Mashaa Allah Allah ku barakeeyo walaalkey waa barnaamij aad ii taabtay ayuu ahaa waxbadan aan ka faa'iday Jazakallah kheyr sida aad ummadeen u korineyso caqligooda iyi maskaxdooda. 🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴
ustaad waad ku mahadsan tahay soo gudbinta xaqiiqada isticmaarka wlhi waan ku faraxsanahay ku xirnaashaha kanaalkaaga waad mahadsan atahy mar labaad khaasatan hadii aan nahay dhaliyarada soomaliyeed
Ninkaas odayga ee neurosurgeonka ah iyo dadkaas takhakhusaadka sare ee gaarka leh waa dadka ugu badan ee soo wajaha xanuunka maskaxda ku dhaca qaar ka midana way isdilaan Waxaan ahay mihnadle caafimaad oo takhakhus physiotherapist leh gaar ahaan qaybta neuerorehabaltion ku takhakhusay dadka ugu badan ee aan wada shaqaynaa waa dhakhatiirtaa qaliin halista sameeya oo qaliin dhib badan oo laga maarmikarayay ayaa qofka patienta lagu qanciyaa in lagu sameeyo marka qaaliinka lagu sameeyana anaga oo neuerorehablation nala soo diraa si uu therapy inuu inuu soo kabto u samayno waxaan xaqiijinayaa oo indhahayga maalinkasta ku arko Klinikum aan ka shaqeeyo dhib aanay maskaxdaadu aqbalayn sidaad sheegayso waa wax dhaba oo indhahayga ku arko waxkastana lacag samayn go.aanada la qadanaayana waxay ku xidhantahay inta faaiido ee caymisku bixinaayo
Abwaan hadraawi ilahay ha u naxariistee baan soo xasuustey mar uu gabay kaga hadlayey waagii hore nolosha siday fudeyd u aheyd oo mushkilad walba ay xal u lahayd lakin uu lahaa maantey boqolaal shay oo aan loo baahneyn baa aadamaha looga dhigayaa inay u baahan yihiin asagoo tu,saale u soo qaatey alaabta guriga iska taal oo hadana kuwo kale la soo gadayo dharkii oo guriga buuxa hadana dhar kale la soo gadayo ma baahanid hadana isla wakhtigaas waad baahan tahay oo wax aadan u baahneyn ayaad u baahan tahay ama laguu baahsiinayaa ama maanta buu suuqa ku cusub yahay ayaad sheygaan u gadan ee baahi kuu haysa uma gadaneysid ee hada ayuu soo baxay weeye u jeedkaaga kaliya
Anigu run ahaaantii xaga dawoooyin ayaan in yar aqooon u leeeyhay. Mar marka qaar waxa aad arkaysaaa dawooyin isku group ah Lkn kaliya xaga magaca moooyee wax kale aaan kula duwanayn ,waxa aan is way diiyaaaa maxaaa kaliya Hal Dawo uun u samayn waaayeeen uun
رسألتي الئ كل مسلم اخي او اختي صاحب القناه بعرف انه مهو من حقي اعلق على قناتك بس يشهد الله ضروفنا قاسيه واجبرتني على هذا اشي ارجوك سامحني💔اخي عاد باقي اخوه إيمانيه طلبتك حق كيس طحين اخي احنا نساء ما بتقدر نخرج بين الرجال عاد باقي مره عندكم اخي ربي اكرمكم انكم رجال احنا نساء ما بتقدر نخرج ولا نشتغل مثلكم اخي وين الاخوه الايمانيه في قلوبكم احنا نساءلاخوه ولا رحمه😥 ولا شفقه ولا انسانيه وبشر الصابرين هي أكبر أمل بأنتظار ما نريد'''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' كم. ناديت وكم كلامت وكم نشتد ولالكن لاحياةالمن تنادي. ياخي احنا معنا. امي تطلب لنا اكل من المطعم. زويده واليوم. امي روحت. تبكي قالت ليش يامي تبكي. قالتي يابنتي. اني اسال. الله اني. يعزني بالموت. قالته. ليش. يامي. تدعي علينا. قالتي.