Wareysi :- Ibraahim Ciyoow oo nala hadley & qodob ka dhan ah Sheikh Cismaan Xiddig.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 жов 2024
  • Wareysi :- Ibraahim Ciyoow oo nala hadley & qodob ka dhan ah Sheikh Cismaan Xiddig.

КОМЕНТАРІ • 191

  • @rakrika_momo
    @rakrika_momo 2 місяці тому +6

    في زمن كثرت فيه المجاملات على حساب الدين أرى بأن الشيخ ابراهيم عيوو لم يصدر منه أي خطأ .. لا احد في هذه دنيا منزه المرحوم ليس بالنبي حتى لا يخطأ الحمدلله الذي وهبنا العقل لنميز الحق من الباطل وديننا واضح وضوح الشمس

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 2 місяці тому +7

    Sh. Cismaan waxa uu ahaa tiir kamida rukumada diinta ee geeska africa kuwooda ugu misaanka culus nusqarnigii lasoo dhaafay wajibkiisi waa gutay alle xawdii janada haka waraabiyo.

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 2 місяці тому

      Ilaahay ka baq tiirarka islaamka waa 5 ee xagee ka keentay waxaan kale aad wado

    • @amirasabriye8908
      @amirasabriye8908 2 місяці тому +1

      Wuxuu ka xunyahay kaasoo kale sheikha siduu quluubta dadyowga aaadka u tirada badnaa ee muujiyeen jaceylka sheikha Allah unaxariisto qabrigiisa uwaasiciyo sheikhii umada Soomaaliyeed yaa rabbi sii Ramah waasicah 🤲

    • @Gytyÿyyyy
      @Gytyÿyyyy 2 місяці тому

      قال الله تعالى: ( قال أعوذ بالله أن أكون من الجاهلين )
      Acmashiisa ma adigaa qoraye tan iyo inti uu dhashtay mise Allah subxanh ! Rabbi ka cabso gaf weyn baad ku dhacday Rabbi u laabo intey goori goor tahay.

  • @AlihassanM-dm7qf
    @AlihassanM-dm7qf 2 місяці тому +5

    Allah unaxiisto sheekh janatul firdiwso allah kawaraabiyo

  • @abasbashiradan3642
    @abasbashiradan3642 2 місяці тому +14

    الله يرحمه ويسكنه جنة الفردوس الاعلى كان الشيخ عثمان تقي ورع وركن من اركان المسلمين في الصومال

    • @BishaarJayte-zg4xo
      @BishaarJayte-zg4xo 2 місяці тому +3

      لا لا يكون شخص من اركان الاسلام اركان الاسلام خمسة اثبت رسول الله في حديثه صلى الله عليه وسلم

    • @7amoodi177
      @7amoodi177 2 місяці тому

      شيخ كبير ولكن ينتمي إلى مذهب الصوفي مع الاسف الشديد

    • @عبدواحمد-ت5ل
      @عبدواحمد-ت5ل 2 місяці тому

      @@7amoodi177 الله يرحمة

    • @BishaarJayte-zg4xo
      @BishaarJayte-zg4xo 2 місяці тому

      اركان الاسلام خمسة تامل كتب العقيدة

    • @BishaarJayte-zg4xo
      @BishaarJayte-zg4xo 2 місяці тому

      ما ذا اصفت الصوفيه من العلماء ولا كنك منحرف هذا هو الاصف الشد يد

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 2 місяці тому

    Alaha unaxariisto sheekha ilaahow aamiin yaarabi thanks wll

  • @Ahmedbashi4
    @Ahmedbashi4 2 місяці тому +2

    Allh unaxariisto sheikh cusman sheikh cumar sheikh daauud culusow 😢

  • @nimco-rn3ml
    @nimco-rn3ml 2 місяці тому +2

    Kitaabada in uu kutilmamo buugag ayawa ah qalad ween tankale intunoola ayuu kahadlilaha hadusan uurka kajiraneen cariiri aduun iyo cadaab akharo allah kugaliyo

  • @AliMaow-ge3ow
    @AliMaow-ge3ow 2 місяці тому

    الاهم اغفرله ورحمه وعافيه واعف عنه

  • @omaribrahimisse122
    @omaribrahimisse122 2 місяці тому +1

    Allah ha u naxriisto

  • @YuulkaHool
    @YuulkaHool 2 місяці тому +2

    ALLAHA UNAXARIISTO SHIIKH CUSMAAN.

