Dhaqale iyo dhiirigelin Channel
Dhaqale iyo dhiirigelin Channel
  • 268
  • 347 356

Відео

Gabadh cadado Ninkii ay soo daynsatay Nagtis ba la noqotay oo ka Furtay,,
Переглядів 8534 години тому
Gabadh cadado Ninkii ay soo daynsatay Nagtis ba la noqotay oo ka Furtay,,
Friday iyo faido saving 8 months inoo dhamaday Alhamdullilah👏👏. Waa maxay soo boodo??
Переглядів 5104 години тому
#dhiirigelin #budget #savings #intentionalliving
Abahani cawimad buu uu bahan yahay, qabyaladi waa qudhun. #END qabyalad, Cunsurinimo,
Переглядів 30419 годин тому
Abahani cawimad buu uu bahan yahay, qabyaladi waa qudhun. #END qabyalad, Cunsurinimo,
Budget and maree lacagtada, save and uu taali Adigu
Переглядів 697День тому
#dhiirigelin #budget #savings #intentionalliving
Asha waxay uu bahan tahay is bedel wayn oo iyada ah
Переглядів 34314 днів тому
Asha waxay uu bahan tahay is bedel wayn oo iyada ah
Qofku marku dhibataysan yahay laguma DIGTO, Nabsigu ma gabiyo
Переглядів 63814 днів тому
Qofku marku dhibataysan yahay laguma DIGTO, Nabsigu ma gabiyo
DIGNIN Iska ilali dadka lacagta lagu darsado sii ay kugu shaqeyan (Part one)
Переглядів 74314 днів тому
#dhiirigelin #budget #savings #motivational
Markay taalo kugu cadato, waxad ogataa inad wax kasta qabsan karto Allah taalo sarato.
Переглядів 68221 день тому
#dhiirigelin #budget #intentionalliving
Catarka iyo kulaylaha Dumar iyo is carfin waa isla dhasheen #selfcare
Переглядів 1,7 тис.21 день тому
Catarka iyo kulaylaha Dumar iyo is carfin waa isla dhasheen #selfcare
Raali Gelin iyo is Difaciid/Amanid meel ma wada galaan. Khalad waa khalad
Переглядів 1,4 тис.21 день тому
Raali Gelin iyo is Difaciid/Amanid meel ma wada galaan. Khalad waa khalad
Budget two families oo Nairobi 🇰🇪 degaan #intentionalliving
Переглядів 51628 днів тому
#dhiirigelin #budget #savings #moneymindset
Minimalist # Nolol simple ah, xafash la,an. #intentionalliving
Переглядів 923Місяць тому
#dhiirigelin #budget #savings #simpleliving
Ayuutada qorsha ma uu samaysa mise waa cunta markaba? #intentionalliving
Переглядів 1 тис.Місяць тому
#dhiirigelin #budget #savings#moneymindset
Dhiirigelin Maxa dhaqalahaga wax yeela sii sahlan??#intentionalliving
Переглядів 1,1 тис.Місяць тому
#dhiirigelin #budget #savings #moneymindset
Goan ha Gadhin marka xanaqsan tahay waxa tahay emotional is Deji oo waqti qaado
Переглядів 586Місяць тому
Goan ha Gadhin marka xanaqsan tahay waxa tahay emotional is Deji oo waqti qaado
Dumarow inaa gogoshina iyo nimankii idin qabay ka shekeysan waa ceeb #attentionseeking
Переглядів 689Місяць тому
Dumarow inaa gogoshina iyo nimankii idin qabay ka shekeysan waa ceeb #attentionseeking
Family qayb intee le,eg ka qatan dhaqalahena? Somalida lacagta way isla wadagan
Переглядів 1,2 тис.Місяць тому
Family qayb intee le,eg ka qatan dhaqalahena? Somalida lacagta way isla wadagan
Amira iyo Adan Maxa is daba dhigay? TikTok waa fiidno ceebaha bulshada
Переглядів 354Місяць тому
Amira iyo Adan Maxa is daba dhigay? TikTok waa fiidno ceebaha bulshada
Qisadii part 1, uma ekid qofkan guurka kula heshiyay,
Переглядів 449Місяць тому
Qisadii part 1, uma ekid qofkan guurka kula heshiyay,
Munira wax anad adi isu geysan kuguma dhicin ee ku tusale qaado. # Noqo Qof adag
Переглядів 1,2 тис.2 місяці тому
Munira wax anad adi isu geysan kuguma dhicin ee ku tusale qaado. # Noqo Qof adag
Sanadkii 6 bilood ayaa hadhay Insha Allah, Maxa plan/qorshe kugu shaqyn wayay??
Переглядів 1,1 тис.2 місяці тому
Sanadkii 6 bilood ayaa hadhay Insha Allah, Maxa plan/qorshe kugu shaqyn wayay??
Hooyo ilmo yaryar haysatan ahay ma shaqayn karo, lacagta maxan geliya?? Money mindset
Переглядів 1,4 тис.2 місяці тому
Hooyo ilmo yaryar haysatan ahay ma shaqayn karo, lacagta maxan geliya?? Money mindset
Dahabkii marka haysato mudo intee ka faida? Rasamal mise xarago?? Meeqa faiday mise wan qasaray?
Переглядів 3,3 тис.2 місяці тому
Dahabkii marka haysato mudo intee ka faida? Rasamal mise xarago?? Meeqa faiday mise wan qasaray?
Make up raqiis/affordable ah oo ficaan. Waxa qaaliga ahi ma ka fican yahay raqiiska? # is qurxin
Переглядів 7583 місяці тому
Make up raqiis/affordable ah oo ficaan. Waxa qaaliga ahi ma ka fican yahay raqiiska? # is qurxin
Arin yaab leh, $120,000 oo lalush sii dembi logu helin.
Переглядів 4843 місяці тому
Arin yaab leh, $120,000 oo lalush sii dembi logu helin.
Yaa dilay police in Minneapolis ? Somalida ma iyaga is dilay?? Dhibatada iyo crimes in MN
Переглядів 6 тис.3 місяці тому
Yaa dilay police in Minneapolis ? Somalida ma iyaga is dilay?? Dhibatada iyo crimes in MN
Friday iyo Faido Bishii May saving challenge, Ha dhayalsan lacagi waa lacag. Live intentionally💵💵
Переглядів 7583 місяці тому
Friday iyo Faido Bishii May saving challenge, Ha dhayalsan lacagi waa lacag. Live intentionally💵💵
Ninkaygii aan Africa ka kenay oo lacagtaydii oo dhana siayay wuu iga tegay
Переглядів 6933 місяці тому
Ninkaygii aan Africa ka kenay oo lacagtaydii oo dhana siayay wuu iga tegay
Organize garee lacagtada,, Maraynta dhaqalaha #Uu qaybi waxa ku muhim ah
Переглядів 1,5 тис.3 місяці тому
Organize garee lacagtada,, Maraynta dhaqalaha #Uu qaybi waxa ku muhim ah