يابنتي اليوم صاحب. المطعم. سبني قله.ليش. اشله الزويده من حيث الناس. مناشدة 💔 اخواني اني اقسم بالله العلي العظيم على كتاب الله انني بنت يتيمه من اليمن ومعي اخوان صغار اقسم بالله على كتاب الله ان اخوتي ماعاد يقدرو ينطقو بكلمة من شدت الجوع انا واسرتي بيتنا ايجار الشهر ب20 الف يمني والان علينا 60 الف حق3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد يطردنا من البيت للشارع لانناماقدرناندفعله الأجارومهلنالاخره الأسبوع واذا دفعنا له حلف يمين بالله بيخرجنا إلى الشارع بدون رحمه و اني اسالك بالله وانشدك بمحمد رسول الله يااخي لوانت مسلم وتحب الخير واتساعدني تتواصل معي اوتراسلني وتساب علئ هذا الرقم +967717821239 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير فيااخي انت رجال إذاشفت اسرتك جاوعين تعمل المستحيل من اجل تامن لهم الاكب ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي اب مثلك يسمح دمعتي ويحميني من الذل والاهانة😢 نسالك بالله لولك مقدره علئ مساعدتنا لاتتاخرعليناوجزاك ألله خير🤲🏻!؟.!؛؛،؛؛اا",",",","","",",",","",",,",","",",","",",","😭😢😢😭😭😭😭😭😢😢🎉🎉😢😢😢😢😢
Miyaadan daawan nin Yugaan dhays ah waxa uu yiri .a rabo in aan Soomaaliya ka tago waayo Guri baa qabyo iga ah lacagbadan baan ka qaataa Soomaaliya Micnaheedu waa Soomaaliya ha bur bursanaato maxaa iga galay Alloow Soomaali iyodhulkeenaba noo badaadi oo na bad baadi
Runtaa waye because 2021 mar USA tagay aa gacanta dawac yar IGA gaaray hospital aa tagay 3qodob bis aa Liga tolay Waxe IGA qaateen 3000 dollar Marka hospital Lada xaga waa ganacsi muhiimadoda Marka hada qorshenesid in aa soboqato USA qasab waxaa ah in aa hesato health insurance
ASC OMAR INSHAAR ZXP WAXAAN KUU SHEEGAYAA XAALADA SOMAALIA WAXAY MARAYSAA XAALAD AAD U XUN 1.11M MILYAN KA A INAAD KICISID SAY SOOMAALIA AY U DOORTAAN QOF U QALMA INUU XIL QABTO
Waa runtiis aniga illahay iga badbadiyay barid kadib dr waxay idhadey 3 bil dawadan soqado kadib qalin lagugu sameyna 3 sitiman ka dib qalinki baabala iiso duray wandiday dr kala is aragnay waxu igu yiri excesses unbaa u bahan tahay 🤔 ilaa hadey idaba socdan kuwii qaliinka
Waxaan la yaabay shirkada boeing sida ay u gaado dawlada mareekanka sabuunta suuliga ee diyaradaha boeing ee isticmalaan ciidamada mareekanka waxaa lagu sameeya dhowr milyan oo dollar ayado dhanka kale ruushka uu isla sabuuntas suuliga ku taalo ee diyaaradihiisa xamuulka lagu sameeyo dhow kun oo dollar.
30 second please say this:
3x SubhanAllah
3x Alhumdulillah
3x AstgfiruAllah
3x Lailaha ilallah
3x Allau Akbar
Good deeds for both of us❤️
Ogaansho Nin aan waxbadan ka faa'iday 😊❤
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️🇸🇴 ❤️ واحفظ المسلمين أجمعين يا رب
Walalyal an ku wada salino xabiibkena muxamed scw scw scw ❤️ please ❤️
صلى الله عليه وسلم
Shukran Ustadh! Ajar iyo xasanaad Alla ha kaa siiyo, anagane ha nagu anfaco inshaAllah.