  • @IshaBare
    @IshaBare 2 місяці тому +2

    Allaha naxariisto sh markii uunoolaa muxuu uga hadwliwaayey arintaas waa meydnabe

  • @HasanAbdil
    @HasanAbdil 2 місяці тому +1

    اللهم ارحمه رحمة الأبرار

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 2 місяці тому +1

    Asc sxb qaali nika gabdhaha umasaajeeyo muqdisho meelkafurtey. dhaqan xumadaas soobadhig kher alah kusiiyo sxb qaali

  • @Gytyÿyyyy
    @Gytyÿyyyy 2 місяці тому +1

    Allahayo na sug zamankan fitanta socoto🤲😭😭😭

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 2 місяці тому

    Inna Lillaah Wa Inna Ilayhi Raajicuun - RAXIIMULLAAH

  • @XassanTabliiq
    @XassanTabliiq 2 місяці тому

    Ibrahim ciyow dulmi ba lagu hystaa

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 2 місяці тому

    Waa kuu duceenney walaal

  • @cabdullahicadde7640
    @cabdullahicadde7640 2 місяці тому +9

    Wax tabartii aheeyn ayuu faraha lagaley kutubtu shiikh cismaan xidig markuu geeriyoodey miyuu qorey intuu shiikha noolaa miyuu uhadli waayey

    • @imaansh1590
      @imaansh1590 2 місяці тому

      kan aya a xayeeysiiin u sameyn ninkii qalad ka sameeyay

  • @YuulkaHool
    @YuulkaHool 2 місяці тому +6

    Waa khawaarij dhab ah kan, Qaladaad kulahaa, War halaxiro duligan shiikha caayey. Aqoon yhy miyuu ismooday warkan ciyoow damiin damiikaan.

    • @cxidigmoha3102
      @cxidigmoha3102 2 місяці тому

      Qofki shiikha caaya ma khawaarijaa. Yaab khawaarij soo baro marka hore

  • @degan4
    @degan4 2 місяці тому +3

    Intuu noolaa muxuu u sheegi waayay

  • @zeynaabdullahi3789
    @zeynaabdullahi3789 2 місяці тому +1

    Inta Sheekha noolaa muxuu uga hadli waayay ???

    • @MaxamedFaraxtalan-j1c
      @MaxamedFaraxtalan-j1c 2 місяці тому

      😂😂😂😂 su,aal aad u wanagsan..beenale nin maqaan iyo nin dhintay ayu maraag gashada ....ani waxay ila eegtay wakhtigu hadlay nin geerida umaadu somaaliyeed Wada tabatay rabay ino dhinac kale u leexiiyo Ee allaaha unaxaristo caalimka diineed

  • @Daaci___Mohamed
    @Daaci___Mohamed 2 місяці тому +1

    Indha buur iyo ibraahim waa isku mid

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 2 місяці тому

    Asc intii uu noolaa maxuu uga hadli waa yey oo uu marxuum uga hadlayaaa
    All ha u naxariisto
    Wadaadka

  • @AbdirisakosmanAdan
    @AbdirisakosmanAdan 2 місяці тому +1

    Alaha unaxaristo

  • @AnisaMoha-c1k
    @AnisaMoha-c1k 2 місяці тому

    Diintu waa nasiixo ma ahan mid in lasoo xiro si khasaba asagoo ka hadlyy fikirkiisa iyo mabda'a uu aaminsnyhy keliya culimada iyo wazir ka diinta iyo awqaafta ha wada faristaaN hana laga hadlo tan xigtanaa Sheekh xidiG Allh u raxmado adun kan waa laga tagyaa grbahagana mala'ig baa saaran waxad sheegyzo iska hubiyaa😢

  • @MohaNasri-nc3xd
    @MohaNasri-nc3xd 2 місяці тому

    Suufida haduu katirsanaa sheekha waxaa jiro waxyaabo badan oo suufida kaqaldamo😢

  • @maryanmaxamuudcumar6712
    @maryanmaxamuudcumar6712 2 місяці тому +1

    shiikh markoo dhintay maxaa kahadal siiyay hadoo runsheegaayo asigoo shiikha nool . hadii uusan shiikha gaal dhihin allaha u naxariiso moxoo ugu diiday

