QOFKA ISKU TASHADA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

КОМЕНТАРІ • 149

  • @heyb12
    @heyb12 11 місяців тому +17

    Insha Allah Mar ay noqotaba maalin maalmaha ka mid ah ayaan toos kuula kulmi donaa maclin ayuub, waqtigaan hadda kuusoo qoray waa 15/09/2023 Friday at 15:20 pm. ❤ wxaanan ku noolahay Gabiley Hargeisa somaliland
    Wxaanan jeclaan lahaa inaad message kan aqrido mcllin ❤❤❤❤

  • @zabirinjamaizmail8862
    @zabirinjamaizmail8862 11 місяців тому +15

    9/15/2023Wan dhaqaqi riyadaydane wa rumen inshallah ano alleh tala saranayo inshallah😢 mrka guul garo ayan meshan so gali dona inshallah ano farxsan inshallah❤😢

  • @samiiracabdalle4948
    @samiiracabdalle4948 11 місяців тому +29

    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي
    اللهم أعني علي ذكرك وشكرك وحسن عبادتك اللهم إني أسألك الهدى والتقى والعفاف والغنى

  • @user-kc1ft2iv4u
    @user-kc1ft2iv4u 11 місяців тому +9

    Igula Sali xabibkena mohamed scw ❤❤

  • @MaahirStory
    @MaahirStory 11 місяців тому +4

    Teacher wlhi fursadaha waan ka faa.ideystaa Alhamdulilah Nolosheyda isbadal badan baan sameeyay 2020 until now 2023 channel kaaga maalintaan kusoo biiray wlhi horumar baan sameeyay waxbaa ii dhiman Hore u socon thanks 🙏 ❤

  • @sundaosmansundaosman9060
    @sundaosmansundaosman9060 11 місяців тому +6

    Mashallah allaha kuxifdiyo my brother ayuub Ahmed ✨️❤❤🥺🤲💯

  • @nastehaabdullahi
    @nastehaabdullahi 11 місяців тому +15

    First viewer😂 thanks walal ayub for the motivation

  • @yahyeali6249
    @yahyeali6249 11 місяців тому +16

    Masha Allah my Teacher

  • @youngbdi5590
    @youngbdi5590 11 місяців тому +1

    M'y dear teacher Ayub Axmed 2023
    You always motivated me
    Thank you 😊 😘 so much
    Keep going 💪 and move forward ❤
    I hope you a good life 🏞
    Full of joy 😊 and Happiness 🥳🥰
    Live forever ❤
    Teacher 🎓

  • @Qani...0204
    @Qani...0204 11 місяців тому +4

    Alle haku barkeeyo, wa ku seexda muqaal kaga manin walpo si an udareemo inan wali rajo leeyahay, fadlan isbuuc walpo labo muqaal noga dig mise podkastiyo noso saameey oo dheer dheer❤

  • @hfsaabdi9077
    @hfsaabdi9077 11 місяців тому +1

    I'm first thanks teacher for updates ☺️ ❤️

  • @XanaanIsmaaciilcali
    @XanaanIsmaaciilcali 7 місяців тому +3

    Mucallim i baray duruus aan schoolliska iyo jaamicaadka lagu dhigin جزاك الله خير

  • @kimali6435
    @kimali6435 11 місяців тому +13

    Asc teacher ❤ Allah dartiisa ayaan ku jecelahay❤🎉 macalin hadalkaga waa sidee shidaalka oo kale. Wuxuna shidaal u yahay qofkii wax fahmi karo😢😅 laakin dhalinta manta joogta maraban in ay nolosha qadhaadhkeeda dhadhamiyaan😢😮 Allah hana tuso kheeraadka dalkeena ku jira aamin❤

  • @DahaboCabdi-oz8hd
    @DahaboCabdi-oz8hd 11 місяців тому +12

    Teacher 😢waxn ahy gabar hadana marksta waan isku kalsooney dhabtii kalsoonidaydu waa mid aan meel ku garo 😢hadana hal mid wanan waxa la yidhaa samir la aan ? Teacher iga cawi? ayaa i dhipta dhapahaanti qofkasta waaa laga yaaba inuu xanuunkiisa qarsado lkn ani ma qarsan karayi

    • @abdallaabdirahmaan9091
      @abdallaabdirahmaan9091 11 місяців тому +4

      Abaayo ilaahey talo saaro wixii shaley ahaana iska ilow waayo Masoo noqonayan haku mashquulin tagtada si aad ooga mashquulin timaadada quruxey ❤