من فقدَ اللهَ فماذا وجد؟
ومن وجدَ اللهَ فماذا فقد؟!
Qofki Rabbi Waayay Muxuu Helay?
Qofki Rabbi Helayna Muxuu Waayay?🤍🍃
Mashaa Allah
Allah ku barakeeyo walaalkey waa barnaamij aad ii taabtay ayuu ahaa waxbadan aan ka faa'iday Jazakallah kheyr sida aad ummadeen u korineyso caqligooda iyi maskaxdooda. 🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴
ustaad waad ku mahadsan tahay soo gudbinta xaqiiqada isticmaarka wlhi waan ku faraxsanahay ku xirnaashaha kanaalkaaga waad mahadsan atahy mar labaad khaasatan hadii aan nahay dhaliyarada soomaliyeed
UA-camrs somalida Ninka oogu faa,iidada badn bro ilaahay haku sharfo 👑🙏🏿
Wllkey waan ku taageeraa barnaamij yadaada aad baan ugu xiranahay horay u soco
جزاك الله خير
Walaalkay cumar mahadsanid sidaad noola wadaagto xog xaqiiiq ah mar walba , ❤😂🎉😊
UA-camr-ka magiciisa,nala wadaag iyo channel-kiisa 😊
Doobie and Doobie, ayaa la dhahaa intaas UA-cam ku qor
@@Abdekhalaq 🙏
🥺 🥺 🥺 . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
لا حول ولا قوة الا بالله❤ ولا ملجأ من الله إلا إليه❤
Masha Allah pro ❤
Gaalada intay ka naf baxayaan baa cadaab uga dhiman
Lacnad haku dhacdo aduun iyo aakhiro ba
Mahadsanid ❤❤❤
Sheik mustada xaaji ismacil ayaa Hore noogu sheegay Ineey Reer galbedku sonalia danahooda ujoogan Hadana adaan kaa Maqlaa cumarow Balse Maalin malamha kamid ah ayaa isku filnaaasho buuxda Ka qaadan doona I.ashllh One day Somalia 🇸🇴🙏 ILAHAY hanatuso
🥺. 🥺. 🥺 . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
Sxb Allah haku barakeeyo indhaha ayaad ifurtey
thank you wax badan ayan ka faa iidayogaansho
Somalia 🇸🇴 ❤
Masha allah bro ❤
Mansha. Allaah
Dadka aduunka waa ay dareeman in lo taliyo Waa in Cida ka dabeesa iyo afkaarta ay ogaadan
The Golden voice 🎙️ mahadsanid 🙏
Fav content creator🎉
Alle haku barakeeyo walaalo cumar alle haku karaameyo
Allaha ku barakeeyo wllky mcn ❤
Bruh that doc saved that persons life ❤
Golden voice❤ keep going bro
Ustaad omer 🎉❤
لاحول ولاقوة الابالله حسن الله ونعم الوكيل
Mr omar inshaaar
Ninkaas odayga ee neurosurgeonka ah iyo dadkaas takhakhusaadka sare ee gaarka leh waa dadka ugu badan ee soo wajaha xanuunka maskaxda ku dhaca qaar ka midana way isdilaan
Waxaan ahay mihnadle caafimaad oo takhakhus physiotherapist leh gaar ahaan qaybta neuerorehabaltion ku takhakhusay dadka ugu badan ee aan wada shaqaynaa waa dhakhatiirtaa qaliin halista sameeya oo qaliin dhib badan oo laga maarmikarayay ayaa qofka patienta lagu qanciyaa in lagu sameeyo marka qaaliinka lagu sameeyana anaga oo neuerorehablation nala soo diraa si uu therapy inuu inuu soo kabto u samayno waxaan xaqiijinayaa oo indhahayga maalinkasta ku arko Klinikum aan ka shaqeeyo dhib aanay maskaxdaadu aqbalayn sidaad sheegayso waa wax dhaba oo indhahayga ku arko waxkastana lacag samayn go.aanada la qadanaayana waxay ku xidhantahay inta faaiido ee caymisku bixinaayo
Soomaaliya mise Caalamka kale bro
@Cabdijeero Europe bro
@@mustapheabdillahi5344 waxaan umaleynaa in aad Somaliland kasoo jeedo. Waxaan maka jiraa dhulka Soomaalida
Haa waa meel cajiib ah waayo waad ka barisaysaa meesha😂
Ustaad Cumar Iinshaar, fadlan baadhid dheeriya kusamee wershadaha hubka ee Maraykan ka iyo kuwa daawooyinka cida ubadan ee leh iyo Shirkadaha kashaqeeya arimaha amniga sida Blackwater oo kale. Blackwater falal argagixiso ayey kageysteen Iraq iyo Afghanstan ba.Waxaan aaminsanahay iney Yuhuudu leedahay ama ubadantay e shirkadahan kala duwan.
