balashle ee dhuuso shacab dhusadooda qadhmunkeedii baa naag soo gaadhey qurbaa ilahow ya a hargeisa geeya ilkahan ka wada dadinlaha inta joogta kuwa qurbaa joga aiahey baaba habrey caaydha qaataan shqo kale ma hayan on aheyn Farmajoo wadakayg ibaan cayaan lacagta soo dir

  • @niciimaidiris2797
    @niciimaidiris2797 Рік тому

    Somalilanad guuul iyo gobanimo🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @zamzamomar8178
    @zamzamomar8178 7 років тому +5

    masha allah somaliland guul

  • @fathiaabdi8563
    @fathiaabdi8563 2 роки тому

    Soomaliland is

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 2 роки тому

    27/12-2021 Ayaan dawanayan pasha allah kama daalo guul somaliland

  • @aliabdi3689
    @aliabdi3689 Рік тому

    ❤❤❤❤18mey

  • @monaabdilahi4681
    @monaabdilahi4681 4 роки тому +2

    wean love you somaliland

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali929 3 роки тому

    Waan dhageysanayaa 4.10.20

  • @sudaysiaxmedibrahim1190
    @sudaysiaxmedibrahim1190 3 роки тому

    Masha. Allah. hora usocda

  • @roodamuuse3180
    @roodamuuse3180 4 роки тому +1

    Masha allah hambalyo 18 may somaliland happy

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 3 роки тому

    This our home land

  • @kowsar6164
    @kowsar6164 Рік тому +1

    ✨✨✨✨✨🎇🎇🎆

  • @SOMLILAND418
    @SOMLILAND418 6 місяців тому

    2024 🎉🎉❤❤

  • @quentazha4968
    @quentazha4968 6 років тому +4

    Khadra dheman zamzam zharaf upah faHmo zln zare

  • @Coolestofskylines
    @Coolestofskylines 3 роки тому +1

    Doqon
    Heesto xashish

  • @xlcy.9437
    @xlcy.9437 6 років тому +1

    Hees macaan

  • @jamaalabdi4349
    @jamaalabdi4349 7 років тому

    muqaal musik laxan cod isku dubo rid maasha allah ereyadu Waa top . in yar o xawaasheyn ah ba maqan
    abwaanka kooxda wada musiga Maasha Allah

  • @nuurxashi4996
    @nuurxashi4996 3 роки тому +1

    mey18o😍🤩😍

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 3 роки тому

    We àre indegion

  • @nimcoaadan7568
    @nimcoaadan7568 3 роки тому

    Saree calanyohow saree waligaa

  • @cawilcabdi91
    @cawilcabdi91 2 роки тому

    Fataalad

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Рік тому

    inanta ubax fahmo wan iska jecelahay ilahay amarkiis

  • @naimamekeupofficial4424
    @naimamekeupofficial4424 3 роки тому

    Masha allah masha allah alow dhar dhulkayga hoyo somaliland 🤍💚🖤❤👍👏👏👏👏👏💪💪💪👏

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed4863 3 роки тому

    Lovely 💜

  • @kaletfarhan480
    @kaletfarhan480 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @cabdallaadan4294
    @cabdallaadan4294 4 роки тому

    darta iilka ugu sugan

  • @hoodobuux884
    @hoodobuux884 Рік тому

    🙏🙏🙏🙏

  • @sharmarkeahmed9364
    @sharmarkeahmed9364 4 місяці тому

    From mareexaan to dhulbahante intaasaa laysay qarañkii wayne😢😂

  • @Zulekaadirahman-jo5gd
    @Zulekaadirahman-jo5gd Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @MubariginshoMubarigindho
    @MubariginshoMubarigindho 4 місяці тому

    Jamhuuriyadda somaliland cadalad nabad midnimowaarta

  • @zuuzaanmahamed4942
    @zuuzaanmahamed4942 5 років тому +1

    Somaliland guuul

  • @rayfarrah4130
    @rayfarrah4130 7 років тому

    Hees qiiro badan wayee. noolada

  • @munacabdilaahi5119
    @munacabdilaahi5119 4 роки тому

    somaliland guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul

  • @nuuromar1261
    @nuuromar1261 3 роки тому

    Soooomaaliland

  • @omaro3d954
    @omaro3d954 4 роки тому

    Mashalaha

  • @misspamba1
    @misspamba1 5 років тому

    I need it’s lyrics

  • @muhiimkhadarsiciitu8394
    @muhiimkhadarsiciitu8394 4 роки тому

    18may

  • @suhaybaaden9047
    @suhaybaaden9047 4 роки тому

    Saree calanyo hees qiimo leh

  • @mdalnajashi
    @mdalnajashi 4 роки тому

    Somaliland guul guul insha allah

  • @suhaybaaden9047
    @suhaybaaden9047 4 роки тому

    Masha allah somaliland guuul

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 3 роки тому

    Somaliland we fight

  • @colmlander3447
    @colmlander3447 3 роки тому

    UBAX FAHMO FANAANAD NAGU QAALIYA NOOLOW HAMBALYO 18MAY

  • @khadarabdulahi6257
    @khadarabdulahi6257 5 років тому

    💚💛💜💓💕💚💜💓💕💖

  • @shidesaleban288
    @shidesaleban288 2 роки тому +1

    Adffh

  • @sabrinjama8027
    @sabrinjama8027 7 років тому +4

    hees macan ilahay somaliland no dhawr

  • @beigelover95
    @beigelover95 6 років тому +2

    💙💙💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