    • @marashabdi5383
      @marashabdi5383 11 місяців тому +2

      Walal duceyso waayo nabiga wuxu yiri sallalahu caleyhi wasalam aduc'au silaxul muumin.
      The dua is the weopon of mumin .
      Allah barye inuu kusiyo sabar

  • @nagatahmed3767
    @nagatahmed3767 11 місяців тому

    Waaw good brother Ayub I hope you good life and thanks for your motivation ❤❤❤❤😊😊😊😊

  • @MaxamedcaliMaxamadcali-nx1kr
    @MaxamedcaliMaxamadcali-nx1kr 11 місяців тому +1

    Ayuubow noo soo badi zxp vedioyadaada ruuxdu way quudataa

  • @Mariamxasan
    @Mariamxasan 7 місяців тому +1

    Runtii hadalkaan aad ayuu Isameeye, i.a laga bilaabo manta 19/jan. Isbadal dhab ah❤❤

  • @fatuush12
    @fatuush12 10 місяців тому +1

    Fvvv ayuup ahmed media 😊❤

  • @tasnimspecyfoods
    @tasnimspecyfoods 11 місяців тому +1

    Alaa maxu anii iku socda manta Illahay isbadal khaiyr qabo amiinta ii raciya somalay

  • @ayanabdullahi67
    @ayanabdullahi67 11 місяців тому +1

    Maashalah all videos walalkeen Ayub waan wada dhageystay allaha kaa ajar siiyo my notifications on this channel is on always

  • @SuhaybXasanmahad
    @SuhaybXasanmahad 2 місяці тому +2

    Allaah ha ku xafido

  • @amincabdillahi1660
    @amincabdillahi1660 11 місяців тому

    You are always my boss, God bless you

  • @YasmineMoho-oo3eu
    @YasmineMoho-oo3eu 11 місяців тому

    J'apprécie vos vidéo cest tellement intéressant je vous remercie cet bienfaisant

  • @kawsaryacab556
    @kawsaryacab556 11 місяців тому +2

    Waan daalay iisoo duceeya wixii mashakil ahaa anay marti iiyihiin

    • @hudaali827
      @hudaali827 10 місяців тому

      allah hakula garab qabto wllo

  • @Muuseiiciribeey-ld5gv
    @Muuseiiciribeey-ld5gv 11 місяців тому

    My teacher ayub thanks👊

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 11 місяців тому +3

    MashAllah jzklAlla khayr ustaad Ayuub horey uu soco shaqo sharaf leh shaxad waa ceeb 👍👍💪💪

  • @NadirDaud
    @NadirDaud 11 місяців тому +2

    Anna ugu horeya❤

  • @RoyalRoyal176
    @RoyalRoyal176 8 місяців тому +1

    Allahu akbar

  • @abdallaabdirahmaan9091
    @abdallaabdirahmaan9091 11 місяців тому +1

    Jasaakallaahu khayr my teacher ayuub ❤

  • @user-zy2es8de4c
    @user-zy2es8de4c 10 місяців тому

    صلى الله عليه وسلم

  • @mouktarrayaleh
    @mouktarrayaleh 11 місяців тому +1

    Thanks u

  • @apdallaxasan
    @apdallaxasan 11 місяців тому

    Ustaad ilaahay cimri dheeri iyo caafimaad alaha kusiiyo aamiin

  • @user-pu5gn3wp8z
    @user-pu5gn3wp8z 11 місяців тому +1

    Thankz thanks ❤

  • @Ruunxuseen-tx6ex
    @Ruunxuseen-tx6ex 11 місяців тому

    ❤❤❤ Ustaad Ayuub Axamed
    Waqtigaada Aqligaga io noloshada barakallaha
    Mahadsanid💯💕💕

  • @AmranOsmanAli
    @AmranOsmanAli 11 місяців тому

    Jazakalah kheyr macalin hadalkaaga marwalba wuu isaameeyaa ilaheyna hakaa abaal mariyo

  • @zainabduale9289
    @zainabduale9289 11 місяців тому

    20/9/2023 wan dhaqaaqay Inshllh inaan isbadal badan sameyyaa rajaynaa channel Kan wa keena Allah ku guuleeyo Ustaad

  • @nimcoahmet7600
    @nimcoahmet7600 3 місяці тому

    Mashallah ❤❤❤😊😊😊😊

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed8955 9 місяців тому

    masha Allah my teacher Alle Haku Xifdiyo akhiro iyo aduun ba❤❤

  • @arfonhassan5593
    @arfonhassan5593 11 місяців тому

    JazakaAllah khair brother

  • @ZakiaDegan
    @ZakiaDegan 11 місяців тому +1

    Wa run wll allaha ku barakeeyo in aad illahay dhalinyarada xasuusid miisaanka xasanaadka allaha kugu daro❤