  • @AxmedFaarax-r1w
    @AxmedFaarax-r1w 2 місяці тому +1

    اللہ ےرچمہ اللہم ا نئ اسلک چسن خاتمہ اللہم یا مقلپ قلوپ ٹ قلپے علئ دئنک

  • @Blackiislo
    @Blackiislo 2 місяці тому +1

    Dhaqankii khawarijta waaye waan in lasoo xeraa Ibrahim ciyow

    • @user-SILENT292
      @user-SILENT292 2 місяці тому

      Wax iska hubsiyo inta adan comment soo qorin

    • @NaimaMohamedAli-k6k
      @NaimaMohamedAli-k6k 2 місяці тому

      Maliska xiraa qofka wxu shegaayo halaga hubiyo qaladaadka qoraalka wuu ka dhacaa mx

    • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
      @CumarcabdiXanafi-yx8rp 2 місяці тому

      Adaaba khawaarij ah qofka qaladkiisa waa la shega

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 2 місяці тому +1

      Ilaahay ha lagu xirnaado ,waxaan kale waa qusac balaad iyo khuraafaad .

    • @Blackiislo
      @Blackiislo 2 місяці тому

      @@user-SILENT292 wllo khawarijta dalka waa in laga xureyaa Iyo inta taagersan sunada rasuulka kuma qorno Muslim in la dilo

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 2 місяці тому

    Waa qawariij

  • @Xaajiwarfaa
    @Xaajiwarfaa 2 місяці тому

    Shiikha rabi hawnaxariistee wuxuu ahaa suufi weyn waxaa lagu xaman jiray qabuurada caabudka in uu u janjeero walaahu aclam

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 2 місяці тому +1

      Qabuuro did caabuday lamahayo ee nookeena waxaan in lasiyaarto San aheyn, caabudida ayaad qalad kafanteen ilaahaa lacaabudaa ee qabuur lama caabudo xantaa edebdaraan uarkaa meeshaba masoogalikarto

    • @umufatuma7472
      @umufatuma7472 2 місяці тому +2

      @@SalimsalahSalim-en8qr waan la yaabay dadkan caabudida ayay qalad ka fahmeen ilahi un baa la caabudaa yaa qabri caabudo bal hasoo cadeeyaan meesha qabri lagu caabuday siyaaro waa booqasho

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 2 місяці тому

      @@umufatuma7472 umadey moodaan in ladoqonsankaro ,, waa shaqaalayaal umada iney baadiyeeyaan loosoo qortay mase oga in ilaah intuu baray aqoonta diinta heysano siyaarti bey doonayaan iney caabudid ubedelaan, ayagaaba ubaahan in lakalabaro hada koow siyaar maxeytahay iyo caabudid

  • @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd
    @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd 2 місяці тому +2

    Buugaag maaha
    Ee
    Waa kitaabo cilmi
    Hadalka halaga fiirsado

    • @AbshirMaxamad-d2w
      @AbshirMaxamad-d2w 2 місяці тому

      Kiitaab afsomali ka dhig bo

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 2 місяці тому

      ​@@AbshirMaxamad-d2w kitaab afsoomaali waa quraan iyo diinta, buuguse waa kan iskuulada wax lagubarto

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 2 місяці тому

      ​@@SalimsalahSalim-en8qrkitaab waa eray carabi ee af Soomaaliyeey

    • @imaansh1590
      @imaansh1590 2 місяці тому

      waa Wa qaldan yahay midkaan xayeeysiinta u sameyn

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 2 місяці тому

      @@axmedfaarax766 maxaad istiri afsoomaaligu maogtahay asalkiiba inuu carabi kayimid imisa erayo ama shey ugu dhawaaqnaa carabi waakusidee adiga taasi qiil noqonmeyso mr

  • @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd
    @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd 2 місяці тому +1

    Xaqa Allaah fahansiiyo

  • @حليمهسعديهمحمد
    @حليمهسعديهمحمد 2 місяці тому

    waawacanahay.shekh

  • @LiibaanCabdiqadir
    @LiibaanCabdiqadir 2 місяці тому +1

    War kan culumada suufiyada yey waqti kuso dhuminin aniga le halii balamiyo aniga ku filan baastarka

  • @dahirdayib7558
    @dahirdayib7558 2 місяці тому

    Tii aakhiro aa usiii dhiman bakhtiga waa ciyow wee.

