Waa mowduuc runtii an u bahnaa, wax badan ayaan kaa faa,iidey, wana sababta an ujeclaaday daawashada Channelkan Ogaansho. Ustaad Caamir Inshaar Allaha ku barakeeyo. Mahadsanid.
Dadka guran wa ka karti badan yihin dadka cadiga aniga iyo wallkeyba rerkeyna guraneeyn anagana ugu waxtar badinay alhamdulalah 2ciyala ondhalayna wa guranyihin o wey iga raceen marhore ayana ogaday iney dadka gurani dadka top 10 ka kujiran wall alahaku xafido carurta adigana gurey ceeb ma ahan
Yar cabdisamad la dhahi jirey so xasuusty dugsi hose iyo dhaxe iskala baxnay xariif u ku ahay kubada iyo waxbarashada lug iyo gacan gurey u ka ahay.sido klena cibadada iyo diinka wu ku wanagsana m.a wa dad talented ah❤
Familkayga badana waa guran yihin kuwa hada dhasha xata waa sdas wana dad caqli bdan waxbarashada ku fcn far qurxbdan qora aad umaskax sareya wye dhmntod🎉
Anigu waxan la dhashay 11 caruur ah aniga iyo inan iga wayn ayaana guran waligay midigta hal xaraf kuma qorin mida kale kubadana waxan ku ciyara lugta bidix xita bidix ayaan wax ku tuura 😊
Waxa guran walashey iga yaray waxan dhibsan jiray macalinka dugsiga u dhigo markey farabarka qoreyso inu faraha ka tumi jiray si aynan danbe bidixda u isticmalin ee midigta lee u isticmashi iyada midigta wax wey ku qori karta lkn wxa ugu fudud oo u dhib yar o ay raaxo ku daremeysa markey bidixda wax ku qoreyso
Omerow Asc , anuu ma gurani lkn laba jeerban ka jabay gacanta midig, 2 sano isku xigta , intay gacanti iduubnayd , Aya sidan wax ugu cunayay, wax ugu qabsan jiray wax ku tuuri jiray, waxna ku qoran jiray, sidiiban guranan ku noqday hada, labadayda gacmood Waa isku mid waxan doonana wan ku qabsan kara , ta kale barigi hore kubada midigban ku ciyaari jiray hadana bidixban ku ciyaara, Waad baran kartaana
Cumar waxaas wax weyen ma ahan qof walba iyo dadaal kiisa lee waaye aniga wiilkayga mid ayaa guran kuwa kale ayuu lamid yahay laakiin wuu ka energy badan yahay wiil uu adeer kay dhalay baa jira oo guran wax jirna ma ahan sidaa daradeed mowduucaan waa laga fiicnaa mid qaldan ayaad noo soo dirtay
Cumarow tartiibaa qoyskaaga ubaray hooyo Aamina illahay haw naxariisto Abaayo Hodan mahadsanid wiilkaga faysal illahay ha ku xifdiyo iyo gabadhada Nadiifo waxaa dhiman xaaskaaga iyo wiilasha kula dhashay waxaan umalaynaa wiila abti utahay inaa kaa maqlay oo tiri Najiiba layiraa mahubo
Fadumo caadi matihid cumar inshaar xaalkisa waad ka warhaysa SI wanagsan
Minyaro ayuu kaa dhigam rabaa insha ALLA
@@ibnulqayim5022 yaahuu maskax bugta allaha ku caafiyo war sodoh baan ahay alxamdulillah zawjkii 20 sano kahor guursadaa lajoogaa alxamdulillah
@@huska_8ma hubtaa😢
Nadiifo mahan
Ladhiifa buu dhahay😂
Manshallah cumar ilahay baa hadiyad kusiiyey caruurtaada
Anaga caruur noogusoo ducee kuwo guran iyo kuwo midig isticmaaloba kuwo khayr malabdaa uun miso wax kale ayaa dheer
nadiifo wey naga dambeysay faysal basa ogeeyn 😊ma.allah allaha ku barakyo😊
Ladiifa waaye
Baryahan waa sababta uu umashqulay
macalinkeeygi xissbza ala ha unaxariso wlh bidixo aha
@ibnulqayim5022 haa 😂ileen xaas kii wangsamed e mar wlbo ow ka shekey jiray ayu helay wayahan aso nag io war keda wado ma.arag 😭😂