  • @KHAIRUL_DIIN
    @KHAIRUL_DIIN 11 місяців тому +1

    Ustaadii wadanka fursado maleh ❤

  • @MohamedAbshir-fv4jv
    @MohamedAbshir-fv4jv 11 місяців тому +2

    Asc wllky marna sxbkey ayuub runtii waxaad tahay qofka aan baraha bulshada ugu jecelahay aan mar walibana aan ku taxanahay sidaa darteed waxaan kaa codsanaa inaad mowduuc kasoo sameyso maareynta waqtiga (management of time) ⌚
    Waxaan rajeynaa inaad iga soo jawaabi doonta thanks lovely

  • @munaahmed7500
    @munaahmed7500 11 місяців тому

    Thanks habo you change my life

  • @user-qo8rc3lh3u
    @user-qo8rc3lh3u 9 місяців тому

    Mansh allah

  • @yussufaden2293
    @yussufaden2293 9 місяців тому

    Jazallah teacher

  • @Abdifitah765
    @Abdifitah765 11 місяців тому +3

    Allaha kusharfo❤

  • @AmaalCabdixakiin-gv4fk
    @AmaalCabdixakiin-gv4fk 8 місяців тому

    Maashaa Allah wll ayuub alle ku xafido

  • @abdullahimahad
    @abdullahimahad 11 місяців тому +1

    Thankz wllhi noloshey aya badashay wll qali🥺🥺🙏💯

  • @abasabdulkadirmooni9270
    @abasabdulkadirmooni9270 11 місяців тому

    Mahadsnid ustaad ❤ayuub

  • @sacadsheekh1521
    @sacadsheekh1521 11 місяців тому

    Masha aallah maciin ayuub aad bad uu mahad santahay wll

  • @abdinasiraliyuusuf1233
    @abdinasiraliyuusuf1233 11 місяців тому +1

    Aad iyo aad ustaad mahadsanid kun jeer

  • @Naamir03
    @Naamir03 11 місяців тому +1

    Ustaad Podcastiyo Dhaadheer maad nooso samaysid, intaan way nagu yartahe❤

  • @wardaaden9764
    @wardaaden9764 7 місяців тому

    thanks ❤❤❤❤❤❤

  • @rudwanabdiaden5352
    @rudwanabdiaden5352 11 місяців тому

    Thanks teacher I am inaa chagax

  • @yaxyemoha571
    @yaxyemoha571 9 місяців тому

    اللهم صلى وسلم على نبينا محمد ❤️❤️❤️

  • @sadenuurxinbilsnx6704
    @sadenuurxinbilsnx6704 8 місяців тому

    Thnkz bro ❤

  • @ayuushahmedelmi8191
    @ayuushahmedelmi8191 11 місяців тому

    Masha Allha

  • @sacdiyocabdifiidow4213
    @sacdiyocabdifiidow4213 10 місяців тому

    M.a allaha ku xafido

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt 11 місяців тому

    Masha allah shukran

  • @cabdiraxmaancqaadir6127
    @cabdiraxmaancqaadir6127 11 місяців тому

    ماشاءالله يازميلي مرحبا بك مليون مبروك وربنا يوفقك ويسعدك ويرزقك من حيث لا يحتسب اللهم امين يارب العالمين ❤❤❤❤

  • @Ganey1234
    @Ganey1234 9 місяців тому

    Guul

  • @SaabiriinCabdullahi-hl4zm
    @SaabiriinCabdullahi-hl4zm 11 місяців тому

    Mahad sanid ustaad❤️❤️

  • @nimconuura820
    @nimconuura820 11 місяців тому

    Thanks teacher❤

  • @ahmednooradan7950
    @ahmednooradan7950 11 місяців тому

    Jazakallah wll Ayub Ahmed

  • @hennafoosladan6773
    @hennafoosladan6773 11 місяців тому

    Masha allah walal shugraan

  • @abdourahman23Jilani
    @abdourahman23Jilani 11 місяців тому +3

    Merci beaucoup professeur ayub , pour À couse des vous ❤😊

  • @ciilownoor675
    @ciilownoor675 11 місяців тому

    Shukran bro

  • @AshraFAHashi
    @AshraFAHashi 11 місяців тому

    Great

  • @Izmailacuna66
    @Izmailacuna66 11 місяців тому

    Masha Alaah

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 11 місяців тому

    Shukran jzakalhu khyrul jza ✅️👍ustaad ayuub allh haku xafido runta ayad noo sheegtaaa