КОМЕНТАРІ

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 5 годин тому

    Xaax ilmonimo inta midba marladilayo way iskasugayan Allah xanun weyna

  • @Nora-lq2gt
    @Nora-lq2gt День тому

    Wan ku salamay walaal qali. Masha’allah nosame WhatsApp grupp, ado mahadsan ❤❤❤ Aad ayaad kaga faaiiday, ilahay abalkaga jano haka diigo❤️❤️

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 День тому

      Waa ka qaday habibti Insha Allah qaali, masha allah macanto inaa wax ka faiday Allah yaa barik. Thanks qaali❤️❤️

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757

    Asc walashay qaliyeey wankuxiisay walahi baryahan wan bukay ani iyo caruurtiba Alx hadalkaaga wankutamariya Ale hanokaadayo qalbi❤❤❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 День тому

      Ws wr wb, alla bisinka habibti sorry ma xanunsateen, ilahow idin caafi oo cafimad kamila idin sii macanto. Thanks macanto I missed you. ❤️❤️❤️❤️

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757

    Masha Allaa Gulayso Qalbi ❤❤❤❤

  • @SalmoDaahir-hr6zh
    @SalmoDaahir-hr6zh День тому

    Abaayo what,s up noo sameey mida kale ayaantan waxaa bilaabey wixi bisha aan dhigo kaliya kuma ekaado wixi kale aan helo ayaan kusii daraa soo qalad ma,ahan mase waan kusii dari karaa?