  • @CabdiqaadirAxmed-k9c
    @CabdiqaadirAxmed-k9c 2 місяці тому +1

    Buugaa maahin ee kitaabo dheh

  • @OmarMohamed-bt9fe
    @OmarMohamed-bt9fe 2 місяці тому +1

    Asc. Hadduu wadaadku diyaar u yahay in lala doodo maxaa keenyay handadaad iyo caga juglayn. Taasi waxay ku tusaysaa inuu wax cad hayo.

  • @SOOMAALIY-1960
    @SOOMAALIY-1960 2 місяці тому

    Waab marxuune 😮

  • @maryanmaxamuudcumar6712
    @maryanmaxamuudcumar6712 2 місяці тому

    see buugaag u dhahee lkn walaalkee kitaabo waaye

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 2 місяці тому +1

    Wa shey daan u gafe waliga ilaah awow sheikh cusman Raliyalaahu canhu wali ayu ahaaa

    • @FalastiinUpduqadir
      @FalastiinUpduqadir 2 місяці тому

      allaha u naxaristo sh cismaan xidig qabriga alle ha u wasiciyo amiin amiin yaa rabi 🤲😢😢😢😢😢😢😢

    • @mohacade8773
      @mohacade8773 2 місяці тому

      @@FalastiinUpduqadir aamin Aamin akhii teeda kle dad ka juhalada hdlkooda qabasho malaha

  • @NasirNur-u5s
    @NasirNur-u5s 2 місяці тому

    Gurigooda aniga ayaa aqaan iyo meshuu degan yahay

  • @ashawooo
    @ashawooo 2 місяці тому +1

    Subaxanalah manta ma lo xada gudabarn Shiikha xidag illahaya ha uu naxariisto waya muxu uu hadali waye Marku Nola Shiikha ha la xiro ibrahima Ciyo sabta wadanka uu dage waye waa dhibtada culumada lo gafayo

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp 2 місяці тому

    Kutubada qalad waa kajiraa waxaana ku qoran in awliyada labarakaysan karo

  • @HasanHanad-q2u
    @HasanHanad-q2u 2 місяці тому

    Wiilka sheekha geeriyooday wax ka sheegay iyo kooxdiisa waxaa la yaab ku noqday taageerada iyo shacbiyada sh.cusmaan xidig ee magaalada muqdisho oo ay dacwadooda khawaariku mudo dheet ka socotay oo ay ku noqotay waxaysan fariintaan waa loo qaataa si taxadar leh, magaalada muqdisho waxa ka socda waa daraasad lagu sameeyo.

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 2 місяці тому +1

    Shalay markuu noola muxuu u soo bandhigi waayay oo hada naxaa Ku qadbay in mayd u gafo

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 2 місяці тому

      Adigu maad ogayd inuu ka hadlay
      Mise hadaad soo kacday

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 2 місяці тому

    Ibraahim ciyoow hala soo qabto si uga jawaabo qalad kiisa

  • @aaminoguuremohamed-us5yp
    @aaminoguuremohamed-us5yp 2 місяці тому

    Kitabada uu qoray marku dhintay miyuu baray mise ka hor muxuse oga hadli wayey haduu hor u arkay

  • @Bashir126
    @Bashir126 2 місяці тому

    Ninkii AFKIISA LAGA NABAD GELIWAAYO, inuu NABAD HELO, wuxuu rabana iska sheego isma qaadaneyso...

  • @ladanmohamed3941
    @ladanmohamed3941 2 місяці тому +1

    Markoo sheqa jogay ino hadlo ayaa la raby mrks sheeqa ka cilmi bdn asaa wax fahmsii lahaa marko dhimty oo hadlo miaa waaba shedan cadiya kan😅

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 2 місяці тому

      Weligiisba suufiyo sidaan ayuu jaf jiray ayagoo nool iyo ayagoo dhintay ba
      Macalin Maxamuud , shaakir IWM

  • @ahmed-bs9l
    @ahmed-bs9l 2 місяці тому

    Arintan kuuma fiicna maad iskaga baxdid wll wxn waa masaail cilmi

  • @ZamzamAli-zt8tu
    @ZamzamAli-zt8tu 2 місяці тому

    😢😭

  • @saansaan4680
    @saansaan4680 2 місяці тому

    Adigaaba duli kale ah ee warkiisa wadwada usheg waxa laabuda ah inuu liinta kucabo xabsiga

  • @isgoowmaxamed2143
    @isgoowmaxamed2143 2 місяці тому

    Shiikha haloo duceeyo
    Hadey jirto xitaa markii uu shiiqa noolaa maxuu arintaas ugala fariisan waayey si loo saxo

