Xasan Aadan Samatar iyo Shankaroon Axmed Sagal - Kujar Hadalka Kujar (Hees Kaban Duet)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 19

  • @ahmeyabdikolon5413
    @ahmeyabdikolon5413 2 роки тому +9

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 hestaan waxeey itahaay xasuus gaar ahh. 2017 hestaan wil saxiboo nahaay ayaa islaa dagesaan jirnee. Xiligii jamacaa an watha aqrinsaani jirnee. Hawenki markaan gurigaa emaano ayaa dagesaan jirnee. Allaha unaxarisoo sxbkey qali marne wllkey. Ad iyo ad ayaa kuguxisee lkn mel an kaarko majogtit qabrigaa allaha kuwasiciyoo. 😢. Dunitha ba kaladimaan. Anigaa abo ayn ahaay shan ciyal ayaa dale. Adne. Aqiro ayaa jogta. 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙏💯

    • @muhaadaayo9467
      @muhaadaayo9467 Рік тому +2

      Ilaahey ha u naxaristo runtii saxibtinimo waa wax an dhamaan xitaa hadu qofku dunida ka tago wali qalbiga kama tago. waxa kula siman oo ku caawin karto waa duco marwalbo maskaxda xasuusato.

  • @ZahroMahad-x3t
    @ZahroMahad-x3t 5 місяців тому +1

    Fanaandii hore ikadheh waxaan afgaranayo waaye hesahooda murti ayay xambaarsanayeen Shangroon.iyo xassn adan samder

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe5780 2 роки тому +7

    Heestan Kabanka Seedigay Goobe ayaa tumaya Xaafada Goljano Hargeysa 1983 Riwaayada ay ku jirtay 77kii baa la sameeyay ereyada Kaariye. Durbaanka Xayle Cabdi baa tumaya waxaana duubaya Abdiqadir Muse Lugeey.

  • @muhaadaayo9467
    @muhaadaayo9467 Рік тому +2

    Hadal caafimad qabo igahoo. Labo qof oo alle haybad siiye isku hele meesha

  • @OBOOSS
    @OBOOSS 3 місяці тому

    kujar hadalka xasan aadan iyo shankaroon wakhti aan heestan kusomaray wacnaya jacayl kii kowad een sibaranay maxay wakhti igu bixisay inan midowno balse ana lafahmi wayay hada walaqaba ana singal baan ahay qeeqay wll calosha igasida wan kubaryaye anu waxba calosha kuguma haye isoduce wll

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 3 місяці тому

    Hajjiow sxb duubisstii saxda eheed wali ma arag

  • @sayidbacalawi1483
    @sayidbacalawi1483 4 місяці тому +1

    Heestii buu hadal ku kor duubay see loo dhagysan sheer ito like saar waa raba 😅😅😅

  • @muhaadaayo9467
    @muhaadaayo9467 Рік тому

    01/03/2023 7:13pm Kenya casimada Nairobi
    Hadal cafimad qabo igahooo

  • @Wayelka1973
    @Wayelka1973 6 місяців тому

    Hibo deeq mid hooda lahee mareer howdi laan hareeriyaa

  • @CEELQODE_OFFiCIAL_66-xu9jm
    @CEELQODE_OFFiCIAL_66-xu9jm 8 місяців тому

    Heestii heesaha x aadan io shankaroon xasuus gaar ah by igu Leedahay heestan habeen habeenada ka mida 2016 ax. Yaaa murqaan my best time ⏲️ ❤❤

  • @muktarali2311
    @muktarali2311 2 роки тому

    Wah wah aweys goobe ilaah ha kuu naxariisto gacan macaanle

  • @cabdicaliberey4592
    @cabdicaliberey4592 Рік тому

    Music cusub

  • @ahmeddaadyare8674
    @ahmeddaadyare8674 2 роки тому

    Kabanku dauud amuu yahay wll

  • @nageeyeabdirasaq3566
    @nageeyeabdirasaq3566 2 роки тому

    Heestan mudaan Raadinayay sxb

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 роки тому

    Mmmmmmmmm

  • @norabdullahi7009
    @norabdullahi7009 2 роки тому

    .