3:38 Yacnii ustaad waan ku salamay.😂
Abwaan hadraawi ilahay ha u naxariistee baan soo xasuustey mar uu gabay kaga hadlayey waagii hore nolosha siday fudeyd u aheyd oo mushkilad walba ay xal u lahayd lakin uu lahaa maantey boqolaal shay oo aan loo baahneyn baa aadamaha looga dhigayaa inay u baahan yihiin asagoo tu,saale u soo qaatey alaabta guriga iska taal oo hadana kuwo kale la soo gadayo dharkii oo guriga buuxa hadana dhar kale la soo gadayo ma baahanid hadana isla wakhtigaas waad baahan tahay oo wax aadan u baahneyn ayaad u baahan tahay ama laguu baahsiinayaa ama maanta buu suuqa ku cusub yahay ayaad sheygaan u gadan ee baahi kuu haysa uma gadaneysid ee hada ayuu soo baxay weeye u jeedkaaga kaliya
Ogaansho adiga carab caabud ba tahay sida kale qof wanagsan fiican somali tahay
Illahay aya lacabuda ee carab lama caabuda midakale haduu carab jecelyahay horaa loyiri Muslimka waa walaalo
Adaa carab neceb qofyahoow ee qalbigaaga nadiifi
Yaa ku yidhi jeclow carab bal soo sheeg
Muslimka wallalkaaba midkaan iyo jareer iyo Gabooye ula baxday kaa jeclow oo guursada
Sheeko xariir baad haysaaye @@Dynamopromo
Cumar inshar 😢❤❤🎉
Kiiskaan oo kale Somaaliya wuu ka dhaca somaliyana wuu ku so batay gaar ahaan kuwa gabdhaha uurka leh qalo ayagoo og in ay caadi U dhali karto😢😢😢
الله اكبر
ولله العزة ولرسوله وللمؤمنين
Best UA-camr❤🎉
dhakhaatiirta soomalida xitta imaanka ka tagay haddaad ku sognaan lahayd wadanka wllhi waad yaabi lahayd say u dhaqmayaan dhakhaatiirta soomalida
Caleykum wasalam ❤
Gold Voice Legend 🦁
Maasha allah alle hakuu barakeeyo uraaci .
Waad Ku mahadsan tahay in aad soo jeedisay mawduucaas aadka umihiimkaa
Soomaalida India aada waa layska qashaaa
Ogaansho🎉
Wllkei Omar INSHAAR
Mahadssnid wll omar💯
Anigu run ahaaantii xaga dawoooyin ayaan in yar aqooon u leeeyhay. Mar marka qaar waxa aad arkaysaaa dawooyin isku group ah Lkn kaliya xaga magaca moooyee wax kale aaan kula duwanayn ,waxa aan is way diiyaaaa maxaaa kaliya Hal Dawo uun u samayn waaayeeen uun
Muqdisho kuma Umusho hoya An Laqlin wa dhibata weyn wlhi
Xaqiiqo weeye 😢
Cumarow horto waban iga inan bug la akhriya wax faida ah lahun wll
Cumarow arimaha suuriya nala socodsii.