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 День тому

      Insha Allah macanto, masha allah waa wax ficaan qalad mahaa, wax kasto ku soo noqday ku dar hadanad marka wax kale oo aad wax uu ururin jiriin. Sii ficaan bad samayn masha Allah ilahow ku barakeeyo Hambalyo 👏👏. Thanks ❤️❤️❤️

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 2 дні тому

    Naagtu waa fiyuus raadis waxay nimanka naagaha qaba ay uga daba ordaysa

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 День тому

      Noloshada views ku radso waba ceeb bisinkee, I think nin gursi malin kasta oo ka firsan waa dhiib. Thanks ❤️❤️

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 2 дні тому

    Cadaado iladagaa xabiibtii jzklq thanks for sharing qaaliyeey ❤

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 2 дні тому

    Gabadha cadaado waa qof waalan weeye low self steam weeye subxana laah guur umbey ka sheekeysa guurkaasoo waa waali weeye I start cadaada sheekadeeda begin first to the end waa la socday cadaado ma daasho miyaa nin subxana laah I don't think soo cadaado faaido ma leh thanks for sharing qaaliyeey.

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 дні тому

      Gurso ma xuma lakiin hadad the same mistake samaynaysid you need to heal naso, take your time, hadi kale kan gal kan ka bax bay noqon adna wad ku walan. Thanks love❤️❤️

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 2 дні тому

    Kkkkkkk runbaad sheegtay walal Naaga iyaga is bahdiila yaab

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 2 дні тому

    Aamiin xabiibtii jzklq ❤your video masha Allah waa talo wanagsan weeye qaaliyeey thanks for sharing keep up good work

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 2 дні тому

    Waligey ma maqlin sooboodo xabiibtii this is first time qali

  • @nasraerad6939
    @nasraerad6939 2 дні тому

    Asc masha allah mahasanid abayo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanbillowxaji-ue9eg
    @abdirahmanbillowxaji-ue9eg 2 дні тому

    Wcs jazakhalahu kheera uqtii ❤❤❤

  • @IsmahaanHersi
    @IsmahaanHersi 2 дні тому

    Wax islamedna waan jecel lahay

  • @IsmahaanHersi
    @IsmahaanHersi 2 дні тому

    Shilinkan meel dhiigo waan ka dabo tagaya yab

  • @RahmomohamedAli
    @RahmomohamedAli 2 дні тому

    Shukran xabiibti ❤❤❤❤❤

  • @khadrhassan8724
    @khadrhassan8724 2 дні тому

    Noo samee.whats uppka insha allah

  • @khadrhassan8724
    @khadrhassan8724 2 дні тому

    Maansha alllah jazaakilahu khayran sis wax badan baan kaa faaiday horay u soco

  • @XamdaApdi-p6p
    @XamdaApdi-p6p 2 дні тому

    ❤❤❤

  • @DeeqojimcaleJimcale
    @DeeqojimcaleJimcale 2 дні тому

    Wcs

  • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219

    Asw, waa idin salamay my people sidee tihiin, malin khair qabta ayan idin rajayn iyo nimco Allah iyo cafimad. Love u all❤️❤️

  • @zamzamabdilahi7887
    @zamzamabdilahi7887 2 дні тому

    What's app Ka qaali

    • @khadrhassan8724
      @khadrhassan8724 2 дні тому

      Ma whatsUpp baa jira sis

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 2 дні тому

      Mid dad aan Somali ahayn aan kula jiiro, lakiin mid inaga ah hada rabtan inoo samayn oo isku dhiirigelino Insha Allah. Thanks ❤️❤️

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 7 днів тому

    Xabiibtii soomali qabiil aan waba tareyn beey waligood isdaba wadaan alle s.wc ha naga babto waa sheydaamiin weeye xabiibtii .thanks for sharing wax laga naxa weeye xaqa alaah tuso somali people ❤❤❤ you very much sida wacan aad aga soo hadashey waa ku mahad sanahay. Santahay qaaliyeey.