  • @LeoMessi-ww4ry
    @LeoMessi-ww4ry 2 місяці тому

    Alshabaab yahow gaalyphow iska aamu

  • @abukar1636
    @abukar1636 2 місяці тому

    Munasar Arrinka Ciyoow yay ku galaafan Ninka waa Danbaabay

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 2 місяці тому +1

    Asxaabtii madaxa ayay duuban jiraan cumaamad guduudan khamiis dahabi oo dhulka jiidaya dhinacana la hayo waa dhaqan sacuudi.khamiiska ay asxaabtii xidhan jireen wuxuu ahaa u eg Kan pakistaanka xidhaan si marka ay faraska Ku boodayan ama dagaalka Ku jiraan wuunan lugaha uga dabrin

  • @AbdulkadirBookh-j3v
    @AbdulkadirBookh-j3v 2 місяці тому

    Shiiqkasta meesha uu wax ku soo bartay ayuu soo xambaaraa siyaasada ay rabaan iney u isticmaalaan kuwa kasoo horjeeda

  • @farahhassan1299
    @farahhassan1299 2 місяці тому

    Sheeqa inuu noolaase xaguu xiray ashar ayaa lagu qoraa kutubada sheeqa muxuu mah hore u hadli waayey

  • @diishitaar9235
    @diishitaar9235 2 місяці тому

    Ok munasar shiiqa markuu noolaay muxuu ugaaga hadli waaye ?

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 місяці тому

    Sheekha dhintay Alle ha’unaxariisto. Waxaanse layaabaa qof baa hadlaya qababac iyo halasoo xiro’ hala dilo ayay dadka qaar kaga dhegtay. Inta sheekhan loo hanjabayo maxaa loo oran waayey kaalay wada fariisano oo natus khaladaadka aad sheegi ee kitaabadiisa kujira? Waar umadda handadaada iyo caga jukleynta kadaaya. Oo ilaahay kabaqa.

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 2 місяці тому

      Weliba ereyga khawaarij ayeey uga dhegtay
      Labadii wax isku maan dhaaftaa ba khawaarij ayeey isku tilmaamaan
      Waali ayaa meeshaan ka socoto

  • @abdifatah8392
    @abdifatah8392 2 місяці тому

    Ciyow isagaa aakhiradiisa iyo magaciisa ku dheelay.

    • @Showkaani
      @Showkaani 2 місяці тому

      Kuma dheelin ee runta ayee shegay xaqa lama qariyo

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 2 місяці тому

    Qof dhintay maxaa laga hada ar somaliya meedka xataa kama fakanayo ninkas wuxu ahaa ilaahey buu u tagay alaha u naxariisto

  • @Xuseenaadan-nl7im
    @Xuseenaadan-nl7im 2 місяці тому +1

    inta uusan geeriyoonin muxuu uga hadli waayey marka uu hada ka hadlaayo waa mid lasoo adeegsaday

  • @farahhassan1299
    @farahhassan1299 2 місяці тому

    Wuxaabiyada iyo qawaatijta waa waxa wadanka qasay aduu wax sax ah hayo muu banaanka iskeeno oo yiraahdo mowqifkeeygu waa saas illeen xaqa lalama ganbadee

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 2 місяці тому

    Allaha unaxaristo shiiqa marka hore lkn qaladka ugu weyn ninkas galay waxay tahay into nolay xagoo jiray hado arkay waxaa uu hada shegayo sidoo qofka Marko dhintay ladugay kadib uleyahay waxas sameyay hado dood ubahan yahay qofka qortay into nola cafimadka qabay inoo ladoode ehed inkasto ee is ku cilmi iyo is ku daba ehen shiqan ilaa carabta loga tac siyeeyay marko hada leyahay qabrigisa la cabudi donaa ninka qaladkisa musan qiran munasarow wana xadgudub cad

  • @ladanmohamed3941
    @ladanmohamed3941 2 місяці тому

    War sheqa caalim ka ween maba jiro somalia hada allaha u naxariisto ayoo ubahanyhy mahine uma bahno in laga asigo dhimty munasarow adi ne dadka maalaayacniga ka hadlo miaa ku birty kuma ogenee see wye nio

  • @mohamedyussuf5030
    @mohamedyussuf5030 2 місяці тому

    Bookagaa maxey

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 місяці тому

    sheekh ciyow hanoolado wa waajib in dadka shirkiga iyo bidcada looga digo midakale hadi qofka lasaxo maaha in la gaaleysiyay ee shayaadinta hadalka bedela