@@Yooniscabdi-vj7ld nadiifa ayan u maleyy ladiifa miya ✨
Faysal & Ladiifa
Eedo mcn soo Barbaara noqda kuwii diintooda, dadkooda & dalkoodaba anfaca idim alle
Kora oo kaalin gala❤
Anigaa Ka mid ah ah Dadka Guran waxwalba kuli xaal alxm waana salaamantihiin dhamaan asxaabta iyo ustaadkaba
Ma Guran tahay mise waad Gurran tahay
😂😂😂😂@@LiiWarjecel
Gureey halagu yaaco😂😂
@Nuurah951 hhhhh gurta faaida Ku qabaa waxwalba Alle waa ii fududeeyy nolasha I nurtay
@@LiiWarjecel gurran waxaa la dhaha neefka caanaha Ka dhamaadeen ma anaa neef ah masakinyahow waa gurahanhy ee ma gurrani😂😂😂😂 idiot 😅
Curadkayga ayaa guran aadna wuu ugu fiicanyahay waxbarashada iyo sawiraadaba mashaa allaah allaah hanoo xafido dhamaan awlaada❤
Dadka bidixda iyo midigta wada isticmala isagu muxu noqonayaa shukran omar inshaar
Inta guran ee muuqaalkan daanaysa gacabta taaaga anigu waan gurana✋
waykam😂😂
Weykan 😂😂@@hamsegurta7402
Waan gurnaanjiray lkn hada team midigta kuu biiray inkastoo markaan kubada dheelaayo aan gurta ku dheelo
@AnnoyedEagleRay-rj4fx anigaba Kula mid ayaan Ahay saaxiib just same
Aan ku salino n̈abigeena scw
Scw ☪️
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤❤
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Yaa ubuu feysal gabadheena ladiifa weey naga dambeeysay ❤ masha,allah
Waa mowduuc runtii an u bahnaa, wax badan ayaan kaa faa,iidey, wana sababta an ujeclaaday daawashada Channelkan Ogaansho.
Ustaad Caamir Inshaar Allaha ku barakeeyo. Mahadsanid.
Mahadsanid Ustaad Dadka sugayay Muuqaalkaan aan ka mid ahaaay
Wajigisa lma Arko miyaa
Muuqaaladiisaaba la haayaa ee wajiga aad ka hadleysa waa maxay?@@DrsfarhznDekAbdi
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد 🎉❤
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
Nadiifo iyo faysal nagu salaan ustaad 🥰
Mashallh 😍الله يحفظهم ويخليهم لك
Dadka guran wa ka karti badan yihin dadka cadiga aniga iyo wallkeyba rerkeyna guraneeyn anagana ugu waxtar badinay alhamdulalah 2ciyala ondhalayna wa guranyihin o wey iga raceen marhore ayana ogaday iney dadka gurani dadka top 10 ka kujiran wall alahaku xafido carurta adigana gurey ceeb ma ahan
Yar cabdisamad la dhahi jirey so xasuusty dugsi hose iyo dhaxe iskala baxnay xariif u ku ahay kubada iyo waxbarashada lug iyo gacan gurey u ka ahay.sido klena cibadada iyo diinka wu ku wanagsana m.a wa dad talented ah❤
Wlahi. Ninkan top level waywh❤
0:28 masha Allah sxb omer allaah kuu barakeeyo
Masha allah allaha xifdiyo faysala iyo ladiifa
Allah aniga gabar guran baa ilmahayga kamidahayd way kaficnayd ilmahayga dhan xaga waxbarashada nasib daro way iga dhimatay 10 sanaey jirtay
Mashallah sabar imaan alllah kaa ssiiy9 abyo
Nasiib daro hadhihin macaanto hadaad samirto waa kuu shafacaysaaa
@fadumodahir8667 waa runtaa abaayadii
Finally my topic teem guran 😂🎉
Familkayga badana waa guran yihin kuwa hada dhasha xata waa sdas wana dad caqli bdan waxbarashada ku fcn far qurxbdan qora aad umaskax sareya wye dhmntod🎉
gurey ayaan ahay walina xisaabta wan kulita
Wiilkayga ayaa guray ah Masha Allah ❤
86/90 ee naftaada edbi. Alxamdullillah. Mardhaw waakula soo xiriiri doonaa.
