Fikrada Ninkaan Shabaab ugu biiray ma taageersani waana wado qaldan lkn Waxa uu ka hadlayaa xaalada dhabta ee soomaalida haysata hadii soomaali isku iman oo dhantooda ka wada hadal oo khilaafka siyaasiga ah u dhaxeeyana xalin Meel aan laga soo noqon karin ku dhacaysa. Alle Dowlad ina midaysa hayna siiyo 🇸🇴
Sheeko xumidaa maxaa meesha Isaaq keenay 😂ayagiibaa la yaban be kana ta kale idin kaa walay oo laydin qabasda ta kale muxuu samayn karaa miskiin Kani waaba iskuulka uu sheegay waaba kaygii 😅
Been iyo khuraafaad la ururiyay ayaan u arkaa, sheekada Inanka sababta OO ah hadii ay tahay ujeedka Alshabaab u dagaalamayaan, maxay tahay sababta ay dadka muslimka ah ee Soomaaliyeed u laynayaan?
Lkn abwaan waxa raadineyso halka ka doontay ma jiraan ani saa aaminsanahay walba xaa urur kale u sameeysan weyday like SYL😢
Masha allah Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤nolwo abwaan allah ku barakeyo allah ku xiiftiyo waa
Waa abwaanimo iyo cilmi khasaaray mar waayo shabaab shacabka somaliyeed naf uma hayso qof kastana waa ogyahay
Fikir lagu badabaadinayo umad umad kale ayaa ku dhiman karta sikasta ha ahaate somalinimo ku doorsan meyno dullinimo ❎️🤝
Diin xumada kadaran gaalnimo kudhima kadaran
❤ malinata adaban uqiiroday abawanka warabixintiisa
Waaaaw maasha alaah soo dhawoow dal xoreye Dowladnimada somaliyeed waa dad aan ka fikireeyn mustaqvalka wadanka iyo aayaha somaliya
"Dheeraad nin dooniyo,
Nin ku dhega xaqiisoo,
Dhacsanaaya baa jira!"
~Hadraawi, Dhahar.
wallahi wa nin nasib badan
My role model ❤
inaa lilaah ilayhi raajucuun😢😅
Me too. May Allah protect him
Acuudubilaah 😅
Huh🙃
Godane.was also your role model
Halyeey walpa somlida ku jira
Ama ka soo dhex muuqada cag baa madaxa lagaga qabtaa
Allah kuxafido abwan Nagweye
Waraysigan Waxaan Daawaday Dhawr jeer Waxaana ka Curiyey labo gabay iyo hal maanso DUULAAN IYO BALAN waxaan ku Raacsanay Nageeye Marna waan kaso Hor jeeda
Maxaad uga soo horjeedaa? Maxaase ku raacsan tahay?
😂 qiiro japan
Shabaab waa askariga kaliyee saxda ah ee somali leedahay haday inagaadayaan qaraxa ay galada raadsanadaan waan tageeraynaa 😂
Alla kan muxurabaa inuu mangaab badan qalbiyada kaxado😢
Goortaan khawaarijta raac waa qaatumo xumo Subxaanallaah
Wasiir maa kudhalay😂
War Ninku waa 100 nin isku jira dal iyo diin jacayka: saylac ha u baqi Gaal dagi maayo waligii:
Abdulaahi yuusuf baa Gaalka xamar keeney: waakaa abaalgudkii Gabadhuu awoowga u ahaa Gaalku kongarsskiiza waa ilhaane ku daray. : Saylac ha u baqan waa Guri owliyaa Abaadir :
Subxanalah kan qalbiga allaha nooga reebo hadaan somali nahay😢
Abwaan Nageeye Mustaqabalkiisi God Madaw Buu Ku Riday Isku Classmate Baan ahayn Dugsigii Hoose Dhexe Ee RIIS , Mustafe ayaa La Odhan Jiray , Magaciina Waa Badelay
(Buuni ) Incredible
Waa geesi garab wayay
Nin wxbadan og
Waa waraysigii aad ku dhiman lahayd , shabaab waddani ma doonayaan ee waa dilaan . Adna godkaagay qa odayaan is qiblee
Allha naga qabto malin waliba qara ku la anayo shacabka waa layta shacabka
Allahu akbar niinkaan oo kala dalku ubaahanyahay waa geese
❤❤❤❤❤
Xamar nabad miyaa
Fikrada Ninkaan Shabaab ugu biiray ma taageersani waana wado qaldan lkn Waxa uu ka hadlayaa xaalada dhabta ee soomaalida haysata hadii soomaali isku iman oo dhantooda ka wada hadal oo khilaafka siyaasiga ah u dhaxeeyana xalin Meel aan laga soo noqon karin ku dhacaysa.