  • @joyaiyc
    @joyaiyc 2 місяці тому

    ok waxaadambi kadaran ah inuu sharciga kabaxsado maa isdhiibo ilaa hada islaweyninaa kamuuqdo

  • @Abdirahman-c4b
    @Abdirahman-c4b 2 місяці тому

    Quraafiyinta ayuu kasbadaye anaga Nama kasban waayo Qubuuriyinta madoonayaan in khaladadkoda lasheego

    • @GHersi-l4g
      @GHersi-l4g 2 місяці тому

      Nin yahow Allah ka cabso

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 місяці тому +1

    Allaha unaxariisto Shiiqa

  • @safiyohussen9969
    @safiyohussen9969 2 місяці тому

    markuu dhintay muu arkey oo wuxuu is dhahay Kuma jawabaye umada nacsii oo wuxuu ka naxay umada intas ah ee jecel shiikha

    • @FalastiinUpduqadir
      @FalastiinUpduqadir 2 місяці тому

      allaha u naxaristo sh cismaan xidig xumaan malaheyn allaha hA u naxaristo amiin amiin yaa rabi 🤲😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @KanaalkaAlnasiixa
    @KanaalkaAlnasiixa 2 місяці тому

    Khalad waa jiraa xaqiiq,lkn gaal lama dhihi karo

  • @saidmm9953
    @saidmm9953 2 місяці тому +1

    Waa in adiga naftaada lagu soo xiro. Waxaad u doodeeysaa kuwa dadka gaaleysiiya waxaadan u tahay mikrafoon uunisticmaalasyp qof aan isagu Rabin in uu fariintiissa soo gudubsado.

  • @mohamedosman-qz7ln
    @mohamedosman-qz7ln 2 місяці тому

    Allah u naxariisto sheekha, wahaabiya waxeey keeneen oo diinta ku soo dareen isqarxis iyo argagirisonimo hortood ma jirin.

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 2 місяці тому

      Laakiin Afgaanistaan oo ashaaciro iyo maaturiidiya ah iyagana
      Bal ka waran iyaguna ma wahaabiyaa

  • @mubaarigismacil3250
    @mubaarigismacil3250 2 місяці тому

    Dadkan aan cilmiga lahayn maxaa dhex galinaya arrintan waayo cilmibaa lagu ogaan karaa sh cusmaan kutubtiisa iyo waxay kahadlayaan nin akhriyey uun baana garan kara

  • @mromar1269
    @mromar1269 2 місяці тому

    Oo khaladka intuu noolaa sheikha lasoo bandhigi waayey oo markuu dhintey lala soo dhiiradey aaway. Meeyd qofkii caaya maxaa laga filaa
    Kan weligeyba ma arag mana maqal caan baxid miyuu rabaa.
    Jilicow halageeyo sidii afar xaaslihii. Haloo soo jilciyo sidii loosoodaayey magalada ayuu kajiftey.

  • @cabeeytaakow4926
    @cabeeytaakow4926 2 місяці тому +1

    Waxa uu sheegay in la caabudi doono shiikha haddaba shiikh miyuu ka maqlay isagoo dhahayo isoo caabuda hadaan dhinto ciyoow bal haka jawaabo

  • @nimcoomar7611
    @nimcoomar7611 2 місяці тому

    gaal adoga ah gaal yahow

  • @yaasiinmaxamedshiikh8821
    @yaasiinmaxamedshiikh8821 2 місяці тому

    Kitaabada dheh lo yahoo.

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 місяці тому

    Shekha allaha u naxristo aqoon uma lahayn ibrahimna ma aqaan lakiin sheekhyada weligod bay wax isku qaban jireen maxa ka rabtiin oo loo radina tan kale hadu qof iyirahdp gaal ba tahay gaal miya la noqonaya waxan maqli jiray gadashiis allaha nama fidneeyo dee fidnada daaya