Msha Allah bro kaliya ma naftada ayad edbinaysa mise caado xun bad iska daysay?
waxaa kaloo gurana sheikhii mujaahidka ahaa sheikh usaama bin laadin ,allah u naxariiste , waxaan aaminsanahy dadka guran inuu allah siiyay wax gooni ah aniga ayaana ka mid ah❤
Allaha kuu barakeeyo ciyaalkaada dhamaan bro
Mujaahid Axmed Gureey ha iloobin mas,uul
Our best teacher 💞🥺
Jassakumullahu kheyr shukran wll Omar inshar ❤❤❤🙏🙏🙏
Sugba aan saxibtay u share gareyee😂😂
War anigu waan guranahy Hadana wax sameyn ah iskuma arko bidixda runtii yaraantadii ayadaan wax waliba u adeegsan jiray lkn wax waliba waxay is badaleen marakaan dugsi quraanka bilaabay faro garaac iyo caay dadkoo aamisanaa gacanta bidix wey jilcantahy sidoo kale macalimaytaydii oo igu dhihi jiray waxaba kuma qori kartid ugu danbayn waan ka go.ey hada waxay iiga soo hartay tuuryo kaliya 😂😂😂😂 mahasanid omar inshaar
Wllhi isku mid baanahay 😂 lkn wax kasta hdda wa ku qaban kara xoogaana wa ku qori karaa
Mansha allh faysal iyo ladiifa ❤ soo barbaara hbo
Nadiifo waa naga qarsatay but mansha allah illahay ku daysto ❤🎉
ZxP Ani Lugta ka Gura nahay Kubada Oo Kale Marka Waa Idin Salaamay.zxP❤🎉❤❤
Wlhi waa moowduuc aan inbadan jeclaa inaa arko qof kahadlaayo mowduucaan aniga 10 sano ayaan uganada ku noolahey waxaan layaabey ugandhiiskaan waa wada guranyihiin macalin & ardeyba intooda badan ma baarin lkn waan jeclaa in aan arko caawa qof ka hadlaayo
Ayyy aniga xitaa, I'm one of them😊😊😊
Aniga gabar yar oo dhalay ba guraan waa 6 jiir.maskax weyn ba saraan mansha allah hibo badan na ka muqata.
Lkn dadka midigtaa ka saamayn badnaa kana fiicnaa
Oo ugu horeeyo xabiibkeen scw
Aniga wan guranahay markan wax qorayo waxan wax ku qora Gurta looxa xata gurta ku qori jiray dhowr mar arkay ardayda saaid igu mashquuli jiray laakin macalinka wuu igu xushmeyay hibadayda❤
Hadda kwrn sxb Gurta ma isticmaashaa?
