Taariikhda aya xusi doonta indheer garad in badan indhaha noo furay ayuu ahaa asagoo kalena somali wa ku yaryahay alaha ku xifdiyo sxp hada oo an qoralkan qorayo meel laguma oga waana la la,yahay 😢
hadeyr waa Mujaahid baa la leeyahay Allaah run haka dhigo anigu nimankaas ay warbaaintu iska caydo waxaan u aqaan ragga ku yar dunida ee aan ubaahannahay
Abwaan nageeye cali khaliif ❤❤❤
Thank you for your time today good news
Taariikhda aya xusi doonta indheer garad in badan indhaha noo furay ayuu ahaa asagoo kalena somali wa ku yaryahay alaha ku xifdiyo sxp hada oo an qoralkan qorayo meel laguma oga waana la la,yahay 😢
hadeyr waa Mujaahid baa la leeyahay Allaah run haka dhigo anigu nimankaas ay warbaaintu iska caydo waxaan u aqaan ragga ku yar dunida ee aan ubaahannahay
❤❤😢 @@asadyare6440
Somalidu waa dadka uga caqliga xun dadka caqliga le ma dhagaystaan inshallah sxb anaa hamigaga kuu rumaynaya
Duurkuu galay maalin dhawna waala soo qaban doonaa ciidamada xooga dalka soomaalia. Wuxuu u cararay daadinta dhiiga shacabka soomaaliyeed
Tuug baa tahy shacab haku marmarsiyon iska celi duli ba tahy@@abdullahidhanaandhanaan4305
Geesi igadheh somalidan kaquustay ilaa ragan agaa kaso baxay maasha allh
Wad riyonaysa hurdad kakac wll mee ninkani ada umaqanal dalkan
Masha allaah
MaashaAllah, adigoo kale Allaha noo badiyo
Allahu akbar
Gibir waa:- canshuur
Gaashe waa:-mudane
Masha Allah tabarska
Waarimeysee War hakaa horo
Nabadoon😅❤
Mahadsanid
Nin wax badan og❤
الله يحفظك والله ما بصدق انه اكثر من جيد
M.a nin rageed hduu noolyay alle hnoo soo dhaweeyo
Aar abwaanku xaguu ka dhacay
Geesi wadaniya
Buug gabayadiisa abwaanka lagu keediyay mala heli karaa walaalayaal ama asagaba qoray
haa walaal, Dibedwareeg aya la yidha isagoo pdf ah baad helaysaa.
@@XaajiLadane97 mahadsanid in bdn walaal 🙏👍
Isagaba maqane mxa wax laga qora zxp gabaygas ba ugu dambeyey dadba gacanta logaliyey markasta ninkasto sidana dalka laga qabtaa
@@XaajiLadane97xagee ka helaa wll 😢
Adigu ma haysaa sxb isagoo pdf ah@@XaajiLadane97
Ad iyo ad adwan nageye warun tasi
Hadii we manta murtidada qaadan lahaayeen Ethiopian ka manta badena maqaateen
Waxan ka xumahy in gacankala ay hyso i.a wan udagalamanyna sidan uheli lhyn dadkeeni io gasiyasheeni
Kkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂
2023
Nin aan ku daydo
Ninkan wax aynan ogayn buu ogyanahy
Buuryoqab