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 місяці тому

    FIDNADIISA ALAHA NAGA QABTO DULMI MAAHEE WAAD MUDAN TAHAY IN LAGU EDBIYO WAAY AAD INTOO NOOLAA ULA DOODI WEYSEY MARKAAD ISAGOO MARXUUMA AAD SAXEYSO MA QOFNOOLAA LALA DOODAA MISE RUUX DHINTEY TAAS LAGAMA YAABO INEY HELAAN WAAYO WAA CADAALAD DARO LAASIM INBULSHADA LOO MUUJIYO IN CADAALADA LAGU HOR KEENEY KII KHAMIIS IYO CIMAAMAD QAATABA MAAHA INUU SUU RABO U HADLO XATAA HADEY TAHAY MASLO DIINIYA MA XILI TACSIYA AYAA LAGU BEEGAA Y
    MA BARNAAMIJ NIQAASHA AYAA SOCDO AAD KA QEYB GASHEY OO AAD ARAGTI IYO CILMI KA DHIIBANEYSEY MAXAA KEENAY IN XILI DADKU AAS KU JIRAAN AAD FIDYOOTO WAXAAN LAGAA DALBIN WAA MINAL JAHLI

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 2 місяці тому

    Isaga ayay faham daro heeso jahli ayaana u geeyay

  • @ihavenoidea6889
    @ihavenoidea6889 2 місяці тому

    Muxuu u baqaayaa haduu xaq ku taagan yahay

  • @IbraahimBaashi
    @IbraahimBaashi 2 місяці тому

    Sax wuxu ahaa suufi Wuxu laxugunyahay Suufiyada

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hi 2 місяці тому

    Allah unaxaristo aamiin

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 2 місяці тому

    NINKAN MUJRIMKA AH WAA DILAAY JIIFA XAMAR WAA QARXIYE UMADA JIIFA XAMAR HADII POLICE 🚔 UUSAN TILABO QADIN FADLAN TAAJ IYO ALBARAKAD WAA EEYIHII EEY DALKA KU BEREN WAHABIYADAN QAWARIJ ALSHABAB XISBU SHEYDAN HALA DILO EEYAHA PLEASE 🙏???

  • @dahirdayib7558
    @dahirdayib7558 2 місяці тому

    Ciyow hala soo xiro hana la dal dalo walibo.

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 2 місяці тому

    Muxuu isuqarinayaa hadusan waxisku ogeyn

  • @maazimapdalla7356
    @maazimapdalla7356 2 місяці тому

    may ma arag

  • @ihavenoidea6889
    @ihavenoidea6889 2 місяці тому

    Hala dilo yusliska

    • @somalihanolato741
      @somalihanolato741 2 місяці тому

      Waxba ma doline maxa loo dilaa sheekha wax ka sheegay miyaa somali hala dilo ay ku leyihiin quraanjo xitaa in la dilo ma aha iska daa rux bani adama

  • @mahadabdi9736
    @mahadabdi9736 2 місяці тому

    Buug hadhihine kitaab dheh adi yaan adina lagu raadsanine

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 2 місяці тому

      Kitaab waa eray carabi ee afsoomaali bal ku sheeg

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 2 місяці тому

    Sheikha wuu aflagaadeeyay wuuna gaaleysiiyay sheikha caalimka kutubada uuqoray waxey ahaayeen kutubo lagu manaafacaaday, ciyow wahaabi qaabdaran aflagaadadiisa nagareebeyso diinta waana ruux nagu gardarooday baboona in sharciga lahorkeeno

  • @AsedDhere
    @AsedDhere 2 місяці тому

    Munasar waxaad mar walba u taagneed cadaalad lkn maanta haa difaacin shabaab midkaan culimada beegsanaaaaya ayaa ka Qatar badan tuugada

  • @cabdishiikh4560
    @cabdishiikh4560 2 місяці тому

    Adiga miya ku fakar ah ninkaan takfiirka ah ee warkiisa aad isla qalqaloo cinayso wuu kula qumanyahay malaha marka waxaad rabta in aad uqiilraadiso somalidu waxay tiraahda war la .ogyahay xiiso maleh hadalka ninkaan iyo wax ka nun in ay jiraan dad aaminsan waa la fahamsanyahay

  • @abukar1636
    @abukar1636 2 місяці тому

    Ka joog munasaroon

  • @abdullahimohamud-t6u
    @abdullahimohamud-t6u 2 місяці тому

    Shekha mac som maha wona gafa wona asiba e wxa Fahma somaliye

  • @ihavenoidea6889
    @ihavenoidea6889 2 місяці тому

    Wuu is ticmaalay gaalnimo

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 2 місяці тому

    WIILASHAAN XUNXUNKA AH EE B IYO T WAXEEY YAHIIN LA AQOON WAA IN WADANKA IYO UMADA LAGA QABTO QALAD KU LAHAA