Maxamuud Xaashi Cabdi siyaasigaas weyn isna wuu guracan yahay waana nin aad u siyaasad iyo caqli badan
Ahmed Gurey oo ah ninka Somali ugu saameynta badnaa Kuna xusan buuga مئة من العظماء wuu gurranaa
Anigu waxan la dhashay 11 caruur ah aniga iyo inan iga wayn ayaana guran waligay midigta hal xaraf kuma qorin mida kale kubadana waxan ku ciyara lugta bidix xita bidix ayaan wax ku tuura 😊
❤illaahow❤ islaamka guulssii aamin aamin aamin ❤yaa allah❤
Aan Ku salino nabbigena muxamed صلى الله عليه وسلم ❤️🩹🍂
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
Faysal iyo ladiifa wn salaamayaa❤❤
1k gaadhsiiya Walalaayaal UA-camka Quran shorts Ayan so gudbiya. ❤
10% kaasa kamid ahay😂❤❤❤
Same 😂
Same😂
Ana ila mid thy😂
Same nahy😂🫶
Maasha allaah aniga wiilkayga ayaa guran waa nin maskax badan isagoo wali 8 jir buuxin
MashAllah❤
Caawa waa casharkaygi❤
Masha allaah Alle hakuudaayo
Sadax wiil oo walaalo ah waan guranahay and my name is guray ❤
Gureeyaashow somalia inaad u istaaagtaan iskudaya wlhi inteena kle xal mahsynee adinkoo illahay kaashanaya.
Suaal
Aniga maxamed ahaan waan gurranahay oo tuuridda,qaadidda alaabta,qabashada wax walbo dagaalka feerka iyo wax walbo waa bidix
Halka dhanka kale ee qorida aan u isticmaalo midig
Arrintaaa ayada kwrn??
Aniga kulamida sxp nooso ogoow
SHPKEI ABDURRAHMAAN MOH°ETT GUHAAD
NIN ALLE HIBO KU MANNAYSTAT❤
A.a.w. adeer (kaa weyn xagga da,da)
labo wiil ayaan gurnimo ku arkey kadibn aniga iyo hooyadood waxaan isku taxluujiney intey yar yihiin inaan midigta isticmaalkeeda aan barno Alxamdulillah waan ku guuleysaney haddadaan aan kula hadlaayo waa midiglayaal.
Waxaan isleeyahay inteysan korin wax waa laga qaban karaa
Waxa guran walashey iga yaray waxan dhibsan jiray macalinka dugsiga u dhigo markey farabarka qoreyso inu faraha ka tumi jiray si aynan danbe bidixda u isticmalin ee midigta lee u isticmashi iyada midigta wax wey ku qori karta lkn wxa ugu fudud oo u dhib yar o ay raaxo ku daremeysa markey bidixda wax ku qoreyso
أرطغرل ابن سليمان ساه isna waa midyahay soomaaha?
Actor ka ayaa gurran ee kan dhabta ah ma gurranaa
1:22 war bil ibtila Dan eeega ciyaàlkeyga guran marka aan badho waa intaas oo saamyn yeeshan oo cumar faaruq kale noqdaan😊
Ilaan guranantayda qiimo wayn ayay ku fadhidaa❤
Ahmed Gureey waad illowday Mudane, Mujaahidki caanka ahaa
Waxaa cajiib ila ah in bishaan dhashay hadana ay tahay bisha la xuso dadka guran ❤
From Mid kamida dadka Gurran oo ku xidhan pageka cumar inshaar Salaama sxbayaal
😅
Reer Gureey suuqiinu waa xaami barnaamijkaan kadib😂😂😂😂
Dad ka ugu fara badan ee guran waxay ku nool yihiin Netherlands, number one, America 🇺🇸 number two, Canada 🇨🇦 number three
Ogaansho ❤🎉
Omerow Asc , anuu ma gurani lkn laba jeerban ka jabay gacanta midig, 2 sano isku xigta , intay gacanti iduubnayd , Aya sidan wax ugu cunayay, wax ugu qabsan jiray wax ku tuuri jiray, waxna ku qoran jiray, sidiiban guranan ku noqday hada, labadayda gacmood Waa isku mid waxan doonana wan ku qabsan kara , ta kale barigi hore kubada midigban ku ciyaari jiray hadana bidixban ku ciyaara, Waad baran kartaana