Alle Dowlad ina midaysa hayna siiyo 🇸🇴
Lkn maxaa wariyaha loo arki waayay, ee uu isla qarinayaa ?🤔
Xor uhadal ku jiro ee uu is furfirayaa oo isbad baadinayaa
Hadaladiisana siro badan oo uu dawlada u gudbinayaa ku jirta ee u fiirsadaa
Horta wax cad masheegin
Waxaas ah cilmi iyo caqli kugu jira miyaad as la gashay abti ilaahyow kusoo mabad kugu celi😢😢
Horta miyuu biqayaa mise wax layidhabaa sidaasi ah
Inuu wax fahansiiyo ayuu ku dheeraana yaa
Dhiirigana uu isgalinayaa
ninkan ninkii larabey diinta iyo dalkayo xojiyo wayo wanin wax fahansan😅
Yaahuu
Kan wariyaha ah far ba ku godan😂
😂 waaba ayagii dee ee haysku soo jeedin
Waxan layaby mesha adunyada Laga jogo Jano sidan laguma galee naarya iska jira😂😂😂
Waxa laisku haysta dilalka yaqadana sax😂😂
Haye hawiyoow waad u jeedan inay isaaq noso dhigteen oo rabaan inay na ciribtiraan Awaal wxay ahayd Godaane markalena Adan suune haddana waa nageeye isaaq wxay doonayan inay nacirib tiraan waa ujedaan haddaynan iska qaban waa la’ina yaabidona runtii ee intay dhawdahay cidaas aynu iska qabano wxani waa damiir xuume 🤬
Sheeko xumidaa maxaa meesha Isaaq keenay 😂ayagiibaa la yaban be kana ta kale idin kaa walay oo laydin qabasda ta kale muxuu samayn karaa miskiin Kani waaba iskuulka uu sheegay waaba kaygii 😅
Hargeysa kasobilow walaal.
hargaysa kuwri ma jogto
Yanagabsada ninkan dagal donimeyno wll
Kan iyo fahad waa isku mowqif oo Altixaad weynaadey
Wariyuhu waayo tolow😂😂
😂😂😂cida umaleeyna
Hargeeysa waa gurasamo aa utaqanaa xamarna meel gaalo miyaab illahoow hadaa kuamino yaa niiga fisqibadan
😂😂😂 hargeisa ciyaarta nooga daa ta kale dee ninkani waxa uu ku hadlayo waa sax marka somalinimo loo hadlayo lkn as qaabka ay wax u wado ma sax sana
Guryo samo hargeyso wA MEEL WLL
Abwaan aragti dheer leh
Kan qalbiga iga xadi raba😢 Hada si dawado Waxa baqa ina shabab noqdo😩😭
Gabar miyaa tahay mise wiil
@@keyow151 Mxa I qaban krta 🤔
@@Iqra_Abdullahi47 shabaab ha noqon xaqa un baro kana xaq bu ku tagan yahay.
In kasto laga yabo inaad muqaalkisa aad ku racday oo fikir adan usocon
Weli ma daawan miyaa😂?
Masha Allah ❤❤waa geesi ninku
Legend wayn
Alshabaabey Ma Xalaal baa lacgta UA-cam Laga helaa
Hadafkooda lacagtaas ma ahn sxp ee waa fariinta inay mel fog gaarto caqliga ha shaqeyo😊
Maxaa loo waydiin waayey alshabaab dadka ay isku qarxinayso ee islaamkaaxukunkeeda muxuu yahay dawlad baa ka hadlaysaaye dhiigii islaamka waydiiya
Lama waydiinkaro sababtoo ah umada ay laayaan gaalo u haystaan
Weriyaha wareysiga qaadaya hadal hilicsana ninka weriye meel saara halo balamiyo😂
Muxu iisheegaya inan yar oo alshabab bal aduunkan eega niyow cajiip
Wax Garadka ayu la hadlay ee sufahada ma uusan la hadlin bro☺️
Beentaaa weeye haday kaa daacad tahay gaala diidka ama shisheeya nacaybka kuma hadleen afqaladka 😂😂😂😂😂😂😂macnahaaga mahan murti inaad ku macneenkarto qaaqbeenle dhalinyaraad abuuri lahayd io xisbiyo argigixiso kumaad biireene 😢😢😢😢
Waxad ka hadashay waa wax jira balse haduu saxnimo halka ugu dhow tagay muu qaldan yahay se ma xasan shiikh aya mustaqbal umadeed ka talinaya !?
ADAN SUNE LA YAABANAAYR NINKAANE XAGOO KA IMAADAY 😂😂
Been iyo khuraafaad la ururiyay ayaan u arkaa, sheekada Inanka sababta OO ah hadii ay tahay ujeedka Alshabaab u dagaalamayaan, maxay tahay sababta ay dadka muslimka ah ee Soomaaliyeed u laynayaan?
😂😂
ninkan waa nin waxbadan u muuqdaan.
Meesha Aad ka timid maxaad ugu jihadi waysey
😂😂😂 yaa raacaya markaa
Abwan lkn in aad ado alshabab ma aysan ahayn 👎
Fikirkiisa bu rabah in lagu shaqeeyo mana hysto qof raaca
Ma federal-ka muu wax kabarakeyn lahaa
Beenaale
hadaanu isaaq nahy waxanu dhigny 1xpit
Horta ninkan wa ayo
@@inantaSomalilandkufanta7766
Dee waa isaaqee
@@عبدالواحدمحمدأحمد-ل2رGarxajis; Habaryoonis, Sacad Yoonis.
Ninkaan waa maxbuus wajigiisa ila eega