First Comments 💞😎🥹✨️
kaneecaba dhamaysay ninkan cumar
رسألتي الئ كل مسلم اخي او اختي صاحب القناه بعرف انه مهو من حقي اعلق على قناتك بس يشهد الله ضروفنا قاسيه واجبرتني على هذا اشي ارجوك سامحني💔اخي عاد باقي اخوه إيمانيه طلبتك حق كيس طحين اخي احنا نساء ما بتقدر نخرج بين الرجال عاد باقي مره عندكم اخي ربي اكرمكم انكم رجال احنا نساء ما بتقدر نخرج ولا نشتغل مثلكم اخي وين الاخوه الايمانيه في قلوبكم احنا نساءلاخوه ولا رحمه😥 ولا شفقه ولا انسانيه وبشر الصابرين هي أكبر أمل بأنتظار ما نريد'''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' كم. ناديت وكم كلامت وكم نشتد ولالكن لاحياةالمن تنادي. ياخي احنا معنا. امي تطلب لنا اكل من المطعم. زويده واليوم. امي روحت. تبكي قالت ليش يامي تبكي. قالتي يابنتي. اني اسال. الله اني. يعزني بالموت. قالته. ليش. يامي. تدعي علينا. قالتي.يابنتي اليوم صاحب. المطعم. سبني قله.ليش. اشله الزويده من حيث الناس. مناشدة 💔 اخواني اني اقسم بالله العلي العظيم على كتاب الله انني بنت يتيمه من اليمن ومعي اخوان صغار اقسم بالله على كتاب الله ان اخوتي ماعاد يقدرو ينطقو بكلمة من شدت الجوع انا واسرتي بيتنا ايجار الشهر ب20 الف يمني والان علينا 60 الف حق3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد يطردنا من البيت للشارع لانناماقدرناندفعله الأجارومهلنالاخره الأسبوع واذا دفعنا له حلف يمين بالله بيخرجنا إلى الشارع بدون رحمه و اني اسالك بالله وانشدك بمحمد رسول الله يااخي لوانت مسلم وتحب الخير واتساعدني تتواصل معي اوتراسلني وتساب علئ هذا الرقم +967717821239 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير فيااخي انت رجال إذاشفت اسرتك جاوعين تعمل المستحيل من اجل تامن لهم الاكب ولكن انابنت عيني بصيره ويدي قصيره ليس لي اب مثلك يسمح دمعتي ويحميني من الذل والاهانة😢 نسالك بالله لولك مقدره علئ مساعدتنا لاتتاخرعليناوجزاك ألله خير🤲🏻!؟.!؛؛،؛؛اا",",",","","",",",","",",,",","",",","",",","😭😢😢😭😭😭😭😭😢😢🎉🎉😢😢😢😢😢
Luuqadaada maad ku hadashid wll
Shirkadahaas illaahey baa shartoda ku celinaya waxay ka arkayaan sharahas guryahoda iyo ilmahooda
3:00 ka samee cumarow
Miyaadan daawan nin Yugaan dhays ah waxa uu yiri .a rabo in aan Soomaaliya ka tago waayo Guri baa qabyo iga ah lacagbadan baan ka qaataa Soomaaliya Micnaheedu waa Soomaaliya ha bur bursanaato maxaa iga galay Alloow Soomaali iyodhulkeenaba noo badaadi oo na bad baadi
🙏
Runtaa waye because 2021 mar USA tagay aa gacanta dawac yar IGA gaaray hospital aa tagay 3qodob bis aa Liga tolay
Waxe IGA qaateen 3000 dollar
Marka hospital Lada xaga waa ganacsi muhiimadoda
Marka hada qorshenesid in aa soboqato USA qasab waxaa ah in aa hesato health insurance
الرأسمالية طاعون العصر
Walal kasoohadal
Wan kugala socda sxb
3:39 😂❤
ASC OMAR INSHAAR ZXP WAXAAN KUU SHEEGAYAA XAALADA SOMAALIA WAXAY MARAYSAA XAALAD AAD U XUN 1.11M MILYAN KA A INAAD KICISID SAY SOOMAALIA AY U DOORTAAN QOF U QALMA INUU XIL QABTO
Ustaad cumar inshaar thanks wall
Aad iyo aad
Waa runtiis aniga illahay iga badbadiyay barid kadib dr waxay idhadey 3 bil dawadan soqado kadib qalin lagugu sameyna 3 sitiman ka dib qalinki baabala iiso duray wandiday dr kala is aragnay waxu igu yiri excesses unbaa u bahan tahay 🤔 ilaa hadey idaba socdan kuwii qaliinka
❤❤omaar🎉
🎉🎉🎉
CUMAROW HADAD ARAGTO MESSAGE KAYGAN WAXAD MUUQAL KA SOO SAMAYSAA shaqooyinka dowlada ee caalamka ma shirkadaaa kala heysta oo dad shiciba ayaa shaqada haysta tusaale hadad wasarada waxbarashada wax oga baahato ma wasiirka waxabarashada aaayad hortagasaa mise shirkad ayaa kuu dhamanaysa, xaga wasiirku kaliya uu saxeexayo.