  • @CaishaMaxamed-iq1ud
    @CaishaMaxamed-iq1ud 11 місяців тому

    Shukran Allah ha kubarakeyo 🥰🥰

  • @GuleedMaxamed-ot3xq
    @GuleedMaxamed-ot3xq 2 місяці тому +1

    Dar illahay ban kuu jecelahay wllo

  • @nuurasagaliito133
    @nuurasagaliito133 11 місяців тому

    Macalinkeyga alle haku sharfo wllo

  • @qadrocali1075
    @qadrocali1075 11 місяців тому

    Mwalimu Ayoub❤

  • @Muhiima_sharaf
    @Muhiima_sharaf 11 місяців тому

    Maasha allah 🎉❤

  • @kimmaria2345
    @kimmaria2345 11 місяців тому

    Thanks ustaad ayuub wlhi wxyaalo badan kaafaaiday🖤

  • @KinsiAbdi-fk4xi
    @KinsiAbdi-fk4xi 11 місяців тому

    Thank you brother masha Allah

  • @abukateiskudhuuq7366
    @abukateiskudhuuq7366 11 місяців тому

    Ustaad❤

  • @naciimocalicabdi2470
    @naciimocalicabdi2470 11 місяців тому

    Nafta oo aad ka adkaato waa guusha ugu horeysa

  • @SirAbdifataahJama
    @SirAbdifataahJama 11 місяців тому +1

    Mahadsanid sxb

  • @user-fp4gg4ws5v
    @user-fp4gg4ws5v 10 місяців тому

    Haa waxan lo dancin lama helo waana run sxb ayuub

  • @mohamoudabshir4139
    @mohamoudabshir4139 11 місяців тому

    Great video walalkey allah haku xifdiyo 👍

  • @halaqurux5303
    @halaqurux5303 10 місяців тому +1

    Scw 💖

  • @mohamedabdi4293
    @mohamedabdi4293 11 місяців тому

    Mahad sanid ayubow

  • @user-nq7ni1ji6y
    @user-nq7ni1ji6y 11 місяців тому

    Allaha ha ku Sharron akhiriyo adduunba wll❤❤❤

  • @suldaanhassan7531
    @suldaanhassan7531 11 місяців тому

    Thanks 😊

  • @suweyzahmed8734
    @suweyzahmed8734 11 місяців тому

    Thanks macalin

  • @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
    @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt 11 місяців тому

    Masha Allaah Allaaha hakaajirsiiyo wll

  • @iqromuusecaliiqruushppe-bo5yb
    @iqromuusecaliiqruushppe-bo5yb 11 місяців тому

    Allh ha shafro walalo

  • @cumarxakameeye3097
    @cumarxakameeye3097 11 місяців тому

    Mahadsanid mcln ayub ahmed ❤❤❤❤

  • @user-zd3bb8ze3w
    @user-zd3bb8ze3w 6 місяців тому

    Ilhow igarab gal qalbigayga wad ogtahe🤲😢

  • @user-vl3vd7xz4s
    @user-vl3vd7xz4s 9 місяців тому

    ❤❤❤

  • @hinda-yq8ji
    @hinda-yq8ji 9 місяців тому

    ᴛɴᴋᴢ ᴛᴇᴀᴄʜᴇʀ👏❤

  • @axmedyousuf7535
    @axmedyousuf7535 11 місяців тому

    Salalahu calayhi wasalam ❤

  • @NadirDaud
    @NadirDaud 11 місяців тому +1

  • @shadaaweyz1535
    @shadaaweyz1535 11 місяців тому

    Thanks

  • @aliabshir3216
    @aliabshir3216 8 місяців тому

    Wll wax an kugu mahad celiyo ma aqano ❤❤❤🎉🎉

  • @crahmaancrisaaq2337
    @crahmaancrisaaq2337 11 місяців тому

    Ayuub Wll Waxan ku Dawanyaye Mudo Dheer Waxan Raba Inan Hormar Tigsado Marka Yutub Baan Raba Inan furto

  • @muusewadani2886
    @muusewadani2886 11 місяців тому

    M'a ustaad mahadsanid

  • @MaxamedcaliMaxamadcali-nx1kr
    @MaxamedcaliMaxamadcali-nx1kr 11 місяців тому

    Mahadsanid wll qali