cumar iishaar please jasoo hadal dadka maskaxda sida xoogan wax ugu sawirta
وعليكم السلام
Aabahayna ku dar Suldaan Mohammed Xuseen (Guray Fayaan Biiro)Allaha u naxariisto
Nio kubadda cagta anuu lugta bidix ayaan waligayba ku dheelaa laigamana qabto goolka ama way yartahay in la iga qabto❤🎉alx
10% guran wan ka mid ahy alxm😂
Masha Allah ❤
Axmed gurey ku dar❤
Mahad sanid Walaal ❤❤❤
Assalaam alaykum wll Omar aniga waxaa iladhashay will gurran
Dabeecadihiisa waxaa kamida
Dabeecad xumo dulqaad la aan
Khaldka uma dulqaato xittaa haddi ay walidkii isqabtaan waa caroodaa wuuna iska tagaa
Waa dadka wax kasta rajeeya tusale haddi usan wax hysan wuxuu ku dhahayaa wax baan helayaa isla hadda badanaa wuu helaaa
Ma sha Allah tabarakallah
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
Yaa Cumar inad aniga igahadlayso ayanba umaleeyay mhdsanid akhii
Alaha kuxafido awladada❤
Anigana igu dar axmed sheekh cabdi salaad ( gureey)
Lugtaan ka ahay bidix muuqaal ka soo samee
Macha allh
Lkn cumar insharow caruurta hooyadod carab miyaa
Guray23
Gacanta bidix baan ku qora tan midigta waan ku qora hadda
Cumarow aniga bidixdaa adeegsadaa lkn wax qorida midigtaa adeegsadaa waxaana sabab u ah inaan midigta adeegsado macalinkeygii dugsiga asigoo dhahaaya bidixda in wax lagu qoro waa xaaraan markaan adeegsada wuu iga garaaci jiray rafaad dheer kadib midigtaa la qabsaday
Waxaan arkay dadka faransiiska 4tii qofba 2ama 3 baa guran waan qariibsaday runtii ilaa aan macalimad luuqadaa noo dhigta aan suaal ooy tidhi aniga iyo wiilkayga walaashay iyo hooyadayba waan guranahay dhamaantano ilma adeeray ilaa 4baa guran waan layaabay runtii
Cumar waxaas wax weyen ma ahan qof walba iyo dadaal kiisa lee waaye aniga wiilkayga mid ayaa guran kuwa kale ayuu lamid yahay laakiin wuu ka energy badan yahay wiil uu adeer kay dhalay baa jira oo guran wax jirna ma ahan sidaa daradeed mowduucaan waa laga fiicnaa mid qaldan ayaad noo soo dirtay
Kii hashii nabi saalax dilay ayaad ilowday inshaar mahadsanid
Wll cumarow ka soo hadal xaalada turkistanta bari
Qof guran baan jeclahaye ma ku yaacaa tolow ❤😂
lol
Anigu labadaba wax waan ku qoraa,waan ku sawiraa
Asc wlle guranaan waxba ma badasho caqliga iyo garashada allaah baa adoomihisa ku abuura bini,adamkuna ma kala sareeyo
Wll afsomaliga sifiican u soo baro
Nadiifo wey naka daneesay mashallh
Ustaad buugii Axmed shuqayri ee 40 ka maalmood fadlan nala wadaag
Anigu waxaan ogahay reer yurubku mostly way guran yihiin hadaba right handed maaha wax loo dhasho waa tarbiyad islaamiyan ah waxaana cadayn kuugu filan xadiska nabigena scw uu inanka yar kulahaa gacanta midig wax ku cun
Gurranaantu waxaan ka aaminsanahay qof oo aanan lagu tarbiyeyn istacmaalidda midigta uu sidaasna kula qabsado.
4 ta mad hab siiba Ahmed binu xanbal iyo imamu shaafici maxay kukula badalanyihiin cumarow video kaso samee wll mcn
First commenting ogaansho