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 4 дні тому

      Ameen qaali waa very sad for over 30 years ban waxa wadnaa dad iyo dalba ku segnay oo qaxoti nahay. Thanks habibti❤️❤️

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 7 днів тому

    Somalidu wa dad liita wa hadhow bay kugu oran Western wanalagu cusriyeya ayagu gurigoodi iskucadaabo ama iskuciilo Somalidu deegaanadedu degimayso danuubta darteed

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 4 дні тому

      Aad iyo aad iyagoo oo isku diin, af ah, isu eeg is la dhashay bay is cunsuriyin. Ilahay ha na hadeeyo. Thanks habibti❤️❤️

  • @Khadro-ze6yh
    @Khadro-ze6yh 7 днів тому

    Wallaha waa yaab bal qabiilku somalida maxu utarayaa

  • @XanaanjamacAli-cb8lv
    @XanaanjamacAli-cb8lv 7 днів тому

    Illaahy kurbada haka faydo aamiiin

  • @AmranAhmed-b9y
    @AmranAhmed-b9y 8 днів тому

    Abayo macanto illahow qabilka hana qabato illahow cawii walalken somaliyey illahey kabaqa naga dayaa qabilkaa

  • @Farta_14
    @Farta_14 9 днів тому

    Nadiyey anigu last year ayan kula bilaabay lkn markay £500 mareyso ayan cunay ilaa mantadan wax ma save gareyn karo Hal cunugna waan heysta

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 9 днів тому

      Macanto wad save gareyn kartaa ee ha aminin inan wax save gareyn karin, wax yar ku bilow oo wad Insha Allah. Allah ha ku fududeeyo. Thanks qaali❤️❤️

  • @AzliQurux
    @AzliQurux 10 днів тому

    Dukaanka 80$ Khudar 100$ Gaas 40$ Hilib 100$ Caano 52.5$ Gabadha weyn 80$ Gabadha yar 30$ Mamadii ukunta 20$ Farsamo guriga 20$ Internet 18$ Deyn 100 $ Family member 20$ Eating out 40$ 700$ 500$ maalinle 300$ saving Abyo bugetkeyga normal ma yahay mise meelo aan wax ka jari Karo aan ka savegrynkaro ayaa jira waxaan jooga mqudisho school fee kiro koronto iyo Biyo mudan ma bixiyo lkn labo gabdhood oo icawoyo ayaa ii joogo madama guriga dad badan joogaan oo badanaa dad wax Barasho iyo shaqo kula maqan yihiin ina caawin Karin Hal qof in carruurta kula hayo iyo inuu guriga dhan Kawada shaqeyo ma awoodo baan is dhahay aniga arday baan ahay aniga 4 ciyaal ah iyo 4 qof oo ehelkayga oo ila joogo ayaan guriga ku joogna

  • @munamahamed4035
    @munamahamed4035 11 днів тому

    Maansh allah

  • @NasraCibaar
    @NasraCibaar 11 днів тому

    Asc

  • @XanaanjamacAli-cb8lv
    @XanaanjamacAli-cb8lv 11 днів тому

    Wcs haa xbbti waanu wadnaa insha allaah guul

  • @nasracali1316
    @nasracali1316 11 днів тому

    Abyo thanks aniga wad isaxday sanadka marku dhamdo dhul 3kun inan gato rabaa inshalh❤😮

  • @Umu-amiin
    @Umu-amiin 11 днів тому

    Dhawr bilood ayaan lacag ururiyay daasad ku uririyay lkn wxn dahabyaroo fudud ugu dalbay labadayda gabdhood xalay markaa is that ok? 😂😂😂

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 11 днів тому

      Mash Allah Hambalyo qaali👏👏, Allah yaa barik, gabdhahaga kugu xaragoon Waa Mansha Allah. Ilahay ha ku siyadiyo good job qaali❤️❤️

    • @Umu-amiin
      @Umu-amiin 10 днів тому

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 amiin qaali thank you 🙏 ❤️❤️

  • @XamdaApdi-p6p
    @XamdaApdi-p6p 11 днів тому

    amiin ♥️

  • @XamdaApdi-p6p
    @XamdaApdi-p6p 11 днів тому

    ❤❤❤

  • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
    @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 11 днів тому

    Asw, Waa idin salamay my people, hope inaa dhaman nimcaysan tihiin, September budget ma la sameyay? Insha Allah ilahay ha inoo fududeyo. Thanks ❤️❤️