Ogaansho wad ku mahad santahy bro
3rd comment 🎉😂
Mr omar🎉
Xaalada isbitaalada dalka maanta ka taagan.😢
Waa sida ka jirta dhakhtarada somaliland waa meel dadka lagu furto
Inta uxistqy pdcastigi lake saara❤❤❤
Gaalada jaamacada wey eedeyan wayo Muslim so hindisay
Asc wlle omar inshaar Buugtaas aad sheegtay MuuqaL kooban Loogama Dhargi karo sideed u aragtaa Hadaad nooturjunto Sida Aadan sahanba uu uturjumay buugta qaybtood .
Buugta Muhiimka ah inoo soo turjun اخي
Aad ayaan kuu taagyeeraa cumarow .
Bal i soo dhawey
❤❤❤❤
Omar inshaar xaqiiqatan barnamijkan inbadan baan ka fikiraa aniga 14sano shaqsiyan isbitaal ma aadin ilahayna iima baahiyo
Magaalada jigjiga deganka gumaystaha naga haysto waxaa ku yaal private hospital aan tiro lahyn waxayna ku shaqeystaan sida
1 bukaanka marka uu uyimaado inay ka nixiyaan mcanaha hadii ay boog yar ku taalo waxy dhahaan waa kansar qaliin banad u baahantahy
2 marka qofku quusto oo uu murugoodana lacag aan macquul ahyn bay ka furtaan
First Day😂😂
Cajiib Weeye Runtii
Waxaan la yaabay shirkada boeing sida ay u gaado dawlada mareekanka sabuunta suuliga ee diyaradaha boeing ee isticmalaan ciidamada mareekanka waxaa lagu sameeya dhowr milyan oo dollar ayado dhanka kale ruushka uu isla sabuuntas suuliga ku taalo ee diyaaradihiisa xamuulka lagu sameeyo dhow kun oo dollar.
Waa waxa soomali hada soogalaya dhakhtarada
Sheekadaan oo kale waxey ka jirtaa India 🇮🇳 hospitals ka ku yaala
Asc wlaalo ❤😢
Asc pro
Legand
Wan ka helaa barnamijkaaga bro 🎉from somaliland
M.a
Asc inshaar walaal 2017 ilaa hada 2025 lasii galaaya ayaan daawanayay muqaaladaada lkn wax hada sidii hore uma sii xiseeyo maxaa dhacay
Dark web ka marka an gelo Waxaan arkey Dowlada America iney yihiin dowlada ugu musuq badan lkn 99.5% dadka ma fahsano
Loay shariif vidoeka hadalshay linkiisa ma heli karaa ustaad 😊
channel ka kaliya aan ku xiranahay ka hadla nolosha dhabta dunida maanta aynu jogno.
Wll waxaan kuway diiya video horay ayaan u arkay waliba tiktok bege kaas maada leh