  • @SamiyaCumar-u6v
    @SamiyaCumar-u6v 13 днів тому

    Nadiay qurux badan abaayo caqligaaga hadee lahaan lahaayeen dumarka somaliyeed wax badan baa hagagi lahaa runta iyo xaqiiqdan kugu jeclahay qofna abaayo wuxuusan naftiisa u qaban cid uma qabato wuxuuna naftiisa yeelin cid ma yeesho wallhi nolosha waxee ubaahantahay qof adag xaqiiqda majeclo dadka jilicsan xabbti allah ku xafido

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 11 днів тому

      Masha Allah habibti Waa runta qofna wax ku qaban mayo hadanad adigu is cawin oo dedalin, naftena inaga ka masul ah. Thanks habibti Sharafey❤️❤️❤️

  • @abdirahmansalan1583
    @abdirahmansalan1583 14 днів тому

    Runta waaye abaayo she need to change her life❤😊

  • @faadumozahra94
    @faadumozahra94 14 днів тому

    Caasho waa ine waxbarasho iyo shaqo bilaawdaa, dhowr sano hade dadaasho wee isku filaan karta, soomalidena lacag hala aruriye unbe yaqanan, qofka ma usheegayaan wadada u saxan..!!

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 11 днів тому

      Haa macanto lacagta way iska dhaman dadkuna waa ka dalaya, qofku Inuu isagu dedalo baa ficaan oo is bedel la yimado. Thank habibti❤️❤️

  • @Farta_14
    @Farta_14 14 днів тому

    Sax somalida runta ma jecla kowdi waa inaay ayada isdhista social media iska yareysa oo danteeda racata

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 11 днів тому

      Aad iyo aad macanto Waa runtaa social media dadka waqtiga ka qadaa waxba lagama faido aan waqti lumis ahayn. Allah ah ina asturo. Thanks qaali❤️❤️

  • @SamsamHassan-p3g
    @SamsamHassan-p3g 15 днів тому

    Walal somalida qar kamida sir malahan waxayba uqaban wax fican inay kashekeyan lacagaha sogala kufaana intay isleyihin bay malagoda raadsanayan

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 11 днів тому

      Haa macanto weliba ajinabiga waxa Lima sheego because iyaga ma qataan sow waxaga lama shegshego ma ogid waxa ku dawanaya. Thanks qaali❤️❤️

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 15 днів тому

    Inta soomali oo dhiban dhibka alaah s.wc haka qaado amiin amiin amiin yaa alaah abaayo thanks for sharing qaaliyeey.

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 15 днів тому

    Abaayo waa runtaa gabadhan alle s.wc ha u gargaaro somali people waxba ikuma markup dhib yimaado alaaha u gargaaro xabiibtii nice topic weeye to my advice help each other that is my advice to all somali people thanks xabiibtii jzklq keep it up good work qaaliyeey .great video weeye❤ xabiibtii thanks for sharing qaaliyeey.

  • @AmranAhmed-b9y
    @AmranAhmed-b9y 15 днів тому

    Abayo illahey culeska hakaqado walashen iyo ita dhiban odhan

  • @IdmanBeerdoon-c1o
    @IdmanBeerdoon-c1o 15 днів тому

    Allaha u booga dhayo

  • @AmranMohamed-x1j
    @AmranMohamed-x1j 15 днів тому

    Asc abyo plz mel an kala soxariiro isheeg waan kubahnhy 😢

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 11 днів тому

      Ws wr wb, Macanto Snapchat ama WhatsApp hadba kii ku fudud. Snapchat waa Naturally Nadia, thanks ❤️❤️

    • @AmranMohamed-x1j
      @AmranMohamed-x1j 10 днів тому

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 abyo nabarkada inte kahelaa

    • @AmranMohamed-x1j
      @AmranMohamed-x1j 9 днів тому

      @@dhaqaleiyodhiirigelinchann4219 inte kala soxariraa plz abyo

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 15 днів тому

    Allah ha caawiyo 😢

  • @Uma_Ahil
    @Uma_Ahil 15 днів тому

    Maskiin Ilaaheey ha caawiyo

  • @salmanmohammed4345
    @salmanmohammed4345 15 днів тому

    Mhdsanid wlashey ❤